Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin
Mise inigu carb ayaatihiin aaway dadkii aad wax ubarateen xageed ku ilowdeen mise waxaad moodeen in ay moqdisho iyo hargaysa iyo garoowe kaliya soomaali yihiin from awdal
Waankusamaamay mawliid maxaad uga hadlilaadihiin caruurat soomaaliyeed ee dhibaataysan oo aad uga hadlaysaan caruurta carabta waxaad rabtaan in aad na marinhabaabisaan si ay qalbiyadayadu ugu siijeedaan carabta kanajeesano danteena from awdal
Fadlan hanamarinhabaabinina anagu carab manihine waxaad noojeediseen eeshiya si aan uga jeesano dhulka oromadu boobayso maxaad yuhuuda mawdaw uga hadli laadi hiin
Ma adigaa og in xoog loofaro saari karo sideed uhad ladlaysaa waa arin xag (Alle kasocota waxayna aamin san yihiin in uu (illaahay wax yeelikaro wayna saxan yihiin
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin
Alaah ha gargaro falastiin iyo itinerary lisafan amiin yaa rab
Maxamed maxamuud cade mawlid masha allha tv xamaas 🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️💪🇵🇸💪🇵🇸💪
Waxba ka majiran waxay kkawada hadlen ...WAA HALBACAD LAGULLISEY HALKA. AYKKU SHIRIINA ILLAHEY WAA LASUCDA
Yemen nin yaqaan kuma degdego lkn saan arko waxaa madaxiisa soo dhiibtay siisii
ASC. (WA KAANA CALEYNAA XAQQAN NASRUL MU'MINIIN).❤❤❤
Daalimiinta awoodooda Awooda ilaahaa kaweyn 😮😮😮😮😮ilaahow jibi daalimiinta Rabiyow 😮😮😮😮😮😮😮
Maxamuud m cade jazsaa kallaah khayran sida wanaagsan ee runta ah aad akhbaaradka caalamka aad nogu soo gudbiso
Asc bahda HBN online TV sxb mowliid xaaji iyo maxamed maxamuud cade habeen wanaagsan
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mo ogtihiin in ay jiraan caruurta soomaaliyeed ee qoxootiga qoloji ay rabaan in caalamka loosoobandhigo from awdal
❤❤❤
Ilaahey masiibo haku rido Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin
Mise inigu carb ayaatihiin aaway dadkii aad wax ubarateen xageed ku ilowdeen mise waxaad moodeen in ay moqdisho iyo hargaysa iyo garoowe kaliya soomaali yihiin from awdal
Waankusamaamay mawliid maxaad uga hadlilaadihiin caruurat soomaaliyeed ee dhibaataysan oo aad uga hadlaysaan caruurta carabta waxaad rabtaan in aad na marinhabaabisaan si ay qalbiyadayadu ugu siijeedaan carabta kanajeesano danteena from awdal
Allaha ugargaaro falastin
Cajiib mr.Blink miyaa xuquuq bini,aadam kahadikara waar Gaza eeg dheh.
NINKII DHOOF KUYIMIDEEY GEERIDU DHIBEYSAA AYEY KAMAREYSAA MAREEKAN IYO ISRIIL ALLAHA GUULEEYO FALASTIIN YAMAN
Waxaan hubaa hadii aad caruurta qoxootiga qoloji u hiilisaan unahadashaan in ay xitaa inigoo nool inii abaal gudi doonaan laakiin hadaad kahadashaan caruurta suuriya aanay idinba garanayn from awdal
Waxaba kama qaadayam hadaan carabta duliga ah madaxna keensadeen yahuuda ama America
Allaha u gargaaro muslamiinta .
XAqay tagi ader e
Fadlan hanamarinhabaabinina anagu carab manihine waxaad noojeediseen eeshiya si aan uga jeesano dhulka oromadu boobayso maxaad yuhuuda mawdaw uga hadli laadi hiin
Xuuti ilaahow awoodooda usiyaadi cadaga duulaanka ilaahow kusoo jibi oo kusoo fashil 😮😮😮😮
Waxaan maqli jiray kibirka badan iyo daandaansiga badan waa lagu jabaa
🤍🤍🤍
Israil xasuqeda lama sheegayo midka rsf ayaa la sheegaa usa waa munafaq
dal waliba oo lagu soo duulo waa in uu is difaaca
Isma eegto naag xumi
halkay iin ku leedahay!!!.
Markan iyo ciidanka gurmadka deg-degga ah waa isku mid.
Markan oo dhiigya cab ah ayaa eedaynaya dhiigya cab kale.
Waa bahal canbaaraynaya bahal kale.
Qofba dhig siyadinta si uu uyaqan jajadaba dadaa cunin shishida miro maleh kimikey lahan karta miraha iskamirikarta ujeedaa
Ma adigaa og in xoog loofaro saari karo sideed uhad ladlaysaa waa arin xag (Alle kasocota waxayna aamin san yihiin in uu (illaahay wax yeelikaro wayna saxan yihiin
Oo sowtey maalin walba weereraan midkaan hada aad sheegtay muxuu kaga duwan yahay kuwii hore?
Aduunka dagaaal buu Gali rabaa