FANAANKII UGU HOREEYEY EE HEESTIISA REACTION KA BIXIYO - BAAQULI BOY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 окт 2022
  • Asc asxaabta iyo fans-keyga halkaan waa youtube kayga cusub
    Fadlan subscribe iyo like

Комментарии • 268

  • @abdiibrahim3037
    @abdiibrahim3037 Год назад +51

    Baaquli boy bro the people that love you so much keep going you will be the first one one month with a half a million

  • @yuusufkulmiyechannel8356
    @yuusufkulmiyechannel8356 Год назад +32

    Legend baaquli boy meel Kasta waad ku fcntahay horay usoco hormar ayaan kuu rajeenayaa keep going 💪 👍

  • @jikako7
    @jikako7 Год назад +36

    WALALA ANIG IYO ADIGABA WAXA NAGU WAJIBA AHA INAN KUU SALINO NABIGEN MUXAMMAD SALALHU CALY WAA SALMA ❤❤❤❤

  • @abdirahiim4454
    @abdirahiim4454 Год назад +14

    Taliye baaquli tagere qas kuu ahy wllhi zhp I.a hormar fcn kuu rajeynaa:::Fanaan + comedy 👌 legend

  • @sharmaarkemohammed1810
    @sharmaarkemohammed1810 Год назад +21

    Fanan Baaquli boy iyo reaction Heestisa ka bixiyo another level Qosol dhamad lahen🤣🤣

  • @abdiibrahim3037
    @abdiibrahim3037 Год назад +10

    Baaquli boy he never happened before 1 month have a million people congratulations brother I can't wait

  • @saedhassan4567
    @saedhassan4567 Год назад +7

    Heesta ciyaarta kadaaya . Codka ciyaarta baaqule waa top heestu waa macaan asal.. baaquule hala taageero somaliyey

  • @safiyomaxamedofficial9818
    @safiyomaxamedofficial9818 Год назад +13

    Runta boqoka cod si xoog ah ayaad ula wareegtay sanadkan al fanaane ❤

  • @abdiibrahim3037
    @abdiibrahim3037 Год назад +8

    Bakuli mar hore ayaa kusugeyne mansha allah horusoco congratulation brother

  • @seynabcabdi2220
    @seynabcabdi2220 Год назад +7

    Kabtan baara iyo baba jeey wey is fahansanyihiin wlhi😂😂

  • @mjlabsaalah5998
    @mjlabsaalah5998 Год назад +10

    Comedianka lasheegaba waaba baaquli.legend

  • @loukmanabdi
    @loukmanabdi Год назад +16

    Le future chanteur on somalie keep going bro baaguli boy

  • @updirahmaangureyofficial2798
    @updirahmaangureyofficial2798 Год назад +6

    Al fanaan BaquLi boy + Bele10🤴🙈❤🤦‍♂️

  • @drakeshadow435
    @drakeshadow435 Год назад +6

    Kulaha Alla Ma gaariN 😂. BIG legend Macalin BaquLi boY 🥰

  • @abdoulayeabshir4093
    @abdoulayeabshir4093 Год назад +1

    The legend baaquli Boy welcome youtube 🙏

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man Год назад +10

    Macalin Baaquli Boy Legend 🙌

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 Год назад +4

    Ar qosol badana dheesha geriga 😂😂❤️❤️❤️💕💕salaan from 🇺🇸wan idin jeclahay baaba kabtan hhh baaquli

  • @sacadsiciid4934
    @sacadsiciid4934 Год назад +1

    Allah ha unaxaristo maahe labaduba waa nool yihiine iska sax

  • @khaalidabdulahi9091
    @khaalidabdulahi9091 Год назад +2

    Baquli boy sxb noloshu kuma ciisho

  • @xarbijr984
    @xarbijr984 Год назад +5

    Legend wa ifarxaad so dhowow

  • @SadiikSindi
    @SadiikSindi Год назад +3

    AL FANTASTIC FANAAN BAAQULI BOY FANKAAN ADIGA KAMADAX AH LEGEND

  • @saacidsaleban8498
    @saacidsaleban8498 Год назад +3

    Legend waa laguu baahnaa soo dhawaaw sxb

  • @xasanmaskiin3423
    @xasanmaskiin3423 Год назад +4

    Baaqoli boy horay usoco fanaan banaanka ku dhacay

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Год назад +3

    Kusoidhawoow RUclips Baaquli Bow❤

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 Год назад +1

    Masha Allah baaquli boy
    Keep going bro

  • @ghettoangel7740
    @ghettoangel7740 Год назад +14

    BEST REACTION!!!!😂🤣🤣🤣😂😂😂😂😭😭😭😭😭😭

  • @clsalaanaxmed8809
    @clsalaanaxmed8809 Год назад +1

    baaquli boy markan ku arko waan si qosla iLa markd prnkiga samayn jirtay legend wx walba wa la isku daya codna waad ka haysa hadan La is xaqirayn 🙌

