Karaamo | Adiga Waxaa Laguugu Tala Galay in aad Karaamo Ku Noolaato

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025

Комментарии • 105

  • @AxmadCabdi-te2cu
    @AxmadCabdi-te2cu 7 дней назад +52

    Ustaad wakhtigan hada lajoogo anigu markaan nafteyda xisaabiyay jawabta aan helay ayaa ah inaan Dumar Fiiriyo Daaye Hasaawey nama dhaxmaro waayo anigu waxaan Aaminsahay in marka aan noqdo mid dhan weliba ka diyaar garaabay oo Dhowrsanaada oo Allah Raali geliya inan helayo mid uu Alle Raali ka yahay lkn hada iyo haasawe iyo fiirmo waxyabo miskaxdeyda iyo diinteyduba iga Reebtay maya Alle ayaana kamagan galay xumaan dhamaanted

    • @DekoMohamud-x8i
      @DekoMohamud-x8i 7 дней назад +5

      Xaqiiq weeye waa sida diintu tiri

    • @HassanDool-i3z
      @HassanDool-i3z 6 дней назад +2

      @@AxmadCabdi-te2cu runtaa zxp wali shukaansi magashay

    • @AxmadCabdi-te2cu
      @AxmadCabdi-te2cu 6 дней назад +3

      @@HassanDool-i3z maya zxb micno uu kufadgiyo oo aniga uu iso kordhinaya majirto danbi waxaan ka aheyn

    • @HassanDool-i3z
      @HassanDool-i3z 6 дней назад

      @@AxmadCabdi-te2cu ok zxp mahadsanid

    • @asmamohmoud12
      @asmamohmoud12 5 дней назад +1

      Aadbaad uwanaagsantahay ani dugsiga sare ilaa jaamcad xidhiidh o dhan waan iska ilaalin jirey Alhamdulilaah guule badan Alle wa igaadhsiiyey waalidkeyna waqti aan ju daryeelo waan heli jirey Alle naxariisti janno haka waraabiyo guurkeygih 2023 buu ahaa mud sanada waan usamraayey lkn markaan ogaadey in qofkani uu I mataley wanaagyo badan lkn markii xaqiiqo la rabey aan waayey wanaagyadii bilo yar xidhiidh laheyn halmarna aanan isku keliyoobin marka lagah reebo laba ay daruuro keento kuwaasna dadba markhaati i ahaabah Allena waanka xishoodey soon iyo dembidhaaf la imaadey mana aheyn inaanu 2waqtiba shukaansi wadney lkn danba timaadey lkn waxkastoon ku ilaashan karo dhowrsoonideyda wansameeyey lama siii sheekeysan waqtiga aanu kelida aheyn alx guurki sanad kedib baan xaqiiqoyin badan arkey imika waxaan diyaar u ahey furnin kaasna ani taladeyda maaha iyo mid dad lkn istikhaaro kedib dad waayeela oon la tashadey waa halkey cibaadadeyda iyo qalbigeyguh ku badbaadayaan Allena kuwo dhowrsoon heynagah dhigo ducadeena Alle ha aqbalo
      Xaqqana heyna garansiiyo awood iyo xeelad midna ma lihin

  • @juuleshakir
    @juuleshakir 7 дней назад +8

    36 Daqiiqo oo ah Duruus Qiimo leh Qalbi Dhayid iyo Faa'iido Sidokale ay ku jiraan Talo Walaalnimo Mid Muslinnimo Mid Dhalinyarnimo iyo Mid Saaxibtinmo Jazaakalah Yaa Wll @Omar Inshar

  • @MaankaGeming
    @MaankaGeming 6 дней назад +6

    Ustad 100% thanks runti podcastikan waa mid qiimo badan iyo dhamaan podcast aa nosogudbiso shukran❤

  • @cabdwasaccabdwasac4999
    @cabdwasaccabdwasac4999 7 дней назад +7

    جزاك الله خيرا وزاد الله لك العلم والعقل والفهم واكثر مثلك في مجتمعنا الصومال والمسلمين

  • @abdiwelimohammed3004
    @abdiwelimohammed3004 6 дней назад +3

    Masha Allah, dhar ayaan feeraysanayey, wllhy qalbigayga ayaad dhaqaajisay ustaad❤

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 7 дней назад +6

    9: 50 pm , waxan kaso salamaaya gobalada soomaliyeed ee NFD , gaar ahaan magalada Garissa .

