Sirta Ilaahay ee Xalka Dhibaatooyinka oo Dhan .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 501

  • @Somali-One
    @Somali-One 4 месяца назад +50

    Aniga oo qurbe jooga oo sharci reerkayga aan ugu tago laygu adkeeyey, xaaskaygana laydiidey inay dalka ii timaado waxaan laasimay ducadan iyo kuwo kale. Wlh kuwii igu adkeenayey shaqadii ayaa laga buriyey, kiiskaygiina qof ilaa xad wanaagsan ayaa loo dhiibey. 1bil ayaa xaaskaygii Visa lagu siiyey. Alhamdulilah

  • @jibrilaliadan
    @jibrilaliadan 4 месяца назад +136

    Illaahay waxaan ugu baryaya qof walbo la daalaa dhacaayo dhibaatooyin nololeed inuu Illaahay ka saaro, waxaadna ogaataa waqtiyadii wacna way so socdaan, aniguba run ahaan way iso mareen maalmo adag hadana Alxm waan ka baxay, marka weliga haka quusan naxariista illaahay.❤

    • @SharmakeCabdimaxamade
      @SharmakeCabdimaxamade 4 месяца назад +10

      Wlhi comentigaagu uu isoo jiitay anoo noloshan adag kafikiaya alxm cala kuli xaal walaga baxayaa i.aa adna illahay nolosha hakuu wanajiyo

    • @DrNasiib
      @DrNasiib 4 месяца назад

      Amiin mahadsanid

    • @umusafa9915
      @umusafa9915 4 месяца назад +1

      Allahuma amiin anagana allaha noo kaso inaa ka baxno oo riyooyinkeena alle noo rumeeyo 😓😓

    • @Happy-s4b
      @Happy-s4b 4 месяца назад

      Aamiin wll mcn ❤❤

    • @IqraAhmedsh
      @IqraAhmedsh 4 месяца назад

      ​@@umusafa9915aaamin yaa alllha

  • @abdinajib9760
    @abdinajib9760 4 месяца назад +102

    Wllhi been idiinsheegimaaaye intaaan muuqaalkaandaawanaayey wallhi lacadiiim ilaaheymagaciibaankudhaartee xoogaa yaraa aqriyey culeeesbaa igadegay wax yarkahore wllhi Suma wllhi waan iskubuuqsanaa alxdullh wllhi makaftamayo yaarabi❤

  • @renaadruun940
    @renaadruun940 4 месяца назад +79

    WAXAA I BARTAY HOOYADEEY MACAAN, Kheir aan dhamaan Allah ha ii siiyo.
    2007 Dagaalkii Maxaakiimta& Amxaarada oo Muqdisha ka socday
    Ayaan u qaxnay Magaalada Baraawe
    Markaan raacnay Gaariga aan ku qaxeynay ayee HOOYO i dhahday dheh لاحول ولا قوة إلا بالله
    Sidaan afka ugu qabtay
    Tuugaa jidka nagu heshay Aniga iyo Hooyo Maahanee dadkii dhan wexey heysteen tuugadaa ka qaadatay
    Illaa Waqtigaas Wardigeyga kama haro
    Shukran Ust. Omer Mohamed Inshar

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 4 месяца назад +32

    Dad xun ma nihin ilaahay baa noo dooray diinti saxda ahayd ee baraarujin baa jirin meel kasta wax maalayacni ah baa lala taaganyahay ee jazakallah wll cumar ustadana
    لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @Samiirofarxan-m4d
    @Samiirofarxan-m4d 4 месяца назад +505

    Nasib xumo majiro qof love saryo saliga nabiga scw💓

  • @updallahakram5938
    @updallahakram5938 4 месяца назад +56

    Hdaad muuqaalkaan daawaneyso nasiib aa leedahay eee alx dheh ❤

  • @daadir3042
    @daadir3042 4 месяца назад +42

    Sheey waliba ama caada kasta oo xun inaad joojiso ukaalmeyso ducadaan
    لاحول ولاقوة الا بالله العلى العظيم
    لاإله الاانت سبحانك إنى كنت من الظالمين

