Wll saxiib wanaagsan raadi qofka kaligi socda wa qof bulshadi ka xidhxidhan haday caqabad soo wajahdana ay ku adkaado marka saxiib akhlaaq iyo dadnimo leh raadi @@Hanna44_Hoodo
Subxanallah,halkii inanka iyo walaashii la yidhi kala fogeeya oo yaanay qol wada seexan ayaabad leedihiin laba ajaanib kala ah ma saaxiibi karaan ,hadii ay saaxibaan kala fogaanshihii laka fogeeyey ayaa meesha ka baxaya ,ee wll waxaasi waa dhaqan gaalo oo gaalada ayaa saaxiibo yeelata inaga nin iyo nin gabadh iyo gabadh ayaa la ogalyahay saaxiibtinimadooda ,inaad arki doontaan ayaan rajaynayaa
Caqliga iyo caqiidada wnagsan Rabi ha kuu siyaadiyo , fikirkaana waan kula qabaa Universal tv dhaqan gaal ayuu innagu dhex faafineyaa cid kalaana ka danbeysa ha la innaga qabto tv gan. Xaqa Alle ha inagu sugo kuligeen.
Wllo Tvga Ha Eedaynina MA fiicna in Lays Eedeyo Arinkan Uu Kahadlayo isagu Mu Kenine Waa Dhaqan Xun Oo Soomalida Ku dhex Jira Wana Aragteen Tii Uun Bu Rayaga Dadwaynaha Waydiinayay
Tv-gu ma khaldana, Malaha jiilashii hore ayad taha, Jiilka hada soo kacaya waxa aad ugu badan dhaqamo kuwan oo kale ah oon horay loo aqoon, marka inay bidhaamiyaan ilama khaldana aniga
Wadhwadh iyo saaxubtinimo ader shuqul gaaleed ha noola imanina. Mida kle TV gan intuu mawduuc ka Tara leegyahay. Maxaa ugu wacan in uu bulsho muslimiina dhaqan xumo ugu faafiyo. Tvigan ha la xidho .
Maanta 2025 mawaxaaan soo gaarnay heer dad muslimiin ah ay kadoodayaan in wiil iyo gabar ajnabi kala ah ay saaxibi karaan Subxnlh wlh wa shay murugo leh😢😢😢
TVga Universal, si taxaderleh ugu fiirsada, xaggaa lagu arkay Dad kumannaan sano soo jirtey oo Dhaqan iyo Diin leh in layidhaahdo Rag iyo Naago aan is aqoon malaysu raaci karaa?!! Shiikh Dirir may soo fadhiisiyaal oo hal suaal waydiiyaan? Doodaha Universal TV, dib usoo wada daawada, Xittaa kuwii Irir-samaale iyo Abaa-gadha ayaa ku jira
Nimanka gabdhaha la saaxiiba waa kuwa haasawaha ama shukaansiga kusoo fashilma oo janis kaas sxbtimnimada ayay ku faa idaan gabdhahana ku dangaadhan inay wkhti kula qaatan ayago naftoda ugu dhawananaya taas oo kenta in xishodka gabdhu mesha kabaxo ay nafteda iyo sharafteda ialawdo Halka dhinaca kle gabadha nimanka la saxiibta ay iyaduna dhaldhalal keda malin laha ah ka hesho waayo gabadhu ninka ay jeclato wxba ma waydin karto ay rabto mrka dhibta ka imanaysa wxy tahay mid diin lagu xad gudbo iyo mid mustaqbalka bulshada oo bur bura iyo qoysaska la dhisayo wxba is dhihi karna dhaqan hada laga doodayo wa kuwa saamayn bdn ku leh dhalinyarada is aroosada inay mudo yar wada joogaan ..!!
