MAXAMAD BUSKUT, WIILKAN CANADIAN BOY AH, NINKAN ABUU JAAHIL AH ISUGU YEERO ABU DAJAANA, WAA QOFKA LOO ADEEGSADAY, WAAD ARAGTAN INTA LACAG U KU URUURSADAY, WIILKINA U KA BAAHAN YAHAY.
Xasbunalaah wa nimca wakiil alow naga bad baadi ale kacabsigii wu yaraaday qofka dadka sixraya ale haka baqan calamadahas timaha wa sixir hadii madaxa ka datan ama qofku tintisa xiiro 😢
Sabaab su’aalaha macqulka markii la weydiyo wiilkan iyo arinkisaba maxaa dadka loo amusiyaa. Aniga waan yaabey hada sida su’aashan oo kale 17:57-18:28. Xasan jees beenlow ayaa tahay ee gabadha warka saxda ah ee ay weydineyso wiilkan ha ku celin. Wax kala duwan ma jiran beenloow.
Like saara muuqaalka fadlan🙏
Ha aamina quraankaa ka adag
Acuudu bilaah mina shaydaani rajiim. Allow ha qabto waxii sixirka ay ku wadaan wiilkaan iyo family kaan
MAXAMAD BUSKUT, WIILKAN MEESHU KU NOOL YAHAY ABUU JAAHIL AYU YES MAN U YAHAY, OO NAIROBI KU SOO SIXRAY.
Subxanalaah family kan maxey ka rabaan willkan iyo hooyadiisa. War Alle ugu baqa
Aaydu kursi akhri waa xijaab marwalba afka kuhey insha allah waad bad badeysa sharkoda
ABUU JAAHIL, AYA XABIIBA SHIRKAD LA AH, TIMAHIISA NAIROBI AYU SHANLADISA KALA BAXAY, INTA AY SAFAARADDA NAIROBI KU WADA NOLAYEEN.
Lengne Candian boy Ilaahey cafimadka cimriga haku dheereyo guul guul ayaan kuu rajeynayaa Abudijana adna cimri dheer Caafimaad ku waar abidkaa 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
MAXAMAD BUSKUT WALAALOW, MASKINKAN DAD CAAWINO, .
MAXAMAD BUSKUT, WIILKAN CANADIAN BOY AH, NINKAN ABUU JAAHIL AH ISUGU YEERO ABU DAJAANA, WAA QOFKA LOO ADEEGSADAY, WAAD ARAGTAN INTA LACAG U KU URUURSADAY, WIILKINA U KA BAAHAN YAHAY.
ABUU JAAHIL, WIILKAN HADDAN LAGA FUR FURIN, WALLAHI NABAD HELI MAAYO, LACAG AYU KU ARUURSADAY, FAQRIGA AYU UGA BAXAY.
MAXAMAD YARE, DHAGEYSO, GO HOME HADDI LAGUGU KEENAY, IYADA AYA AH, WARQADDADA DHALASHADA.
I phone hadaa haysato meeshuu yaalo iyo meeshaa joogto waalagu ogaan karaa
ABUU JAAHIL, MA OGOLA IN CANADIAN BOY ISAGA OO KALIYA SIDU DOONO KA YEELO
Illahow kabadbaadi miskinka yar ee hoyadi agjogin ee kaxsnusanayso Illahow hoyadina ucafi yaarabi
Ameen ameen yaa allah
war canugyohow sidaan hadaad kusiisocato wàadwaalaneysaa ee kumashquul noloshaada shooshal meydiyada kabax
Waa sixir ee quraanka badso
Xasbunalaah wa nimca wakiil alow naga bad baadi ale kacabsigii wu yaraaday qofka dadka sixraya ale haka baqan calamadahas timaha wa sixir hadii madaxa ka datan ama qofku tintisa xiiro 😢
Waxba malagaama kaadi karoo illahey aamin oo isku xir
😢😢😢😢😢
Subxanalaah 😢
Maxamed meesha dawladu ku dajiso haka bixin nagahan guryahoda hawgu tagin maxamed dawlada guri ku dajinaysa
Habaryartii sixir bay u aaday iyo jiniyo la,idiin adeegsanaa
Allah ha cafiyo subxanallah ☝️☝️☝️☝️
Riboot u sheeg laamahaaga amaanka haday wax ku gaaraan naagtaasaa iga dhigtay dheh
Naa jarera loo geeyn maaye Illahay ayaa ka qabanayo Vikna waxba ma yeeli karto
Quraan Akhriso maxamed subax kasta iyo habeenkii
sixirka ugu weyn ayaa lagu sameeya
Waa sixir
Wiilika waxan kula talinaya inuu iska dhaafo midiaha aadka ubaadan
Canadian poy quraan you tupe ka shido albaqra maalin welba shido gaabi ku seexo
Hooyadii Illshay ayaa ilaashanaya maxamed qurasn akhriso
Wuu xaday ayaa lagu orankaraa
No haka yalin
Joji.arimahas.yanlagagadarin
Waryaa quraan iskuakhari ilaahay talasasro
Kanadiyan boy Rabi talada saaro Alle ayaa ka weyn dadka xun.
Alle ayaaa ka wayn

Runted waaye