TRUMP OO CAAWA U DHAARTAY X4MAS + MILITARY-GA SIR-AA'IIL OO JEEDIYAY XOG YAAB LEH + SHIINAHA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии • 99

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  23 часа назад +6

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @Jama-gy7mf
    @Jama-gy7mf 20 часов назад +7

    Gaalka weyn ilaahey baa ka qabanaayo inshaa alaaaah

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 22 часа назад +8

    illaahow burbur iyo masiibo kurid mareeykan yahuud yurub aamiin

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 22 часа назад +4

    Cilmaaniyiinta ! Siisi Allaha Qabto

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 17 часов назад +1

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @MaxamedCelmi-m3j
    @MaxamedCelmi-m3j 23 часа назад +4

    ❤illaahow❤ islaamka mideey aamin aamin aamin ❤yaa allah❤

  • @habibahassan7290
    @habibahassan7290 23 часа назад +4

    Allow u gargaar reer Gaza oo

  • @AishaBarre-b9n
    @AishaBarre-b9n 16 часов назад

    Ilaahow Qalbiga kajibi cadawga gumeystaha 😢😢😢😢😢😢

  • @fartunmohamud7411
    @fartunmohamud7411 20 часов назад

    Mansha allah adiirkii amanta

  • @ayaanmahamud4504
    @ayaanmahamud4504 21 час назад +1

    ASC HBN waas su.aale tram kkkk ma beydan.hubkii uu siiiyay ma mid aan aheyn buu sooo wadaaa isagaaa baraiga dhexe ka baxaaaaya Insha alllh?

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 22 часа назад +2

    Allaahu Akbar

  • @NucmanAli
    @NucmanAli 21 час назад +1

    Waadkumahadsantihin warka muhiimka Ah

  • @Mohomed-f7s
    @Mohomed-f7s 22 часа назад +1

    Ilhay ha u gargaaro umada rer qasa ee walalehen ee dhibku ku habsatay rabow guusha sii dhibkan ka saar gumaysiga iyo saxriirka rabow adaa qufura raximee rabow ka dulqaad allhu ma amiin guul isha allhu 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AishaBarre-b9n
    @AishaBarre-b9n 16 часов назад

    Ilaahow awoodooda wiiq Rabiyow cadawga gumeystaha

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 22 часа назад +1

    Asc

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 22 часа назад +1

    Donland Tharumb malayga Nukleir ayuu kuridayaa reer Gaza,maxaa u haray reer Gaza.

  • @mohamedmaalim4763
    @mohamedmaalim4763 22 часа назад +1

    Trump waxaa ushaqeeya yahuuda iyo qadar iyo Saudi imaraadka iyo masar iyo al jaziira

  • @luulabdi4174
    @luulabdi4174 20 часов назад

    I want to start walking like him

  • @abdirahmanosmandirir1543
    @abdirahmanosmandirir1543 22 часа назад

    الله اكبر، الله اكبر

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 21 час назад +1

    Waxba masamaynkaro Tharump waayo qof waalan .

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 16 часов назад

    حسبالله ونعم الوكيل

  • @ABOKORMOHAMEDHassan-h6c
    @ABOKORMOHAMEDHassan-h6c 16 часов назад

    Allaah ha jebiyo yuhuuda iyo xulufadeeda illaahay hakuleeyo al qasaam iyo mulimkaba

  • @AbdiHusen-rl4qz
    @AbdiHusen-rl4qz 22 часа назад +1

    ❤❤❤ Allahu Akber

  • @Farah-ek1vp
    @Farah-ek1vp 22 часа назад +1

    Somalidu amaanta ayey wax ku bixiyaan .mawliidow

  • @alirobleh1226
    @alirobleh1226 21 час назад

    Waa adduun xaqa la aasaayo
    dan-yartuna eeday

  • @AdenIdow-t4v
    @AdenIdow-t4v 22 часа назад

    Taram cayaartisi ayuu bilaby. Sosco allhu akbar❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 20 часов назад +1

    DOWLADDA TURKI MAXAY U CODSAN LA'YIHIIN INA QARDAAWI OO TURKISH AH, XAQ AYEY U LEEYIHIIN, IN LUBNAN AY TURKI U DHIIBTO.