baadhitaan laga sameeyay oo weliba gaaladu kusameysay saaxibtinimo nin iyo naag ma saaxiibtinimo caadiya waxa soo baxday in ay suurtagal ahayn saaxibtinimo caadiya ee u xidhiid hoos kadheheyo ee bal dad Muslim sheegaya oo zino faafinaya
Rag la Saxiibkisa ma rabtaa Walalka la Saxiib Wixii Kaso harro Waa howl iyo Hadal kale" Gabadhii gabar kale la hadalkeda ama la Saxiibkeda ka carari Ee leh Ninka saxiib la ahay Sow cajiib ma ahan Mise Waa saxiibnimada Sanadadaan Ee Hebal friend 😂 Gabarey Qof Islaam u Alle ka dhigay Wixi diintada ka reebtay Haku kad-soomin,"" willow Wixi diintada ka reebtay Haku kad-soomin,"" Gaalada iyo Wuxuu racsan ayaa lagu yaqanaa girl friend iyo boy friend
*Tvgii waynaa ee universal tv wuxu noqdey bilaa faa'ido wxn idin so jeedin lahaa nin iyo naag bulshada faa'ido uma leh ee arimaha faaidada u leh dadka uso gudbiya sida caafimadka , waxbarashada , dhaqaalaha ama arimaha bulshada oodhan*
Nin iyo gabadh sxb ma noqoni karan? Hdn fikirkeyga dhibto, maya ma noqoni karan diniyana ma banana wa xaram, hdy raban inay is gursadaana gurigoda ha ugu yimado o aabahed ama waligeda haka so donto
Dhibka iyo zinada waxa suurta galiya oo fududeya runtii waaaa dumarka wayo bal meesha ila arka dhaman raga mesha fadhiyaa wa ay ka hor yimaden kana run sheegeen dumarkuse intooda badan saxibtinimada way rumeysan yihin rabana micnaha saxibtinimona waaa boyfriend and girlfriend oo ka micno ah inay si xaram ah isugu galmodaan
Dhaqanka ummada yaan la fasahadinin wa iga talo . Dadkana dhaqanka subaan ee diinteena iyo dhowrsasha ha lagu waniyo. Qofki lunsan allaha so Hanuniyo. اللهم اهدنا الصراط المستقيم. صراط الذين انعمت عليهم غير المغضوب عليهم ولا الضالين امين. اللهم وفقنا لما تحب وترضاه.
Inalilah war dadkani madax adaka horta kalmadan saxib iyo shunkasi kala sara gabdhi haday nin laa saxib too wa shunkasi lkn asxab way noqon karan lkn saxib un bad haysan mar haday saxiban wa 2bada qof ee xidhiidh kuu kaa dhaxeyo ee shunkasiga ah
Sidee marka maadama uu isagu diiday inuu saaxib kula sii ahaado nin Xitaa mar marsiye kama dhigan karo diinta oo yacni gabdha la qabo amarka ninkeda wa inay qaadato hadane hadii uusan isagu mareyn wixi ay diintu diiday oo ah inaanu la saaxibin dumar ma yeelan karo mar marsiye dhanka kle marka loo eegana mida aan la qabin uu la socdo wuu guursan karaa somaha bal ma damcayo miyaah😊
Fikradeyda hadaan ka dhiibto doodaan ah wiil iyo gabadh ma saaxiibi karaan? Marka hore waxa lagu saaxiibo waa dan qof inuu kuu imaado kuma dhahaayo aan saxiibno saaxiibtinimadana sidaas uma sameesmato qofbaad caawineysaa ood wax la qabaneysaa mise asa ku caawinayo kabacdi wad xariirineysaa si aad ugu abaal gudo waxa u ku sameeyey xariirka aad markaas ku wada hadleesan maaha mid jceyl wa mid saaxiibtinimo ah adinkoo isku sheegin xta inaadan ahayn dad saaxiibo ah marka qofka dantee ka saaxiibaan gabadhana waxa jirto wax ay gabdh ay u sameyn kareeyn balse wiil u sameen karo iyo wiil mid kalo sxipkiisa ah u wax u samen Kareyn balse ay gabdh kale u samen karto fikradaas ayaan ka qabaa sxiiptinimada wiiilka iyo gabdha Mahadsanidiin
Wiil iyo gabadh macaarif way noqon karaan amma calassmate ah oo is xidhiidhiya family amma ganacsi iyo shaqo isku keeni karto lkn sxb ma noqon karaan macquul maaha wixii isku keenay wax dhaafsiisan maba midsyn karo xuduudahaa diidaya waa iska hadal qofka waxaas ku dooda
Dad Islaam sheeganayaa waxay ka doodaanba ma aha. Nin iyo naag kala ajinabi ahi saaxiib ma noqon karaan midda kale waxa haboon in doodaha laga dhigo wax ummadda faaiido u leh
Horta dumar hadda nahay qar wxy kukalson yihiin inay rag la zxp baan ay San dumar la zxp karin qarna dumar inay laZxp ban lkn adigu wxn amin sanahay in ay San rag iyo dumar zxp karin
Marka kolay nin iyo gabdhe ah wa kuwa xidhidhe gar ah leee lkn way noqon karan asxab wayo bulshadu way isku xidhan tahay ee mahan wa saxibo mar haday saxib yihin wa shukansi kalmadaha kala sara lkn dintuna way odhan asxab haa noqonina ee shukansiga lays raco ee melahas laa tagayo ayaba mabnuc ah marka shukansigaba hadu xaran yahay maxa xarintimeyay baa tala mesha waynu wada ognahay tas lkn 2bada asxabta ahi markay is racan wixi dintu xarantinimaysay maa sameyan ee ah dee lef lefka aha deee
Aniga ahaan ma aaminsani in rag iyo dumar saxibi karaan
Alxamdulilaah dadka bilaa saxiibka ah ee kaligood socda ayaan ahay waanan isaga farsaxanahay 😊.
