Комментарии •

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed Год назад +4

    Heesta u danbaysay ee uu xaaskiisa u qaaday ee marwadaydii 1aad waxa farxad iyo qosol ka dhacaya tolow ma xaaskiisiiba goobta joogta❤🎉😊

  • @sakariyefilmsandvlogs2237
    @sakariyefilmsandvlogs2237 Год назад +2

    Pro fan baa ku jira ninkan haddana sahanayn wayn kumalaha fanka

  • @Degaliah
    @Degaliah Год назад +2

    Masha allah inaader horee usoco ❤❤❤ fanaan kana lagaadhaha

  • @kingfathxialimohamuthshaah
    @kingfathxialimohamuthshaah Год назад +2

    Inta badan ree burco dadka is daa dawata maha rundii khaalid kaamil best ❤

  • @AsmaAbdinasiir
    @AsmaAbdinasiir Год назад +4

    Khaliid kamiil Jah nin idoora wax kale🥰😍

  • @xoogsadejamac
    @xoogsadejamac 7 месяцев назад

    ❤❤❤ninka gesi dhibayow marabda dhawrsn Donta shabele lama dhiri baxo lipxa lama dhufame ninka xoogsade Dhiibayow Marabda dhawrsn Donta ❤❤❤war mxd samyzya Khaalid inader Burco waa burco❤❤❤

  • @Tourism24
    @Tourism24 Год назад +2

    Heesta libaax lama dhirbaaxo waa sarbeeb aniga wan fahansanahay

  • @yosef7300
    @yosef7300 Год назад +6

    Is this Somali 🇸🇴 or 🇪🇷 Eritrean ????

    • @raszylon6995
      @raszylon6995 Год назад +1

      Somali

    • @Supr93
      @Supr93 Год назад

      Location of San lapis in the United

    • @user-eq8ez1ud5x
      @user-eq8ez1ud5x Год назад

      Waw keep going ❤🎉 my old crush boy 👦

  • @FAAD21
    @FAAD21 Год назад +7

    Heesta 1aad ee shabeel lama dharbaaxo inta fahantaa fahantay😅✌️

  • @Yussuf-Fieore
    @Yussuf-Fieore Год назад +1

    The golden voice ✨⭐

  • @MankaYare-f4p
    @MankaYare-f4p Год назад +1

    Heesta shabel qofkii wax fahmaa ayaa fahmaa waxay ku socotaa ssc

  • @watchdoguk7472
    @watchdoguk7472 Год назад +1

    Ninkan laxan sameyntiisa cid ka wareysatay maleh kwrn😮😡🙄

  • @rahmaahmed1058
    @rahmaahmed1058 Год назад +1

    Waar khaalid mija iga qari waxa oguso dhacday faarax lugo baasto

    • @craxmanoday6793
      @craxmanoday6793 Год назад

      lagaa qarin maaye maxaanu samaynaa de ma banjarlahaanu geynaa de naqaskay naga xadayaane😂😂

  • @rahmaahmed1058
    @rahmaahmed1058 Год назад

    Maxad cirka uunka eegaysa ma cirka lagagso dhacaya al fanan

  • @bashiirwadne7502
    @bashiirwadne7502 Год назад +2

    Shabeel lama dhirbaaxo
    Libaax lama dhufaanee
    Ninka geesi dhibayoow
    Marbaad dhowrsan doontaa
    Shaki kuma jiro in heestani sarbeeb tahay
    Cid gaarana ay ku socoto
    Badhya culuseeeeeeY Jacayl ahaan how dhagysanina😂😂