FILIMKII JAHWAREER # 5

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • WAA QEYBTII 5AAD OO AAD U XIISO BADDAN LA WADAAG SAAXIIBKAA ARIGTIDAADANA HOOS KU DHIIBO

Комментарии • 589

  • @munomohamed8472
    @munomohamed8472 6 лет назад +56

    Masha Allah inaga caadimaaha qeybtaan kal iyo Laab taagero buxan idin haayaa full xushmat nosoo badiya masha waligay Ma arkin somaali sidan film ujilikarta hormar WAcan hadan idin heynaa

  • @anizaboojo1646
    @anizaboojo1646 6 лет назад +358

    Hadiii nabiga jaceshahy kusali scw😍 kadib neh fiirso ruwayada wll😙

  • @nasiimali7828
    @nasiimali7828 6 лет назад +90

    Ani gabadhaan ifraah aan ka helay.wlhi jiliinkeeda iyo midibka oo ilahay siiye
    Nasiib daro midabkaas quruxbadan Allahi naku deeqay aan badi ku caasine oo badalnay

    • @ruksana578
      @ruksana578 6 лет назад +1

      ruun abdullahi ha abyo m.a wa qof isku kalsooon

    • @abdullahsom6292
      @abdullahsom6292 6 лет назад

      Kaligaa ma tihid ifrah jiliinkeeda waa lala wada dhacay

    • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
      @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 6 лет назад

      ruun abdullahi
      Fariid ❤️
      Allhammddullillahi rabbill caallaammmiiin ❤️
      Maashaallah callayk

    • @maxamedsuldan4394
      @maxamedsuldan4394 6 лет назад

      Fariid wallahi waa xaqiiiq

  • @hilo1055
    @hilo1055 6 лет назад +85

    Ifraah udgoon inta ku heesato 👉👉like

  • @ammiinmohamed9965
    @ammiinmohamed9965 6 лет назад +78

    Comentiga hadad utimi inad akhrisid like halkan sar👍

  • @tobankaugusareeya5696
    @tobankaugusareeya5696 6 лет назад +127

    Walalka Africa ku dhibatesan baan ahye, like ta igu caawi wllo

    • @hooyomacaanumayma239
      @hooyomacaanumayma239 6 лет назад +2

      Tobanka ugu Sareeya kķkk maxaa kurafadiyay walaal wad iga qosolsiisay

    • @tobankaugusareeya5696
      @tobankaugusareeya5696 6 лет назад +2

      ayaan ali naag la aan baa i raafadisay wllo, gabdhihi africa joogay nin Europe ama america ka imaday bis ayee donayaan, anagane waan ku rafaadne meesha....

    • @hoodohashi9876
      @hoodohashi9876 6 лет назад +3

      Tobanka ugu Sareeya kkkkkk like dhibta maka Saraysa

    • @tobankaugusareeya5696
      @tobankaugusareeya5696 6 лет назад +1

      hoodo hashi niyada aan isaga dhisanaa wllo hhh intii gabar laga helayo hhh

    • @sadiyasadiya9654
      @sadiyasadiya9654 6 лет назад +2

      Alla abowe waa maxay dhibka ku haysti umahadi rabigaa

  • @tasneemshariif8788
    @tasneemshariif8788 6 лет назад +1

    When he said " Kale horta malagu qaaba?" and she replied " oh hadii ley ii qaabo ma halkan imaan laha" MashaAllah gabdheena somaliyeed
    I love this film wallahi sii fiican loo sameyey. Also, Reena wallah caadi mahan shes so funny and extra

  • @mohamedkaysetimir4602
    @mohamedkaysetimir4602 6 лет назад +22

    Beautifull film allow umadayada fakhriga ka dul qaad sasay fmlydu noqon lahayen

  • @fadumobashi9591
    @fadumobashi9591 6 лет назад +28

    cadi mahan inta kaheshay like haila dhaficn

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 6 лет назад +19

    War Nacalaa Shaydan Kuyaale, Gabadhan Ifrah Udgoon ah inta Ila Taagerta Liketa igu Qabta Lol 😂