Kali socod ayaad tahy sideyda wllo mise
@ haa wllo kaligaybaan socdaa
Naftayda iyo hooyadaybaa saxiib ii ah
Wehelkayguna waa ilaahay (SW)❤️
Wll saxiib wanaagsan raadi qofka kaligi socda wa qof bulshadi ka xidhxidhan haday caqabad soo wajahdana ay ku adkaado marka saxiib akhlaaq iyo dadnimo leh raadi @@Hanna44_Hoodo
“Qun yar socde qodaxi ma mudo”.
Subxanallah,halkii inanka iyo walaashii la yidhi kala fogeeya oo yaanay qol wada seexan ayaabad leedihiin laba ajaanib kala ah ma saaxiibi karaan ,hadii ay saaxibaan kala fogaanshihii laka fogeeyey ayaa meesha ka baxaya ,ee wll waxaasi waa dhaqan gaalo oo gaalada ayaa saaxiibo yeelata inaga nin iyo nin gabadh iyo gabadh ayaa la ogalyahay saaxiibtinimadooda ,inaad arki doontaan ayaan rajaynayaa
🫡🫡🫡🫡🫡sax 💯
Tv yada somalida diin kuma shaqeeyaan, dhaaanxumo ayaga ayaaba faafiya. Waxaan oo kale in laga doodaa waa qalad weyn
Legend😊😊😊
@mahadmahamed-bl9qq muwduuca marka aan arkay waan la yaabay reer Hargeysa ma is tidhi way soo waalanayaan
Cajiib!
Inamada iyo hablaha Argtida wanaagsan ee diinta sida wacan u fahansan waan bogadinayaa
ma dad muslima maanta kadoodaya in nin iyo naag an isqabin saaxiibi karan wallahay TV universal dhaqan xumu faafiya ma lacag ba lagu siiya
Caqliga iyo caqiidada wnagsan Rabi ha kuu siyaadiyo , fikirkaana waan kula qabaa Universal tv dhaqan gaal ayuu innagu dhex faafineyaa cid kalaana ka danbeysa ha la innaga qabto tv gan. Xaqa Alle ha inagu sugo kuligeen.
Wllo Tvga Ha Eedaynina MA fiicna in Lays Eedeyo Arinkan Uu Kahadlayo isagu Mu Kenine Waa Dhaqan Xun Oo Soomalida Ku dhex Jira Wana Aragteen Tii Uun Bu Rayaga Dadwaynaha Waydiinayay
Realy @@asmafarax7311
Waa aakhir saman❤
Tv-gu ma khaldana, Malaha jiilashii hore ayad taha, Jiilka hada soo kacaya waxa aad ugu badan dhaqamo kuwan oo kale ah oon horay loo aqoon, marka inay bidhaamiyaan ilama khaldana aniga
Walaahay waan farxay dhamaan dadka commentiga waa dad diinta fahansan qurunkan iyo saaxibtinimo og waxa ay tahay 😊😊😊 macquul maahan sxp waa qurun😊😊
maashaa Allaah nimanka dhalinyarada aad bay ufiicanyahay siday diinta ugu fiicanyahin ee waxan layaaba habarta qudhuntay ee dhiirigelineysa fusuqa
Keep going my brother khadar
Allah ino sheegay jawaabta su'asha laga doodayaba maxa keenay in lagaba doodo Allah hadalkiisa'
(محصنات غير مسافحات ولا متخذات أخدان )
Dadba an garanyn diniyan iyo dhaqankenaba maha lkn waxa loga dodaya in la ego fikirkan social media e samaynaya jiilka cusub intu marayo
Subxaanallaah, diinteena mcan ma ogola in wiil iyo gabadh ajaanab kala ah ay saaxiibaan, ha la xishoodo diintana ha la illaaliyo.
