Sheikh subxanallah riyoyinka an ku riyodo inta badan way ii rumowan walahi inta riyo ad shegtay xariga bas ayan ku riyonin inta kale wan ku riyoda haba u badnadan hooyo mcn iyo aabo mcn janadul farduus alle haka warabshee
❁✦﷽✦❁• *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته* *كَلِمَتَانِ خَفِيفَتَانِ عَلَى اللِّسَانِ، ثَقِيلَتَانِ فِي الْمِيزَانِ، حَبِيبَتَانِ إِلَى الرَّحْمنِ* *🌹: سُبْحَانَ اللهِ الْعَظِيمِ،🌹* *🌹سبْحَانَ اللهِ وَبِحَمْدِهِ🌹* *الاستماع إلى القرآن يهدئ القلب *Insha Allah Listening To The Holy Quran Calms The Heart* *Remindi me I remind you Barakallahfikum
aamiin sheikh jazaakallahu kheyr ani mar aanan dhaween aan waxaa ku riyoo day anigoo duksi ak maraayo markaas neh looxa qur aanka aa maradeeyda ku tir tir may alxm
asc shiiq badbaado qeyr allaha ku siiyo aniga waxaan ku riyoodo waa arkaa lkn waxan arkaa qof amal mel la iiga digaayo hadana tagana wax la iigadigay waa arkaa mafiicanthy mise ani waxaan isdhahaa ilaahaybaa ku jeceyl oo ku dhowranaayo alxm
Aabahay waa uu dhintay iigu soo duceeya wllayal inuu janatul fardawsa geeyo aamin❤
Asc masha allah 3qeebka mid ah waanku riyoodey alxamdulillah allah aanku shugriyey jazaa kalahu qeyran shieq
Jzk Allah khayr shekh
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
akhii waan ku salaamay, 5 ta Riyo aad sheek tey 3 kamid ah , ayaan ku Riyooday Laakiin waxey aheyd xili hore , ilaahay kheer Haka Dhigo in shAalaah
allow carada naga ahayn allow naso hanuni ya rabi allow dhamntayo na cafi
Sheikh subxanallah riyoyinka an ku riyodo inta badan way ii rumowan walahi inta riyo ad shegtay xariga bas ayan ku riyonin inta kale wan ku riyoda haba u badnadan hooyo mcn iyo aabo mcn janadul farduus alle haka warabshee
Asc shekh wlhi Wan ku riyoday alxm allow u naxariso walidkey❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahoow nasiibka noowanaaji jacYlkaagana nògu nimcee
Mashallah aamiin 🤲🍀👑🌺💐🌻🏅😭
shiiqow wllhi bilaahi aabahey Allah hau naxriisto waan ku riyooday asaa qabtikiisa tagay aa la Soo shee keestay😢😭
asc sheekh waxaan ku riyooday anigoo Quraan aqrinaayo ku cilcilinaayo ii soo fisir sheekh
Scw❤❤❤❤❤❤
❁✦﷽✦❁•
*السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*
*كَلِمَتَانِ خَفِيفَتَانِ عَلَى اللِّسَانِ، ثَقِيلَتَانِ فِي الْمِيزَانِ، حَبِيبَتَانِ إِلَى الرَّحْمنِ*
*🌹: سُبْحَانَ اللهِ الْعَظِيمِ،🌹*
*🌹سبْحَانَ اللهِ وَبِحَمْدِهِ🌹*
*الاستماع إلى القرآن يهدئ القلب
*Insha Allah Listening
To The Holy Quran Calms The Heart*
*Remindi me I remind you
Barakallahfikum
Shiikh badbaado ilaah ha ku xafido
Masha Allah shekh fisarad riyoyinka so badi ... waxa laga yaaba riya an ku riyoday in ey ku jirto
aamiin sheikh jazaakallahu kheyr ani mar aanan dhaween aan waxaa ku riyoo day anigoo duksi ak maraayo markaas neh looxa qur aanka aa maradeeyda ku tir tir may alxm
اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا طيب ماشاء الله
ألله أكبر
سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم
Walhi shiiqow abahy oo dhintay baan kuriyooda asagoo kitaab aqrisanaya oo faraxsan😢😢
Mashalllah
🎉🎉masha allh sh ilahay haku xafido adiga iyo owlaadaada iyo xaajiyadaadaba
الله اكبر❤❤❤
جزاك الله خيرا
Aamiin🤲
Masha allh Kheire
Mansha Allah ❤❤❤❤
Balbado channels mahaallah mahaallah mahaallah aid mawarak freee
Aamiin allaaha nagadhigo
Riyada xeriga kuriyody aniga😢❤
Masha alaah sheekh
Walaahi waa runta wll
Maasha Allah sxb
Pls isoo duceya ino Allah ducada iga aqbalo qalbiganh iqaboojiyo 😢😢
Wll illahy ha kuu Aqbalo Ducada hana kuu qaboojiyo Qalbigaaga❤❤❤😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Wcswrwb sheekh xifdullah Thanks ❤️
aamiin yaa Allaah
Mansha allaah
Marsha Allah shuran
Alx labo ka midaa ku riyoday sheikh
Asc mashllah Allaha kuxfdo
Illaah haigu riyoodsiiyo labadeyda waalid ba oo meelwanaagasan jooga Aaaaaaaamiiin
Sc sheikh jín ayaañaftii keentay
Alhamdulillah
Masha alllha
Shugran sh
Aamin yaa Rabi
Masha allah
Asc sheekh hadaan ku riyoodo labadeydi walid oo midna dhintay midna nolyahay anolajoga oo u adegaya isofasir
Sh sakey wahan kuriyothe ano riyatha kuaqrinayo suratul alamnashrah iyo suratul kwotar
Walasheyna igaweyn wahey aqrineyse suratul tiin
Asc wrwb masha Allah shehk aba wu geriyodhe lakin hawana qar wankurigodha asigo cadhi nalagojo ofarasane
Mash allha
4 waan kuvriyoday
Alahu akbar
asc shiiq badbaado qeyr allaha ku siiyo aniga waxaan ku riyoodo waa arkaa lkn waxan arkaa qof amal mel la iiga digaayo hadana tagana wax la iigadigay waa arkaa mafiicanthy mise ani waxaan isdhahaa ilaahaybaa ku jeceyl oo ku dhowranaayo alxm
Shikhowo suaal kuwedinay aabe ima sokorsan wxn isahelanay 2018 kadiban ilaahad 2023 wn isla hadlenay lkin mudadan wuxu diidaya inuu labarka iga qabto 4bilodo codo xata wan udubay wuxun joga yurub ikaxeya xata wuu diiday marka dabi makuleyahay hadnsameyo sida uu sameyaya wxn kushegay 11 qof abahey ladhashay ayaa joga iyan yurub wen idiiden inee ikexeyan wen ixumeyen mx sameya hadan biri aan gursado aba laaan magursakar farahan makaqada ilaheyan maicaronaya hadan kagisto xirirakayga maba isoxiririyo awalab wun ficnyahay
M.a anigu waxan ku riyooday aabe oo murugeysan
Not every father is good
jisaakalaah qeeyr
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
❤❤❤ALLAH❤❤
Wcs wrb
Ina kule hadlo ayan raba shiq badbado
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤😄😄😄😄😄😄
Waar nagadaa benta wd wlntehee😂
Scwscw
Masha allah ❤❤❤❤
Amiin ya allah
Mashaalah
Ina kule hadlo ayan raba shiq badbado