    • @saabirboy5519
      @saabirboy5519 6 лет назад

      Etopia ina kugu imado marabta😂😂😂😂😂yrey

  • @FaatushFaatush
    @FaatushFaatush 6 лет назад +108

    Somalia ha inta nabada la jecel like sara halkaan

  • @marianour6779
    @marianour6779 6 лет назад +13

    Ifrax udgoon aad baan u jecelahay like iisaara inta jecel

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan1540 6 лет назад +26

    Alla kan magaca kaniinigaa leh Maxuu xabad naageed dhex dabaashay uusan xaq u laheeyn 😕
    😆😆😆👈

    • @fadumohassan1540
      @fadumohassan1540 6 лет назад

      +Sagal Cadey
      ALAHA soo hanuuniyo

    • @mohamedamen60
      @mohamedamen60 6 лет назад +1

      Fadumo Hassan wa la iskaga danbeyn abaayo abaayo xabad xabad waa la isla googi i hadi sidan wax laga badali waayo

    • @MohamedHassan-bp5nw
      @MohamedHassan-bp5nw 6 лет назад

      Maxaa idinkagalay somali diin iyo Hawl a any loo dirsan baa mashul ku tihiin qowalba siduu doqdo haku nolaado haku nolado no mashquul

    • @aslilush5088
      @aslilush5088 5 лет назад

      Sharuqanba kjol wuu ka dhrgy

    • @mahamadhassan3537
      @mahamadhassan3537 5 лет назад +1

      @@MohamedHassan-bp5nw wllo magacaga iyo saad xumanta ujeceshahay ismalahan dadkan Muslim weeye wajibay kutahay in xumanta layska qabto lkn adigu hala qastayba katagantahay Subxanallah ilahay swt xaqa hanagu sugo

  • @bilanadan4981
    @bilanadan4981 6 лет назад +6

    Masha allah nasoo badiya filmkaan caadi maha wlhi thanks guys♥

  • @wartaentertainment3991
    @wartaentertainment3991 6 лет назад +4

    Like qofkii jecel in loo saaro aniga ha ii saaro
    Waxa jeceshahay walalka la jeclaaw
    Haka iloobin subscribe peace and love

  • @11stars26
    @11stars26 6 лет назад +159

    Inta oromo naceb liketa saar

    • @samaalejr8972
      @samaalejr8972 6 лет назад +5

      11 Stars Oromo nacaybkeeda waxba kaga qaadi maysid

    • @ifrahmuktar8256
      @ifrahmuktar8256 5 лет назад +1

      @@samaalejr8972 kaalay ma adiga aha maxa ka galay

  • @hanihappydhalpuntlander2489
    @hanihappydhalpuntlander2489 6 лет назад +12

    Waaaw waad keenteen horay usocda #sonna good develop

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 6 лет назад +4

    Labadan maashaallah callayk
    Wlaalayaal caadi isku guursada waad isku soo baxaysaane maashaallah callayk

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 6 лет назад +40

    Hhhhhhhhhhhhhh ala peerka dhip badanaaa haplaha meeqo waaaaye kulahaaaaa kkkkkkkkkkkkkk i love my somali dadkayga we love you so much

  • @zuhuurzafi809
    @zuhuurzafi809 6 лет назад +5

    Caadi maha filimkan wan jeclahay thanks dhamaan jilayasha and Sonna production

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 6 лет назад +100

    Awootoo Awootoy iyo Abaay Abaaay Inta Amiiinsan liketa isaar😂😂😂❤

    • @saidomar8663
      @saidomar8663 6 лет назад +2

      Tashaa Alpi labbo-goodle yasha maxeeg ka yaqanan hee

    • @zackym6651
      @zackym6651 6 лет назад +2

      Tashaa Alpi abooto mxaa laga wadaa ahhahah

    • @saidomar8663
      @saidomar8663 6 лет назад +1

      ayeeyo waaye

    • @Modeeq
      @Modeeq 6 лет назад

      Uuf

    • @kaysezhiekhawi7170
      @kaysezhiekhawi7170 6 лет назад

      Waxay baryootanka intan leeg abyo qali like ayaad sidan u doonaysa miyaa bal aniga ayaa kaligay boqol like kuu saaraya 😂😂 kaftan.com hoos ayaan ciwaankayga kuugu xusayaa waa inaad iga soo codsataa snapchat m.oscar73 halkaas ayaan jecel ahay inaad iskeento

