Alxamdulilaah mar dhawayd ayaan akhrinayey alle ha naga ajar siiyo aniga iyo intii akhriday Aamiin. Allahayow dambigeena noo cafi. Ustaad alle ha ku barakeeyo adigana.
قال رسول الله ﷺ: ❪مَن صَلَّى عَلَيَّ واحِدَةً صَلَّى اللَّهُ عليه بِهَا عَشْرًا❫ رواه مسلم Rasuulku ❪ﷺ❫ waxa uu yidhi: ❪Ruuxa igu salliya hal mar ilaahay baa ku salliya toban goor.❫ -Muslim اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّد ﷺ🌹
Wa mahadsanthy tafsiirka quranka wan bartay hadanah way iga dhaadhici waysay suradan wan fahmi wayay ileen waa suurad aad uculus oo macna weyn xambaarsan 😢😮
Xaqiiq weye walhi markii hore groupo asxabta ah ayaan ku jirey iaka xarbeysan jiray markii danbe dar alle isga tavey badlkedi groupo khayrka ku biray walhi waxbadan baa ka faiday waqtigena melaha wanwanaagsan aan ku bixino❤
Masha'allah wllaal tusaalayaal nuul nuul ayaad na siisay mahad sanid. Allah kuu ziyaadiyo cilmiga iyo xikmada aad hayso. Annagana Allah na siiyo insha'allah.
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت علي إبراهيم وعلي ال إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد و علي ال محمد كماباركت علي إبراهيم وعلى ال إبراهيم إنك حميد مجيد ❤️ ❤
Hadalkaaga awadii baa iga duliyey culays badan oo masjidka salaada Subax aan ku aado isagoo ila jaara dhaxanta anoo ka dhacaaya lkn saaka waan bilaabay baraf oo dhacaaya
Wlhy video gaan ano arkin ayaa aqrisan jire suurah kahfi jimco walpo manta 1:30 aan aqriye 😊omar video Ina sameyneeso mar uun waa niyeste abti thanks ❤
(SUURATUL KAHFI) Waa suurad aan jeclahay jumce kastana waan akhriyaa waliba badankeeda waan xifdiyay allaha noogu dambi dhaafo fadligeeda❤
Omar wlhi wax badan baad nolasheyda ka badashey dhinac walba. ilaa 2020 ayaan kugu xidhna abaal kaga ma gudi karo wlhi allah waxan kaga baryaha inuu hami walba oo aad ledahey haku rumeeyo allah wax dhiba kuma tiso wlal🤲
Kula midaan ahay
امين 🤲
﴿وَإِذِ اعتَزَلتُموهُم وَما يَعبُدونَ إِلَّا اللَّهَ فَأوۥا إِلَى الكَهفِ يَنشُر لَكُم رَبُّكُم مِن رَحمَتِهِ وَيُهَيِّئ لَكُم مِن أَمرِكُم مِرفَقًا﴾ [الكهف: 16 - 16]
Ilaahow daalim kasta oo dad Muslim miin ah xukuma hawnaxariisan aaakhiro aduunba
Waa Malin jimce ah ilaahow IGA aqbal 😢🥲❤
Alxamdulilaah mar dhawayd ayaan akhrinayey alle ha naga ajar siiyo aniga iyo intii akhriday Aamiin.
Allahayow dambigeena noo cafi.
Ustaad alle ha ku barakeeyo adigana.
Alx wlhi 2018 ilaa hada jumcana aqrinin majirto waana xifdiyey wax allah igu adkeeyeyna majiran wax barasho iyo hami waxan ku fakarabo Alx
Ustaad Ilaahey haku barakeeyo waxaana kuleeyahay waligaada kutaagnaaw wadadaan wanaagsan InshaAllah
Akhriska suuradan MaaLiNka jiMcaHa rabi waa ii fudeydiyay rabina Haa ii sii xoojiyo allahuma aamiin❤
M.a Suratul Kahfi aad Ayan ujecLahy jimce Kastana wan akhrij jirey. Cumar inshaar aad iyo aad Ayad Umahadsanthy wll ale haku barakeeyo ❤
﴿وَإِنّا لَجٰعِلونَ ما عَلَيها صَعيدًا جُرُزًا﴾ [الكهف: 8 - 8]
Hadduu Allaah subxaanhuu watacaala wanaag kula doono, wuxuu carrabkaaga u fududeeya Salliga Nabi Muxammed صلى الله عليه وسلم
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ.
