SHORT FILIM : SAARKII FACEBOOK

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024
  • Waa facebook oo Ka dhex hadlaayo Mohamed Pracetimool marka fikirkaaga hoos ku qor fadlan ha iloobin Subscribe,share and Like

Комментарии • 611

  • @jamaaljacelow1530
    @jamaaljacelow1530 6 лет назад +195

    Waxaad jaceshahy allha ku sahlo
    like isaar

  • @ahmedisse2516
    @ahmedisse2516 6 лет назад +103

    Kusali xabibkeena Muhammad s.c.w

  • @saboolkoriye6542
    @saboolkoriye6542 6 лет назад +151

    Insha allah Anigu markan guursado wanba Iska daynayaa fb iyo wixii la mid ah, nin mas'uul Ahi waa kii masjidka, shaqada iyo guriga un ku ekaada inta igu raacsan like pls Igu taageera

  • @mudanenaafto7255
    @mudanenaafto7255 6 лет назад +392

    nabigiina ku saliya walal like tana hade.

  • @SONNAPRODUCTION
    @SONNAPRODUCTION  6 лет назад +78

    ASXAABTA FADLAN HA ILOOBIN SUBSCRIBE

  • @ceydiidxasan9108
    @ceydiidxasan9108 6 лет назад +44

    Safia tusmo ku haystaa jilitankeda ❤❤❤❤💙💙💙

  • @zakariamohamed6771
    @zakariamohamed6771 5 лет назад +3

    Wlh safiyo tusmo jalitankida qof aan ogahay ayaa soo xasuustaa i love you tusmo

  • @sadiyaabdukadir3954
    @sadiyaabdukadir3954 6 лет назад +52

    Kabax anaa uso horeeyay inta pracetemol kaheho like

  • @sadiyaabdukadir3954
    @sadiyaabdukadir3954 6 лет назад +132

    😂😂😂waxan kujeclahay wixi markaas jiree ruwaayad kasameeyan niman badan sidaana we jiraan xasaskooda anaa like siinin lkn naagaha kale pure ful kuhaaya hada ila arakte like

  • @mohamedziyad9795
    @mohamedziyad9795 6 лет назад +125

    Manta wa dhalashadeyda yaa igu hambalyeynayo 😍😍

    • @mohamedziyad9795
      @mohamedziyad9795 6 лет назад

      Kusaray sxp

    • @curudacidadugsiga852
      @curudacidadugsiga852 6 лет назад +2

      Mohamed Ziyad muslim nahay dhalasho ma naqaan wll sorry😍😍😍

    • @mohamedziyad9795
      @mohamedziyad9795 6 лет назад +1

      Walal Aliyah nabi muhammad s.c.w marki laweydiyay sababti usomi jiray isninta wuxu kujawabay wa malinki laidhalay qurankana laigu so dajiyay marka saas ula soco qofka malinka udhashay wuu weynen kara

    • @yusraluza4561
      @yusraluza4561 6 лет назад +1

      Mohamed Ziyad hambalyo hambalyo dhalasho wacan wll cimri dher iyo cafimad kugar

    • @abakardaai8872
      @abakardaai8872 6 лет назад +1

      Mohamed Ziyad Hambalyo walal

  • @Somalipes-ko4ph
    @Somalipes-ko4ph 6 лет назад +18

    Xaaskayga kuma doorsanaayo farxadeeda wax waliba iyada i ah

  • @intawnksnwalashod3964
    @intawnksnwalashod3964 6 лет назад +48

    Aroskeyga wa bari dambi hambalyada igo deqa

    • @zuhraabdullhi9118
      @zuhraabdullhi9118 6 лет назад +1

      sadaq qabyalad diid walshesa kayar hambalyo xbbti

    • @intawnksnwalashod3964
      @intawnksnwalashod3964 6 лет назад +1

      zuhuura Abdullahi
      Thanks xbbti ardo adiga sedan kugo hambalyeya igo hambalyee🤗🤗😍😍😍