  • @aniisasiyaad3390
    @aniisasiyaad3390 5 лет назад

    Mnsha allh jahwareer aadbaan uga hdlay filim qurux bdn oo aad ujeclhy waaye

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV 6 лет назад +14

    Like isar waa ikow aan mantay firsdo ciyow 😂😂

  • @kaysezhiekhawi7170
    @kaysezhiekhawi7170 6 лет назад +42

    Yaa reer commentis meel walba miyaad iiga horaynaysaan bal like ta igu caawaya uun

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 6 лет назад +2

    Hadii layqabo mahalkaan imaan lahaa waa runteed wlhi fariid. Dhamaan waa jilayaal cajiib ah hormar wacan💯👌🙏

  • @shibiskadheh2745
    @shibiskadheh2745 6 лет назад +6

    Prastimol awoowgi la janee waa isdhisay steelkana waa 👏👏👏👏👏awoowe Walahy waan ku aaminsanahay waxaa samesay naga daba gee dee nio Waan ku taageenaye

  • @najuuqueen1016
    @najuuqueen1016 6 лет назад +12

    Reena tan ladhoho xaasit waye run run eba xasit ugu egtahay se u dhaqmesa ka dareme3 😂😂😂

  • @rahminahenna2481
    @rahminahenna2481 6 лет назад +9

    First today ayeee

  • @bahjaahmed8893
    @bahjaahmed8893 6 лет назад +13

    ugu danben waa zo galisen thanks

  • @sagalcadey5480
    @sagalcadey5480 6 лет назад +13

    Barista mool iyo gabadha la jileeyso waan jeclahay

  • @samiyahusein8261
    @samiyahusein8261 6 лет назад +53

    necbiyaa dadka isjecel waxa soo dhex gala

  • @ayuubayuub2917
    @ayuubayuub2917 5 лет назад

    Brostamol iyo gabadha run run miyeey iskuqabana waan yaabe wlhi jiliinka labadaba caadi maaha gabadha sojiidasho aan caadi aheen ayeey ledahay masha alaah

  • @sumayamaxamad4859
    @sumayamaxamad4859 5 лет назад

    ❤️ baracitimol gabadha ku ma talaysa inay habadhiisii tahay wlhi waa gabadh aad iyo aad u Qalbi fiican mashallah ❤️

  • @amoonaosmaan2174
    @amoonaosmaan2174 6 лет назад +12

    Wlh dumaashi adigoo laba wadN kala joogo ayaa ka fakato nasiib leedahay waa reer dumis dumaashi hadey kugu aragto ninkadaa oo wax qurxan kula si gacloodey waatii ka talisaa sida aad ku kala tagi leheden

    • @faatuucabdi3975
      @faatuucabdi3975 6 лет назад +1

      amoona osmaan wlle maxay u dabadhigtaan gabdhaha masakinta ma iyada wllked gursanaya aniga wllhey wali ma gursan lkn dumashiday khayr mahe shar ku darsan maayo hadey i maagto macaa carurta edada u ahaa ku samrayaa

  • @hanniehuda6546
    @hanniehuda6546 6 лет назад +12

    Qeebta kale inoo soo dhaqso wll❤❤

  • @aishaabdirahman2189
    @aishaabdirahman2189 6 лет назад +5

    Ninkaa practimol ah wallee waa shidanyahay👌❤🌹

  • @maceeymaow9551
    @maceeymaow9551 6 лет назад +23

    Dumashi hdaa soo dhaweesto haba iga daba shaqeyso doffrta

    • @abdeb8547
      @abdeb8547 6 лет назад

      mona ma'ow Dumaashi walba sidan oo kale miyaaa?Kkk

    • @zeynomer8236
      @zeynomer8236 6 лет назад +1

      mona ma'ow Kkk ilmahaga bee walid utahay. Takale dadka isku mid maaha. Aniga hal dumashi leeba qaba macnaha hal gabar ladhalatay xabadkeyga hashasna waa cool rer magaal no mashquul ah. Waaba jecelahay. Takale ani walalkey mid oo qabo kuma mashquulo weena inecebtahy marke buufiska dhibkisa leyahy. Hooskaga haka cararin dumaashi fican jirto hadaa adi naag edeb leh tahay 🤣

    • @mubaarakdaacad1116
      @mubaarakdaacad1116 6 лет назад +2

      maceey ma'ow adna berri dumaashi baa noqonee ee iska jir hee kaligaa dumashi laguuma noqonayee

