DEG DEG: Dagaalka deeganka Jiic-boor ee Mudug oo Dhimasho badan sababay + Ceebta Puntland & Galmudug

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 дек 2024

Комментарии • 9

  • @aftinissack2886
    @aftinissack2886 23 часа назад +2

    Soomaaliyeey joojiya digaalka qabyaallada

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g 18 часов назад +1

    Reer miyiga waa belaayo aan la kari karin.
    Waxba maqli maayaan.
    Ilaahay ka baqa oo daadinta dhiiga muslimka ah joojiya.
    Xaliye from Garoowe.

  • @SHAMSOMOHAMED-s4z
    @SHAMSOMOHAMED-s4z 10 часов назад

    Alloooow Kala qabooooooooji

  • @Madaxey-r2f
    @Madaxey-r2f 22 часа назад +1

    Nin Xaaskaaga doonaya Gabadhaada guurso ma yeelo, nin dhulkaaga doonayana nabad kama xiranto! From Gedo/Jubaland

  • @NadiirCabdi-m2c
    @NadiirCabdi-m2c День назад +2

    Muxuu daaranyahay dagaalkani

  • @Fays2010
    @Fays2010 13 часов назад

    Dadkan mana kala guurayaan mana kala adkaan karaan waayo waa kugu dhimay, kaa dhimay, garab la'aan & goblan. Allah maan ka baqno oo colaadda ku baddalno walaalnimo taas baa na deeqda. Lagama yaaabo in guul ka dhalato dagaalka fitanka ah ee ehelka dhexyaal.

  • @nucmannucman-wc6ji
    @nucmannucman-wc6ji 23 часа назад

    Adika dakalada inad kahadashid maxad ka faa ideysa

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 День назад

    Dadkiinadifaaca

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 23 часа назад

    Futada hawiya ka sheekasa beenlow bahane