😱CANADIAN BOY, ABUDAJAANA OO AFKA FURTEY, WIILKIISA OO SOO HADLEY.
HTML-код
- Опубликовано: 9 фев 2025
- @Lii Caato Officiall @Liibaan Jama @Gulledsimba @SOMÁLIA SUCESSADA @SULDAAN OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL @SOCDAAL CHANNEL @Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad
Way kamuuqataa aabo fiican inuuw yahay maasha Allah
Maansha allaah Abudijaqna Ninkan hargaysa ku dhashey noo soo celi ilaahey hakuu xiftiyo all awlaadada wiilkaaga Maxamed canadian boy Wllo guul guul ayaan kuu rajeynayaa insha allaah program kaad wado rabi kuu fududeeyo
Awlaadana rabi ha inooga dhigo saalixiin meelkastooy inoo joogaan adiguna aabo wanaagsan baad tahey raga somalidoo dhana sidadoo kale ha ka dhigo maansha allaah akhiro iyo aduunkaba rabi haku xifty😊
Ax walaahi waan ooyay caruurteena qurubaha aan ku korinay waa baari yaal ilaahoow noo xifdi yaarabii 😢😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲😢😢😢😢😢
Amiin ya Allah masha Allah
Aamiin yaa allaah
Allaha kuu xafido ilmahaaga tan waxay marqaati u tahay inaad aabo soomaaliyeed oo islaannimada ay ku weyn tahay inaad tahay kuligeen allaha noo xafido ilmaheena maxamed waalidkiisa allaha isu keeno inshaa allaah guul aan idin rajeynaa
Maasha allh abuu dujaana awlaada allha kuu xafido
Wiilkayga iskufacyihiin mansha allaah
Maasha allaha good father
Masha Allah ilahay haku hafido ilmahaga ciyaalka siiba wiilasha aba u bahan yahiin
Abuu dujaana wll alaah dartiis ayaan kugu duceeya wanaagaga adiga iyo awlaadada allaha idin xifdiyo aamiin insha allh
😭😭Allah ha isu kiin keeno Allah ha idiin fududeeyo aabe aad u fiican baa tahay Allah ha ku xafido. Dalxa don't worry, forget about the past focus in your future ❤❤❤ you all will be successful insha allah
Manshallah allah ❤❤❤❤ alla haku dayo wllo
ABUU JAAHIL, WIILKAGA, INTA AAD CANADIAN BOY KA YARTAY , ILMAHAGA ALLAHA KA JARO, WAANAD ARKI DOONTAN.
Alla hadin xafido illahy ABudu jaana Amuurtada hakuu sahlo wallhy wiilkagu markuu hadlay waan ilmayey,
Abudujana illahay ha kuu xafido ilmahaaga, waad u soo dadaashay, saalaxiin allaha kaaga dhigo,illahayna ha kuu fududeeyo si aad ula kulantid, nin adag baad tahay oo geesi ah, yaqaana meesha uu u socdo, duco ayaan kugu soo kaalmayneynaa.
Asc abou Diana alaha kuxafido dadaalkaga dalxa wabari mansha alaah alaha kuxafido dalxa abaha alaha kulakulmiyo ader
I am so sorry dalxa eedo may Allah grant you the best future may Allah keep you safe and protect you from all harm ameen. ❤
maasha allaah habo aabahiin si nabad ah allaah ha niigu keeno isha allaah maxamedna sharcigiisa allaah ha usahlo
Maasha allah insha allah adiga iyo aabahaa dib waad umidoobi doontaan insha allah alaha idin xifdiyo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah ku xifdiyo habo mcn
Walidiinta iyo ilmaha kala maqan Allaha isku keeno habo sabar inshaAllaah Aabe wuu kuu imaan adiga iyo maxa'd idinkoo faraxsan oo walidkiin iyo walaalihiin lanool waan arki doonaa Allaha idiin xafido waan kaacalool xumadey maanta waxbo kuma qaban kari mareykanka majoogi lkn waan idiin duceyn inshaAllaah guul ayaan idiin rajeen
Masha Allah habo
Habo maxamed armaad koofida ilerji katahay insha allaah bal koofikale kubadalo mida kale hibo mida kale tag farmashiyaasha ee waydii Shaanbo kuugu wanaagsan timo daadashooyinka way kucaawinayaan timaha shaambo kuugu haboona way kusiinayaan insha allaah allahana kuxafidiyo habo
wiilka abu dujaana sorry eedo mcn culeyska ale heynaga dul qaado allahuma aamiin insha allah 😢
Maasha allh allha kuu xafido aabana illh ha idiin keeno illh idankiisa❤❤❤❤
Illahay ku keen caruurtada❤❤❤❤❤
Allaha kuufududeeyo amuurtaada 😊
Insha allaah ilaahow sifudud isugu kiin keen Insha allaah eedo walaahi waan ilmeeyay
Oo my Alah that is sow sad
Alaahu Akbar 😢😢😢😢😢
Hb Alaha ku xafido
Waxaan maqlaayo Waa caloolxumo xanuuun waaye
Waxaan Alaha badbaadiyo cunugaan
Ohmg wallahy wasn ooyey Dalha habo bisinka oooooh
Allah heyni xafido
Illahow uxifdi carurta abudujala wa abo wanagsan
😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi
Aamiin Aamiin Aamiin yaarabii illahy Ramadnta haysukiin keeno
🌹🌹🌹🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾
Ax ilaahow isu keen si khayr qabta
Maxa ku so ceeliyey abudiijala
Waan ka xumahey caruurtaada 10sano aadan arag waana ari murugo,runtii ma garanaayo sababta balse.ari adag.22.waxey inuu ku jiro3rd yrs university balse ma noqon duruufo awgood
Abudajana halke kala galaxiririkara
Go home marka lagu siinaayo
Ma document isii ayaa kaa dhumay see camal maxaa qaldan eebooow
Habo timaha waxaa jira shabo loogutalagaly
Habo mahamed timaha shampoo logu talagaly xoqniinka,weydii dadka toxbta ayaa xoqay
❤❤❤😂😂