  • @gureyxirsi5149
    @gureyxirsi5149 9 часов назад

    Waa kuwa isku tilmaama xaquuqda iney u Taagan yihiin meey kahadlaan is raa iil iyo mareykanka

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 21 час назад

    Masaakiin ma dhaar kale ayaa u hortay Mar hore ayaaba eber laga dhigaye ilaahayow u miciin

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 13 часов назад

    Ya Allah xunull khaatiman ku waydisanay

  • @CismaanAbdiyow
    @CismaanAbdiyow 16 часов назад

    Mareykanka.iyo.israa,I'll.ma.duni.kale.ayey.ku.nool.yihiin.waa.yaab.maxkamadi.ma.jirto

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 20 часов назад

    Wuu waalan rabaa
    Waxaase igala yaab badan wixii waxaan sidaas ah doortay

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 13 часов назад

    Soomaaliya ayuu badaheeda qaadanaya beridhowna weliba gacanka berbera

  • @abdirahmansiad1711
    @abdirahmansiad1711 21 час назад

    Ceebta kama Xishoodaan, ICC waxay ka shaqeysaa arrimaha Sharciga Caalamiga

  • @RidaAli-g6d
    @RidaAli-g6d 21 час назад

    Al qardaawi muxuu ka doonay lubnaan ilaahay cadawga uma gacangaliyo

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 14 часов назад

    Maraykan ka waa Argagixiso aan arxan laheyn, dadkii islamka ahaa ee trump doortay denbiga ay galeen Alle kama dhaafo

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Час назад

    Muddo laga jogo sanad ayan waxan ku so qorey in falastiin laga hayo xisabta dadka falastiin tiradoda liis ugu jiran israiil oo ku nol dhulkoda tas waxey keneysa iney og yihiin tirada inta nol oo hartey iyo inta dhimatey madama ay diiden iney ka bixin dhulalkoda liiska dadka markey dhamadan oo la laayo dhulka oo dhan ay qadan donan wa qorshaha natayahu carabtana wey ka jifan waxeyna ogeyn in israiil dhulkasta ay ka qadaneyso marka hore in yar amaan ay ku shegan ka dibna ay ballariso ila sacudiga yaman ka dib afriko oo somali ku jirto wa israiil weyn seylac qariiradoda magac seylac oo luqad israiil ba ugu qoron israiil weynta wa carab iyo afriko yurub kuma darin

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 13 часов назад

    Scary world

  • @AadanAxmed-o1p
    @AadanAxmed-o1p 22 часа назад

    Allah haguuleeyo reer falastiin iyo reer lugnaan Allah guusha hasiiyo reer yamen reer Syria reer iraan reer Sudan iyo somaliyaba ❤❤❤ Allah HAMIDEEYO dhamaanba umada islamka ahba 😂😂😂😂 Allah hajabiyo cadawga sahnooniyada ahba iyo reer galbeedka Ahba Allah hajabiyo haguuldareeyo sahnooniyada iyo.xulufadoodaba 😂😂aamiin😂😂 ❤❤❤ ALLAH HAGUULEEYO KOOXAHA ISKACAABINTA AH GUUL XAMAAS GUUL XUTIGA❤❤❤

  • @MohamedAliismaail
    @MohamedAliismaail 21 час назад

    Horeb waa lo oga inanay ahayan maxakamad

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 20 часов назад

    Brother reer falastiin ilaahay baa u maqan
    Runtii hadaan idiin sheego
    Trump caadi ma aha
    Wuxuuns ku shaqeeyaa caadifad
    Waana qalbi caruur

  • @aminadhayib8031
    @aminadhayib8031 12 часов назад

    Alhayoow reer falstiin u hiili adiga ayeey hiilo kaa sugaayaan yaarabi

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb 21 час назад

    Donald trump Habarti aa uu sheego gaal gaal dhalay,. Ninka Adeerki Amaanta wan Salamaaaya Shaxaadki oo shaqa ah weyane.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 22 часа назад

    THaram waa ku sarkhaamay Xamaas,waa doqon waalan Dumar iyo Caruur lalaynayo ayuu Xamaas kusheegayaa.

