XIISADII IIRAAN & SIR-AA'IIL OO LABA KACLAYSAY + QASA + SUURIYA + UKRAINE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии • 31

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  День назад +7

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x День назад +2

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @mustafexuseendaahir6796
    @mustafexuseendaahir6796 День назад +2

    ALLAH WAYN EE WAXIDKA AH
    HA U NAXARIISTO REER
    FALASTIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille День назад

    waxaan rabiga caadilka ah ee boqorka ah ka baryaynaa in uu culayska cadaadiska cabudhinta iyo xasuuqa arxan darada ah iyo godoominta uu rabigu ka qaado shacabka falastiin ee gasa iyo alaqsa. rabi nasrigaaga iyo naxaristada u Soo dadaji reer gasa iyo xuutiyinta rabi guulee oo awoodaada iyo amarkaaga ku guulee. mujaahidiinta xaq u dirirka ah ee xoraynta gasa iyo alaqsa aamiin yaa rabi

  • @MuseMucad
    @MuseMucad День назад

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul yaarabi

  • @maslaxmohamed3608
    @maslaxmohamed3608 День назад +2

    Allah ka qaato dhibada heesato falastiin aamin

  • @Baareey
    @Baareey День назад +2

    Asc mamaxamuud maxamad cade waa ku mahadsan tahay wararka aad noosoo gudbiso

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye День назад +2

    Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 День назад

    Golaysda falastine insha Allah 😢❤❤❤❤❤🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ahmedadan1741
    @ahmedadan1741 День назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Yaska-q2h
    @Yaska-q2h День назад +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid День назад

    Mowliidoow iyo M.caddoow dagaalka Ruushka iyo Yukrein wuxuu isku badalay laba jufo oo dagaalamaya.
    Mar haddii Ruush ku guulaysanwaayey 3 bilood ee u horaysa ee 2022.

  • @farduusaabdiraxman
    @farduusaabdiraxman День назад +2

    ❤❤❤

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 День назад

    Allaahu Akbar

  • @MuseMucad
    @MuseMucad День назад

    Sahnuuniyada israiil iyomarykanka allha kadhigo kuwa dukmdaakan lagdhigo yaarabi oo lababiiyo hoog iyo qax kabilaabmo

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 День назад

    Allaha u gargaaro muslamiinta .

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 День назад +1

    Caruurta iyo dadka kaleba baahi ayey udileen baahi Ilaahey ha udilo soo duulayaasha hade amow nuclear jooji waayaa ?

  • @A14a14aSamsung-o3u
    @A14a14aSamsung-o3u День назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmuhamed8871
    @ahmedmuhamed8871 День назад

    Rsbiga awood oo dhan iska leh Ayaan dhakhso uqaban srail iwm bi,idmillaah

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 День назад

    Caruurta iyo dadka kaleba baahi ayey udileen baahi Ilaahey ha udilo soo duulayaasha

  • @cabdigoosaar5878
    @cabdigoosaar5878 День назад

    WCS

  • @AdanCali-qi1mn
    @AdanCali-qi1mn День назад +1

    Nabiga halagu saliyo csw csw csw csw csw csw

  • @FatimamohamedHassan-l5j
    @FatimamohamedHassan-l5j День назад

    Alle haa gargaro oo haa miideyo ree falastin yuhuduna Waka xaran in ay nabad ku seexato iney dadka dhibka ku wadoa

  • @AbdalaSaid-o3h
    @AbdalaSaid-o3h День назад

    🎉🎉🎉😢

  • @MaxmadabdiJaaama
    @MaxmadabdiJaaama День назад

    Fug❤

  • @mohamedabdihassan1435
    @mohamedabdihassan1435 День назад +2

    Waa na waasheen nimanyahoow dagaal aan dhamaad laheyn ayaad nagu waasheen

  • @AhmedAbdi-w6i
    @AhmedAbdi-w6i День назад

    Israel baaba

  • @kosarmahamedmuse1367
    @kosarmahamedmuse1367 День назад

    ❤❤