  • @abdiaziiz1401
    @abdiaziiz1401 4 месяца назад +17

    لا حول ولا قوة الا بالله
    الله أكبر الله أكبر الله أكبر
    والله الذي لا إله إلا هو
    Muuqaalkan waxan daawaday maanta galabtii kadib ayan kalmaddan aqristay.
    Alxamdulilaah ilaahay wuxu iga saaray mushkilad aan waqti badan fahmi La'aaa. Waxaanan waday dikrigan waqti aad u yar.
    جزاك الله خير الجزاء أستاذ عمر إنشار

  • @MameGuy-t1p
    @MameGuy-t1p 4 месяца назад +63

    Do you love prophet mohamed❤

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 4 месяца назад +21

    Walalayaal waxan dareemaya in yaqiiiin taydu ay tahay zero
    Sababto ah dadka igu xeran baa mar walba i dhaha wax lagaa aqbalayo ma aragno wadna dikridaaa Waqtigyga Inta wax qabanayo mahee Inta kale wa dikriya wa istqfrsada ama saliga nabiga (scw) bn aqriya lkn yaqiiin banan lahayn ooo waxa isku Kay tagay Jin Kii oo i waswaasinaya iyo dadkii iga ag dhawa walhi yaqiiin ma lihi noloshuna aaad bay igu adagtahay 5yrs waxn radinayo shaqo dayn na wan muquuranahay 😢
    I duceya in Allah yaqiiin I siiyo isagaa Rahman ah oo ii naxarsto wa iga codsi

    • @fatmagolden1256
      @fatmagolden1256 4 месяца назад +6

      Wll alla haku siiyo yaqiin buxda iyo muradkagaba dadkas ku niyad jabinayana ibliis ba ka hadalisnaye ha dhagaysan .
      Dikrigana illahay inad kh raali galiso kuguna danbi dhaafo u aqri aduunkana alla baxsha ha niyad jabin salaadana ku dadaal inaad waqtigeeda ku ilaaliso ducaysana i.a

    • @monamandeeq3059
      @monamandeeq3059 4 месяца назад +5

      Walal ha warwarin alle wxaba kuma aha inu hal minute kaga dul qaado culeys o dhan .
      Ha u dhag dhigin dadkas shydanka isku so labahay adiga la raba inad dikriga joojiso, ha joojin lkn kala dhuumo hbeenki inta la hurdo kac alle bari dikrigana same ❤
      Xawlada iyo ibrahimiyada

    • @ifka1414
      @ifka1414 4 месяца назад +3

      Yaqiin wxad ku heli karta mataqana oon aan is leeyahy :
      Alle marka baryeeso ama aad digrineeso nimcooyinka yar yar so xasuuso mar marna alle u digri adoo Dan leheen ama aan leheen wx inu kusiyo just tasbiix iyo mahad naq ama inuu alle ku awuure oona medan yehe adoo ka rabin wx inaa caabudo oo ducada waa cibaado
      Teeda kale alle hdu kuu ajiibin sheyga rabte isla sidi ogaaw inee ku noqoneso in lagaga celiyo musiibo kuso socote sida xanuun oo kale mida 2aad wa ilaw sanahy 🙏💯

    • @zamuuaden8991
      @zamuuaden8991 4 месяца назад +1

      Rabi waxaan kaaga baryayaa inuu culyska kaa dulqaado yaqiina Allaha nagu arsaaqo dhamaanteen walaal jinka iyo xanuunada ruuxigaa Waa dhib wayn anay noloshayda la dageen Allaha naga dulqaado dhamaanteen

  • @user-eb3cm3uf9c
    @user-eb3cm3uf9c 4 месяца назад +9

    Gabar zxb tee ah igu baraarujisey Tasbiixda iyo Xowqalada faaidadeda kadibna waa bilawey mudo yar aan si dhab eh oo niyad la jirto u waday Alxamdulilah maanta ayaan helay mid ka mid eh arimahi aan rabay waliba tii ugu muhiimsaned oo aheed bilawga kuwa kle insha allah waa rajeynaa inta klena in si dhib yar igu dhamaato lkn xalay ilaa saake waa la cajabsanaa awooda ilaahay sidi ee ku socoto iyo sida ilaahay u awoodo maamulka iyo wax ka badalka nolosha cajiib
    😢🤲😊