  • @saidasabrie3422
    @saidasabrie3422 21 час назад

    Muxuu ka qadayaa Xamaas ilaa hadda gardarri loo qooshay was ka noolyihiin codowgana aaa kuwaa iska caabiyay, waxba kama qaadaayo waxaaba laga yaabay in uu fraali gelin ka bici dona sido uu hore ugu qaldoomay . Wax la qadayo maba jiraan Allah badbaadinayaa horena u badbaadiyayu

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 14 часов назад

    Argagiso aan mareykan ka aheen majiro.

  • @abdulkadirbarre7862
    @abdulkadirbarre7862 22 часа назад

    maxaa iiraan tusay caalamka macalinka wayna (Am) isagaba waa la dilaa qofka wax dila waxaan loo is ticmaalaa irbad sun ah

  • @Almaascabduqadir
    @Almaascabduqadir 18 часов назад

    Gaza sanad iyo dherada bay maraykan iyo xulafadiis xasuqayen reer Qasa waxay ureebteen majirto taram haduu wax isku hayo waxb yuu hagran ليس،لك من الأمر شيء

  • @DiiriyeFaarax-w9c
    @DiiriyeFaarax-w9c 21 час назад

    SAC

  • @SSS78781
    @SSS78781 15 часов назад

    ADUUNKA MAANTA WAYEELO MASKAXDA KA XANUUNSAN AYAA HOGAAMIYO OO CUNSURIYADNIMO KA BUUXDA

  • @husseinegeh2955
    @husseinegeh2955 21 час назад

    Kkkkkk waxaan aad iyo aad ugu qoslay markuu amaantaa ninkaas jaban udhashay ee aad ku sheegtay adeerkii amaanta markuu ku amaantaa dhameeyo ayuu ku odhanayaa hadaba wax noo dhiib walaahi waxaan xasuustay ciyaalnimadaydii ayaanu kelmadaa isticmaali jiray😅😅😅😅

  • @Worldwide24hrs
    @Worldwide24hrs 21 час назад

    Mar hadaanu jirin sharci kala leexiya caalamka sida Israel iyo Maraykanka laga arkay maxa diidaya sida lokala tun waynyahay hadii laisu muquuniyo??

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 22 часа назад

    Wiilka ! Ma ‘Akhwaanu muslimiin-
    Baa? Aabihiis baa ‘Akhwaanmuslimiin Ahaa !!
    Allaha ka Qabto miskiin ka !

  • @gureyxirsi5149
    @gureyxirsi5149 9 часов назад

    Ayaga weey iska jeediyaan in dhaha dadka balse waan Lasoconaa

  • @abukaraddow7790
    @abukaraddow7790 22 часа назад

    Wlhi waan qoslay muulidow😂😂 iraan mxa laga raba hadeyba jirto wax xaquuq adama la dhahayo in lo hogansamo ma arakan miya inta tiro dhimasho iyo dhacaw lo gestay caruur iyo haben har iyo haben la xasuuqayo!! Mise indhahooda meshas la qabtan😮!!!

  • @husseinegeh2955
    @husseinegeh2955 21 час назад

    Marka hore salaan libnaan awood maleh waa magac uun laakiin turkiga ayaa ka hadli kara maadaama uu sharcigiisa haysto carab isku wada daroo umad jirta maaha buste qoyan ayaa saaran

  • @khaddaradamios7117
    @khaddaradamios7117 21 час назад

    Israel Hal maalin bay dishaa intaas iyo in ka baden ,qoloadaa xuquuqak insaanku kama hadlaan.

  • @SayidAli-yo7hy
    @SayidAli-yo7hy 21 час назад

    Gacanka panama

  • @habibahassan7290
    @habibahassan7290 23 часа назад

    Moorshax yacloon wuxu gartsy miyey garan waayeen

  • @Muunisa-q6v
    @Muunisa-q6v 21 час назад

    Muxuu u dharanaya ma guryaha dumay iyo qaburaha ninkasi isago walan bu so labanayaa calamkuna wu isbedelayaa

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 13 часов назад

    Duleysanayaal runta ayaa dhibeysa,Allaha musiibadii bashaar ku rido,Lubnaan dhulkeedii iyo dadkeedii ayaa cadawgu xoog ku heystaa,kamana hadlaan .

