Комментарии •

  • @YasinIsmaciil
    @YasinIsmaciil 10 месяцев назад +23

    Part two please 🙏 baaquli boy waan ku taageeraa walhy sxp ilahy haku sharfo❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmedsaleh123
    @Ahmedsaleh123 10 месяцев назад +18

    Part2 zpx "Qof utag number iiwac ku dheh kadibna iskala'tag"saan ufiirino falcilintooda 😂😂
    Ahmed young😮😂😮😂

  • @inacaliofficial
    @inacaliofficial 10 месяцев назад +69

    War nio waxan noso celisaa pranki-gii ahaa iicamir prank aa samynoya kadibna dil😂😂

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 10 месяцев назад +6

    😁😁😁 belly dadka inaa darbisaar ku dheesho maa bilowday legend 👍👍👍

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 10 месяцев назад +21

    BAAQULI. UMADEENA. MAHA. DHIBLO
    SOOSAMEE PART 2😊😊😊😊

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 10 месяцев назад +4

    Qaybta lacagta ayaa qosol ah qaybtaa soo badi insha’allah😂

  • @zuhaybjipriil7848
    @zuhaybjipriil7848 10 месяцев назад +5

    Hargeisa noO kalay zxp please wllhi poplic prank gaaga waan tageera😂😂😂

  • @maryamaosman8496
    @maryamaosman8496 10 месяцев назад +12

    Prank Ku qurxon Tahay Nio Qeybo Kale Waa Suveyna😂😂

  • @maxamedcabdi-ps2od
    @maxamedcabdi-ps2od 10 месяцев назад +7

    Legend prank yadan camal waa uxiisne so badi😂

  • @CabdulaahikatowKatow
    @CabdulaahikatowKatow 10 месяцев назад +2

    Cabdi caziiz from dharkenley from showri al darawaliyi wa al bajajiyi

  • @Djmora34
    @Djmora34 10 месяцев назад +3

    Baaquli boy keep going my brother ❤❤❤❤❤❤

  • @Adamisxaaq
    @Adamisxaaq 10 месяцев назад +2

    Walaahi wwan dhintay wiilka u dambeeya wiil dhan ilama dhalan sacaan laga bilaawo gabar bes iila dhalatay 😁😁🤣🤣

  • @ruweydoshucaybabdikarin7234
    @ruweydoshucaybabdikarin7234 10 месяцев назад +5

    Baaquli prank wxaad ku soo sameysaa bajad leyda wxad sameyn mootada waad is taajin kadib wxaa iska dhigee qof raacaayo kadib waa kuree hdana waa ka sii baxeee soo tijaabi😂😂😅

  • @XamzaCali-df2yv
    @XamzaCali-df2yv 10 месяцев назад +5

    So celi lkn dad can ah kuso samey😂❤

  • @darishore814
    @darishore814 10 месяцев назад +5

    Baaquli sxbow prank kigii malxiis ii noqo nin iga foolxun aa tahay dheh aan aragno xanaaqooda aan aragne iyo reaction kooda 😂😂😂