    • @zuhraabdullhi9118
      @zuhraabdullhi9118 6 лет назад +1

      sadaq qabyalad diid walshesa kayar adi magacaygaba taqana xita ywye sxby

    • @intawnksnwalashod3964
      @intawnksnwalashod3964 6 лет назад

      zuhuura Abdullahi
      Ardo Abdullahi layabaye kula tahay ayan filaya sxpy 😂😂😂😍😎

    • @zuhraabdullhi9118
      @zuhraabdullhi9118 6 лет назад +1

      sadaq qabyalad diid walshesa kayar said kumana aqan wadna itaqanaaa kolayba sawirka dumashi aqooonsate

  • @waayahadunidalyrics5283
    @waayahadunidalyrics5283 4 года назад +1

    My favourite actor baristimool
    And maama tusmo aad Baan u jeclahy wlh labaduba
    Kidib marshaale Iyo actors yadii hore ma arag qof baristimool oo Kala ah hubaashii long life our actor siqaasa riwaayada aad Baan u jeclahy goorti aan caroodaba waan daartaa sidii in ay igu cusubtohoo kale Beyna iiga qoslisaa thanks any way

  • @11stars26
    @11stars26 6 лет назад +8

    Rabiyow Islaanteyda tusmo kle Kadhig💖💖💖

  • @alilula8936
    @alilula8936 3 года назад +1

    Safiyooy maseyr waan waalan rabaa li ajli m.pracitamol jaceyl & maseyr ayaa ihaya !!!!!

  • @meddjibouti4500
    @meddjibouti4500 6 лет назад +13

    Ku sali nabiga scw

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 6 лет назад +33

    Intan jiifay be idhaftay bal like sadaqeysta😭😭

    • @hasaz12yare18
      @hasaz12yare18 6 лет назад

      kaaisa hablo karoon maxaad ka heli kkkkkkkkkkkkkkk

    • @qumandarajo9353
      @qumandarajo9353 6 лет назад

      hasaz12 yare 😂😂 wax badan ka faida

    • @hasaz12yare18
      @hasaz12yare18 6 лет назад

      wayee siijiido ilaa xaafada waniga ku saree

    • @qumandarajo9353
      @qumandarajo9353 6 лет назад

      hasaz12 yare hhh walalo wad mahad santhy sharafa ledahay ina ader👏👏👏

    • @hasaz12yare18
      @hasaz12yare18 6 лет назад

      ada mudan wll quruxey

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 6 лет назад +2

    Tusmo iyo Perastemol waab tageraah Alle ha idin xafido

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 6 лет назад +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhhh parking arooska ka soo noqday kulahaaa kkkkkkkkkk funny pilaaahi

  • @mohamedfarah9185
    @mohamedfarah9185 6 лет назад +5

    Aniga suuju waaye nairobi bt this guy made me laugh i like how he acts viva bro

  • @suldaanofficial9245
    @suldaanofficial9245 4 года назад +1

    Shekadan sheka ubogay mahee
    Baashaala baashaala kulahaaa
    Fecebook darishadihisa furan gal🥰🥰🥰

  • @aaishacali3837
    @aaishacali3837 5 лет назад +1

    Juuug jum bum woow😂😂😂😂 MMS soxasusty

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 6 лет назад +4

    Wn ka hela, Riwaayadihiina, But please, Wlhida ka reeba, Wa mgcii ilahey, So Iska daaaya, Dhaarta 😎

  • @swegargirl3726
    @swegargirl3726 6 лет назад +2

    I love wlhi paristimole jilistisa100%

  • @zacadhouse5194
    @zacadhouse5194 6 лет назад +17

    Tusmo iyo baristamool fanny wa tageraa wlh

  • @munomohamed8472
    @munomohamed8472 6 лет назад +1

    Waa xaqiiqda manta jirta Wlhi

  • @mohamudnadiifshire627
    @mohamudnadiifshire627 6 лет назад +11

    Hadaad ka heshay filimkaan Like ii saara

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 6 лет назад +4

    Dumarka somalida ragoodu way jewel yihiin. !