  • @cabdiqadar4372
    @cabdiqadar4372 Год назад +2

    nin yahow taageero ku ahay prnkiga horey uwat sxbow

  • @MULLER-b5l
    @MULLER-b5l Год назад +5

    Rag nolosha isku fahmy 😭😭😂😂😂

  • @aminmoud220
    @aminmoud220 Год назад +3

    Hesstada iyo réaction kaga wa is marayan wlhi wan kugu haysta wlhi

  • @ayuubmohamed8166
    @ayuubmohamed8166 Год назад +1

    Baaaquli Saxiib Wan Ku Tageera Waliba ha is dhiibin
    Wali qor dhiiri Galin Uma qorin
    Horey u soco Laandheere

  • @Koyama548
    @Koyama548 Год назад +3

    Fanan baquli boy legend from 2 B😂😂😂😂😂😂 keep going✌🏿

  • @baabiyare713
    @baabiyare713 Год назад +3

    Hada runta kahadlo wlhi heestaan manta kaligeed 10jeer ka bdn wan dawaday🥰

  • @beyazii
    @beyazii Год назад +1

    Baaquli Legend Video RUclipskaga soo Geli 🙏🙏Wax lagaama Hayo

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 Год назад +28

    Qosola igu disheen wlh reaction aan caadi eheen 3diina bes chanelkaan reaction ugu soo bixiya heesaha😀😀😃😃😀

  • @abdirahmanmoallim9745
    @abdirahmanmoallim9745 Год назад +1

    Qaabuli Boy sxb Dardaarankii Kabtan baara wan qaatay so dhowow
    From Bara

  • @sacadsacathciiltire1899
    @sacadsacathciiltire1899 Год назад +1

    BaaquLi bOY wlHie codkiiza waan ka helaY anIGu 😁👏

  • @ubahhashijama5143
    @ubahhashijama5143 Год назад +1

    Allah berka kabtan bara mid mahan gariayuu kaxaday kulahaaa

  • @ahmedeeeeey3753
    @ahmedeeeeey3753 Год назад +1

    Let’s go legend baquli wakuwadanaa

  • @ahmedalihuud4180
    @ahmedalihuud4180 Год назад +1

    Baquli boy Allah ya sharafaka

  • @cadcedgalbedProductInsight
    @cadcedgalbedProductInsight Год назад +1

    Ninkan wuu ka baxsaday Aniga wan ciimaamaday walahi Baqul boy keep going sxb

  • @shaficimaxamud5304
    @shaficimaxamud5304 Год назад +3

    Baaquli keep gowin

  • @maxamedyare7502
    @maxamedyare7502 Год назад

    Baaqule Boy waan kuwataa mas uul kib going

  • @muxidiinfarax215
    @muxidiinfarax215 Год назад +1

    Baquli boy hees cusub ayaa lagu hayaa

  • @beyazii
    @beyazii Год назад +1

    Wxn ahy Big Fan Keep going legend Baaquli Boy💯

  • @abdillahihamdi3278
    @abdillahihamdi3278 Год назад +2

    My Three legend 🔥

  • @samiraabdirkadir1213
    @samiraabdirkadir1213 Год назад +3

    Manshallha

  • @tomajery6762
    @tomajery6762 Год назад

    Baaquliyow heestaan dad badan oo qayilaa ayaa dhageysanayay
    Heestaan mida lagu qayilo weyan

  • @cabaatohofficial3177
    @cabaatohofficial3177 Год назад +4

    baquli ka waalabey is leyiin isagaa qarac sanba😅😅

  • @cheaptickets2627
    @cheaptickets2627 Год назад +1

    fanaaan keep going ilaa naarta

  • @sharmakegelle3278
    @sharmakegelle3278 Год назад +3

    Hore usoco mudane

  • @dalnurshedacad2746
    @dalnurshedacad2746 Год назад

    Legend baquli boy wan ku wataa

  • @yayasaladyayasalad8424
    @yayasaladyayasalad8424 Год назад

    Baaquli waa ku taageeraa sxp waa ku heystaa hdda pro

  • @wllramiya2756
    @wllramiya2756 Год назад +2

    Baaquli welcome oday jir oo joog taliye

  • @nuuryare4493
    @nuuryare4493 Год назад +3

    Wll baquli poy horay usoco waxaba nacabka hafiirinin

  • @ahmedabdi5742
    @ahmedabdi5742 Год назад

    Kkkkkkkkkk sxb iska daa heesaha fadlan caan waaba tehee

  • @qaraami_
    @qaraami_ Год назад +1

    3 BBB youtube ka aa igu so celiseen 4sano kahor baigu danbeeysaymuqaal youtube aan dhameesto🙏❤️

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 Год назад

    Haben walba soo gili wax Caadi ma ahan guuleysta

  • @ashaanka
    @ashaanka Год назад +1

    Ugaas alle kayaab heesaha iska daa wlh sidaadi hore ayn kugu taagri jiray

  • @abdihakiinmuktar9888
    @abdihakiinmuktar9888 Год назад

    Msh alah

  • @sabriahmed5554
    @sabriahmed5554 Год назад

    Wowww

  • @shamsaali7451
    @shamsaali7451 Год назад +3

    Sweden xitaa melkasta waykadaarantahay❤

  • @diinimohamed
    @diinimohamed Год назад +3

    Baqoli boqorka bulshada🥰👑

  • @abdimohamed3122
    @abdimohamed3122 Год назад

    Kkkkkkkkkk dheeshaan Gari ayuu kaxaday kulahaa war kuwaan waa xarfaan soo shaqo tagay

