Abwaanada Beesha Isaaq Qeybta 1aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 44

  • @drabdirahmanmuse552
    @drabdirahmanmuse552 4 месяца назад +4

    Waa runtaa abwan cirro suge Mohammed hussrn weyd Waa ninkii soo saarey saado cali ee lahaa heesta cunaabi waa Dr xananada xoolaha ah waana muse carre

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 4 месяца назад +3

    Abwaanada waa wada Habar yoonis weeye

  • @AhmedAli-ft3kr
    @AhmedAli-ft3kr Год назад +5

    isaaq har yoonis kaliya ayaan ka iqiin walaahi waxii kahoreeyay 2012 waxaaa iigu xigay har jiclo

  • @macowkhalif7724
    @macowkhalif7724 5 месяцев назад +1

    Thanks for this. Where is the program on the abwaanada from other Somali clans other than the two mentioned. We have for a long time

  • @khalifmahmud4770
    @khalifmahmud4770 3 месяца назад

    Somaliyey too soo malaha qaasim hiloole fodumo qaasim aabaheed

  • @axmedcaliyakhle1695
    @axmedcaliyakhle1695 Год назад +3

    Ibraain maxamed ciise tuur warsangeli ma ilawdeen

  • @ducaqabe3682
    @ducaqabe3682 Год назад +3

    Waxaad ka tagteen abwaan ciro suge oo ahaa habar yoonis gaar ahaan muuse care oo sameeyey heesta ay wada qaadan saado cali iyo qalinle ee cunaabi (haduu caawa igu yidhi bada cagaha galiyo so xidho cunaabiga)

  • @pakistanmahamed3112
    @pakistanmahamed3112 Год назад +1

    Abwaan bagaag waa cumar maxamuud reer adan majeerteen ah

  • @HARGEISATUBE
    @HARGEISATUBE Год назад +1

    Ku soco😊

  • @rooble219
    @rooble219 4 месяца назад

    Ya salaam idinkaan dab yar shidayne bal idina....haaheey

  • @aruseiyaori2893
    @aruseiyaori2893 Год назад +3

    Vive duriyada ❤❤

  • @AbdulrezakSayid-hh1br
    @AbdulrezakSayid-hh1br 4 месяца назад

    Asalamu aleykum very nice program.
    Huuryo waxan u haystey Fiqishini

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 4 месяца назад +2

    C/qani da'daada wey yartahay, waxaadna iski howshaa soyaalka somaalida.......!Alxamdulillaah. Heerka aqoontaada(degree) iyo koriinshahaaga taariikheed o
    aadan ku sameyn wax exaggerations ah inoo so bandhig fadlan.

  • @abdirahmanwehliye368
    @abdirahmanwehliye368 4 месяца назад

    War saan naga badala muqalka shan daqiiqo oo ka mid ah wa gogoos

  • @calimuxidin9765
    @calimuxidin9765 4 месяца назад +1

    Hadalo raga laxanka iyo codkaba ha uga ciyaarin fadlan ee dhegeyso lee 🤣

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed4623 Год назад +1

    Cabdi qays mee

  • @user-um3vp5wn7q
    @user-um3vp5wn7q 3 месяца назад

    Aaway abwaanadii ciisse wayne sxb

  • @user-gi5bs4bu2h
    @user-gi5bs4bu2h Год назад

    Waa ariin wabagsn

  • @user-ee6ng7cv3n
    @user-ee6ng7cv3n 2 месяца назад

    Halka kawada

  • @daahirdalxiis4918
    @daahirdalxiis4918 4 месяца назад

    abwaan tuuyo miyaanu miyanu isxaaq ahayn abwaankii hargaysa hudhelka ku haystay ee iminkana reer baadiyaha noqoday ee Ahn gacaytena heesta dulmiga cashaqa ka daa u sameeyey

  • @user-gi5bs4bu2h
    @user-gi5bs4bu2h Год назад +3

    Fankuba waa habar yonis❤

  • @cabdixakinmaxamedcabdi
    @cabdixakinmaxamedcabdi 11 месяцев назад

    Jamac daad

  • @mohamedarraalle6037
    @mohamedarraalle6037 4 месяца назад

    Waxaa kaa codsana abwaanka aad ka hadleysaan sawirkiisa si dadku u weji gartaan

  • @MohamuodAdanAli-oq5vq
    @MohamuodAdanAli-oq5vq Год назад

    Oo diin yaqaan maaha aqoon yahan miyaa waar isku noqda

  • @ifk02
    @ifk02 Год назад

    Ifka Waxaad Lajoogta Janaduu Kugeeya Ama Naarta Jahanabo

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 Год назад

    ascww wlaal hal hees aan idinka saxo heeska
    dadkan dhawaaqaya dhulkooda doonaya
    waxaa iska lahaa midhaha abwaan xuseen aw faarax dubad allaah ha u naxariisto
    laxanka iyo luuqdana allaah ha u naxariisto ee c.laahi qarshe ayaa lahaa

    • @user-xk5ez9ch3e
      @user-xk5ez9ch3e 5 месяцев назад +1

      Waa Run Wall Xusen Aw Faarax Dubad Ba Leh

    • @abdiciro7610
      @abdiciro7610 5 месяцев назад

      ascww shukran wlaal aad baad u mahad sanatahay

  • @user-rw6kr2hf7d
    @user-rw6kr2hf7d 4 месяца назад +1

    Waar abwaan heesta magowdo candhadii waxa iskaleh abdilaahi qarsho zxb dadka taariikh khaldan haw gudbin

    • @zeynababdullahi1851
      @zeynababdullahi1851 Месяц назад

      Heesta maandheeq waxa iska leh saxardiid maxamud jebiye wuxuna alfay 1959 kii wexeyna soo baxday lixdankii
      Waa hees Caan ah

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 4 месяца назад

    koonfureey abwaan malihid hees aad leedihiin ma kujirtaa

    • @AHH677
      @AHH677 4 месяца назад

      Brother Siciid
      Waxaa dhagaysataa Abwaanada Hawiye ee isla programkaan.
      Waagaan yaraa xitaa Waa ogaa in Habryoonis ay tahay aftahanno
      Ayaka leen Ka aqaanay isaaq.
      Marka siciidoow fadlan dhagayso
      Abwaanada Hawiye
      Mahadsanid walaalkay

    • @AHH677
      @AHH677 4 месяца назад

      Brother Siciid
      Waxaa dhagaysataa Abwaanada Hawiye ee isla programkaan.
      Waagaan yaraa xitaa Waa ogaa in Habryoonis ay tahay aftahanno
      Ayaka leen Ka aqaanay isaaq.
      Marka siciidoow fadlan dhagayso
      Abwaanada Hawiye
      Mahadsanid walaalkay

  • @ubaxjama5976
    @ubaxjama5976 Год назад +1

    War beenta joojiya cali mire cawaale baa leh soomaaliyeey toosoo

  • @AhmedAli-ft3kr
    @AhmedAli-ft3kr Год назад

    tolkeyku abwano malahan miyaa mase nimankaan hawiye mayaqaanan miyaa