  • @safiyahilowle9762
    @safiyahilowle9762 6 лет назад +2

    Loooool waaa qosalay wlh so funy

  • @sagaljamal4999
    @sagaljamal4999 6 лет назад +10

    😂😂😂😂😂😂😂
    Astaqfirullah wlhi wn daacad qoslay😂😂
    Bom,jug,dhug kulaha😂

  • @ilhaanmursalsaeedsaeed3020
    @ilhaanmursalsaeedsaeed3020 6 лет назад +2

    Waaw labaddan qof ad ayan uga hela runti jilninkoda hhhh😘🤩

  • @aminahassan4756
    @aminahassan4756 5 лет назад

    Gacanta iiga dhacdey

  • @suadahmed8138
    @suadahmed8138 6 лет назад +3

    Parastamol all ur ruwayad are lit fire 🔥🔥🔥🔥🔥 I am big fan of you keep it up guys more vedious 😂😂😂

    • @shukrisimplelife7367
      @shukrisimplelife7367 6 лет назад

      Mashallah 👏👏👏👏🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂🧕👌👌👌👌👏👏👏👏👏👏

    • @shukrisimplelife7367
      @shukrisimplelife7367 6 лет назад

      🤣🤣🤣😂😂🤣😂😂😂🤣😂🤣🤣😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂🤣🤣🤣😂🤣🤣

  • @khadarkhaan7588
    @khadarkhaan7588 6 лет назад +1

    Udgoon,Tusmo and Paracetamol waa dad isla fahmay wallhy Congratulations

  • @quman1439
    @quman1439 6 лет назад +2

    Hhhh safiyo tusmo caadi mahan

  • @farxiyoaxmed6366
    @farxiyoaxmed6366 5 лет назад

    Alle sidan u qoslay war yahe maxamed shekada wad ku wacan tahay keep going bro wllhi

  • @kingmoha5809
    @kingmoha5809 5 лет назад

    Facebook aa iga dhex hadlay aa! Sheeko Dheer Waaye Pricetimool Hore U soco

  • @fatumamohamed6086
    @fatumamohamed6086 6 лет назад +5

    Facebook 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🌹🌹👀🌹🌹👂👂🌹🌹🌳🌳🌹🌹🌷🌷🌹🌹👍👍🌹🌹🌲🌲🌹🌹🌷🌷🌹🌹🖐🖐🌹🌹💚💚🌹🌹💙💙🌹🌹

  • @fardowzaaadan5542
    @fardowzaaadan5542 6 лет назад +5

    Haa

  • @sumayafaraah9011
    @sumayafaraah9011 5 лет назад

    Tusmo iyo perctamol kal iyo laab idintageeraa Alla xaydid walaalayaal

  • @hariaqueen9724
    @hariaqueen9724 6 лет назад +2

    Alla beerka sheekadii ugu qosolka bdneed😂😂 paristimool caadi maaha

  • @ismahanvlogisma8864
    @ismahanvlogisma8864 6 лет назад

    Wlh comment kuso orday sideydo kale hada tahay plz ha iga xasdin like iyo subscribe💖

  • @salmacadey5128
    @salmacadey5128 6 лет назад +4

    Kkkkkkkkkk Mohamed he’s the best

  • @zunduzbarre6435
    @zunduzbarre6435 6 лет назад +2

    Facebook haduu ka dhex hadlay fuwiirarna wuu Ku xigaa kulahaa tusmo jilniinkedu isma badalayba😂😂😂😂

