Waxay iila muuqataa inaad tahay beenlow an waxba ogayn xassan Adam iyo magool waaberi Hargaysa kuma jirin laakiin sida fanaaniinta kale shaqo wey u tagi jireen mida heesaha iyo riwaayadaha singub xassan iyo magool weyka qaybqaateen wey na luuqeeyaan. Ok hadaba rag singub mucaarad ku ahaa wey jireen laakiin sabab ta xog ogaal ka weydii
@@mahaddirirgeesood9556 sxbow qoraalka dadka inaad iska deysay bal dhageyso,halkee bay ku jirtaa in Xasan iyo Magool iyo Sangub is dagaaleen,kaliye waxaan sheegay in ay diideen in ay la kala saftaan labada dhinac,anyway soo dhawaw sxb wlc.
Hinaase/maseyr isaaq iskadheh iyo sangub oo laamdheere Ogaden ah
Xog intaadan soogudbin aad isaga baadh sax ahaan sha heeda aakharo iyo aduunba taasbaa kuuwanaagsan allekhayrka hayna waafajiyo
Sangub iyo reer abtigii xifaaltan baa ka dhexeeyey riwaayadihii waxaa kamid ahaa waraf iyo shimbiro war isuma hayaan ee uu sameeyay cismaan askari ninka wadhaf ridaayoow waaqlaa kaa dambeeyo Bodaari sibiq bay kugu gashaa Biyo sare tagay waa la sugayaa aad ayaan kaaga xog ogaal sanahay war bixin asndhamaystiraym syaad nala wadaag tay
Isaaq oo dhan vs singub cajiib
Xataa waxay gaadheen inay dacaayad ka sameeyaan
Bra
Sxb Sheekadaan soo dhameystir si guud baad uga hadashay.
Isagaa la waydiyay abwaan sangub
Qof uurka wax kugu hayo allaa oog ee anigu cidu xumaan
Kuma arag buu yidhi sanguub
Waxa laysku hayay. Mabda dhuleed iyo mid maamule layskuma Hayn riwaayado ama heesso
Sababtu waxay ahayd Sangub waxuu I la yimid cago jugleen iyo hanjabaad
Abti baa loo yahay sangub
waxa hinaase ahi muu jirin adeer waxa jiray arin qabyaladeed
Kani qabyaalad baa ka dhex guuxeeysa sidaa darteed meel uma socdo
Waxay iila muuqataa inaad tahay beenlow an waxba ogayn xassan Adam iyo magool waaberi Hargaysa kuma jirin laakiin sida fanaaniinta kale shaqo wey u tagi jireen mida heesaha iyo riwaayadaha singub xassan iyo magool weyka qaybqaateen wey na luuqeeyaan.
Ok hadaba rag singub mucaarad ku ahaa wey jireen laakiin sabab ta xog ogaal ka weydii
Magool hargaysa ayay ka bilowday fanka ee taa ogow
@@anabmusa5603 sax weye laakiin shaqo un bey u tagi jirtee
@@mahaddirirgeesood9556 ninyHow adigoon waxba ogeyn qofna beenlow ha dhihin Xasan iyo Magoolba Waaberi Hargeysa u badnaayeen.Xasan 19975 ilaa 1983 Hargeysuu joogay,Magoolba iska daa.
@@bulshadacusub sxb horta inaa khaldan tahay waxaa marqaati ka ah dadka qoraalada ku so diray fiiri wey kula yaabeen aniga kaliya maaha.
Mida kale magool iyo xassan aadan
Heesaha iyo riwayadaha singub beyka qayb qaateen maxaa u leedahay wey la dirireen haduu dagaal jirey muxuu heesaha ugu dhiibay??
@@mahaddirirgeesood9556 sxbow qoraalka dadka inaad iska deysay bal dhageyso,halkee bay ku jirtaa in Xasan iyo Magool iyo Sangub is dagaaleen,kaliye waxaan sheegay in ay diideen in ay la kala saftaan labada dhinac,anyway soo dhawaw sxb wlc.
Uu ku hayey reer Sh. Isaxaaq. Waxaana noqday mid ku hadal afka afweyne