- Видео 134
- Просмотров 2 372 823
BULSHADA CUSUB
Австрия
Добавлен 14 дек 2016
BULASHADA CUSUB WAA CHANNEL AAD KA HELEYSID AQOON,WAXBARASHO,FAHANKA GUUD
SIDA UU U SHAQEEYO CAALAMKA SIYAASAD AHAAN DHAQAALE IYO WALIBA DHAQAN AHAAAN
BULSHADA CUSUB WAXA UU ISKU DAYAYAYAA IN UU IDIIN SOO GUDBIYO MACLUUMAAD SAX AH ,TIFAFTIRAN
OO KA BOGAN DOONTAAN KANA HELI DOONTAAN,
#cilmiiyoaqoon#somalipeople#dhaqan dhaqaale iyo sizyaasad

SABABTII AXMED ISMAACIIL SAMATAR LOO DHARBAAXAY@bulshadacusub
SABABTII AXMED ISMAACIIL SAMATAR LOO DHARBAAXAY@bulshadacusub
Просмотров: 3 199
Видео
JACEYLKII MAGOOL EE GACANLOW@bulshadacusub
Просмотров 8752 месяца назад
JACEYLKII MAGOOL EE GACANLOW@bulshadacusub
DEG DEG | XASAN SHEEKH OO U HANJABAY BEESHA OGAADEEN@bulshadacusub
Просмотров 10 тыс.2 месяца назад
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO U HANJABAY BEESHA OGAADEN AXMED MADOOBE DARTIIS
COLAADDII MAGOOL IYO DALEYS@bulshadacusub
Просмотров 12 тыс.2 месяца назад
COLAADDII MAGOOL IYO DALEYS@bulshadacusub
YAA UGU HAL ABUUR IYO SUGAAN WACNAA ABWAANADAAN@bulshadacusub
Просмотров 3,2 тыс.3 месяца назад
YAA UGU HAL ABUUR IYO SUGAAN WACNAA ABWAANADAAN@bulshadacusub
QISADA XANUUNKAA BADAN EE HEESTA GACANTU RAAXA DARANAA@bulshadacusub
Просмотров 6 тыс.4 месяца назад
QISADA XANUUNKAA BADAN EE HEESTA GACANTU RAAXA DARANAA@bulshadacusub
SABABTII LOO DILAY AXMED GACEYTE LIIBAAN@bulshadacusub
Просмотров 7495 месяцев назад
SABABTII LOO DILAY AXMED GACEYTE LIIBAAN@bulshadacusub
JACEYLKII KHADIIJO QALANJO EE BOQORKII AFRIKADA DHEXE@bulshadacusub
Просмотров 2,4 тыс.5 месяцев назад
JACEYLKII KHADIIJO QALANJO EE BOQORKII AFRIKADA DHEXE@bulshadacusub
HEESIHII UU QALINLE U QAADAY SAADO CALI
Просмотров 2 тыс.5 месяцев назад
HEESIHII UU QALINLE U QAADAY SAADO CALI
FANAANIIN JAREER IYO JILEEC AH OO IS GUURSADAY@bulshadacusub
Просмотров 1,8 тыс.5 месяцев назад
FANAANIIN JAREER IYO JILEEC AH OO IS GUURSADAY@bulshadacusub
FANAANIIN KA TIRSAN QABIILO AAN QABIILKOODA AHAYN@bulshadacusub
Просмотров 3,5 тыс.6 месяцев назад
Waa Arrin cajiib ah
SABABTII XASAN AADAN KU DIIDAY IN UU HIBA NUURA LA HEYSO@bulshadacusub
Просмотров 3,6 тыс.6 месяцев назад
waa qiso cajiib ah
ABWAAN HAL MEEL KU GOWRACAY RAG EHEL AHAA@bulshadacusub
Просмотров 10 тыс.6 месяцев назад
waa taariikh lama ilaawaan ah
YAA SIXRAY XASAN AADAN OO DHIBAATO CULUS U GEYSTAY@bulshadacusub
Просмотров 8 тыс.6 месяцев назад
YAA SIXRAY XASAN AADAN OO DHIBAATO CULUS U GEYSTAY@bulshadacusub
SABABTII SALAAD DARBI LOOGU XUKUMAY LUG IYO GACAN ISDHAAF AH IN LA GOOYO@bulshadacusub