  • @ifrahahmed8930
    @ifrahahmed8930 6 лет назад +13

    Hhhhhhhhhh sheakh qof Facebook laga soo wacay Majiraa kulahaa she’s funny wlhi

  • @geenyorersomaliland2027
    @geenyorersomaliland2027 5 лет назад +3

    Safiya tusmo waan iska jeclahy ilaahy amarkiiiza qosol miidhan weeye 😂😂😂😂

  • @khadragaafow4891
    @khadragaafow4891 6 лет назад

    Mashallah barstool iyo safiya adbey iga qosliyenhhhhhhhh nolaada waligin

  • @zandayacaydaruz1350
    @zandayacaydaruz1350 6 лет назад

    wiilkan yreee quruxda badn fadxiyo iyo tuzmo waa dhipeen wlhi izna waa dacad❤

    • @saabirboy5519
      @saabirboy5519 6 лет назад

      Kkkkkkk haa lakin bentan aya lagu wala😂😂😂

  • @mankahassan5800
    @mankahassan5800 6 лет назад

    Paristimol cadi mahaan

  • @abwaanmjokar176
    @abwaanmjokar176 6 лет назад +2

    Jkkkkkkkk libaax welee waad banaysatay

  • @mhasanadan2395
    @mhasanadan2395 6 лет назад +4

    Ruwayadan macan waye hhhhhhhhhh qosolka iga dhamaday

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 6 лет назад +1

    Horey usocda 👀👀🙌🙌🙌👈👏👏

  • @kiinorsud6615
    @kiinorsud6615 6 лет назад +4

    hhhhhh gacantaa kudhacday

  • @aslicibaar4991
    @aslicibaar4991 6 лет назад

    Wax ku dhufo lkn quraanka ku badi inta ku qusushay like plz hhhhh

  • @bagamudo4502
    @bagamudo4502 6 лет назад +4

    Ahahha facebook qof ka dhex hadlay ....

  • @farhiakhaliif1460
    @farhiakhaliif1460 6 лет назад +3

    Sheikh ninka dil

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 6 лет назад +9

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk hanala sheekaysanina iyo farta mxaaaaa kuuuuu marsan kkkkkkkkkkkkkk caadi ma aha

  • @mlover0740
    @mlover0740 5 лет назад

    Hmmmm moha prectmol cadi mhid

  • @princessshushu1051
    @princessshushu1051 6 лет назад +2

    Masha Allah maseer 😂

  • @abdullahihassan1622
    @abdullahihassan1622 6 лет назад +5

    like isAar inta tagerta barastamool🤣❤️

  • @unknown-je3ql
    @unknown-je3ql 6 лет назад +2

    Labada mid qabso✌😂

  • @sihaamcabdishire6619
    @sihaamcabdishire6619 6 лет назад

    Hhhh waa vidow kiiy ugu horeye anku qoslay

  • @xaliimogeenyo1982
    @xaliimogeenyo1982 6 лет назад +1

    dadka dhahaayo like iisaara kusaliya nabiga cayaarta ka joojiya hadaa saliga daacad kaatahay waxa xun ha fiirsan plz nabiga aa like ku rabsanee miyaa illaah ka cabso

  • @fardowzaaadan5542
    @fardowzaaadan5542 6 лет назад +5

    Ma mid cusuba

    • @fardowsaabdi9856
      @fardowsaabdi9856 6 лет назад +1

      Fardowza Aadan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @SONNAPRODUCTION
      @SONNAPRODUCTION  6 лет назад

      haa waa filim cusub

  • @luulaladan2225
    @luulaladan2225 6 лет назад +6

    Jahawareer qaybo kale plz noso gaLiya

  • @Qisasudiin
    @Qisasudiin 6 лет назад +2

    Prectomol waà iga qosliyay wlh ma nooli nolow epow

  • @intafayowintafayow809
    @intafayowintafayow809 6 лет назад +2

    Kkkkkkkkkkkkk bug ku lahaaaa

  • @hidaayaahmed1178
    @hidaayaahmed1178 6 лет назад +2

    so funny 😂 😂 😂 😂

  • @mariamudanchannel6779
    @mariamudanchannel6779 6 лет назад

    Nin asxnkisu wa kas

  • @hanniehuda6546
    @hanniehuda6546 6 лет назад +3

    Ani xitaa RUclips leyga wacooyaa😂😂👍

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 6 лет назад +1

    the best comedyever😢😘😘😘😘😘😍❤️

  • @ismahanahmed5689
    @ismahanahmed5689 6 лет назад +4

    Am dead 💀 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @umuikhlaasjanal3240
    @umuikhlaasjanal3240 6 лет назад +5