Scw😢❤
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ واحفظ المسلمين أجمعين يا رب يا رب 🇸🇴
آميييين ياااااا رب
Ilaahay ajar iyo xasanaad haka siiyee hooyoday baa kabartay in suuratu KAHFI la akhriyo maalinta jimce 2018ki bay ahayd ilaa hadana waa akhriya Alxamdulillaah❤
Mahadsanid baa leeyahay hooyaday macaan oo ajarkaas leh🥰
M.a cumar Barakallah
قال رسول الله ﷺ: ❪مَن صَلَّى عَلَيَّ واحِدَةً صَلَّى اللَّهُ عليه بِهَا عَشْرًا❫ رواه مسلم
Rasuulku ❪ﷺ❫ waxa uu yidhi: ❪Ruuxa igu salliya hal mar ilaahay baa ku salliya toban goor.❫ -Muslim
اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّد ﷺ🌹
Asc wall cumar inshar ilahay hakuxiftoyo adiyo umada muslimka 🫡🙏
Wa mahadsanthy tafsiirka quranka wan bartay hadanah way iga dhaadhici waysay suradan wan fahmi wayay ileen waa suurad aad uculus oo macna weyn xambaarsan 😢😮
Anu hda meel online aan ka bartoh raadinaya😢
sh dirir ayaa aad u wanag sa
@@HassenHina hyeh wll
Allah ha u naxaristo walashena farxiyo 😢😢
Amiiin allah unaxariisto
Xaqiiq weye walhi markii hore groupo asxabta ah ayaan ku jirey iaka xarbeysan jiray markii danbe dar alle isga tavey badlkedi groupo khayrka ku biray walhi waxbadan baa ka faiday waqtigena melaha wanwanaagsan aan ku bixino❤
سورة الكهف waa surada suradaha ugu jecelahay ❤💐
Waqtigan qofka aad waxka faa,iideso lafariiso mahadsanid wariye cumari
Jasakallaah ustaad cumar, waad abbaartay halkaas ah in aanay nolosha quruxdeedu kuxirnayn meel quruxbadan dhal-dhalaal adduunyo , balse qalbiga ay tahay in laga qanco oo alle lagu xirnaado haddaad doonto godba kunoolow oo❤
Hadaan niyada ku hayey akhriska suratu kahfi❤
Salaam brothers and sisters from
❤macalinEnglish
Walal wlh wa runti ilahay wixuu inaad dadka ka dhadhiciso wa sax ❤❤❤cumar ishar
Mansha allah. Cumar inshaar waligaa kuma ilawi dono alle ha ku barakeyo wall
﴿إِنّا جَعَلنا ما عَلَى الأَرضِ زينَةً لَها لِنَبلُوَهُم أَيُّهُم أَحسَنُ عَمَلًا﴾ [الكهف: 7 - 7]
﴿وَكانَ لَهُ ثَمَرٌ فَقالَ لِصٰحِبِهِ وَهُوَ يُحاوِرُهُ أَنا۠ أَكثَرُ مِنكَ مالًا وَأَعَزُّ نَفَرًا﴾ [الكهف: 34 - 34]
نعم. صحيح👍
Masha allha wllo cumar inshaar ilahay haku xifdiyo aakhiro Iyo aduunba waxaa tahay qofka kaliya eendareebo xasilooni maraka aandhagaysanaayo waana diisa shugrn huno wan kuduceeya marwalbaa
Jazaakalaah walal aad ba u mhdsanthy wnga ad na xasusisay.