Просмотров 10 тыс.6 месяцев назад
SABABTII SALAAD DARBI LOOGU XUKUMAY LUG IYO GACAN ISDHAAF AH IN LA GOOYO@bulshadacusub
SABABTII UU KULUC U FURAY AAMINA KULUC KA DIB MARKII@bulshadacusub
Просмотров 16 тыс.7 месяцев назад
SABABTII UU KULUC U FURAY AAMINA KULUC KA DIB MARKII@bulshadacusub
SABABTII QALINLE LOOGU DILAY MAGAALADA MUQDISHO@bulshadacusub
Просмотров 19 тыс.7 месяцев назад
SABABTII QALINLE LOOGU DILAY MAGAALADA MUQDISHO@bulshadacusub
SABABTII LOO DILAY ABWAANKAAN WEYN@bulshadacusub
Просмотров 3,7 тыс.7 месяцев назад
SABABTII LOO DILAY ABWAANKAAN WEYN@bulshadacusub
SABABTII AY MAGOOL ULA DAGAALANTAY SIYAAD BARRE@bulshadacusub
Просмотров 12 тыс.7 месяцев назад
SABABTII AY MAGOOL ULA DAGAALANTAY SIYAAD BARRE@bulshadacusub
YAA KA DAMBEEYAY DAGAALJII KHADRA DAAHIR IYO MARYAN MURSAL@bulshadacusub
Просмотров 2,2 тыс.7 месяцев назад
YAA KA DAMBEEYAY DAGAALJII KHADRA DAAHIR IYO MARYAN MURSAL@bulshadacusub
FANAANIIN SI ARXAN DARRO LOOGU DILAY QABIILKA AY KA SOO JEEDAAN@bulshadacusub
Просмотров 28 тыс.7 месяцев назад
FANAANIIN SI ARXAN DARRO LOOGU DILAY QABIILKA AY KA SOO JEEDAAN@bulshadacusub
FANAANIIN INKIRAY AMA KA BAXAY QABIILADII AY KA SOO JEEDEEN@bulshadacusub
Просмотров 54 тыс.7 месяцев назад
FANAANIIN INKIRAY AMA KA BAXAY QABIILADII AY KA SOO JEEDEEN@bulshadacusub
YAA KU DILAY CABDUQAADIR JUBBA MAGAALADA HARGEYSA@bulshadacusub
Просмотров 9 тыс.7 месяцев назад
YAA KU DILAY CABDUQAADIR JUBBA MAGAALADA HARGEYSA@bulshadacusub
SABABTII AY ILMA MOOGE (AHN) U DHIBSAN JIREEN XASAN AADAN@bulshadacusub
Просмотров 1,6 тыс.7 месяцев назад
SABABTII AY ILMA MOOGE (AHN) U DHIBSAN JIREEN XASAN AADAN@bulshadacusub
FADEEXAD || NIMCO YAASIIN OO WAJI GABAX IYO FASHIL KU DHACDAY@bulshadacusub
Просмотров 2 тыс.7 месяцев назад
FADEEXAD || NIMCO YAASIIN OO WAJI GABAX IYO FASHIL KU DHACDAY@bulshadacusub
SABABTII KHADRA DAAHIR U DIIDAY SAALAX QAASIM UNA DOORATAY AXMED CALI CIGAAL@bulshadacusub
Просмотров 4,1 тыс.7 месяцев назад
SABABTII KHADRA DAAHIR U DIIDAY SAALAX QAASIM UNA DOORATAY AXMED CALI CIGAAL@bulshadacusub
SABABTII AY KU KALA TAGEEN MUUSE ISMAACIIL QALINLE IYO SAADO CALI@bulshadacusub
Просмотров 191 тыс.8 месяцев назад
SABABTII AY KU KALA TAGEEN MUUSE ISMAACIIL QALINLE IYO SAADO CALI@bulshadacusub
SIYAAD BARRE OO SHEEGAY IN NABIGA UU KACAAN AHAA
Просмотров 5418 месяцев назад
SIYAAD BARRE OO SHEEGAY IN NABIGA UU KACAAN AHAA
Awees goobe 1
Kuwa hadda Nool. Fil fil.Nuurdiin.al ustaad marduuf.al ustaad muqbil.kuso dara hee kuwa kale....