    Tusmo wanku tageraa

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 6 лет назад +3

    alla manooli marna garaac marna ha garaacin😂😂😂😂

  • @ayanmohamed4337
    @ayanmohamed4337 4 года назад +1

    Facebook and Twitter 🤣🤣😂😂😂😂🤣😆😆

  • @hannahwilashawalashod3669
    @hannahwilashawalashod3669 6 лет назад +42

    Ama Aniga ama RUclips iga joji dhocilaha Aad like ta sinaysid Yaroow 😳😂🤐

  • @aaishacali3837
    @aaishacali3837 5 лет назад

    Hhhhhhhhh woooow

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 6 лет назад

    Funny filim

  • @ninnaagjecel7996
    @ninnaagjecel7996 5 лет назад +1

    Hhhh like xata iima quudhid naagaha kalena love cas casbaad ku daadaise kute 😂wllhi su aasha imisa maalmoodba lay waydiiyay 😂😂 waa laygu sixray uun naagaha kale sawiraantooda😂😂😂😂

  • @walalmukhalas4583
    @walalmukhalas4583 6 лет назад +2

    Love isaar😂

  • @amxaar
    @amxaar 6 лет назад +8

    Walaahi. Waa qoslay. Kkkkkk. Share badi. Like. Kkkkk

  • @hanihappydhalpuntlander2489
    @hanihappydhalpuntlander2489 6 лет назад

    Scw

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni2188 6 лет назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂 pracetimool funny waaye faaraha ixanuujiyay 😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅

  • @edabsansidahooyaded1093
    @edabsansidahooyaded1093 6 лет назад +3

    Pracetamol waa kahela sxb waa Ku tagera

  • @bisharofreestyle
    @bisharofreestyle 6 лет назад +1

    Wooow caadi maha fimil kan

  • @ayaanitaaayaanitaa3529
    @ayaanitaaayaanitaa3529 6 лет назад

    Hhhhhhhhh allaaah kan wax jiran iska dhigaya wuu ika qosliyay

  • @mustafe7147
    @mustafe7147 6 лет назад +3

    Pracitemol Farahaan kaa taagay madaxa Jilitaanka ayn kuu Cumaamaday.!!😅😅😅😅😅

  • @khadarabdi8745
    @khadarabdi8745 6 лет назад +5

    Fb dariishadisa ayaa furan gal hhhhh

  • @aweesali8161
    @aweesali8161 5 лет назад

    this two commody is best

  • @hudaapdirahmanhindi4110
    @hudaapdirahmanhindi4110 6 лет назад +11

    hal k ima quudhid 😂😂😂😂😂😂😂😂😂wadne cas cas

  • @amatallaahbintuhassan7210
    @amatallaahbintuhassan7210 6 лет назад +1

    Alla qosol udhumanrabay barstimool cadi mhn. Bug big kulahaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂mnoli

  • @miskiabdiqaadir4169
    @miskiabdiqaadir4169 5 лет назад

    Kkk prctmool iyo tusmo kalama dhacaaan ....mahubtaaa kulahaa kkk

  • @mahadoabdi3170
    @mahadoabdi3170 5 лет назад

    Masha Allah tuusmo qaali Allah ku xiifdiyo

  • @caasholuul9930
    @caasholuul9930 5 лет назад

    Cadimahaan

  • @saynabsiyad4849
    @saynabsiyad4849 5 лет назад

    Somalidu like yecelaa bisinka iyo yaasiinka war bal isku xishooda..... Sheekha sheekada waa lafahmay kulahaa anigaba mar mar ayuu igu soo dagaa hahahaha Dj Shuceeyb caadi ma ahan

  • @abiyow10
    @abiyow10 6 лет назад

    Naagtan wan jecladay Hala iiso raadiyo qurux wlllhi

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 6 лет назад +2

    Kkkkkkkk shib iskadheh 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭walahi wuu igaqosolsiye wad keyntay sadax ciyal dil kulahakkkkkk xariiyfigadheh waley kkkkkkkkk

  • @senyorritaabdulkariim392
    @senyorritaabdulkariim392 6 лет назад +4

    Hhhh kooxdan inaba caadimaaha hh

  • @ficaaneybeauty5156
    @ficaaneybeauty5156 6 лет назад

    Hhhhhhh it’s so funny

  • @bahjatuzuhrra577
    @bahjatuzuhrra577 6 лет назад

    Walahi waan kayabey qosolka adunka