Shukran Omar Inshar Barnaamijtaada waa kuwo wartar sareyso leh marba marka ka danbeyso waxan ku xiranahay kanaalkan 6 sano in badana noloshayda waa uu ka caawisay من لا يشكر الناس لا يشكر الله شكرا لك يا أبو فيصل
mowduuca caawa aad ayuu u xiiso badan yahay noo so badi mowduucyada sidan oo kale ee fikrada qofka kor loogu qaadayo laguna dhiira galinaayo shukran ustaad cumar
Cumar inshar Horta Ma ogtahy ina Dhalinyaro badan oo aan aniga kamid ahy ina role model utahy? Run ahan ilahy haku sharfo' hadee cid guuleysaty Waa guuleysatay🎉❤
5 AM club wax wayn maaha 3.30 AMA ama 9:30 AMA ayaan kacaa waa xiliga ugu macaan shaqada salaatulayla ducada iyo quraan akhriska jawi degan buuq la aan
Guusha nolosha waxaan u aqaan.
1: raali galinta alle.
2: raali galinta waalidka.
3: helida hanti iyo dad ❤.
Caafimaad maka tanaasushay
@Mohamudupdi wll caafimaadku waa nolosha, Lkn waxaan ka hadlaa waxa lagu guulaysanayo, Caafimaad meel laga qaata may jirtaa?.
Best youtuber of somalia 🇸🇴
Waa ku salaamay ustaad ❤ first noqday cajiiib😅😊
JazakAllah Mr Cumar.
First ustaad omar waan ku salamay wow
From somali galbeed 😢 5years baan kula socday alxmdillaha
Shukran Omar Inshar Barnaamijtaada waa kuwo wartar sareyso leh marba marka ka danbeyso waxan ku xiranahay kanaalkan 6 sano in badana noloshayda waa uu ka caawisay
من لا يشكر الناس لا يشكر الله
شكرا لك يا أبو فيصل
Dhamaan asxaabta ogaansho wxaan idinka codsanayaa inaad ii ducaysaan in Allah i icaafiyo insha alaah
My roll model
Ustaad sacada dhabta baat si sax ugu hadashey ❤🎉
Ustaad bodcastiyadadi. Uxisnayn❤🎉
Alle wallo jannada haku geeyo aakhiro iyo aduunkaba waxa aan kaa faaiiday maanta
Cid kama faaiidin shukran جزاك الله خير
Wallo shukran
Guusha dhabta ah waa in aad Aakhiro badbaado wye wllhi ✅️
Guul tan ugu weyn ban heystaa Alxmdulilah magaceyguna waa ba guul Faaiza 🎉
Cumaro 10000 mhdsanid nolosheyda waad bad baadisay .
جزاك الله خيرا يا ابو فيصل
Aniga Alxamdulilah sacaada aduun,farxad joogta ah waxaan ku daremaa markan tusbaxa soo qaado nabiga salaamo CSW. Waxan daremaa qanacsanaan Alxamdulilah
Waanku salaamay ustaad😊
guusha waxa kamid ah barashada hadalka alle SWT {quraanka} qofkii doonaya in uu quraanka xifdiyo ama tajwiidka laga saxo ilasoo xidhiidh.
Jawaabtu waa inaad,alle uhogaansanto oo caabudo yaqiinta alle iyo naad wax xalaal ah kashaqayso waalidkaana adeecdo taas ayaa guulaystay.
mowduuca caawa aad ayuu u xiiso badan yahay noo so badi mowduucyada sidan oo kale ee fikrada qofka kor loogu qaadayo laguna dhiira galinaayo shukran ustaad cumar
Muuqaal aad soo dhigto oo aanan dhageysani ma jiro, aniga ayaa muuqaaladaada qaarkood u arka raqiisnimo, balse mowduuca maanta waa mid muhiim ah, waana ku faraxsanahay inaad soo gaartay heerkaan oo figradaha nuucaan ah aad soo gudbineysid.
Mahadsanid
Muuqaalka hadii adiga ku qusayn kama dhigno raaqis sxb, omar inshaar wuxu kamid yahay walaalaha uso gudbiyo bulshada soomaaliyeed muuqaallo wax tarleh
Muuqaalkii ebid ugu fiucnaa aan dhihi lahaa ustaad jazakallah 5 sano kula socdaa
Qofka kali an waxbadan ka faaidey omar inshaar cimriga Allah ku ziyadiyo
Mahadi ha kaa gaarto ustaad💙
Thanks my techer❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Cumar inshar Horta Ma ogtahy ina Dhalinyaro badan oo aan aniga kamid ahy ina role model utahy? Run ahan ilahy haku sharfo' hadee cid guuleysaty Waa guuleysatay🎉❤
Alle Haku Barakeeyo Wllkeena Omer Inshar
نسأل الله السلامة والعافية يارب العالمين 🤲
5 AM club wax wayn maaha 3.30 AMA ama 9:30 AMA ayaan kacaa waa xiliga ugu macaan shaqada salaatulayla ducada iyo quraan akhriska jawi degan buuq la aan
Ustaad cumar inshaar macalinka nolosha ❤
Mahadsanid wll cumar
Our ustaad Omar ishaaar❤❤
Mahadzanid omar ustaad
Wallahy 16 Sano ayaan xaasleeyahay walina caruur mahelin isooduceya walalayal in UU Allah awlaad barakeysan igu arzaaqo
Baryada ilaahay iyo istuqfaarka badi
Mahadsanid Mahadsanid Mahadsanid Mahadsanid Mahadsanid Mahadsanid Mahadsanid Mahadsanid Mahadsanid Mahadsanid Mahadsanid ustaad noolasheeyda maanta kaliya ayaad labo jeer itoosisay abaal weeyn ayaan kuu hayaa❤❤❤
شكراً لك يا أستاذي
Waad-mahadsantahay Ustaad
بارك الله فيك أخي
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa ku slamaay Omar inshaaraaw❤
Masha Allah best RUclipsr
Alx
Jazaka allahu qeyrn wll😊
Mahdsanid walkayow
Hadda ayeynu daawanaynaa qisada asxaabul ukhduud oo nool. Waxa aynu si toos ah uga daawannaa Tv-yada oo ka Soo gudbinaya Qaza.