Qofki yaqano surada fasirkeda runti aad bu ugu raxesan donaa muqalkagana.
M.a Ustaad Cumar muqaaladn cml aad aa igu xiisni waqtigis dhamaadi xta ma ogen m.a ilaah hku xifdiyo❤🎉
Ustaad noosoo badi balwad baad noo noqoty in aan ku dhgysto mooye noloshu wy kala dhimn thy🎉🎉❤❤
Ilaahay ha kubarakeeyo cumar
Adi waxaan kaala yaabay
Mowduuc kaste oo hadlaysid
Wlaahi waa wax dhab ah
Oo hada aan ku jiro kolka
Vidio nikii ugu horeeyoo lek gareeyey soona cumenti gareeyey
Intaas hadaan uga gudbo waxaan isku dayaa inaan muuqaladaada kalabaxo faham intaa aad uma kaamqlaayaan ama aad noosheeto kabadan mahadasanid ustaad
Masha'allah wllaal tusaalayaal nuul nuul ayaad na siisay mahad sanid. Allah kuu ziyaadiyo cilmiga iyo xikmada aad hayso. Annagana Allah na siiyo insha'allah.
Waa dhalinyaro jecel inuu sidiisa ookle noqdaan gumeysiga diidan diontisa jecel weyey cumar inshaar😊
O
Favv chanell ogaansho❤
Jasakallaha kheyr ustaad ilaahay Haa ku barakeeyo
My favourite channel
Runtii waxan ahey qof daacada hadana waxa leygu suubiyo ilowda oo cafisa hadana isla sidii kadaran leygu suubiyaa waxan isweydiiyey dadka majilicsanaantey mise doqon ayaa tahey waxaa isoo baxdey inuu allaah isiiyey naxariis farabadan taas darteedna leygaga faaideysto 😢lkn hada wlhi saaxiib oo dhan banaanka ayan ka istaagey markaan joojiyey saaxiibtinimadii dumarka oo waqti farabadan iiga bixi jirtay sheekadooda telka utagida hadana halkalmad oo allah kacabsi ah kama faaiidijirin qaarkood cabsi allah kuma jirto xataa aniga salaadeyda mafiicneen lkn hada alhamdulillah saladayda oo wanagsanatey tasbiixdeyda oo badatey iyo habeenada qaar oo salatul leyl ukaco alx wlhi saaxib faaido malahan wayo aaqiradaada ayey kuseejinayan saxibada qaar allow kuwo aan ogahey nolosheyda hakusoocilin 🤲🏻😭☝️❤️❤️☝️☝️🥰🥰🥰🥰🥰
Mansha Allah waan jeclahay marka ka hadleeso qur’aanka 🥰
جزاك الله خير الجزاء يا اخي عمر إيشار
Ogaansho Goat of you tube ❤
M.a wll omar inshar abalkaga janada alle haka dhigo ❤
ilaahow noo danbi dhaaf ilaahayow jidka wngsn nagu sug aniga iyo dhamaan inta dhiban yaa rabi yaa raxmaaaan🤲
Alle khayr haku siiyo ajar.wayne hakaa siiyo sidaad khayrka noogu soo gudbiso
Maa shaa allaah cumar waa dhokhtarka cilmi nafsiga soomalida sabankan
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت علي إبراهيم وعلي ال إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد و علي ال محمد كماباركت علي إبراهيم وعلى ال إبراهيم إنك حميد مجيد ❤️ ❤
Mudo badn ka sugeyneyy mow duucan inaad ka Soo hadasho suuratul kahf ,Marka dhalinyaro maalinka jimcaha salaat Casar ka Dib halagu dadaalo aqrinteeda 💯 Shukran
Bro surada dan ma la Aqri Mise half
@ bro labaduba waad sameyn karta hadad doonta Half Ka aqriso Ama suurada dhan dhamey 💯
Cumar inshaar waxan kaa codsanayaa inad kahadasho topic eh macnaha SOUL/SPIRIT AND BODY
Ustaad Cumar Barakoow ustaad.