  • @ilhaantahliil2697
    @ilhaantahliil2697 2 дня назад

    Jazaakaalaah kheyr podcastyadada waxy lahadlayaan dadka damiirkodu nolyahay miisanka Allah kuu saaro ustad Omar ❤❤😊

  • @NajmoAbdi-fk3pb
    @NajmoAbdi-fk3pb 7 дней назад +10

    15:05 baladweyna kaa soo salaamaya abti😍

  • @Aamina-fb3mn
    @Aamina-fb3mn 6 дней назад +1

    Waad mahadsantahay
    Karaamada nafta waxaan bartay anigo yar ❤alxamdullilah wayo waxan aaminsanahy islaamnjmadadu inay kaqiimo badanthy waxba walba cudwalba okugu caroota xaqqana kala tgga ayaaqaalisan❤

  • @AlfaSky-sg6zm
    @AlfaSky-sg6zm 7 дней назад +6

    Omar ishaar podcast kasta midba mid kuu ka qiimo badan yahay noosoo gudbisa runtii noloshayda wax badan kabadashay ilahay ku sharfo mudane

  • @CfataaxMaxamed-x4h
    @CfataaxMaxamed-x4h 7 дней назад +19

    Mahasanid ustad Omar 🎉😊.

  • @Nacab_jabshe
    @Nacab_jabshe 6 дней назад

    Waa meerto duniduyee mahadsanid Aduunyooy Waxaa tahay duruus iyo Dugsi lacag la, aan oo daacad iyo hufnaan iyo Lagu dhigo dadnimadoo deeqsi loogu talo galay.

  • @Anasmarmahamud
    @Anasmarmahamud 6 дней назад +1

    Wlhi waqtiga u baahna ma video so dhigty mahadzanid ustaad ❤😮

  • @NuurSheekha
    @NuurSheekha 7 дней назад +1

    Omar insharaw sidan ugu xisay bodcasstiyadaada wxn kuceshceshta kuwii hore oo aan daaawaday

  • @M_NMahamedN_MMahamed
    @M_NMahamedN_MMahamed 7 дней назад +1

    Way qof aaan adaig ahey oo youtbar ah oo kahadl arimah islaaamk ahad jiraaan❤ kuma gaaadh amassed way yaryihin

  • @anwarow_
    @anwarow_ 2 дня назад

    Qalbidhaye weeye podcastigan, wllhy cizada aan leenahay ka muslim ahaan hadaan garan lahayn maanta meeshaan joogno maanaan joogneen. Mahadsanid ustaad

  • @AhmettYazin
    @AhmettYazin 6 дней назад

    Alla ha ku sharfo ustaad.

  • @MahamedAli-p7r
    @MahamedAli-p7r 7 дней назад +1

    Jazakalaah khayr comar iishaar

  • @Markaawi8
    @Markaawi8 4 дня назад

    جزاك الله خير يا عمر

  • @MahamathOsman
    @MahamathOsman 7 дней назад

    Jazakallh wll omer wax badan ayan ka faa iday mawduucan

  • @Endrick90
    @Endrick90 7 дней назад +3

    Mahadsanid wll ❤

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 7 дней назад

    Waa nabad ustad sidii hore ma aha xalada jidka isbadal baa jira

  • @yuusufliibaan1380
    @yuusufliibaan1380 7 дней назад

    Jumma mubarak wll Omar inshar jassakallah wll Allah ka abaal yeelo kheyr ka aad inoo fa'iideyneyso❤❤❤❤

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 7 дней назад

    Ustadka waqtiga aad soo galisay booska ugu sareyo janada ku rajeen❤❤❤😊😊 mhdsnd

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 6 дней назад

    Omar inshar live soogal tiktok waa arin fiican
    Si mawaadiic uga wada hadalno
    ❤❤❤

  • @qandho
    @qandho 7 дней назад

    M.a wad nalahadashay hadii garaadkeena io imaankeenuba nol yahay jazakallah

  • @sharmoboy6823
    @sharmoboy6823 6 дней назад

    Jasaakallaah ustaadii❤

  • @KhaalidKhaalidxasan
    @KhaalidKhaalidxasan 7 дней назад

    Waxbadanoon aqooninba ka bartay ustaad يحفظك الله ❤

  • @ahmedamey6486
    @ahmedamey6486 7 дней назад +1

    Jimco wanagsan ustaad omer inshaar

  • @MohaanDhago
    @MohaanDhago 6 дней назад

    Omar inshar wad ka hadashay musuqmaasuqa iyo dhintay inagu hayaan madaxdeenuye
    Maad ka hadasho Allshabaab dhibka ay umada ku hayaan?