Sax😂
Wadhwadh iyo saaxubtinimo ader shuqul gaaleed ha noola imanina.
Mida kle TV gan intuu mawduuc ka Tara leegyahay. Maxaa ugu wacan in uu bulsho muslimiina dhaqan xumo ugu faafiyo.
Tvigan ha la xidho .
Waxba tv ga ha eedeyn wa dhaqan somalida ku dhex milman qarnigan wana in laga dooda
o wxaan laga doodin fikrado la is weydaarsanin side dad bdn ufhmi lahayen may be dad bdn ine wx ka badasho so dulqd hdadan lahyn iskaga tag qalas
@@Jalley00052wax ummadda u faaiido ah ayaa laga doodaa oo diinta iyo dhaqankuba ogol yihiin
@@samowsamale3490 oo hadi waxa bulshadu ku dhaqmayso oo khlada in laga bogaadiyo oo loo shego inay qlad tahay iyo in klae 🧐
Maya ma saxiibikaran mana taagerayo fikirkayga 😊
Najma c/wali muxmed sxb qali hore usoco ariin fiican ayad ka hadashay gulayso boqortoyo ❤❤❤
16:14 good point su'aal xikmad leh oo qosol badan ❤😅
universal TV wa abaabka layskugu dhufto oo umada laga kabto iyaga dhaqan xumada faafiya oo xad gudubka shareecada
Absolutely
Markaan arkay dhalinyarta say diintooda iyo mabaa Di dooda ugu dhaganyihiin way iga farxisay
Dhalinyarta reer hargaysa waan idin salaamay
Maantana ma sheekadan ayey keenen dadka ha laga joojiyo tvigan waax kheyr leh mana kenen ha laga fiirsado
Allah haku cizeeye mamo Amal sharif kunooloow
Waan la sxbi jiray wiilsha lkn markan waynaday Waxan noqonay qof shaqayta Marka sxb ma lehi aan ahay hooyaday mcn ❤
Dooddaan wallaahi waan jeclaan lahaa in mar un aan ka soo qeebgalo waxaan jooga magaalada sheekh ee saaxil
dooddaan mxy fa'iido ku keeni ??.
Hadanba nin lasaxiibayo abahy iyo walalkay baa igu filan lkn sidedaba nin saxiib lama noqon karo labada hadey cidi soo racdo ninkayga uun ba soraca lkn inta wixii dheer waa qalad
Sido kalw ninka gabdh lasaxiiba ragga nimadaba kuma jiro waayo ninba uma aragto mustaqbalna kama leh
Abayo waxaas been wye aniga gabdha aan hda qaba 1 sano ayan sxpo aheenay markii danba ayan jeceyl ushegtay wey iga diiday sidey udiideeysay aan utuugaayay wey iga aqbashay waa is fahan
Hhhhhhh
@@AbdullahYusufXusenHaa sax lkn arinta fahan sababta aad sxp u ahaydeen interest baa jiray oo ah inaad adigu iyada dan ka lahyd taas baad iskula socoteen lkn gabdhaas hdaadan hasaawe ama jecel idin kulmin lahyn mxay thy sababta aad asxp u noqon lahydeen
Manshallh manshallh manshallh manshallh inaanta marada madow waa saxibul aqli alle haku barakeeyo❤
Ad iyo ad
10:30 gabadhaas ayaa buud kula tumatay raggii gabdhaha boorsooyinka iyo niqaabka uqaadi jirey inaysanba guur ugu hawoonayn ee ay gabar saaxiibteed ah oo kle uu ula simanyahay
Maanta 2025 mawaxaaan soo gaarnay heer dad muslimiin ah ay kadoodayaan in wiil iyo gabar ajnabi kala ah ay saaxibi karaan
Subxnlh wlh wa shay murugo leh😢😢😢
TVga Universal, si taxaderleh ugu fiirsada, xaggaa lagu arkay Dad kumannaan sano soo jirtey oo Dhaqan iyo Diin leh in layidhaahdo Rag iyo Naago aan is aqoon malaysu raaci karaa?!! Shiikh Dirir may soo fadhiisiyaal oo hal suaal waydiiyaan? Doodaha Universal TV, dib usoo wada daawada, Xittaa kuwii Irir-samaale iyo Abaa-gadha ayaa ku jira
Maansha Allaah
Habo Najma
Ilaahay Hakuu barkeeyo caqliga
Saliimka allaahuyaxfadkum
TV ga waxan u soo jeedinaya shashadihii waad ka baxdeene doodihi io filimtii soo badiya watan Rabadaana soo dhowe
raga saaxibtinimada eey rabaan = waa helidaada samaan iyo xumaanba
hablahu saaxibtinimada eey rabaan= waa isticmaalkaada xoog iyo xandhaba
Waxan halkan ka salamaYa maamo amaL ❤
Aniga waan aminsanhy wil iyo gbr inay sxpi kraan wna la,ahy❤
Qofka aad sheeko-wadaagga tihiin miyuu ogolyahay, inaad saaxiib nin ahi leedahay.