  • @Mohammed_Jacob
    @Mohammed_Jacob 4 месяца назад +24

    Waxkasta oo aan ku duceeysto oo marka aan duceysanaayo dhab iga ah oo niyadeeyduna khaalis tahay maba waayo wallaahi waan helaa dhabtii balse isla xilligaas ma'ahan. Lkn waxaan aad uga xumahay kama mahad noqo nimcadaas intabadan😢 ilaaheyow i cafi

    • @xasnaxasan3024
      @xasnaxasan3024 4 месяца назад +2

      Ku mahadi rabigaaga ducadaada kuu aqbalay

    • @Fathiibrahim5245
      @Fathiibrahim5245 4 месяца назад +1

      Plz allah umahad naq wall

    • @Mohammed_Jacob
      @Mohammed_Jacob 4 месяца назад

      @@Fathiibrahim5245 Waan u mahad naqaa walashey everyday jadwalkeyga tasbiihdana waa ka mid inaan u mahad noqo ilaahey maalinkasta balse waxaan rumesnahay inay 0.001% ay ka tahay mahad cilintii ilaahey iga mudnaa saasaan ka wadaa walashey. Sikastaba ha ahaatee waad ku mahad santahay baraarujintaada.

    • @Fathiibrahim5245
      @Fathiibrahim5245 4 месяца назад +1

      @@Mohammed_Jacob m.a allaha kuziyaaadsho wll

    • @xamseaadam1954
      @xamseaadam1954 3 месяца назад +1

      Wl hadi ducada laga aqblo oo aad argto ducadada mrwlba plse iduce murad ayn lyhy

  • @MRLUIS9-h1o
    @MRLUIS9-h1o 4 месяца назад +184

    Funs cumar 1000 like🎉

  • @Abdi-rahmaan
    @Abdi-rahmaan 4 месяца назад +25

    Laa xawla wala quwata illaa billaah🤲🤲😢😢🤲🤲🤲

  • @User7654suy
    @User7654suy 4 месяца назад +14

    ‏وقال ربكم ادعوني استجب لكم.❤

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 4 месяца назад +8

    Laysa lahaa min duuni allahi kaafiya ducadaas aamin ama ha'aaminin mar ayaan ku duceystay waxan rabayna waan helay walina waxay ahayd mid adag mana filanaynin in aan helayo❤

  • @CabdisayidIbraahim
    @CabdisayidIbraahim 4 месяца назад +7

    Sirata kansigaan horaan u tijaabiyay
    Run ahaantii ilhaay xanuun aan aad ula dhibaatooday baa ilahay iiga caafiyay
    Alx

  • @سوسانحسن-ظ4ت
    @سوسانحسن-ظ4ت 4 месяца назад +5

    Allh quranka ii fududeeyo Amiin ii dhha plz
    riydydu waa ina qariyd quraan noqdaa❤❤i.a🎉

  • @ibraahimabdalla6940
    @ibraahimabdalla6940 4 месяца назад +2

    Aad ayaad umahad santahay aniga ayaad maanta si gaar ah ii tilmaantay ii xasuusisay mar walbo qalbiga ayaan kaaga soo duceeyni wll alaha ku badbaadiyo aakhiro iyo aduunyadanba Aamiin yaarabi

  • @AbdiWasac-v6s
    @AbdiWasac-v6s 4 месяца назад +16

    لا حول ولا قوة الا بالله

  • @Abdalemuuse33
    @Abdalemuuse33 4 месяца назад +2

    Macalin Cumar Alle ha ku sharfo❤

  • @xyxvxy
    @xyxvxy 4 месяца назад +9

    لَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِٱللَّٰهِ

  • @axmedbaladka1822
    @axmedbaladka1822 4 месяца назад +3

    Aan KuWada Salino Xabiibkena Nabi Muxamed Scw Scw

  • @Maidacaddey
    @Maidacaddey 4 месяца назад +5

    Ku saliya nabiga scw❤

  • @qeysmohamed4215
    @qeysmohamed4215 4 месяца назад +1

    HAMBALIYO USTAADKEYGA 1M🎉❤

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 4 месяца назад +2

    Waxaa xaqiiq ah in mar walba aad dambi ka fogaato od daacada alle badsato waxad helaysaa wax wanagsan allow khayr na waafaji ogaansho alle ha barakeeyo

  • @Farah-ty5dp
    @Farah-ty5dp 4 месяца назад +3

    Allahu akbar video gaan waxaan daawaday maar aan aad ugu baahna culeeysna aan dareemayay insh allah waqti dhow kadib dadkan ku dhehi doonna laaxoowla walaa quwata illaa billaah waa furahah farxada iyo albaabka la iskaga xiro murugooyinka yaa allaha ii gargaar adigaan ku tale saarte.