  • @osam_baaruud3666
    @osam_baaruud3666 10 месяцев назад +3

    War zxp prank gii ariga inoo soo celi😂😂

  • @C.raxmanCabdicabdulahi
    @C.raxmanCabdicabdulahi 10 месяцев назад +1

    Abdirahman par2 noo so dhiq😂sxp😂baquli wa ku wataaa❤❤❤

  • @HOBAALMEDIA
    @HOBAALMEDIA 10 месяцев назад +3

    Kan u Dambeyey is so funny wlhi😂😂

  • @Abdirahmaansabriye
    @Abdirahmaansabriye 9 месяцев назад +1

    Baaquli poi nin weyn part two iigu cimaamad❤🎉😮😊😊😊😊😊😊

  • @SharmaakeMohamud-kf8jz
    @SharmaakeMohamud-kf8jz Месяц назад

    Wlhy waa Raftay qosol iguma hadhin😂😂😂😂

  • @CilmiAbdirazak
    @CilmiAbdirazak 10 месяцев назад +3

    Niyow prankiyada noocan caman Noo soobadi sxb😂😂🎉

  • @Yamaniofficial5410
    @Yamaniofficial5410 10 месяцев назад +3

    Niinka kaleeya video Rafaad u mareeyow 😂

  • @abdulkhadirhdeerow4493
    @abdulkhadirhdeerow4493 10 месяцев назад

    baaquli boy Legendary wow prankigaan biis biis dheh

  • @HOBAALMEDIA
    @HOBAALMEDIA 10 месяцев назад +2

    Part 2 please😂😂 beeley nio aad baan kuu taageeraa

  • @AnuushAbdulleOlow
    @AnuushAbdulleOlow 7 месяцев назад

    Baaquliyoow hada kahor baa wax waalan inaa naskee dhigtay oo sawir wax qaadaaya iska dhigtay waagaa public prank bilaabeese asaa gadaal karkay kawrn waji malihid wlhi 😂😂

  • @muscabAbdullahi-s5d
    @muscabAbdullahi-s5d 10 месяцев назад

    From suadi Arabia. Somali ❤

  • @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
    @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip 10 месяцев назад +1

    Qof makhaayad cunto dalbaday la bilaw oo dheh zxp maxaad ii sugi wayday ado iska dhigayo zxpkii oo aybalameen prankigaa soosamee
    Zxp

  • @AnwarHussien-su4wx
    @AnwarHussien-su4wx 10 месяцев назад +2

    Baquli Boy Waa Funny
    I will come Back
    Where are you going to Go brother😂😂?

  • @Khalidrasta99
    @Khalidrasta99 10 месяцев назад

    Baaquli u de best guy has own tallent fam noo soo badi Ganacsade baaquli xafiifkaasna boos sii 😅

  • @RizeDior
    @RizeDior 7 месяцев назад

    Talanti bad ledahay please Tiktok furo😂

  • @maslahosmanomar4974
    @maslahosmanomar4974 10 месяцев назад

    Baaquli waxaa jeclaan lahaa in aad wadada istaagtid oo gabar ku dhahdid waan ku jeclahay

  • @darishore814
    @darishore814 10 месяцев назад +4

    Prank bajaaj is taaji kadib isago kuu maleeyo inaa raaci rabto ku dheh jawaankaan ii saari 😂😂😂

    • @saabirosca2627
      @saabirosca2627 10 месяцев назад

      Haa kaas qosol eh wllhu😁😁

  • @abdirashidabdulle
    @abdirashidabdulle 10 месяцев назад +5

    Waa maalintayda ugu quruxda badan woo sikamil u qosol legend Mr baquli boy 😂😂😂🫡

  • @amiir_azhur3703
    @amiir_azhur3703 10 месяцев назад

    Tanlee nosoo badi baaquli sxb 😮😅😅

  • @nouhahmed5982
    @nouhahmed5982 10 месяцев назад +1

    wlhi so funny, waxaa aad u qoslay markaa wll ahaan u jileesay

  • @emotionaldamage-jl4sj
    @emotionaldamage-jl4sj 10 месяцев назад

    Intro vedios waxaad ka dhigta heesta wiilku qadey baquli boy Bella waaye baskiisa soo baroowe

  • @abuukarcaliabuukarcali3145
    @abuukarcaliabuukarcali3145 10 месяцев назад +1

    Wan ku salaamey sxb sre

  • @hanadahmed1500
    @hanadahmed1500 10 месяцев назад

    Beleey nacalaa kuku yaal qolosl miiran aatahay jey jey wlcm captain

  • @abdirahmanhassan3769
    @abdirahmanhassan3769 9 месяцев назад

    Wiil dhan ilama dhalan saacaan laga bilaabo ayaan ku qoslay xariifkaas niyada ayuu ka hadlay 😂

  • @NajibAhmed-j1h
    @NajibAhmed-j1h 9 месяцев назад

    Belle waxaan karabnaa muqalada soobadi😂❤❤😢😮

  • @wll__________qeys463
    @wll__________qeys463 10 месяцев назад +1

    BELEEY COME PACK ✋🦁🔥

  • @shamsadinahmed9234
    @shamsadinahmed9234 10 месяцев назад

    Laakiin waal markaad prankga kusamayso
    Cafis weydiiso
    Wll
    Dadku masinee

  • @ApdaLe7
    @ApdaLe7 10 месяцев назад +1

    Beeley is come back

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 10 месяцев назад

    Baaquli sxb dadkaan inaa caantahay waku yaqanaan codkaga Ninyahow prank hadaa noo soo sameynesid suuqa Bakaaraha tag sxb