Masha Allah 💯
Alhamdulilah ❤
Maasha allah omar inshar
Thanks brother ❤🎉
Guùsha dhabtahi waa waxa ilaahy kufaray od fartonaati waxuu ka reebayana aad ka tagti ilahayow nawaaafuji🤲🤲🤲
aad baad u mahadsantay ustaath ❤❤❤
Guusha waxaa u aqaan
1:raligalinta alaah
2:raligalinta walidka
3:noloshada oo aan hormariyo
Illaahow adun iyo aqiro hana lumin anaga iyo waxad nasisayba Insha allaah waxa iga go an inan ilmaheyga korsado illaa heer ey ayaga isku filadan anan meelna ka adin insha allaah illaa ti alee itimado moye
"Ahaada dad xor ah"
كلمة تغني عن مؤلفات
1st person 🎉 congratulations
Bro Omar you always give us good enough advices and informationa
May Allah bless you
Ustaaad❤
Mahadsanid❤
mashallah❤❤❤❤❤❤ wa
Hee❤❤❤😅
Walalkey omarow waxad ba mooda inad halmar jeegad ig a dharbaxdy oo ad indhaha ii furtay thanks
Asxaabul uqduud
Tariikh may lahayen
Saan filaayo video gaan waxaa laduubay 28 jan😊cawa uu nasoo gaaray alxm
Waxaan commentigan u qoray si aan u dhiirigeliyo ustaadka 🎉🎉
Masha Alleh
Hey this is ver good video wallah please dhalinyarada ugudbiya ama asxaabtiina ❤🎉❤🎉❤🎉❤❤
Legend guulayso zxp
Wax weliba oo Aduunkani is bedel ayaa ku yimaada isbedel ka dibna waabad ka tagaeysaa Tusaale: Aduunku Adiga Hortaa wuu jiray Adiga Gadaashaana wuu jiri doona Aduunkan hadii uu Alle agtiisa qiima ka leeyahay makual tahay qof Intaas oo sano Usoo rafaadayay inu lacag helo Halmar uun katago wuxu ku rafaaday Dhamaadka aduunka waa Geeri lkn Aakhiro dhamaad maleedahay waa maya
Qofka Halkaas ku Nabad gala unbaa Guuleysta unbaa guul dhaba gaaray waxan kale waa Ciyaarta ilmaha yar yar ee guryo guryooyda Aroortiina wey dhisaan galabkiina wey ka kala tagaan?
Second kazakallah
Afar jeer kabadan ayaad soo qaaday magaca rasuulka scw Kumana and Salin allahuma salli calla nabiyinaa muxamad
sallawaatu laahi wasalaamun caleyhi
Omar waxa tahay qof hadal wanagsan wll horey usoco ❤
Guul says ahla wasajlsm❤
Omar inshar macallin aan wax badan ka faa'iiday❤
Waxaan nasib uyeeshay inan igu aso hormay ogaansho chanel
Ogaansho❤
Intaan ku daawanayay muqaalkii ugu mawduucii ugu muhiimsanaa
Axlm
Cumarow buuga caadooyinka yar yar. KAsoo hadal🎉
Hadad donayso inad akhrisato buug guusha nolosha kawaramaya wxd akhridaan buuga uu qoray Prof.C/raxman Al-Caarifi
M.A❤
Culimada manta aad ayey ogagaabiyen wilasha iyo gabadhaha dalanyarta ah khudbo afcarabi lagu akhriyay ayaa kalix somarto jimcihii MnshaAllah masjid daris an la aheyn afcarabi first kadib afsomali khudbada dhan lasokobaayo magdalena sidaa aya kajirtay lkn culimada kale mxaa qabsaday iney wax kabadalan aad uficnan laheyd الا بذكر الله تطمئن القلوب
Shukran
Macalimu
فمن زحزح عن النار وادخل الجنة فقد فاز
Asc
Ustaad Cumar ishaar🫡
Team ogansho like ❤
Cumar inshaaraw ka waran buuga isna la dhaho mucjisada subaxda hore inagoo ah dad muslimin ah oo sunni ah oo jamaca salaada subah ku ilaalinyaa maxuu nin hee galbeed nooga shegnyaa mucjisada subahda hore.
Runti midaas waad kusaxantahay
Wcs
❤
Ustad 🫡
Guusha indho kala duwan ayaa lagu arkaa
Waxaad ka dhawaajisay ereyo micno buuxdo leh 💪🏼
Guusha nolosha waa adoo ilaahay raali galiyey
Plz no fur download wll
Guusha dhabta waa sida hadalkaaga u dhigan yahay 😮
Omer korkaaga nabad ha ahaato
1/2/2025
صلو على الحبيب المصطفى 🙏💞
Sxp arintii deepseek wa inaa kalaabataa sababtoo ah been ba noo sheegty , si walba chat gpt ba kafiicn
Wr iskma dhawa chat gp baa fcn😂
Kani wali aad looma horumarin.
Guusha nolosha waxaan u aqanaa salaada
First
Yes 🎉