    • @HepaMoh
      @HepaMoh 3 месяца назад

      Inshallah wll dhamaanten rabi culayska dareemayno farxad ha inogu bedelo🤲

  • @ibnuadam9475
    @ibnuadam9475 4 месяца назад +1

    جزاك الله خير الجزاء وأحسن الله إليك ونفعنا الله بها.. إنها الحوقلة لتحليل المشكلات وتحقيق الأمنيات المستحيلة

  • @nimcomuumin-g3g
    @nimcomuumin-g3g 4 месяца назад +6

    Omarow ilaaahay qery aan dhamaad ilahay Haku siiyo maalin aan garab u baahnaaa i caawaysay mowdiicaan ❤❤❤❤

  • @ashrafkhaliifxaaji9747
    @ashrafkhaliifxaaji9747 4 месяца назад +6

    لا حول ولا قوة إلا بالله
    نسأل الله السلامة والعافية يارب 🤲

  • @filsanmuhumed1876
    @filsanmuhumed1876 5 дней назад +1

    Xasbunalah sayu’tinalahu min fadli inaa ilalahi raaqibuun 40 jeer akhri alena waydiso waxad rabto waa duco cajiiba aniga ayaa tijaabiyay

  • @AbdulHassan-fo1nf
    @AbdulHassan-fo1nf 4 месяца назад

    Shukren akhi ogaansho xili WANAAGSAN ayuu isoo gaaray muqalkan oo aan xalad kujiro sidi in la iso diray oo kale aad ban ugu farxay ilaahay haka Abaal Mariyo

  • @MarwaAhmed-ni3tw
    @MarwaAhmed-ni3tw 4 месяца назад +2

    Aad iyo aad baad u mahadsantahay wllo I don’t know if you gonna read my comment but you change my life in a positive way الله يجزيك

  • @SabriinAbdifitah-dj9cx
    @SabriinAbdifitah-dj9cx 4 месяца назад +3

    Wuxuu isoo gaaray anoo dhibaato ku jiray 😢ducaadaan waan garanayayy lkn maxasuusanin Allah ha ku barakeeyo qof walbo fariinteyda arka ha iisoo duceeyo😢guur yaan gali rabaa lkn hooyadey ayaa iidiidan iisoo duceya pla😭😭😭😢😢😢💔💔💔💔💔💔💔💔💔

    • @shacbamohamed1454
      @shacbamohamed1454 Месяц назад

      oh sorry lkn wll xisaabta kudarso mamada wxy ku diidy inay msha ku jiraan ee allah haku fududeeyo

  • @ismaciilMohamed-w1d
    @ismaciilMohamed-w1d 4 месяца назад +1

    Kusali nabiga scw❤🥰🙏

  • @hillinwacantv3946
    @hillinwacantv3946 4 месяца назад

    Jazaka allah wll omer inshar

  • @Unknown_lo9xd
    @Unknown_lo9xd 4 месяца назад +10

    Best youtuber good luck❤

  • @sharmarkeibrahim2822
    @sharmarkeibrahim2822 4 месяца назад +3

    cumar inshar wan ku tageraa manshallah🫡. waqti qaldan masconayo balse ogada ilahay wuxuu kuu qoray kuma gafayan

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 4 месяца назад +1

    My brother rabi ha ku xifdiyo waliga e sabarka badi sxb qali keep going my brother

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Месяц назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @HibiFarxaan
    @HibiFarxaan 4 месяца назад

    Mahadsanid wll cumar noo so badi muqaladan oo kale Markle mahadsanid❤❤❤❤❤🎉

  • @MohamedAbdullahi-ke6un
    @MohamedAbdullahi-ke6un 4 месяца назад +4

    Wllhi waa runtii dhib kasto aan kujiro adkaarta aqrista kadibna natiijada waa arkaa marka adkaarta hala badiyo walaalayaal.