شكرا لك على هذا الكلام الجميل
Ano Page ma u Dambeeye SURATUL KAHF Maraya akhrintisa
Ayuu notificationka muqankani iso Gadhay ...
Mawduuca muuqalka iyo anoo kusii Suganba ... Alxamdulillah 🤲💯
Alxm manta waa aqriyay suradan ugu yaran 3mar ❤🎉
﴿وَاصبِر نَفسَكَ مَعَ الَّذينَ يَدعونَ رَبَّهُم بِالغَدوٰةِ وَالعَشِىِّ يُريدونَ وَجهَهُ وَلا تَعدُ عَيناكَ عَنهُم تُريدُ زينَةَ الحَيوٰةِ الدُّنيا وَلا تُطِع مَن أَغفَلنا قَلبَهُ عَن ذِكرِنا وَاتَّبَعَ هَوىٰهُ وَكانَ أَمرُهُ فُرُطًا﴾ [الكهف: 28 - 28]
First from Spain
Mahadsanid Ustaad Omarow
Ogaansho aan wax ka ogaano
Qeyr allaha ku siiyo sharaf ayaad leedahay innagana allaha inoogu anfaco❤❤😊
﴿قالوا أَنُؤمِنُ لَكَ وَاتَّبَعَكَ الأَرذَلونَ﴾ [الشعراء: 111 - 111]
Sawiraanta AI-da waa xaraan sxb. Fadlan iska daa. Intaas waa iga waano. جزاك الله خيرا
Maasha allaah.
Real Ogaansho
I miss Ogaansho of 2019, 2020, 2021, 2022
Mahadsanid Ustaad🙏
مانشاالله شيخ عمر جزاك الله خيرا
ما شاءالله
Alx saaka Ayaan aqriyey suratul kahfi. Xaqiiqdii waa suurad aqriskeeda ku dareemeyso farxad aadna sii jeclaaneyso aqrinteeda
جزاك الله خيرا أستاذ عمر
Read Surah Al-Kahf every Friday.
Waa mahadsantahay wll cumar inshaar...
Masha Allah sh omer halkaa badi
Suuratu kahfi waan jeclahay Akhriskeeda ❤
Runtii ninkan number one weeye dhigiisa alla haku barakeeyo ustaad
Suuradani afar fitno bay kasheekaynaysa Rabbi hanaga hayo aamiin yaa Allaah🤲
Mahadsanid wll Omar mawaadiica noocaan oo kale waakuwo waxbadan ka badalaayo qofka dhanlinyarada ah
Masha Allah cumar baarakallaahu ustaad
Masha Allah cummar bro hormuud baa u tahay umada ❤️❤️❤️
Jazaakalaahu khayr ustaad🙏
Alx saladi jimcaha baan akhrinayay hadana watan🤲❤️
Masha Allah Tabarakallah ilahey haku barakeyo🤲
Ilaahay ha ku ha sharfo ustaad❤
Markii 2aad ee aad daawanayo.
This video touches me.
From laangaab privilage.