@mustafeabukar8241 haaaa wll qofka aan mustaqbalka lawadagaayo wxa nolosheyda kujira waaa in aan lawadagaaa
@@Hibaaq449 Haddii uu ogolyahay, waa iga dulqaad badan yahay qofkaasi.kkk
Adigu sido kale ma ogoshahay in uu saaxiib dumar ah yeesho qofkaas?.
@mustafeabukar8241 mya
Markaan yeesho laga tashanaa taas wlle hda wxbrsho kujiraa xirir wn isdeynay
Su aashan iiga jwba gabdhaha fikirkan qaldan Aaminsanow 👆
Wllka ma odhan kartaa rag asxab nahy ayaan lasoo caweyna
Ragu iyaga asxba dumarkuna iyaga asxba
Nimanka gabdhaha la saaxiiba waa kuwa haasawaha ama shukaansiga kusoo fashilma oo janis kaas sxbtimnimada ayay ku faa idaan gabdhahana ku dangaadhan inay wkhti kula qaatan ayago naftoda ugu dhawananaya taas oo kenta in xishodka gabdhu mesha kabaxo ay nafteda iyo sharafteda ialawdo
Halka dhinaca kle gabadha nimanka la saxiibta ay iyaduna dhaldhalal keda malin laha ah ka hesho waayo gabadhu ninka ay jeclato wxba ma waydin karto ay rabto mrka dhibta ka imanaysa wxy tahay mid diin lagu xad gudbo iyo mid mustaqbalka bulshada oo bur bura iyo qoysaska la dhisayo wxba is dhihi karna dhaqan hada laga doodayo wa kuwa saamayn bdn ku leh dhalinyarada is aroosada inay mudo yar wada joogaan ..!!
Waa ruuntaas waan kugu racsanahay
Xaraan allah xarimay baad kadoodaysaan
سبحان الله انالله وانااليه راجعون الله يحفظك في ديننا۔۔۔۔امين😂😂😂
wiil iyo gabar saaxiibtinimadooda waxaan xumaan ahayn kama dhashaan anay igu dhacday oo marar badan arkay khadaaraha k dhasha
Dhaqan Xumadaan Umada Hadul Keenina
baadhitaan laga sameeyay oo weliba gaaladu kusameysay saaxibtinimo nin iyo naag ma saaxiibtinimo caadiya waxa soo baxday in ay suurtagal ahayn saaxibtinimo caadiya ee u xidhiid hoos kadheheyo ee bal dad Muslim sheegaya oo zino faafinaya
idaacadan iyo kuwa ka qeyb qaadanaya barnaamijkan waxey si dadban ugu adeegayan gaalada iyo shayaadinta insiga ah waana dhaqan gaalo oo eey diintu aad ul dirirtay reebtayna ee dadka ka joojiya marin habaabinta iyo wax eey gaaladii dhibbadan ku qabaan
War Diintan Inakaa U Baahane Aan Sidii ilaahay ina Amray u Soconno.