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 7 дней назад

    لايحمد الحقد من تعلوا به الرتب
    ولاينال العلى من طبعه الغضب

  • @FalastinYusuf-wj7cy
    @FalastinYusuf-wj7cy 6 дней назад

    9:10 alla wll cumar waa iga qoslise kheyr allah haku siiye beesha caalamka iyo cumar inshaar la isma tusi karo😂😂

  • @Ogaalkaxogaha-p4n
    @Ogaalkaxogaha-p4n 7 дней назад

    Mahadsanid Alustaad Omar inshaar

  • @ahmednooradan7950
    @ahmednooradan7950 5 дней назад

    😂😂😂😂wan firinlaha ustad Ben makushegaye

  • @queenanisa1589
    @queenanisa1589 5 дней назад

    Omar in shar dhagasigaga kama dalo

  • @maxamedmuqtaar6071
    @maxamedmuqtaar6071 4 дня назад

    tnx usta

  • @mubarikmedia6471
    @mubarikmedia6471 7 дней назад

    Ustaad waad ka so gaadhsiisey

  • @ApdirahmanmohomedNuur
    @ApdirahmanmohomedNuur 6 дней назад +1

    الإمام الشافعي: عف تعف نساكم في المحرم وتجنب لا يليق بمسلم ان الزنا دين فإن اقرضته كان الوفاء من اهل بيتك فاعلمي يا هاتكا حرم رجال وقاطعا صبل الموده عشت غير مكرم لو كنت حرا من صلالة ماجد ماكنت هتاكا لحرمة مسلم من يزن يزن به ولو بجداره ان كنت ياهذا لبيبا ففهمي.

  • @SeidAil-p5b
    @SeidAil-p5b 5 дней назад

    My role model

  • @Taqiyya-Yemenih
    @Taqiyya-Yemenih 7 дней назад +5

    Have mercy on us may God have mercy on you appeal only out of hunger and poverty, O scholar, be well in our skin. 😭😢😭😢😢I asked you, by God, to save us before we die of extreme hunger. I asked you to enter. on God. On you, I am facing you, I am your sister, I beg you, I beg you, save us for the love of GodGod is my witness, my brother, that from morning until now we are forbidden to ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' I swear to God on the book of God that I will not lie to you, nor set you up, nor cheat you. I am a Yemeni girl from Yemen, displaced from my family and I. Between us is a house of 15 thousand Yemeni riyals, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By God, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and they went back to talk to the neighbors and we have not paid him until the end of the week. I swear to God, this will put us out to the street. May God have mercy on us. Our country is suffering because of this war and we cannot find our daily sustenance and we live, my mother and my brothers are traveling, our father passed away, may God have mercy on him, and we have no one in this world to be with us in these harsh circumstances. My little brothers went out to the street and saw the neighbors eating and stopped at their door to give them even a piece of bread. By God, who owns the heavens and the earth, they closed the door and threw them out and they came back crying, dying of hunger. No one had mercy on them and the holiday was returned so I could live. Now, if one of us does not help us with a kilo of flour, I swear to God that we will die of hunger. Oh brother, I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God. I ask you by God, do you love good and help me even with 500 Yemeni riyals? Send me a WhatsApp message on this number 𝟬𝟬𝟵𝟲𝟳𝟳𝟭𝟳𝟱𝟵𝟭𝟬𝟳𝟭 and ask for my card name and send it and do not delay and God will compensate you with all good. My little brothers, see how they are and help us and save us before they throw us out into the street. You will be humiliated or die of hunger. My family and I ask you by God, if you are able to help us, do not delay in helping us. May God reward you.°÷π÷π÷÷π`π^~_~÷`÷`π÷~_π`÷~ππ°~÷~π~π~÷~π~ππ~π.......،.، ......،.،..،.،..،.،.،..،.،..،.،.،.،..............,.,..,.,.,.,..,.,.,..,..،.،.،.،.،..،..,..,., , .....،..،.،..،. .....,.,. .,.,..,.,..,.,..,..,. , , .,..,., ...،..،.،..،.، ،.،.، ........ .. .. ......