    • @user-ek9ly4fi9f
      @user-ek9ly4fi9f 6 лет назад

      maceey ma'ow wexey u badantahay inaadan haad heyn

    • @shankaronmaow4393
      @shankaronmaow4393 6 лет назад

      Sax Eedo macaan muno cadey😍😇

  • @bossxarago2395
    @bossxarago2395 6 лет назад

    Top musasal weeye hore usocda my lovely actor's filmkana sii shida dumashidaa balo waa inay dhigtaa jacaylkiina waa inaad heshiisan marna isku labatan like modern musasal cml hhhhhh Mark viel gluck from germany

  • @umuamaldecoratinghouse
    @umuamaldecoratinghouse 6 лет назад +3

    jiijo jecel kuso biirtay masha allh jiijo jecel wan kuheesta😍😘

  • @qaaliqurux8088
    @qaaliqurux8088 6 лет назад +22

    Peristimol iyo shumis maxa kala heysto asxabeey 😦

    • @Modeeq
      @Modeeq 6 лет назад

      Amal Qalanjo Ali too much shumis yaab🤔

    • @gureyfanax5005
      @gureyfanax5005 6 лет назад

      Amal Qalanjo Ali maxaa kafiican shumiska hhh

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 6 лет назад +6

    Alla filimkan waan ka helaa xaraabe weeye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.alla dahabkaas oo kalaa igu fiicnaa yaa ii soo iibiya😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @fatxieapdihakim4099
    @fatxieapdihakim4099 6 лет назад +16

    Aniga waxanba layabay nagahan dumashiyasha ah maxaa rufiyan kadhigay

    • @shukrimohamoud5693
      @shukrimohamoud5693 6 лет назад +1

      fatxi Eapdihakim dumashi salnta mba lodhafo war kuligod

    • @mubaarakdaacad1116
      @mubaarakdaacad1116 6 лет назад +1

      fatxi Eapdihakim adna berri dumaashi markaa noqoto wllalkaa xaaskiisa saan amaa ku noqotaa ileen haween isma dhaamaan gedigoode only kaftan

    • @muriidicalifaqi25
      @muriidicalifaqi25 5 лет назад

      Heheheheheh 5 farood ilaheey simin

  • @user-lh5xj9st7z
    @user-lh5xj9st7z 6 лет назад +4

    inkasto aaad nagu so rajisen
    mnsh allh one love dhmntiin

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 6 лет назад +9

    Wwww qaabka loo duubay inaba caadi ifraax godkeeda biyo ugu soo galay dumaashi maa la soo dhaweestaa yahuuu bal qebta 6 aad hana soo daahinina

    • @maahiramaahira8103
      @maahiramaahira8103 6 лет назад

      Ayaan Ahmed samiday dumaashi wakaxuntahay nag ta lagulaqabo wlhi wey igayabshen ximantawaxa lagudara carurta KKK walalkod dhalay KKK waxloga aarsada ninka lagakasbada jacel

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan1540 6 лет назад +1

    JecliyAa kooxda
    Jahawareer 👈👍👌👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹👈

  • @riyadaqarsonofficial3821
    @riyadaqarsonofficial3821 6 лет назад +7

    In qabta kle hore loo soo galiyo ayaan jeclanlahaa 😊😊😊

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 6 лет назад +1

    Mash'allaah Reer konfur film jilis waa looga hadhay reality isaaqna heeso okay ogaadeeniya dhaanto haw tilmaamin waan And also Djabuti na ruwaayadaha looga hadhay waan dhameeyay baan filayaaye anyway waa film qiimo leh keep going walaalayaal

    • @anuushzain9497
      @anuushzain9497 5 лет назад

      عبدالله إسماعيل o rer konfur dadku ma wada ahee waa la isku jiraa wllo

  • @rajomedia7566
    @rajomedia7566 6 лет назад +12

    Inaba caadi mahan waad ku mahadsantihiin qeybta lixaad soo dadajiya

  • @zeynomer8236
    @zeynomer8236 6 лет назад

    Directorkii Somali ugu hormarsanaa waaye flimka ninka soo alifay qisadiisa qaabka iyo cadi maha 👏👏

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni2188 6 лет назад +3

    I am in love with pracetimol and his partner jacel jacel igu rideenbo 😍😍😍😍

  • @nasiibmaanka8183
    @nasiibmaanka8183 6 лет назад

    Hhhhhhhh boqorada jiijo welcome back film ka daradaa udaawanaaa wlh kuuxiisnay inbadan😘😘😘😘😘😘

  • @rahmofarah9579
    @rahmofarah9579 6 лет назад +11

    I’ve been waiting this for so long😩😭😍❤️

  • @suadahmed8138
    @suadahmed8138 6 лет назад +7

    You should've made this ruwayad longer anyways it's nice and you're the best actors and parastamool makes more interesting in his part keep it up guys we stay tune 👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌.