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 22 часа назад

    TRUMP XAKA MASKAXDA AYUU WAX KA QABAA SAFIICAN MA LOOBAAREY WAAYO DHAMANTOODA AMERICA XAKA MASKAXDA AYEYBA WAX KAWADA QABAN RUNTII 😂😂😂😂

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 21 час назад

    QARAMADA MIDOOBAY YEYSAN FADQALALO KU ABUURIN DAWLADAHA IYO DHARCIYADOODA EE WAX HAKA QABATA SHACABKA HABEEN IYO MAALIN LA XASUUQAYO YEYSAN DAMBI KA DHIGIN DAMBI DAMBIILAYAAL DAWLADOODU AY XUKUNTAY MAXKAMAD LA GEEYEY DAMBI LAGU CADDEEYEY ??

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 21 час назад

    Reer galbeedka sheeko xariir ayee iska wadaan awood u hartay majirto wee jabeen gaalo aan gacanta la galno gaalo wee jabeeyn

  • @MuxiyadiCabdilaahi
    @MuxiyadiCabdilaahi 22 часа назад

    Marka.hore.asc.marka.xiga.waxn.lahdaya.dadka.muslimita.waxn.leyahy.war.imaradku.maha.muslim.ee.wa.yohode.ninika.yan.lo.dhibin.waryda.

  • @HamdiJama-rj3fi
    @HamdiJama-rj3fi 22 часа назад

    Maxakamad waa in laxiraa wayo waxba lama maqlo

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 22 часа назад

    TRUMP ma asaga aa soo weeraraayo ileen Israel war tariwayse

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 19 часов назад

    Wax walbo waxaa usabab ah hogaamiyasha carabta balaayada lacnad alle haku dhacdo 😂

  • @SSS78781
    @SSS78781 15 часов назад

    WALEE ADUUNKA CADAALAD MAJIRTO....

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 14 часов назад

    Trump hotel ayuu Qudus kadhistay ilaa hada u xiran Dagaalkii muqawamada bilaabeen, ninka ganacsi waa kuudilaayaa balse Alle ayaa lajiro muslimiinta idil ahaan

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 22 часа назад

    Trump waa yahuudi iska hadlay

  • @fadumomohamud7232
    @fadumomohamud7232 18 часов назад

    Maxaa kuu haro aad sameyneysa maxaa loo dhihi wayey nimankan hora hanjabad wax loga qadi waayeye fashil hora isugu so qawisen idinko badan ciidan kiina sirdonkina diyaradihiin qunbuladihina wax idiin harey waa lasugaya ing ,francis,jarmal,italia,iyo Israel iyo qarkalo badan oo hos kasi ah XM dhinaceda dhulka waa dhigi weysen af miya wax loga qadi kara.🤔🤔🇵🇸♥️💯

  • @AliTaajir-zn8lq
    @AliTaajir-zn8lq 16 часов назад

    Somalida hadad si kasta u amaanto waxba kusiin maydso aduunbaa daali gaaladu waa jahilin

  • @RidaAli-g6d
    @RidaAli-g6d 21 час назад

    Trump horta miyuu iswaalaa mise wuu waalanyahy😮

  • @fadumomohamud7232
    @fadumomohamud7232 21 час назад

    Caqli majiro

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 20 часов назад

    Soo daac Turaamow
    waxaad hayso soo daa
    ma dadkaad ka weyn tahay
    doqonyahay masayrkiyo
    danni lagu abuuree
    deeqdii ilaahay
    deel qaaf ka mudataay
    adigiyo dangaladaa
    da' kastaydun qooqdaan
    waxa aydin dihataan
    daratiyo ma caal baa?!.
    Ciddii Trump door bidday isaga ha sugaan. Dadka Falastiinna Alle ayey doorteen.
    S.darteed cid kastaaba ha sugto rabbiga ay dooratay.

  • @AmiinCabdilaahi-v5g
    @AmiinCabdilaahi-v5g 21 час назад

    Is lamku hagulasto

  • @husseinegeh2955
    @husseinegeh2955 21 час назад

    Wax noo dhiib 😅😅😅😅

  • @AbdiHusen-rl4qz
    @AbdiHusen-rl4qz 22 часа назад

    Turam is not normal he needs mental health

  • @AmiinCabdilaahi-v5g
    @AmiinCabdilaahi-v5g 21 час назад

    Asc