Allaha kaa,abaal mariyo wanaagaa Aad nooshegto Aduun iyo Aakhiba wll Aad baad umahadsan tahay
Best channel change my life ❤
Micnaha micnaha micnaha 😂😂😂
الله يبارك فيك يا ابو فيصل
Anaa ugu horeeyo fiirsadaha❤
Jazaka allah Ogaansho
Jaza ka Allah wll wax badn ka faide ❤
Hadalkaaga awadii baa iga duliyey culays badan oo masjidka salaada Subax aan ku aado isagoo ila jaara dhaxanta anoo ka dhacaaya lkn saaka waan bilaabay baraf oo dhacaaya
Walhi qisoyn.runta ah ustaat omar inshaar
Cumar mashaalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuleyso inshaaalah
لكل من يقرا رسالتي
تْمْرْ ايْامْنْا وْلْيْالْيْنْا وْاحْنْا لْانْمْلْكْ شْيْ ايْنْ الْقْلْوْبْ الْرْاحْمْهّْ ضْااااقْ حْالْنْا وْضْااااااقْ بْنْا الْحْالْ وْالْلْهّْ مْا كْتْبْتْ هّْذْا الْكْلْامْ الْا مْنْ الْضْيْقْ وْقْسْوْتْ الْضْرْوْفْ انْيْ طْالْبْهّْ مْنْ الْلْهّْ ثْمْ مْنْكْ لْاتْرْدْنْيْ خْايْبْهّْ يْا اخْيْ احْنْا نْسْاء مْا نْقْدْرْ نْخْرْجْ نْشْتْغلْ مْثْلْ الْرْجْالْ رْبْيْ اكْرْمْكْمْ انْكْمْ رْجْالْ احْنْا نْسْاء مْا بْنْقْدْرْ نْخْرْجْ وْلْا نْشْتْغلْ مْثْلْكْمْ اخْيْ وْيْنْ الْانْسْانْيْهّْ ايْنْ الْاخْوْهّْ الْايْمْانْيْهّْ فْيْ قْلْوْبْكْمْ*'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''*يْعْلْمْ رْبْيْ وْرْبْكْ مْاطْلْبْتْ الْمْسْاعْدْهّْ وْالْمْعْوْنْهّْ الْا مْنْ حْالْ صْعْبْ وْصْرْوْفْ قْاسْيْهّْ صْاحْبْ الْايْجْارْ يْطْالْبْنْا فْيْ ايْجْارْ مْنْزْلْهّْ وْاحْنْا لْانْمْلْكْ شْيْء اخْيْ فْاعْلْ الْخْيْرْ مْانْقْصْرْتْ صْدْقْهّْ مْنْ مْالْ خْفْفْ عْنْا الْلْآمْ وْالْاوْجْاعْ بْقْدْرْ اسْتْطْاعْتْكْ عْنْدْنْا لْمْالْكْ الْمْنْزْلْ 75الْفْ رْيْالْ يْمْنْيْ ايْجْارْ 3 اشْهّْرْ وْاحْنْا نْطْلْبْ لْنْا لْلْقْمْهّْ عْيْشْ مْنْ عْنْدْ الْجْيْرْانْ يْعْلْمْ مْاقْلْتْ الْا الْصْدْقْ وْالْشْيْ الْيْ حْاصْلْ مْعْنْا مْنْ ارْدْ يْسْاعْدْنْيْ هّْذْا رْقْمْيْ وْاتْسْابْ967،738790871+كْمْ اجْرْكْ عْنْدْ رْبْنْا لْمْا تْفْرْجْ هّْمْنْا رْبْيْ يْفْرْجْ هّْمْكْ انْتْ لْنْا بْعْدْ رْبْيْ اخْيْ فْاعْلْ الْخْيْرْ اوْضْاعْنْا صْعْبْهّْ بْهّْذْا بهذا الحال ماعاد لنا قدره نصبر اكثر صبرنا بمافيه الكفايه😢💔💔💔😢💔😢💔😢😥😥😥😥💔.................،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،🎉 😢 😢 🎉 🎉 😢 😢 🎉 🎉 😢 😢 🎉 🎉 😢 😢 🎉.................،،،،،،،،،،،،،،،،،،،♡]>]>♡♡>]♡\×♡\×}\×}×\😢😮😊
Mahadsanid wll cumar
Maclin cumar inshar alle haku barakeyo ❤🎉
بارك الله فيك أستاذي
جزاك الله خيز ا ❤
Maanshallah illaahayow ku xafid ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Cumaroow suuraha quraanka noo soo fasir micnaha sidaan hada aad noogu soo bandhigeeyso❤
Wlhy video gaan ano arkin ayaa aqrisan jire suurah kahfi jimco walpo manta 1:30 aan aqriye 😊omar video Ina sameyneeso mar uun waa niyeste abti thanks ❤
Jazaakallah ustaad
Maasha Allah Omer Inshar jasaakallah khair ❤
Mansha allah inbad ayaan sugayaay barnaamijkan