Asc walalahayga muslimiinta isoo duceeya culays badan ayaan dareemaya inuu Allah faraj degdega ii furo Ducaada waxaa laga yabaa inuu waan cusub iigu baryo oo Allah dhibka iga saaro Inshallah Anna dedaalka wan xoojin
Sheekh riimi alle dartis ayaan ku jecelahay sual baan qabaa waxan la galgasha xanunada sixr isha surat baqara wan akhriya wan duceysta waan ku aflaxay runtii waan kacaa kufaa laakin sheekh niyad jab iyo illow badan salaada aan illobaayo xata ilmo galeenkoo xanuun iga haysto waxana II surtoo galli la ilmo inan dhalo maxaad talon i siini qartaa sheekh jazaka allah kheir
لاإله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين لاإله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين لاإله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين لاإله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين لاإله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين لاإله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين لاإله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
Sheeq riimi wan ka sodsanena in aad barnajiba so gabisid wayo waqti badan ma u heeno wana jecehy in aan dhaheuto mar wlaiba waxan ka lo ka codsaneyna ducoyinka in aad no so qortir qeybta komatiga qeer badna allah halu siiye
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar jazakalahu khayr sheekh Riimi
Shiikhana waxaan leeyahay ilaahay swt ha ku barakkeeyo aakhiriyo aadduunba ducada aad na siisayna ilaahay swt miisaanka xasanaad ka ha kuugu daro aaamiin aaaaamiiin aaaamiin yaabrabbii
Asc sheik riimi jazaaakallah kheer aniga wax badan ayaan kaa faaidey waxaan bilaabey 2 aayad iyo laba duco aad hada kahor so galisey waxeyna ahaayen قل اللهم مالك الملك توت ملك من تشا وتنزع الملك ممن تشاء qoraalka oo dheer owgiis maso wada qori kari ilaahey meelo aan ka fileynin ayuu iga arsaaqey saatu leylka kadib akhristaa iyo 5 salaadood kadib alhamdulilaah waan kuliibaney adigana ajir iyo xasanaad alle hakaa siiyo ❤
Asc sheekh .waxaa jira wiil aan qaraabo nahay oo xabsi kujira, labo jeer ayaan ku riyooday asagoo lasoo daaayay mar habeen ayaan ku riyooday marka kalana maalin ayaan ku riyooday, marka hore aan ku riyoo naayay gacmaha cilaan ayaa usaarnaa marka labaadna uma saarneen balse gacmaha ayuu ka dhididaayay taasna waanba ku ogaa jwb
ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin insha ALLAAH amiin
Inuu tasbiixsan jirey oo Alle xusi jirey waxa cadaynaysa markii uu ducaystay maa'ikta codkiisa maqashay waxay dhaheen codkan waan garanaynaa Lkn meel kale ayuu kaso yeerayaa ileen waa run badda salkeeda iyo afka nibiriga ayuu kujiraye✓
Subxaanallh sheekh ha odhan illhy imtixaanka uu kugu hynyaaa illhy ducada adoomhisa uu aqbalaa walow haba soo daahdee sidoo Kle Alle xD baryo kartaa shardina nagma xidhin suu inoga aqblo kliya si niyada waa inad illhy u baridaa
ماثاءالله الف مرة، جزاك الله خيرا شيخ ريمي Walaal waadmshadsantahay kuwi Janada ku kulma Allaah ha'inaga dhigo
Asc walalahayga muslimiinta isoo duceeya culays badan ayaan dareemaya inuu Allah faraj degdega ii furo
Ducaada waxaa laga yabaa inuu waan cusub iigu baryo oo Allah dhibka iga
saaro
Inshallah Anna dedaalka wan xoojin
Allah kuu sahlo wllo
Dhibka iyo culeyska Rabi haka dul qado
Allaha hakaabixiyo murugta kuheeysuto adiga iyo intii muslim ah faraj deg deg aha allah hasiiyo ukhti insha allah
Illahay hakaa qado culayska wll
Allah hakadulqado walal
Cajiib weeyaan ilaahay mahad iska leh alle dhibaatooyin badan buu igaga saaray ducadaa
Asc all muslim iso duceya inu alle muradkeyga i sahalo
Alle ha kuu sahlo
Sheikh alslaama aleeykom Salam. Sheikh video oo dumarka CAADO UJOOGTO SIDA EEY U CIBAADEEYSANLAHAAYEEN. Jazaakallah Sheikh qeer aan dhamaad laheenna Allah kusiiyo Ameen yaarabi