  • @fjvar1874
    @fjvar1874 Год назад +2

    team kabtan paara ismuujiya 🥰😂

  • @Abshaw6
    @Abshaw6 Год назад +1

    Baaquli hdlkasta uu dhaho waa funny talent

  • @ibraahinaxmed41
    @ibraahinaxmed41 Год назад +1

    from kabtan to babajey

  • @ZACK__JM
    @ZACK__JM Год назад

    Zhp baaquli boy hees baan kuu dhiibyaa

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 Год назад +3

    Kuwanaa waali🤣🤣🤩geri kula

  • @Jiheeye-t4q
    @Jiheeye-t4q Год назад

    iyadoo 1 minute taala ayaan soo dagsaday best song

  • @cabdicagagaab1584
    @cabdicagagaab1584 Год назад +1

    🤣🤣kaniyu kulahaa waa fani

  • @shucebabdulle9554
    @shucebabdulle9554 Год назад +2

    Ninkan markan arko waa iska qosola

  • @salamdahir2092
    @salamdahir2092 Год назад

    Baaquli Boy imisa jeerbaa salamaysaa gabadha

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 Год назад +1

    Horumar ayaan kuu rajeenaa chanelkaada xooga saar qof talent leh ayaad tahay

  • @Karaama.Adde1093
    @Karaama.Adde1093 Год назад

    Heesta oo bikaa music noo soo qaad al fanaane baaquli boy

  • @alimohamud6074
    @alimohamud6074 Год назад +1

    From baba jay welcome legend

  • @abdirashiidFaarax-yd7jx
    @abdirashiidFaarax-yd7jx Год назад

    best reaction

  • @Abdulah196
    @Abdulah196 Год назад

    Welcome mazuul 🔥✌️

  • @abdirisackomar8890
    @abdirisackomar8890 Год назад +5

    Keep going legend 💪

  • @fowziyamohamedhussein4510
    @fowziyamohamedhussein4510 Год назад

    Hi from captan baara

  • @abdijabarjabra3961
    @abdijabarjabra3961 Год назад

    Baaquli boy legendiga kaliya àn wato

  • @NajiibHassan85
    @NajiibHassan85 Год назад

    Waaw

  • @ibraahimyuusufmaxamed381
    @ibraahimyuusufmaxamed381 Год назад

    Wax kale

  • @Abdifitah.mohamed
    @Abdifitah.mohamed Год назад

    Al fanaan baaquli booy

  • @olaad100abdiqani7
    @olaad100abdiqani7 Год назад

    falcelintii ugu fiicnayd ee aan arkay waaye

  • @ayaanmohamed8664
    @ayaanmohamed8664 Год назад +3

    War walhi beerka I casaaday😅😅

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 Год назад

    Baquli boy waa kuwataa bro

  • @raashkapoy9371
    @raashkapoy9371 Год назад +2

    Lengad baaquli poy

  • @sheriffcheriffz
    @sheriffcheriffz Год назад

    Wara baaquli
    From captan Baaara Iyaa

  • @husseinhanad7273
    @husseinhanad7273 Год назад

    Keep going bro 💪

  • @nimoosman7716
    @nimoosman7716 Год назад

    Wlhi kuwan umadena maahn😁😁😁😀gari iyo libax aaa🤣😅😅

  • @jigjigafilms4119
    @jigjigafilms4119 Год назад +2

    Baaquli Boy intaan uma qalmo.

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 Год назад +2

    1.28k Aa Maraysaa waana kuguso biiray si wixii madadaalo ah kala socdo lkn heesta kuma fcna nooma fcna madamay xaaran tahay.

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Год назад

    mashaalaah

  • @iskufilaniskufilan5260
    @iskufilaniskufilan5260 Год назад

    Hiiiii from baaaro

  • @nuseybasacid4982
    @nuseybasacid4982 Год назад

    War baquliyow cod baad heysa😫😍

  • @MoHmed-qk7uz
    @MoHmed-qk7uz Год назад

    Baaquli guuleyso zxb

  • @cabdalleboss3973
    @cabdalleboss3973 Год назад

    Baaquliyow somalida qaar kor kala socotaa anaa ka mid ah talent waali ah marka lasoo baxdid dhac kuu siinaa inta kale subscribe anoo kuu saarin ku daawanaa kkkk

  • @siazon7701
    @siazon7701 Год назад +2

    Kaalay labadaan qaraar maahaayo 😄😄😄😄

  • @KaderShow
    @KaderShow Год назад

    Dhaan-dhaan labada fanaan midkoodna ma dhiman