  • @kalayare9337
    @kalayare9337 10 месяцев назад

    Baaquli boy ninkaan jey jey mrwlpo saan noga keen waa funny

  • @abdirahmantawane
    @abdirahmantawane 9 месяцев назад

    part2soo samey baaquliyow😊

  • @mahadhaybe8766
    @mahadhaybe8766 10 месяцев назад

    Kkkk qaybta danbe walaalkiban ahay da soo badi

  • @adarali5636
    @adarali5636 10 месяцев назад

    Please part two and keep going baaquli boy

  • @nuuxcismaan12
    @nuuxcismaan12 10 месяцев назад

    hhhhhhh ala fuuray plz plZ part 2

  • @hassandahir8541
    @hassandahir8541 9 месяцев назад

    Sxb qaybta lacagta so badii😊

  • @kazamibraahiimyusuf2018
    @kazamibraahiimyusuf2018 10 месяцев назад +1

    Prankigi qalinka dhaqtar ka cafimadka aa walli ah

  • @Kedismedia
    @Kedismedia 10 месяцев назад

    SOMALIA 🇸🇴 they never give up dulqaad dhan maleh dagaal ayaa kasoo horeeyo 😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄

  • @AhmedMahamud-fo6lu
    @AhmedMahamud-fo6lu 9 месяцев назад

    Asc see ugu aamintay qof aadan aqoon makaciisa oo sax ah waxaa taqaan makaca baasaboorka sawirkiisa ma haysid see u aamintay adoon wax diboosid ah ka hayn

  • @abdullahibashir4894
    @abdullahibashir4894 9 месяцев назад

    Pro ilaahay kacbso waxan waa danbi lacag kuradi qof ilaaahy karamo siyey ayaa lug sartey Ama owliyo ilaahay ah kadib wuu xanaqay pro curyan inaa noqta kabaqaa ilaahay kabaqa dhamantin

  • @wallsadaam
    @wallsadaam 9 месяцев назад

    legend horay usoco

  • @AbdifatahMohamed-m4z
    @AbdifatahMohamed-m4z 10 месяцев назад

    Qosol ayan udhiman Gaaray wlhi part 2 plz

  • @nicmatullah439
    @nicmatullah439 10 месяцев назад

    Ani waxan ku haystaa prank gii salam bank ee taredisho lagu sameyy mel walbo wan ka raadiyay ya igu cawin kara Link

  • @mohamedmumin9720
    @mohamedmumin9720 10 месяцев назад

    Baaquli boy rageedi waaye kkkkkkkk kusoco funny video Sxb sare kkkkkkkk

  • @ZamzamShaleAbdi
    @ZamzamShaleAbdi 10 месяцев назад +1

    Part two Please

  • @XiishDhalole
    @XiishDhalole 9 месяцев назад

    wxn prank lama dhihi karo
    baaquli boy car gobolada aad barankiyadan oo kale kusoo samee

  • @abdullahigaani3544
    @abdullahigaani3544 10 месяцев назад

    Wa ku wataah sxb baaquli

  • @Holacfun
    @Holacfun 10 месяцев назад

    LEGEND BAQULI SXP NAGA DHIS PLEASE WLHI WAAN U XIISNAY PRANKIGAAGA SXP

  • @axmadsaacidshiikhcabdiwali
    @axmadsaacidshiikhcabdiwali 10 месяцев назад

    Sobadi walahi waqoslay ayantan maqoslin

  • @xasancutti8422
    @xasancutti8422 10 месяцев назад

    Lkn Veido Qofka safican haloo kululleeyo

  • @MaxameddeeqCabdi-o2s
    @MaxameddeeqCabdi-o2s 10 месяцев назад +1

    Wlh prangi igaqosliyi waye😂😂😂

  • @sadaqabdi9111
    @sadaqabdi9111 10 месяцев назад

    Wlhi cawo qosola u dhinta belly noso badi zp

  • @abdirahiimmarketer
    @abdirahiimmarketer 10 месяцев назад

    Baaquli boy bro soo badi lee ku waaan 😂😂😂😂

  • @cabdifatahcabdifatahyare3088
    @cabdifatahcabdifatahyare3088 10 месяцев назад

    Baquli asxabti hore nose qabo maxamed mami no ken

  • @hamzeaydiid9687
    @hamzeaydiid9687 10 месяцев назад

    Qaybtii labaad soo sameee lagend

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 10 месяцев назад +1

    Noo so badi sxb baaqu boy wax kale tahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂

  • @iftiinhussein
    @iftiinhussein 10 месяцев назад +3

    I love it this video ❤😂😂😂

  • @wllimaas-qk3um
    @wllimaas-qk3um 10 месяцев назад

    Idiriska iyo captan baar kusoo samey pro midaan

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 10 месяцев назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk inosobadiya sxibayal from niarobi

  • @armaangadudow6042
    @armaangadudow6042 9 месяцев назад

    Asc gacantaa dhaag kasiinaah dhiibadanaa

  • @mohamedalikuube1770
    @mohamedalikuube1770 10 месяцев назад

    Baaquliyow waxaad Soo Celisaa Brankigii Ahaa Gasaca Oolida Aad Heysay Taleefanka Ii Qawo

  • @yaasiriid
    @yaasiriid 10 месяцев назад +1

    Baaquli back 🔙

  • @cabdirizaaqmuxudiinmaxamed920
    @cabdirizaaqmuxudiinmaxamed920 10 месяцев назад

    Baaquli prankiga halistiisa ayaa badan bro challenge ku bedel please codsi

  • @kalayare9337
    @kalayare9337 10 месяцев назад +1

    Saacid Jey jey nin weyn

  • @Amaaanofficial-y5v
    @Amaaanofficial-y5v 10 месяцев назад

    Lkn zxp dadku mi yaanay ina arkiyn sidee kamaro maanku u dubah madaboh hol aad u adagtahay lp

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 10 месяцев назад

    Part 2 no sa same chalange no sasame idiriska kabtan bara iyo babajey la so same wa ku xisnee

  • @shariifohassan4949
    @shariifohassan4949 10 месяцев назад

    Muumun baalo kusodar barankiga

  • @wllmaanka599
    @wllmaanka599 10 месяцев назад

    Bale is back 😅

  • @Akhuya
    @Akhuya 10 месяцев назад

    Soo badi zxb baquli boy😂

  • @lallanaofficial7306
    @lallanaofficial7306 10 месяцев назад

    Baaquli nooso badi part two ay leedahy😂😁😊

  • @M24DON
    @M24DON 10 месяцев назад

    Part 2 plz😂😅

  • @cabdiraxmancabbullahicabdi4321
    @cabdiraxmancabbullahicabdi4321 10 месяцев назад

    zxp soo badi prank waan u xiisnay

  • @MaxamedCabdinuur-nm5kr
    @MaxamedCabdinuur-nm5kr 10 месяцев назад

    Legend com back

  • @xapiipupdalla2612
    @xapiipupdalla2612 10 месяцев назад

    Lkn Face maska Awalaa lagaa rqbey😂😂

  • @najibabdiwali5205
    @najibabdiwali5205 10 месяцев назад

    Wax salaamaya hadaa iska dhigtid u ganbi😂😂
    (najiib abdi wali)

  • @nastehaahmed8298
    @nastehaahmed8298 10 месяцев назад +1

    Part two legend❤😂

  • @mohajunior4135
    @mohajunior4135 10 месяцев назад

    Pele part two rabnaa

  • @abdullahiabdihabib2560
    @abdullahiabdihabib2560 10 месяцев назад

    100k aa xirno niyo

  • @Gorgor-g7l
    @Gorgor-g7l 10 месяцев назад

    Part two sxp😂😂wlhi runa uqosle😂😅

  • @HappyBicycle-vu6ol
    @HappyBicycle-vu6ol 6 месяцев назад

    Part2 ❤😂

  • @siciidsoome1650
    @siciidsoome1650 10 месяцев назад

    Soo badi sxb❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abuucaamir5683
    @abuucaamir5683 10 месяцев назад

    Wuu salan jecelyahay noo so samey 😂

  • @maxamedaxmed-pf3mh
    @maxamedaxmed-pf3mh 10 месяцев назад

    Brti 2 kaso samey buquli

  • @asadcabdicasiis6456
    @asadcabdicasiis6456 10 месяцев назад

    Part 2 plz

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 10 месяцев назад

    Sab basn kasoodhargay😁😁😁😁😁😁👍👍👍

  • @ALamudin718
    @ALamudin718 10 месяцев назад +2

    😂😂😂 funny bhty wlh