  • @yuusufabdirashiidhasan4043
    @yuusufabdirashiidhasan4043 4 месяца назад +4

    1 million coming soon 🎉

  • @abdullahiadawe5637
    @abdullahiadawe5637 4 месяца назад +1

    Omar Jazakalahu kheer hoyaga janatul firdoosal aclaa allah kadhigo hana nagu kulmiyo

  • @Dhigaal2024
    @Dhigaal2024 4 месяца назад +1

    Mahadsanid Omar inshar Allaha kubarakeeyo

  • @sacadahmed7504
    @sacadahmed7504 4 месяца назад +2

    Mahadsanid dr omar

  • @Adammohaa
    @Adammohaa 4 месяца назад +2

    جزاك الله خير الجزاء ❤

  • @timacadealimaadhle4310
    @timacadealimaadhle4310 4 месяца назад +1

    Mahdsanid cumar jazakallhu khayr

  • @Hudamedia8
    @Hudamedia8 4 месяца назад +3

    Videogan ma aniga iso sameyseyw wllhi ciiriiri ban dareemaya nolashii oo dhan iska key xirtey waxan daremayo wllhi ina waasho ka cabsanaya ya rabbi ii naxariiso ya kariim adaan ku bahanhy ii fudude

  • @Xafsoxirsi-wp1rp
    @Xafsoxirsi-wp1rp 3 месяца назад

    Wlll igula sali subanaheena muxamed calyhi salaam❤scw scw scw scw scw scw❤

  • @abdifitaahhassan4531
    @abdifitaahhassan4531 4 месяца назад +1

    Thanks ustaad sida naagu faa ideysay ama aad noo xasuusisay

  • @MohaRooney
    @MohaRooney 4 месяца назад +2

    M.a wll ilaahay wax khayr qabo ilaahay ha kugu badalo

  • @warsanjaamac5749
    @warsanjaamac5749 4 месяца назад

    ❤illaahay abaal hakaasiiyo runtii waaba wehelkayga culayska walaahi waa sixir xalaala

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 4 месяца назад +1

    Illaahay baan kudhaartay xoowqalada noloshayda odhan buu illahay faraj dhanwalba ah mudo aad uyar weliba.
    From 10 to 80 markaan ku cabiro %. 2bo bilood ayay noloshayda odhan kala wareegtay subxaanallah.

  • @maandiirsheiofficial
    @maandiirsheiofficial 4 месяца назад +2

    Shukran wll cumar inshaar ❤🙏

  • @AbdirahmanHassan-v9j
    @AbdirahmanHassan-v9j 4 месяца назад +2

    Ku soco ustaad cumar inshaar garabkaga ayan nahay marwalba ✍️

  • @Mohammed-cv1gc
    @Mohammed-cv1gc 4 месяца назад +8

    Alxm cala ku xaal wax umaleysa xlda an hada ku jiro Ina ka hadleyso ustaad Omar wax bdn wa u duceysay Ma dhihi karo ilaahey ducadeyda ma aqbalin oo Danbi igu thy Alxm lkn wax bdn ma Anan helin wax an ku duceysty balse alxm wayo qof dhalinyaro ah oo buufis ku jiro in bdn wax bdn xareystay oo hada helin Aya Ahay xlka asxbateyda Inta bdn ay igu kor baxeyn inta is baranay intoda bdn An ku xumanin dalka ya tageyn oo ilaahey u rumeyey riyadooda Inta bdn Lkn wa sugaa
    Wax iso Marty hbno bdn Ina duceysty oo ilin 😭 iga imaaty Oo an wali an helin wixi an rabay

    • @faadumoali1861
      @faadumoali1861 4 месяца назад +1

      Wll waxaa laga yaaba Alle inuu dhib kugu so socdy kaga badbaadiye ama dib lagugu dhigy mrka Alle tallo saaro niyadadana kheyr u sheeg
      Ha quusan waligaa wllkey

    • @rumaanmaxamud7236
      @rumaanmaxamud7236 4 месяца назад +1

      wll horta marka hore alle hakuu sahlo waxaad rabto ilaahy dhamaan arimahaada hakuu fududeeyo dhamaanteen duruufo iyo dano kala duwan ayaa nahyso alle muraadyadeena hanoo sahlo
      midakale laga yaabee waxaas aad raadinyso wax ka khayr badan ka fiican barnaamij kaaga hawl yar inuu ilaahy kuugu talo galy mr uuna aad orandoontid alla ilaahy tan buu ila doonayey nimcadaasna aad ku dhax dabaalan doontid mrka haquusan niyad khaalis ah 100%100 inuu ilaahy ku aqbilayo niyeyso waad helysaa insha allh