  • @HassanDool-i3z
    @HassanDool-i3z День назад

    Xalaqada bari yaa sugaayo 😊❤ 😂🎉

  • @FatumaAdenMahat
    @FatumaAdenMahat 7 дней назад

    Mahadsanid ustaaaaad

  • @mohamedjibril-gk4vr
    @mohamedjibril-gk4vr 6 дней назад

    Ustaad illah baa noo maqan😢

  • @Naasir-1
    @Naasir-1 7 дней назад

    Allh haku xafido ustaad

  • @AhmedKaarshe-pu2no
    @AhmedKaarshe-pu2no 7 дней назад

    Mahahadsanid ustaadi❤❤

  • @guuleedabdilahi
    @guuleedabdilahi 7 дней назад

    Omar inshaar ad ban ku slmy wll❤️👏

  • @HafsaAbdulkadirnour
    @HafsaAbdulkadirnour 6 дней назад

    Tnx ustad❤

  • @maxamedabdinur205
    @maxamedabdinur205 7 дней назад

    Mahadsanid ustad

  • @Ci___se
    @Ci___se 7 дней назад +1

    8:30 رضي الله عنه وارضاه ربعي بن عامر

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 7 дней назад +2

    Karaamadu waa kalagama maarmaan
    #Dhalinyaro warku ma idin dhacay?

    • @Shaashad-1
      @Shaashad-1 7 дней назад +1

      Qoraalka iga sax horta so jwb 😂

    • @MacalinEnglish
      @MacalinEnglish 7 дней назад +1

      @Shaashad-1 OK 👍 Bro.

  • @umusuleym9441
    @umusuleym9441 7 дней назад

    Cumaro wehel ino yby podcast plz so badi

  • @HassanDool-i3z
    @HassanDool-i3z 7 дней назад +1

    Mahadsanid

  • @AsmaCiisemuuse
    @AsmaCiisemuuse 7 дней назад

    Ustaad wa jaximo ololysa dhaqan kaasi😂

  • @husseinhoori3111
    @husseinhoori3111 7 дней назад +1

    Wxan aad uga helay sida france aad ugahadshay fiiri wadamadii iska soosaray dhawan ee west Africa burkfo

  • @Mujaahid11
    @Mujaahid11 7 дней назад

    9:10 cumarow labo jeer qosly wlhi v😂😂

  • @HassanOsmanomar-i5z
    @HassanOsmanomar-i5z 7 дней назад

    Wcs ustaad omar

  • @AbuqudamaAssomali
    @AbuqudamaAssomali 7 дней назад

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمؤمنين

  • @hindamoha8357
    @hindamoha8357 6 дней назад

    Mahadsanid😊

  • @AbdiFatah-k7u
    @AbdiFatah-k7u 7 дней назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا صديقي ❤❤❤❤❤

  • @najmaasad9996
    @najmaasad9996 7 дней назад +1

    Maanta ragay ku socota talada hala qaato

    • @mohamedabdirizakshire7216
      @mohamedabdirizakshire7216 6 дней назад

      ᴀɴᴀᴋᴀ ᴅʜᴀɴ ᴀʏᴇʏ ɴᴀɢᴜ sᴏᴄᴏᴛᴀᴀ ᴇᴇ ᴀᴀɴ ǫᴀᴀᴅᴀɴᴏ

  • @cashoabukar1691
    @cashoabukar1691 6 дней назад

    Thanks ❤❤

  • @khadarmohamoud5835
    @khadarmohamoud5835 7 дней назад +3

    واختر لنفسك منزلا تعلو به * أو مت كريما تحت ظل القصطل

  • @M_NMahamedN_MMahamed
    @M_NMahamedN_MMahamed 7 дней назад +1

    Balse adig si waxy adaiga dhibaata katag falstiin ama meelh lamidka si waxy ku quseeyso ayaaad ugahadash ruunti _ aaadn wan kudareema ustaade❤❤❤

  • @MaxamedDahirxusen
    @MaxamedDahirxusen 7 дней назад

    Omer wll mad buug soo sartid

  • @BashirHassan-g2q
    @BashirHassan-g2q 7 дней назад

    Anagana markaan dhalanayay ilaa hadda dhiiqaa fagax taalo markasto roob da'o mashruuc u waaye wax lagu cuno