Najma C/wali Fariid yar❤
Rag la Saxiibkisa ma rabtaa Walalka la Saxiib Wixii Kaso harro Waa howl iyo Hadal kale"
Gabadhii gabar kale la hadalkeda ama la Saxiibkeda ka carari Ee leh Ninka saxiib la ahay Sow cajiib ma ahan Mise Waa saxiibnimada Sanadadaan Ee Hebal friend 😂
Gabarey Qof Islaam u Alle ka dhigay Wixi diintada ka reebtay Haku kad-soomin,"" willow Wixi diintada ka reebtay Haku kad-soomin,""
Gaalada iyo Wuxuu racsan ayaa lagu yaqanaa girl friend iyo boy friend
*Tvgii waynaa ee universal tv wuxu noqdey bilaa faa'ido wxn idin so jeedin lahaa nin iyo naag bulshada faa'ido uma leh ee arimaha faaidada u leh dadka uso gudbiya sida caafimadka , waxbarashada , dhaqaalaha ama arimaha bulshada oodhan*
Nin iyo gabadh sxb ma noqoni karan?
Hdn fikirkeyga dhibto, maya ma noqoni karan diniyana ma banana wa xaram, hdy raban inay is gursadaana gurigoda ha ugu yimado o aabahed ama waligeda haka so donto
Suaal haduu gabdhey ninkagu ku dhaho naag waa saxiibtay sideebaad daremay?
Ninow hadii gabdhadu ku dhahdo ninbaa saxiib la'ahy sideebaad daremay?
Haday tidhaahdo ninbaan sxb la ahay warqadeeda iyo meherkeeda hore kasiinayaa walahi
Isaga naag u noqo oran lahaa abidna kuma laabteen
Taas wacadi way saxibikaraan
Shayga laga doodayo waa in diinta lagu miisaamo si'xaqiiqadiisa loo garto inuu saxyey iyo inuu qalad yahay.
Rag iyo dumar wy zxpi karan bikos maxayelay imika dhibato hadii ay ku qabsato family gagu kuma fahmi karan balse wiil ka zxpka latahy waxa weye wallka oo an kula dhalan waxkaste wd ushegan karta oo dhibataha balse wallka wadkala xishonaysaa somaha adna sodokle wd ushegankarya wanay ku xalinkastaa
Aniga iso qabta Ana fahansinaye dadkan
men and women possess different energy -/+, Logically, scientifically and culturally it's simply impossible for a man and women to be just friends.
Bikos wad khaldantahay😂😂😂😂
Dhibka iyo zinada waxa suurta galiya oo fududeya runtii waaaa dumarka wayo bal meesha ila arka dhaman raga mesha fadhiyaa wa ay ka hor yimaden kana run sheegeen dumarkuse intooda badan saxibtinimada way rumeysan yihin rabana micnaha saxibtinimona waaa boyfriend and girlfriend oo ka micno ah inay si xaram ah isugu galmodaan
Gabadha iyo Wiil Saaxib ma noqna karaa
Subxanllha 😢
Qiso aniga igu dhacday oo xqiiq ah, gabadh ayaan isbaranay gabadhii waan kahelay waan usheegtay, gabadhii waxay igu tidhi sorry umaihi xaadirkan xidhiidh😂😂😂 laakiin waa xaqiiq in hadaad nin tahay aad ka fogaato waa akhlaaq wanaagsan.
Gabar iyo wiil kala ajaanib ah saaxib manoqon karaan
Dhaqanka ummada yaan la fasahadinin wa iga talo . Dadkana dhaqanka subaan ee diinteena iyo dhowrsasha ha lagu waniyo. Qofki lunsan allaha so Hanuniyo.
اللهم اهدنا الصراط المستقيم. صراط الذين انعمت عليهم غير المغضوب عليهم ولا الضالين امين.
اللهم وفقنا لما تحب وترضاه.
Hooyadaas si fiicsn by hadashy mnshaàlah
SUBXANALLAH SOMALI MAANTA KA DOODAYSA MAMDUUCAN WAXAY CADAYN U TAHAY HALKA DIINTA LAGA TAAGAN YAHAY,
Right
Inalilah war dadkani madax adaka horta kalmadan saxib iyo shunkasi kala sara gabdhi haday nin laa saxib too wa shunkasi lkn asxab way noqon karan lkn saxib un bad haysan mar haday saxiban wa 2bada qof ee xidhiidh kuu kaa dhaxeyo ee shunkasiga ah
Maba saaxiibi karaan was dhaqan xumo
friendly ) man to man also woman to woman .