  • @hafsaahmed4409
    @hafsaahmed4409 4 месяца назад +1

    لاحول ولاقوة الا بالله

  • @azatwayel9380
    @azatwayel9380 4 месяца назад +1

    من ضاقت عليه العيش وكثر عليه الكربات فليلزم لا حول ولا قوة الا بالله❤

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 4 месяца назад

    Xawqalda iyo suratu baqara 2 daasiba wa mucjiso ilaahy inoo soo dajiyay❤❤

  • @MrHassanomer
    @MrHassanomer 3 месяца назад

    CONGRATULATIONS MY PRO OGAANSHO

  • @makeupandhennaartist3830
    @makeupandhennaartist3830 4 месяца назад +1

    wxan ku xirnaa chanelkan ilaa 2018 wxan ugu farxay in aad 1 million u dhowdahay sidii aan anigu chanelkan leyahy congratulations wll Omar inshar

  • @CashoCali-qn5lp
    @CashoCali-qn5lp 4 месяца назад

    Mahadsanid xiliya ubahna arkay kheyr illahey ha ku siyo❤❤

  • @AmiinBadal-d1f
    @AmiinBadal-d1f 4 месяца назад +4

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 😢

  • @FaaraxCiire-im3uy
    @FaaraxCiire-im3uy 4 месяца назад

    Maashaa Allah Allaha kxfd shiikh soo badi ajir Allaha kaa siiyo

  • @xamzasheekhaxmedbaaruud
    @xamzasheekhaxmedbaaruud 4 месяца назад +1

    جزاك الله خير الجزاء

  • @hmzeomaar981
    @hmzeomaar981 4 месяца назад

    Allaahu akbar illaahow nagu amaanso dunidan korkeeda aakhirina nagu janeeh allaahum aamiin❤❤

  • @XayakallahMedio
    @XayakallahMedio 4 месяца назад +1

    شفيت قلوبنا شفاك الله
    قال علي بن ابي طالب رضي الله عنه من علمني حرفا أكون له عبدا

  • @Allah.SW_Muhammad-SCW
    @Allah.SW_Muhammad-SCW 4 месяца назад

    Wa Calaykum Salam wa Raxmatullahi wa Barakatuhu Akhi. Walaal Waad ku Mahad'santahay Macluumaad'ka Muhiim'ka ah oo aad inoosoo gudbisid. Jazakumullahu Kheyran

  • @JamiloCaato
    @JamiloCaato 2 месяца назад

    لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ridwanahmed219
    @ridwanahmed219 4 месяца назад +3

    Wlhi marwalba oo RUclips kaGa dawado Rayn Rayn iyo raaxo ayaan DareeMaa Alle haKu daayo wllo

  • @maxamedahmed1674
    @maxamedahmed1674 4 месяца назад +2

    Nin masari ah ba waxa u bare wax iga yabiye shey markad qabaneyso o ad kari lad ahay meshan sheet dhib bandana ka irahdo isagu wuxu I yiri dheh Allahu akbar

  • @qamarosman6752
    @qamarosman6752 4 месяца назад

    Jzkumulaah qeyr waan jeclahay kelmadaas laaxawla walaaquwata ilaa bilaah inaan dhaho mar walba Alxamdulilaah❤

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 4 месяца назад +1

    Laaxawla walaa quwata illa billah jizaakallahu khayr wll

  • @aliabdulahiahmed9306
    @aliabdulahiahmed9306 4 месяца назад

    I love you ALLAH Dartii omar inshar🔦

  • @kaltunXashin
    @kaltunXashin 2 месяца назад +2

    QOFWALBA oo akhtinayo ComentiGaygaa ilahay CimriGisa U DhereyO DambiGisana Ha Dhafo❤😢

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 4 месяца назад +2

    Illaahow Dhamaanteen Qofba wax ayaa tebayaaye Naga Koryeel. Laa xawla walaa quta ilaa bilaah