Sh. Riimi Alle haka jasaisiiyo siidaad maarwaliba aad khayrkaa iyo waanaga nolaadabajoogto ♥️
Sheekh riimi alle dartis ayaan ku jecelahay sual baan qabaa waxan la galgasha xanunada sixr isha surat baqara wan akhriya wan duceysta waan ku aflaxay runtii waan kacaa kufaa laakin sheekh niyad jab iyo illow badan salaada aan illobaayo xata ilmo galeenkoo xanuun iga haysto waxana II surtoo galli la ilmo inan dhalo maxaad talon i siini qartaa sheekh jazaka allah kheir
Gabadhaa muna axmedna waxaan leeyahay ilaahay swt muraad kaaga oo aan macsiyo lahayn ha ku siiyo
Asc waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaala soomaaliyeed waxaan idinka codsanayaa in aad si niyad ah iigusoo duceysaan muraad baan leeyahay in ilaahey igu kaalmeeyo waan idin jeclahay intii muslin ah
Mahadsanidiin
Alle hakaa faydo wllo
Illaah muraadkaga oo qeyr kuu ah hakuu sahlo .iyo intii muslim ah
لاإله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين

Shukran ilaahay hakaa aqbalo
امين يارب العالمين
@@SheekhRiimiChannel iso ducee murad ban leyahee
Laa ilaaha ilaa Anta subxanaka
Inii kunta Mina dhaalimiin
جزاك الله
ale shiikh hakuxafido intii muraadlah ee muslimana ale muraadkodoo khayrleh hasiiyo aaamiin
Thanks sheeq
Asc yaaa shiikh aqbal ilaahay swt baa leh qofka xaaraanta cunayya xaaraanta gashan hadduu ducadaa akhiriyo adna aad ku dhaarato summa walaahay xaggay iska qabanaysaa
MashaAllah sheikh shukran
Ilahayoow na wada cafi😢😢😢
Adba umahadsante EE sheikh waxa duunay inan maar kulahadlo inshallh
Dadkan maanta joogana 90% xaaraan bay quuttaaan ilaahay swt ha iska kaaya cafigo shiikh aaamiin aaamiin
Jisaa allaah qeer ustas 🥰🥰🥰💚💚💚💚💚🍐🍐🍐🍐
Shukran sh riimi
Jazakallah khair Sheikh
Jazakallah akhi
Jazakallaah sheeqow
masha allah. illahey ha barakeeyo. shekh riimi hore usoco
Maasha alaah sheekh riimi Jazaaka laah bi alif kheer ilaah haku xafdiyo
Sheek jazaakallah , anagana aalh hanga dhigo kuwii mrksta kaa faaideysta
صل الله عليه وسلم😢😢😢😢😢
Shiiqow jaza kalahu qeyraa iso ducey inuu Rabi guurka ifudeyo
Mid qeerqawo alle hakusahllo
Amiin yarbi
Sheeq riimi wan ka sodsanena in aad barnajiba so gabisid wayo waqti badan ma u heeno wana jecehy in aan dhaheuto mar wlaiba waxan ka lo ka codsaneyna ducoyinka in aad no so qortir qeybta komatiga qeer badna allah halu siiye
Jazaakallaah qeer shiiq riimi
Jazakumulaah khair sheekh
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar jazakalahu khayr sheekh Riimi
Allaahu Akbar Allaaahu Akbar Allaaahu Akbar Allaaahu Akbar Allaaahu Akbar Allaaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaaaahu Akbar
lkn shiikh...ilahay waa raxmaan wuu aqbaal duca kasta😢😢
جزاك الله خيرا
Allah hakuxafido sheekh Allah tartisan kujeclay iyo khayr kad navaraso
Yaaa allah naga aqbal ducadena iyo untii muslim ah
Aamiin aamiin
Ilaahow naga aqbal
Jasakumulahu shekh
Insha allh shiiq allha kuugubuxiyo misaanka qayrka malinta alle hortiis lataganyahay anagana allha nagu anfaco amiin
Jisakala kheer shiikh🥰🥰🥰
Jazakallah kher shiekh allah xifdiyo 👍
Shiikhana waxaan leeyahay ilaahay swt ha ku barakkeeyo aakhiriyo aadduunba ducada aad na siisayna ilaahay swt miisaanka xasanaad ka ha kuugu daro aaamiin aaaaamiiin aaaamiin yaabrabbii
Asc shiiq ruux xanuunsan an ahay sajuudana dhulka ma dhigi anigo fadhiyo maku duceysan kara shiiq
Jzk Allah khayr shekh
Jazaka Laahu khayran walal Qaali Masha Allaah
Asc waxan kuriyoday anoo rei hanunansan ayan GED kuhiray Marka ayan utagay carurr melkuciyarahayan oo wax cirka uturahayan markaso ayan kagabaday anoo qoslahayo ayan sotosay
ماشاءالله الله تبارك الرحمن ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك يارب العالمين
Asc asaxabey iisooduceeya muraad ayaan leyhy allh idin xafidee
Walal yall esoducey inshaallah
Thnks sheekh riimi