  • @AyaanleCabdi-q1v
    @AyaanleCabdi-q1v 7 дней назад

    Waxaan jeclaan lahaa in aan kulunno

  • @Klllllllllllllllllkllllkkkk
    @Klllllllllllllllllkllllkkkk 3 дня назад

    USTAAD CUMAR LAAKIIN AAN IS BARANO MAR WAJIGAAGA TOOS INOO TUS 🎉

  • @Taqiyya-Yemenih
    @Taqiyya-Yemenih 7 дней назад +4

    والله العظيم ماكتبت هاذا المناشده الا من الجوع والفقر ياعالم حسو فينا سِالُتكِ بّالُلُُه انَ تْنَقًذَنَا قًبّلُ انَ نَمٌوَتْ مٌنَ شِدِتْ الُجْوَع انَتٌْخيَكِ انَيَ دٌِخلُةِ ْعلُى الُلُُه تْمٌ ْعلُيَكِ انَيَ فَيَ وَجُْهك انَـيَ اخـتْكِ انَـيَ اتْرَجْـاكِ اتْـوَسِـلُ الُـيَـكِ انَـقًـذَنَا لُـوَجُْـه الُـلُُـه. يَــشِــُهدِ الُــلُــُه يَاٌخـيَ انَ مٌنَ الُــصّــبّاحُ حُـتْا الُـانَ يَــحُــرَمٌ ْعـــلُيَـنَـا الاكل غير الماء ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717591071 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you weاπ~π~π~π~÷~ππ~π~^~°÷~π~÷~π~π~π~π،.،،......................🎉😢😢😢😢😢.......

  • @Canab-Cabdirashiid
    @Canab-Cabdirashiid 6 дней назад

    🎉😊

  • @MohamedAbdulahi-l5s
    @MohamedAbdulahi-l5s 7 дней назад

    Waxan rajayna qof walbo aqrinaye comnet inu iduceyo in ala ihanuuniyo

    • @Daganeey123
      @Daganeey123 6 дней назад

      Allaha nasoo wada hanuuniyo dhamaanteen ❤

  • @IbrahimMuhumed-e1h
    @IbrahimMuhumed-e1h 6 дней назад

    Aniga talifankiyga halsibir oo gabar Ajaneb ah kumajiro wayo Aniga dumardhan mashukansado xita tiktok wan repoda haday gabar igahorimato

  • @goodlife8892
    @goodlife8892 6 дней назад

    Waaba sidi in aad qalbigeyga af u tahay

  • @cadderashiid
    @cadderashiid 7 дней назад

    Mahadsanid ustad cumar ❤

  • @shaaficiismailaadam738
    @shaaficiismailaadam738 6 дней назад

    Ustaad kaas Trump dhahayey sacuudiga bixi lacgta 500m billion iyo Egypt iyo kuweyn wey yeelayaan warkeyga falastiiniyiinta rara cml

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 7 дней назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @siciidcabdi8945
    @siciidcabdi8945 7 дней назад

    الله اكبر

  • @museibrahimali8793
    @museibrahimali8793 6 дней назад

    Garaaad

  • @FartuunMohamud-p4h
    @FartuunMohamud-p4h 6 дней назад

    Wlhi ninka markan dhageysto rajo ban dareemaa😊 mahsnid ustaad❤

  • @MaidaMuuzeadam-sg7ok
    @MaidaMuuzeadam-sg7ok 6 дней назад

    Wsc

  • @M_NMahamedN_MMahamed
    @M_NMahamedN_MMahamed 7 дней назад +1

    Ustaaaade walhi madaxaaad isarthy

  • @MatchMagic00
    @MatchMagic00 7 дней назад

  • @moztaphaswitch4007
    @moztaphaswitch4007 7 дней назад

    Casiis

  • @Luna588
    @Luna588 7 дней назад

    Meshan raga le maloga hadla 😒

  • @Amiinkey-t9r
    @Amiinkey-t9r 7 дней назад

    Jimco wanaagsan

  • @kowtharahmed7397
    @kowtharahmed7397 7 дней назад +1

    Mhsanid wll omar

  • @SulaymaanAbdinasir-p3r
    @SulaymaanAbdinasir-p3r 7 дней назад

    Masha allah❤❤❤

  • @Hasan__Kaafi11
    @Hasan__Kaafi11 7 дней назад

    Omar inshar. Yaa salan wah sahlan

  • @CRisaakApdilaahi
    @CRisaakApdilaahi 7 дней назад

    Mahadsanid ustaad

  • @SalmaanWarsame-tb2qn
    @SalmaanWarsame-tb2qn 7 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @farsamdagacant123
    @farsamdagacant123 7 дней назад

    Mahadsanid

  • @NajibNajib-y8n
    @NajibNajib-y8n 5 дней назад