AAKHIRO U SALAAD LI'ID, ADUUNKANA U KABO LI'ID || MADARI PODCAST ||

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 15

  • @ilyasmuse2100
    @ilyasmuse2100 10 дней назад +1

    Inamadan hala dhiiri galiyo wax fiican ayay inoo soo tabiyaan
    Masha allah allaha barakeeyona sheekha

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed 4 дня назад

    Jazzakumallah khayran walaal adiga iyo podcast ba ilaahay ha barkeeyo 😊❤

  • @mustaphasalmani8018
    @mustaphasalmani8018 15 дней назад +1

    جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 16 дней назад +1

    Ilahay ajar farabadan haka siiyo sheikh si cajiib oo degan ayuu inoo fahansiiyey waxba oo anan dareensaneynba
    Ilahay asagana ajar badan haka siiyo sheikh abdiaziiz oo inoosoo gudbiyey❤

  • @Iskujoog2023
    @Iskujoog2023 5 дней назад

    Wlh aad ayaan ugu faraxsnahay inan idinku soo biiray waxaan daawan jiray podcastiyada carabta waxaan marwalba rajeyn jiray tolow soomalideena dad sidaan ookale maka soo bixi doonan oo aqoon iyo diin iyo alla ka cabsi ilaahey ku deeqay wll aad ayaad u mahadsantihiin ilaah ha idinka ajar siiyo

  • @hoodohoodo1948
    @hoodohoodo1948 16 дней назад +1

    Rabiyoow qalbiyadayada isku soo jeedi oo iskaa jeclaysii oo dhamaan umadda soomaaliyeed qabyaalada ka dhex saar

  • @zakibuuni
    @zakibuuni 16 дней назад

    M.Allah marti culus ayaad maanta keentay Sheekh Yasiin XafiduhuLLAAH. Madari podcast ayaad ayaan kaaga faa'idnay

  • @abdihakimmahamedise6649
    @abdihakimmahamedise6649 16 дней назад

    Jazaakumu Allahu Kheir al jazaaa

  • @Garjoox
    @Garjoox 16 дней назад +1

    M.a runtii barnaamijyo quruxbadan baa soo gudbisaa wax badan baan kafaaiday mahadsanid

  • @Nadiiraa-Ali
    @Nadiiraa-Ali 5 дней назад

    Alle umda somaalida qalbiyadoda nas haku soo rogo oo qabyalda haka maydho qalbiyadeen
    Adeerkay aya dhawaan ki dhinty dagaalda somaalida dhxdeda igu soo duceya in alle u naxariisto somaaliyey

  • @AbdiQani-tp4sw
    @AbdiQani-tp4sw 3 дня назад

    Aadbay u mahadsanyihiin walaaalaha soo diyaariyey mowduucan qabyaalada, sheekhana sifiican ayuu u sharaxay dhibaatada ay noogeystay qabyaalada, qabyaalada waa waxa soomaali baabiyey culuma aad ha ooga hadlaan,

  • @XamzetaniCali
    @XamzetaniCali 17 дней назад

    Masha allah noosoo badi sxp

  • @SudaysCade-h6w
    @SudaysCade-h6w 10 дней назад

    Zxp Ma Qadan Kara Vedio Yadada 🙏🏻

  • @Iskujoog2023
    @Iskujoog2023 5 дней назад

    Wll waxaan jeclaan laheyn mowduuca ilasha sixirka iyo qaababka looga tacaalo ay soomaalida waligeed aad ugu dhibaneyd inaad shiikh maxamad ismaaciil nooga wareysato waayo qof gaas haayo oo il laga daaweynaa ayaad iska arkeysa soomaaliya😅