Maa shaa Allah sucaado waa qof dumar ah oo nool dumarka maanta joogo waa kuwo aan waqti lagu lumin Karin. Sucaadooy Walaal isoo qabo wax badan ayaan kugu raac sanahay oo aan ku raadineynay ee isoo qabo waxaan joogaa oo la iga helaa Jijiga cadeey dookhaagana waan buuxiyay 90%
Maa shaa Allah sucaado waa qof dumar ah oo nool dumarka maanta joogo waa kuwo aan waqti lagu lumin Karin. Sucaadooy Walaal isoo qabo wax badan ayaan kugu raac sanahay oo aan ku raadineynay ee isoo qabo waxaan joogaa oo la iga helaa Jijiga cadeey dookhaagana waan buuxiyay 90%
Wlhi 100% runtiii oo qofa habo sucaad ilahay haku xafudo
Walaahi wa runted gabdha ilaahay ka baqa ilmaha tarbiyadeeya 😢
Well said, Sucaad I Love you inaabti waa dadkii hore ilbaxa ahaa❤
Mamadu xaqiiq bay ka hadashay. Hadalkaa sucaad waa inaan qaato oo is dhuubaa imikaba aad uma buurni lkn waan yara culusahay uun😊
😅
Caleeek, waxaa ku dhacay Broken Heart 💔 qof qaladda ayey ku dhacday, never mind, you beautiful 😢❤
Mashaa Allah waanu u bahanahay adiga oo kale waxaad ka hadlaysaa waa waxjira
Msha allaah sucaad wlhy waa qof wax badan og runtana aanka.gaban❤❤❤
Masha allah 😘
Sucaad waa reer magaal garacada😂😂😂
Guud ahaan dadkeena waxaad moodaa inay tii runta la odhan jiray kaba xanaaqayaan in laga xanaqo maahee waa in maamadan siday wax inoogu sheegtay laga dhagaysta lo wax badan wax laga baladaa bulshada rag iyo dumarba si wanaagsan ayay wax inoogu sheegtee qofkeena wax inko sheega hadaynu somali nahay baynu afka ku leexinaaye 😏
Soomalidu runta ayay ka xanaqaan
Sucaad waa qof aragti dheer waxay ka hadleyso wa wada run
Hoyadaan mashalah ruunta ay ka hadashay
Qofkii runta sheegaa miyuu waalanyahay, way idinka ilbax santahay ❤
Qoftan waa weeynka waaye 🎉❤😂
Sucaad mashalah ❤
Waa Ruunteed sucaad qof waxa garada ah
Wale gabadh waxbadan og
Wllhi wa runteed nago badan o aan ogay ayey wax u sheegtay iyo faraxyo😂
Naagta. Walidku ayaay imanlihi xaqiiwaalidkukulahaaxagaymarisay
Wagabadhkhaldan
Ma qaldana ee tarbiyada iyad qalad uu fahntay waayo hooyo Ama aabo inaantooda iyo ninka qaba ka so dheex toosaya nin iyo naag is qaba waxay usku guursaden qof waliba wa ogyay qamadi inay beeran iskumay guursane walidkuna meel lagu ixtiramo iyo gurigoda inay joogan weyen
She so right 👍 really 😅
Nin taajira ma rabo
markabbaa halkaa tagay😂😂
Kulahayd taajir yuu isoo raadsan😂😂😂
😂😂😂😂 wax jira sidana laguma sixikaro, ee kadaa .
Naaga waanaleh hhhhh😂😂😂😂
Run bay ka hadashy wllhi
SanadkaN NaagiHi way JabeeN 😂😂
Alla ya qosol rabo 🤣🤣
Waa runteed jah qoftaan baa ila rayiya
Fariid 😢😢😢😢
Macalimad
Sucadeey kaad doonaysaa waa aniga diyaar macaan
Islantan imikay dhawdahay.ha la qabto
😂😂😂😂😂
Ñolaw huno
Kkkkkk nasab
Waywalantahay
Dhilo xunee gaalo soo diratay
😂😂😂😂😂
Wwww