Masha Allaah
Jazaakumulaah kheyr sheikh
M.sh alle haku barakeeyo riimi jsklahu khyr
Mash Allah sheikh riimi jasaa akalaah
Insha Allah caawa waan sameynayaa
Mansha Allah sh riimi jazakallahu kheyran 🥰🥰🥰🥰🥰🌏💯
Shiiq ilahahey ha Naga qobalo amiin3 allah
Asc sheik riimi jazaaakallah kheer aniga wax badan ayaan kaa faaidey waxaan bilaabey 2 aayad iyo laba duco aad hada kahor so galisey waxeyna ahaayen قل اللهم مالك الملك توت ملك من تشا وتنزع الملك ممن تشاء qoraalka oo dheer owgiis maso wada qori kari ilaahey meelo aan ka fileynin ayuu iga arsaaqey saatu leylka kadib akhristaa iyo 5 salaadood kadib alhamdulilaah waan kuliibaney adigana ajir iyo xasanaad alle hakaa siiyo ❤
2da aayadod ii sheg wll
Abyo inoosheeeg 2 ayaad qyr alahakusiyeee
@@indhouroon5204 wll suratu aala cimraan 26 iyo 27 weeyi
@@juuhinajalaqsan1478 suratu aal cimraan 26 iyo 27 weeyi
Asc jazakallah shiq Allaha kufidiyo
جزاك الله خيرا يا شيخنا الجليل الله يبارك فيك
Masha Allah jzkl sheekh
Asc iso duceeya culeys ayaa ihaayo jasakallh
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jisaakalaah qeyr yaa sheeq
آمين ياالله
Mansho alah
Allh hku sharfo sheehk
Sheekh waxan raba inan su.aalo ku waydiiyo ee halke kala so xiriira
Habaryarteyda ku riyootey anigo oynayo io meel duur joogo maxa waye isheg sheiqa riimi wan ku salamey
بارك الله فيك يا شيخ ريمي على عمل خير انت تعمل لنا كل مره الله يجعله في ميزان حسناتك وإن شاءالله راح نعمل بها الله يقبل منا ومنك يارب العالمين
شكرا لك يا اختاه
Masha.allah
Asc sheekh .waxaa jira wiil aan qaraabo nahay oo xabsi kujira, labo jeer ayaan ku riyooday asagoo lasoo daaayay mar habeen ayaan ku riyooday marka kalana maalin ayaan ku riyooday, marka hore aan ku riyoo naayay gacmaha cilaan ayaa usaarnaa marka labaadna uma saarneen balse gacmaha ayuu ka dhididaayay taasna waanba ku ogaa jwb
Masha allah wa run
Mar aan dhakhtar laha oo ad u wel welay ayan akhirtay wan degay jaabtii
dhakhtarkuna waxay noqotay midaan ku farxay
Laakin sheikh aniga xanuun ayaa ihaayo waana mid aan ku soo barbaaray. Inigoo qaan gaar noqonin ayaan imtixaam ilaa iyo hada maanxanuunsanahay
Allow kucaafi dambi dhaaf alle hakaaga dhigo habby nur
Jasaaka Laah shiikh riimi
Allahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar
ASC waxan u baahanahay whtsppkaga HADAD awoodo iso qor
Allahum Amiin Allahum Amiin Allahum Amiin Allahum Amiin Allahum Amiin 🤲
Allahu akbar
jisaakallahu keyr akhii
Aamiin yaarabi jizaakallaah kheyr
Shiikh malihi shiikh waa been lkn waxaan leeyahay qofkii ikhlaas la yimaadda sooma salaadda badiya baryadana badiya cunis iyo xidhashaba xalaal ka dhigta haaa
Mashaallah 🤲🤲💝💝
Assalaama Caleeykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu walaalkeey Sheekh Riimi
Xagee baad kunooshahay?
Laa ilaaha ilaa Anta subxaanaka
Inii kunta Mina dhaalimiin
Shiiqow hadaan 9:00 habenimo hadaan mel mugdi ah aan kuducto oo aan ku duceysto sax miyaa
Xilidanbe hadaa so koco meel aan Allah wax ugu shegto malahan sababto ah mel walibaaa walajifaa hadaan qufaco maxaa ku gudhacay lagudhahaa hadaan ilmeyo wee igu sokacayaan lkn fidkii cadi waa qof kuma arkeso kuna maqleso
Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲
جزاك الله خيرا يا أخي
شكرا اخي
Shiikh Alle haku barakeeyo Waxyabo badan o Ku tiyoodo Aya jira waxn u bahany inad Ii Fasirti wiixii Alld ka garad siiyo .halkee lagala xidhiidhi karaa
ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin insha ALLAAH amiin
Aamiin Aamiin inshallah
Shekh waan cabsanya mel madow
Sheikh khayr Allah haku siiyo 🤲🤲🤲🤲
Wcs mash allah
mashaAllah tabarakallah
Sheeq riimi mhsanid
Ducada la akhrisanayo markaad 199 jeer aljabaaru tidhaadid
Allh haku xafdiyo
Allah ajir hakasiyo
fadlan nagu caawi mel lagala so xidhiidhi Ama whtpkaga mahdsanidiin