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 4 месяца назад +1

    Shukran omar inshar 💯✔️

  • @MameGuy-t1p
    @MameGuy-t1p 4 месяца назад +1

    Thanks pro
    Voice 💯
    Thinking 💯
    Every thing 💯

  • @Intisar83
    @Intisar83 4 месяца назад +6

    Aniga wxn mar lazimay xowqalada sanadki 2023 iyo salatu laylki marki aa dhameynaye jmcda
    Wxn ka arkay cajaib iyo mucjizoyin inta kadib iskamadafin alxamdulillah

  • @Joy-b4g
    @Joy-b4g 4 месяца назад +1

    Alle qeyrka hana waafajiyo
    Inta dhibanna alle haka dul qado

  • @Baashi4
    @Baashi4 4 месяца назад +7

    M.a

    • @ZakeriaAli-o6p
      @ZakeriaAli-o6p 4 месяца назад +2

      Sxb RUclipska caan kama tihide

    • @Baashi4
      @Baashi4 4 месяца назад

      @@ZakeriaAli-o6p Somali ma igu xirno sxb

    • @ZakeriaAli-o6p
      @ZakeriaAli-o6p 4 месяца назад

      Sxb qaab noocee ki heshay

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs 4 месяца назад +3

    Waxaso dhan waxa kadaran cafimad darada waxan ahay hoyo cidna umaqnen ceelna uu qodneen lkn ilshay ku kalson carurr iyo waalid waayela heysa oo kamasula iyo carurtayta lkn alxamdulilah mudo ila5sana xanun la nool waliba shaqan ada wayo majirto meelan jifto marna waa layga goysta lacagta wayo waatagi Kari waya iso duceya waana ku samirsanahay waxwalba alxamdulilah 😢😢😢🤲🤲🤲 iso duceya walalayaal

    • @muuqbaahiyesoomaali8269
      @muuqbaahiyesoomaali8269 4 месяца назад +1

      Mom Alle hakuu gargaaro. Talada walaalkaan uu baxshay bes qaado. Yaqiinsona.

  • @ahmedabdi319
    @ahmedabdi319 4 месяца назад +1

    مبركوك مقدم على مليون متابع، بارك الله لك
    Guleyso waligaa

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 4 месяца назад +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 4 месяца назад

    Maasha Allaah waa mahadsantahay

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 4 месяца назад +2

    Mshllh wlhi wn sugayay muulkan mhdsnty wll cumar

  • @abdiwalishariif-n4f
    @abdiwalishariif-n4f 4 месяца назад

    بارك الله فيك يا أخويه. صومالي. من المملكة العربية السعودية

  • @IceMohed
    @IceMohed 4 месяца назад +1

    SALLAHU CALEYHI WASALAM

  • @hibocabdinaasircumar2099
    @hibocabdinaasircumar2099 4 месяца назад

    Waan jeclaan laha walahi you tube leyda iney soo gudbiyan adiga waxa soo gudbisid oo kale jasaa kalah cumar inshar

  • @ahmednuur8918
    @ahmednuur8918 2 месяца назад

    Ariin ayaa igu adkaate wuu iga dhaaman waaye laakin manta ayaa bilaawaa wax aan rajeen in ayaa iga dhamaato inshalah

  • @MohamedHassan-bd9zf
    @MohamedHassan-bd9zf 4 месяца назад

    Jazakallah walal cumar allaha kubarakeeyo

  • @channel-barkhadle
    @channel-barkhadle 4 месяца назад +2

    asc omar inshar qofkii uhoreeyey

  • @Iamqueen-lv9ub
    @Iamqueen-lv9ub 4 месяца назад

    Walllhi qalbigaa kaaga Duceeyay Cumar inshaar Allaha kuu Jeclaado sida aad Khayrka Noola jeceshahay akhii❤️❤️ Waa Faaido wayn لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم

  • @YoutubeDhako
    @YoutubeDhako 8 дней назад

    لاحول الا قوة الا بالله

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 4 месяца назад +1

    Laaxawla Waala Quwata ilaa bilaah ❤

  • @abdirahmanomer9358
    @abdirahmanomer9358 3 месяца назад

    Alxamdulillaah ducooyin badan alle wuu iga aqbalay markastana waan ducaystaa

  • @Motiva647
    @Motiva647 4 месяца назад

    جزاك الله خيرا الجزاء mahadsanid wall

  • @ismailmohamed9940
    @ismailmohamed9940 4 месяца назад

    Masha Allah jazaka Allahu khayr bro omer ❤ la hawla wala quwatu ila bilah🙏🤲😢