Waxa laga hadlaya waa waxa tagan manta lkn will iyo gabadh kala ajanabi ah marnaba ma saxibi Karan
Dadwaawaynoo fisqi kadoodaya
Sheeko way iman kartaaa lkn qof ayaan saaxiib la ahay maxaan ka faaidayaaa taasi jawaab ma leh
Saxiibtinimo ha odhanine xidhiidh jacayl dhaha, inanka iyo inantu waxa dhex mara xidhiidh haasawe iyo jacayl kaaso ku dambeeya guur.
Ustaad mohamoud Halac
Waa dad aan xishoonayn maxaa keenay Saaxiib
" Kor waayeel waa wada indho"
maamo Amaal waxay wax ka taabatay wacyiga. waxay taabatay xaqiiqada qaraar. Shakhsi ahaan waxaan Aaminsanahay in aanay jirin Inan iyo inan in aanay wax isku xidhayaaba habayaraate aanay jirin.
We saxibi kran
Maxy universal igu yeedhi wayday
"shiikha jacaylka'" kulahaa. Magacaan kaqeyliyey
Universal in la xidho weeye dhawan xumadaa ma lacag bay kusoo qaataan.hooyadeed wasooyinka ciro liita arkayaan muuse haduu joogo waxaas lamay yimaadeen
Muusuhu muxuu adeer wuu dhacaye shaqo tag muuse lahayne
@@niciimayuusuf3859reerkan yusra dhaqan xumo ka hadlaynaa maxaa shaqo keenay waxani ma shaqaa?
Rag iyo dumar saaxiibi waa masiibo
Ani waxaa qabaa inay rag iyo dumar ay saxiibi karaan
Yacni waxaa kawadaa wada shaqayn baa kadhaxayn karta
Nolasha dhan walba sida kobaha waxbarashad gobaha shaqada
Ani saxibtinimo taas uaqaan inay qofka wada shaqayn naga dhaxayso
Lkn aan wax kale laisugu imaanayn
Wa horumarka manta
Asxp ahaan io sxptinimo kala saara
Maba saaxiibi karaa wiil iyi inan kala ajanabiye ama isgeynkara diina ahan xataa dhaqanka somalida waxasi kuma jirin.
Meeshan ku yaabay fadhiyaa😅 weeba isla quman yihiin waa dad diinta ku yartahay at least😢
Aniga wiil ayan asxaab dhow ahayn Si aakhlaaqleh ayan wllo u ahayn mobelka oo kaliya ayan iska soosalaami jirnay markaan ninkayga bartay wan Kala hadhnay xajigaaygaan diiday Ana wan iska daayay halka odaygaygu uu 2 hablo saaxiib layahay mid aan laqabin iyo mid marwa ah
Sidee marka maadama uu isagu diiday inuu saaxib kula sii ahaado nin
Xitaa mar marsiye kama dhigan karo diinta oo yacni gabdha la qabo amarka ninkeda wa inay qaadato hadane hadii uusan isagu mareyn wixi ay diintu diiday oo ah inaanu la saaxibin dumar ma yeelan karo mar marsiye dhanka kle marka loo eegana mida aan la qabin uu la socdo wuu guursan karaa somaha bal ma damcayo miyaah😊
Shaqo wadaag miyaa Lagaray Laakiin naag laqabo inuu lasaaxiibo Uga Nasteexee waa diin xumo waxaasi Adna Goaan sax ah ayaad Qaadatay ninkaaga Ku qanac.
Ma saxiibi karaan waayo dad muslima ayaa la yahay diinteena xaraantimaysay in nin iyo naag kala aganabi ay saxiibaan
Dhamaan waan u mahadnaqayaa bundle ka dhalinyarta kaso qayb gashay waxay u hadleen si xarago leh
Subxaanalaah waa sheekadii gaalada ee girlfriend, boyfriend. Waa mashruuc gaalaad.
Fikradeyda hadaan ka dhiibto doodaan ah wiil iyo gabadh ma saaxiibi karaan?