1. Maxamed Cali kaahiye. 2. Xuseen aw faarax. 3. Hadraawi. 4. Sangub. 5. Xasan genay.
1. Jiim sh.muumin. 2. Xudaydi. 3. Saalax Qaasim. 4. Daa-uud Masxaf. 5. A.nuur jaangoo. 6. Axmed Cali Cigaal. 7: Cumar dhuule. 8. Maxamed mooge. 9. Xasan great. 10. Goobe.
1 abwaan xuseen awfaarax 2 abwaan cabdilaahi cabdi shube 3 abwaan cali makaadshe 4 abwaan garab yare 5 maxamed s tubeec 6 cumar dhuule cali 7 cabdi tahliil warsame 8 cabdi cali bacalwaan 9 cabdinaasir macalin siciid 10 cabdi salaad beerdilaacshe 11 cabdilaahi cumar xarago 12 xuseen yuusuf tarabi 13 axmed yaasiin digfeer 14 maryan mursal ciise 15 haboon ducaale 16 nimco yaasiin Intaasaan ka xasuustaa beelwynta gabooye ee fanka ku jiray dhamaantood alle ha u naxariisto waxaa ka nool maryan mursal iyo nimco yaasiin sidaan filayo
Cigaal waxa uu kamid ahaa 4 nin ee dhanka laxanka u haystay wuxuuna laxameeyey heeso badan iyo riwaayado waxaa ka mid ahaa heesaha wayska xaal aduun 2 sida laba isjeceloo laydhsanayaa fiidkii 3 dayaxii madoobaa 4 12 jeer iguso ligligataa 5 shawahaada iga daa 6 galaydh 7 allahayoow inoo shahal 8 dadnimada aqoonso 9 intaan doonida wadaayo dhuyaalay awgaa Saalax Qaasim iyo khadra daahir ayaa markii bambe wada qaaday afka lagama sheegto iyo waxaanahay nin caano iyo iyo riwayado badan waxaan ka mid ahaa jin iyo jacayl 2 beeraye nasiibkay 3 biyo Sara tagay 4 dab jayal kariwaa 5 dhado roob noqon wayad 6 aabahay ka samray ee adiga 7 nina waal nina waani 8 hagar daamada guurka 9 dirqi maaha jacayl 10 jacayl boob uma baahna masiibada aduunyada heesta haldhaa isgaa codeeyey markaa cigaal lamasoo koobi kadho heesaha iyo iyo riwaayadaha uu codeeyey laakiinse Anigu waxaa aad u jeclahay heesta masal guuro caashaqu cigaal ayaa codeeye
Waa arin jirtay waan maqlay
Lkn waqooyi somaliland ayuu ku dhazhay ❤❤❤❤
Somaliland hanoo dhiibo nin madhibaan ah wllhi 30 menetis lagu aqoosan s.lnd sababto Ah Raga aduunka allh kasokow ku hor kaadsho aduunka ay madhiban tageero uyihiiiiiiiiiin ❤ from isaaq sacad muuse Jb reer yoonis galad reer cabdi ba xawad
2 jim 2 xudeydi 3 dhuule 4 goobe 5 daud 6 salax 7 cigal Sidaa ayaa loo kala yaqaaney bahalka
Iskadaa marxuuminta doqonyohow
Wale geesi bu ahaa
illahey ha uwada nxristo yrabbii aamin
Amin
Waxba noomaad sheegin dee
Abwan Omar cheik waxnsiyay jibshekh muumin
1 Jimmy sh.muumin
You are lying .jubba is not mareexan.....
No 1 Ahmed Sulieman Bidde has the most plays (Riwayado).
