Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato. mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
Fadlan wll sawirka ka qaad sheikha☝️
Illahow waan kubaryaa xaas wanagsan o salixad ah siii yaarabi yaarabi illahow waan kubaryaa aamin aamin yarabi gabar salixad ah gabar aan insi taban iyo jin midna o sidii lagu dhalay ah
Amiin amiin wllo
Allow Adaa mahad leh Oo Nagu deeqay Nimcadaada Allow Cafimadka Noo siyadi Yaa Rabi
Aamiin Aamiin aboowe
Aamiin aamiin yaa rabbi
Allah hynoo barakeeyo climada Lkn sawirka ka qaad zheikha
Quruxey sawirka wa iskacadi allow ino daaa sheqas wax badan an ogen ayu ifahansi❤❤❤❤❤❤
Koley Sheikh (XAFIIDULLAH) sawirkaas magelin, ee nin kale ee qooqan ayaa sawirkaas meeshaas geliyey…..Waana channel DIINI ah……..cajiib.
@@ahmedhussein6121Ma adiga qooqan oo sawirkaas gelisey, mise sawir ayaad wax kufahanta ?
Xayawaanimada iska oo sheikh iyo sawirka kala qaad
Walaal sawirka mafiicno kaqaad
Walaalayaal waxaan fahmi waayey sawirka xun ee aad sheegasaan! Sawirka xubinta taranka hadaad uga jeedan: Horta maaha sawir caadiya ee waa gacan ku sawir waxaana ugu talagalay inaad walaalayaal ku fahantaan muruqa xubinta taranka ee shiikhu ka hadlayo, cilmiguna ceeb maaha. hadaad sawir kale aragtaana bal iisoo cadeeya Alla kheyr haydin siiyee.
Subxaanallaah. Huuno Sawirkas ama gacan halugu sawiro ama sicaadiye in aad Sheekha kadulqaado ayaa nala quman. Sawirka kale Lamaanaha wada jiifana maxaa lagu fahmayaa? Subxaanallaah.قال صلى الله عليه وسلم:-(إذا لم تستحي فاصنع ما شئت).
Maadaama ay dad badan oo muslimiin ah ay dhibsadeen sawirka, adiguna Qalbigoodda waxa uu dhibsaday ka qaad oo edit dheh.
Wll ilahay kacabso shikha sawirka aad dhinac dhigtay mabanaana
جزيت خيرا وبارك الله فيك ياشيخنا الفاضل
جزاك الله خيرا
M.a beautiful explanation may God rewards u inshaAllah ❤❤❤❤
Sawirka ka qaad wll
Sheekha sawirka aad garabdhegteen kaqaada
Subxanallah waaba naxdin dhiigu badana😮
Wa awooda Allah awodaha alle. Ayay kamid tahay
Sawirka xun kaqaad shiikha dhinaciisa
Sawirka ka qaad shiikh wll
Sawirka kaqaad sxb😢😢
Sawirka ka qaad wll.
Ka qaad sawirkan xun
Sheekha sawirka kaqaad
Looma baahna sawirada ka qaad please
Sawirka kaqaad
😮😮
SUBXAANALLAAH Maxaytahay sawir aad Sheekh agdhigtey, ma waxkale aad weysey? Mise for Viewers ?Sheikh, xita ma ixtiraami waeysey ?Kole, Sheikh magelin sawirkaas…..ee adiga xishoodlahayn ee qooqan, sawirkaas gelisey.
😂😂😂😂😂
Maxaad ku qosli yarey 😂😂
😡😡😡😡😡😡
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato.
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
Fadlan wll sawirka ka qaad sheikha☝️
Illahow waan kubaryaa xaas wanagsan o salixad ah siii yaarabi yaarabi illahow waan kubaryaa aamin aamin yarabi gabar salixad ah gabar aan insi taban iyo jin midna o sidii lagu dhalay ah
Amiin amiin wllo
Allow Adaa mahad leh Oo Nagu deeqay Nimcadaada Allow Cafimadka Noo siyadi Yaa Rabi
Aamiin Aamiin aboowe
Aamiin aamiin yaa rabbi
Allah hynoo barakeeyo climada
Lkn sawirka ka qaad zheikha
Quruxey sawirka wa iskacadi allow ino daaa sheqas wax badan an ogen ayu ifahansi❤❤❤❤❤❤
Koley Sheikh (XAFIIDULLAH) sawirkaas magelin, ee nin kale ee qooqan ayaa sawirkaas meeshaas geliyey…..Waana channel DIINI ah……..cajiib.
@@ahmedhussein6121
Ma adiga qooqan oo sawirkaas gelisey, mise sawir ayaad wax kufahanta ?
Xayawaanimada iska oo sheikh iyo sawirka kala qaad
Walaal sawirka mafiicno kaqaad
Walaalayaal waxaan fahmi waayey sawirka xun ee aad sheegasaan! Sawirka xubinta taranka hadaad uga jeedan: Horta maaha sawir caadiya ee waa gacan ku sawir waxaana ugu talagalay inaad walaalayaal ku fahantaan muruqa xubinta taranka ee shiikhu ka hadlayo, cilmiguna ceeb maaha. hadaad sawir kale aragtaana bal iisoo cadeeya Alla kheyr haydin siiyee.
Subxaanallaah. Huuno Sawirkas ama gacan halugu sawiro ama sicaadiye in aad Sheekha kadulqaado ayaa nala quman. Sawirka kale Lamaanaha wada jiifana maxaa lagu fahmayaa? Subxaanallaah.
قال صلى الله عليه وسلم:-
(إذا لم تستحي فاصنع ما شئت).
Maadaama ay dad badan oo muslimiin ah ay dhibsadeen sawirka, adiguna Qalbigoodda waxa uu dhibsaday ka qaad oo edit dheh.
Wll ilahay kacabso shikha sawirka aad dhinac dhigtay mabanaana
جزيت خيرا وبارك الله فيك ياشيخنا الفاضل
جزاك الله خيرا
M.a beautiful explanation may God rewards u inshaAllah ❤❤❤❤
Sawirka ka qaad wll
Sheekha sawirka aad garabdhegteen kaqaada
Subxanallah waaba naxdin dhiigu badana😮
Wa awooda Allah awodaha alle. Ayay kamid tahay
Sawirka xun kaqaad shiikha dhinaciisa
Sawirka ka qaad shiikh wll
Sawirka kaqaad sxb😢😢
Sawirka ka qaad wll.
Ka qaad sawirkan xun
Sheekha sawirka kaqaad
Looma baahna sawirada ka qaad please
Sawirka kaqaad
😮😮
SUBXAANALLAAH
Maxaytahay sawir aad Sheekh agdhigtey, ma waxkale aad weysey? Mise for Viewers ?
Sheikh, xita ma ixtiraami waeysey ?
Kole, Sheikh magelin sawirkaas…..ee adiga xishoodlahayn ee qooqan, sawirkaas gelisey.
😂😂😂😂😂
Maxaad ku qosli yarey 😂😂
😡😡😡😡😡😡
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato.
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