Marka hore waxa lagu saaxiibo waa dan qof inuu kuu imaado kuma dhahaayo aan saxiibno saaxiibtinimadana sidaas uma sameesmato qofbaad caawineysaa ood wax la qabaneysaa mise asa ku caawinayo kabacdi wad xariirineysaa si aad ugu abaal gudo waxa u ku sameeyey xariirka aad markaas ku wada hadleesan maaha mid jceyl wa mid saaxiibtinimo ah adinkoo isku sheegin xta inaadan ahayn dad saaxiibo ah marka qofka dantee ka saaxiibaan gabadhana waxa jirto wax ay gabdh ay u sameyn kareeyn balse wiil u sameen karo iyo wiil mid kalo sxipkiisa ah u wax u samen Kareyn balse ay gabdh kale u samen karto fikradaas ayaan ka qabaa sxiiptinimada wiiilka iyo gabdha
Mahadsanidiin
Waxan ummadda ha horkeenina dhaqankeenna Soomaaliga kuma jirto wax la yidhaah girlfriend ama Saaxiibtimo dhexmarta Wiil iyo gabadh.
Dhaqan islaam iyo midkeenna mid kuma jirto waa wax gaalo inoo keentay.
Hadii aad doono qabanaysaan kuwo Ka mudan baa Jira.
Maxay thy sbbta aad markasta uu bafinaysa wax dhaqankenaa iyo dintena lid ku ahh
Suaal qaaliya ayuu waydiiyay sxbkaa mar hadaanad guriga gayn Karayn waxaad fahmaysaa inay dambi tahay .
Baahiday gabadh Nin Ula Saxiibaysaa Maxay tahay ?
Wiil iyo gabadh macaarif way noqon karaan amma calassmate ah oo is xidhiidhiya family amma ganacsi iyo shaqo isku keeni karto lkn sxb ma noqon karaan macquul maaha wixii isku keenay wax dhaafsiisan maba midsyn karo xuduudahaa diidaya waa iska hadal qofka waxaas ku dooda
Dad Islaam sheeganayaa waxay ka doodaanba ma aha. Nin iyo naag kala ajinabi ahi saaxiib ma noqon karaan midda kale waxa haboon in doodaha laga dhigo wax ummadda faaiido u leh
Alle weyni wuxu yiri hayeelanina saaxiibo hoose oo guur aan aheyn marka mabanaanoولا متخدات اخدان
Balo idin dagtay Alle halaga cabsado rag iyo dumar ma saxibi karan
Gabadhaa tiri anba inanbaan bani'aadanimo u caawiyay waa qof caqli fiican siday u hadlayso qofka rayi wacan meesha ma fadhiyo, habluhu miyay sidaa caqligooda u adeegsadaan.
Sax inan iyo inan masaxibi karan
Tivigàn sida maalinba uu wax layaableh u keenayo malinta dambe inuu diinkabax nookeeno.
Adeer naga joojiya waxan aad waddaan.
Gabi ahaan ba ma aaminsani in rag & dumar saxiipi karaan❌
Horta dumar hadda nahay qar wxy kukalson yihiin inay rag la zxp baan ay San dumar la zxp karin qarna dumar inay laZxp ban lkn adigu wxn amin sanahay in ay San rag iyo dumar zxp karin
Dumarow mah sxp karne hana kalifina😂
Wn zxp karna 😂
universal TV diinta iyo dadka halaga qabto war meeye culimo kusheegi soomaliyed ama madaxda soomaliyed ma gacansi bay kadoorten diinti
Gabdhow talan idinsinaya wllhi run ah ninka sxp kula noqda hadu nin yahy markeydonto ha,aheete wukaa fa,ideysan hadu nin ahey usaxib kula yahyna waa khaniis raga aan lasxiibi karin (warkii oo kooban).
Marka kolay nin iyo gabdhe ah wa kuwa xidhidhe gar ah leee lkn way noqon karan asxab wayo bulshadu way isku xidhan tahay ee mahan wa saxibo mar haday saxib yihin wa shukansi kalmadaha kala sara lkn dintuna way odhan asxab haa noqonina ee shukansiga lays raco ee melahas laa tagayo ayaba mabnuc ah marka shukansigaba hadu xaran yahay maxa xarintimeyay baa tala mesha waynu wada ognahay tas lkn 2bada asxabta ahi markay is racan wixi dintu xarantinimaysay maa sameyan ee ah dee lef lefka aha deee
Adeerayal umadda waxa ka daaya
Intaa saxiip amiinsan ☝️😅
Mid baa Mj ah 😂
wrong question has no answer
Meesha ma dood baa ka socota mise muran? Soomaalidu dood iyo muran ma aqaana.