Axmed Gacayte tiyeeyarka hortisa ayaa lagu toogtay
Xuseen Yusuf Tarabi Tarabi isagina xabadu ayaad lagu dhufatay dhawacisii dirdhabe ayaa loo qaaday 1993 ayuu dhawacii dhintay
Axmed Gacayte Yusuf illahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo
Anigu colaad waxaan u arkaa ama ay tahay hadii la ego fanaanin colaad waxaan soo qadanayaa Abwaanka wayn oo jail ku jiray ay xaaskisii oo iyaduna fananad Aamina Cabdillahi ilahay ha u naxariistee waxay ahayd xaaska Abwaanka wayn ee Cabd qays laba caruurana way u lahayd ay fanaan kalena guursatay fanaankasi isaguna waxa u ahaa Cabdiraxman dhere waa Hodan cabdiraxman dhere aabaheed ninki Cabdi qays abwaanka wuu yaabay wayn wuu yaabay marki jailka dhexdisa loogu sheegay Siyaad Bare ayaa heeso u sameeyay u haystay nin jail ku jiraa oo la yidhi naagtadii waa la aroosay oo weliba nin fanaana ayaa aroosay subhanala
Horta Maxamed Mooge Libaan waxa u la shaqayn jiray Cabdi qays abwaanka iyo Hadraawi silsiladii siinley Maxamed Mooge ayaa wada qaaday. Maxamed Mooge heesahaa Cabdi qays abwaanka iyo Hadraawi ayuu ku sadex ahaa
Anugu been
Carur maay dhashe AUN Sado.
YAWAYE Y, aQatrolulu Qiimobadan Shamsoooy cadceed murwodumaroo Qorax soo iftiinay murwodumaroo ooridumaroo iyo Ninked YariisEey Nicmaturabi Nicmaturabi Qiimobadan fariidad YQatroluuley
Yawaye, Familyyyyyy
1 waa Jiim Sh. Muumin
1 saalax qaasim
Waar dadka beenta ka daa ninwayn baad u hadal egtahaye, ciilqabe caloolxume, qisaduba haddaad ka dhigi iskuma fadhido, ummadda jecel beenta kal dhex bax, xasanganayna gabadhuu hablaha fanaaniinta ugu jeclaa bay ahayde, ka istaqfurulayso.
Daleys waa gabadhi u horeysey ee fanka soo gashey. Waa nuurkii iyo muxtaaxii fanka hablaha soomaliyeed. Magool waxay ku dayan jirtey Daleys. Magool shalay ayey fanka kusoo biirtey. Marka, ayaad ka dhaadhicinaysiin Dalays iyo Magool, Magool aya mudnaanta lahayd ? War xishooda.
1 waa jimmy sheikh mumin
AHUN jiim Ahun xudeydi AHUN daud Ahun Maxamed mooge Ahun Cumar dhuule Ahun salax qasim
Axmed Cali Cigaal halkees u waddaan ?
Cigaal waa kabanayste wayn iyo mulaxamiiste
AHU 1- Jim Sheekh AHU 2- Daa’uud Cali AHU 3- Xudeydi AHU 4- Cumar Dhuule My opinion .
Walsall Adiga raali ha Horta soo Basto Adana fanka iyo Tariq’s Tansaniya
Yaa ku yiri "Xudeydi iyo Axmed Naaji waa lambar one"? Wax aadan aqoon ha dabbaalan!
Axmed Cali cigaal is the first
Axmed c cigaal iyo salax Qasim labadoda school ayey ugu so baxeen waana top
GUUL iyo GOBANIMO Buulshada Cusub. Fanka iyo Suugaanta SOMALIYEED 🇸🇴 ♥️ ❤️ 😍
Nicmaturabi Shamsoooy cadceed iftiinaay murwodumaroo Qiimobadan Yarey ooriyareey
LEY, Familyyy Yawaye, Noloshay Y san ahey leen ahey Murwodumaroo Qiimobadan dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu QiimobadanEEy cadceeddumaroo YariisEey Nicmaturabi Nicmaturabi nicmaturabi
Familyyyyyy diinul islaaaaaaaaam Quran culimada Runta ah wax ku ool murtida faiidoo lahoo buuxdo
Familyyyyyy Yawaye,
Rip M Ali Kaariye Amiiin Yaa Rabi
Sxb meel aan ka helo gabar gabooye #madhibaan ah waan guursan lahaa hadii aan helo
Booqora odka waa gabooye marka cidka od maacn .ma jiirto
Ber Lula wa gabar qalbigisa gashay Abwanka Alle naxarista jana hakawarabiyee Wuxuu shegay Da kabari magalada Cida degeysa Ayay kadhalatay
Maxamed salebaan tubeec 1❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