  • @safamaxamuud940
    @safamaxamuud940 5 лет назад +1

    Walalky aan 10sano ka hore iigu danbeesy aan rpaa inaan saan ookle u kulano allow itusi mrkle 😭😭

  • @gabiewilson2997
    @gabiewilson2997 6 лет назад

    Hands down to producers, actors and actresses. This’s what we need no more ruwayad lays cayayo. Keep it coming guys. 😍😍

  • @Cabdulfatah
    @Cabdulfatah 6 лет назад +2

    Iyaah... Walee adunyo sidan haka aahato. Xoolihi hoyadee aa sidan loogu raxaysana....😁😁😁😁😂😂 like ya la iga loowin

  • @sahrayusuf7468
    @sahrayusuf7468 6 лет назад +6

    Cunuga calosha ku jira yaa leh dolow dhaqtarka inu shegey ka baqe sir mu ka haya

  • @mahamedsomali
    @mahamedsomali 6 лет назад +27

    sonna production filmka markuu macaada lee maa jareysaan daqiiqadaha noosoo badiya yaaqaay ama isbuucii labo qeyb noo soo saara

  • @fardowzaaadan5542
    @fardowzaaadan5542 6 лет назад +8

    Waa sugayay wana naga so da hisen

  • @najahxarago7486
    @najahxarago7486 6 лет назад +7

    Best film 🎥 ❤️

  • @kaamil7512
    @kaamil7512 6 лет назад +52

    Video ga adiga oo aan dhamesn wali comment maso qortay ani caml🤣🤣🤣

    • @Sundus-du3hc
      @Sundus-du3hc 6 лет назад

      kaamil love Sareya haaaaa isku midan nahay 🤣🤣🤣

    • @kaamil7512
      @kaamil7512 6 лет назад +1

      Sundus 0519
      Hhhhhh thnks lkn adoo dhamesan dambe haso qorin comment

    • @xaliimogeenyo1982
      @xaliimogeenyo1982 6 лет назад

      kaamil love Sareya mawa sugi karee intuu dhamaanayo waxaa ka cabsadaa in aan iloowo

    • @kaamil7512
      @kaamil7512 6 лет назад

      suuraaley qalanjo ina boqr
      🤣🤣🤣 caaadi maahid anaa iga daran tahy

    • @fartuunlove9047
      @fartuunlove9047 6 лет назад

      kaamil love Sareya dhaqtar aa u baahantahy walal waxadan fahmin hadii aad comment kasii bixine hhhhhh

  • @yaaiwacay9795
    @yaaiwacay9795 6 лет назад +1

    Ar iisoo duceeya 😂😂😂illaahoow nin baristimool cml kasii mac iii sahal 👐👐👐

  • @invertedrole
    @invertedrole 6 лет назад +29

    Sidii caadada noo aheyd Asxaabta America🇺🇸 joogta Like saara nacalaaye

  • @rajabadde1037
    @rajabadde1037 6 лет назад +8

    Ruwayadan gadal ey ka soo shid meysaa qofka ila arkay liketa isaar 🙄🙄🙄

  • @nasraismail270
    @nasraismail270 6 лет назад

    Jiijo ayaa ku soo biirtay dad culus ayaa meesha ku dhan alle ha idin daayo dhamaantiin😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘👏👏👏👏👌👌👌👌👍👍👍👍

  • @jawidagan3864
    @jawidagan3864 6 лет назад +1

    Ruwayadan waxay natusaysa sida Somalidu uusii ilbaxayaan Respect 🇸🇴💯

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 6 лет назад +3

    The best film i love it thank you for sharing

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 6 лет назад +4

    Parestomal ifraax. Tusmo jiijo best. Actors I love them

  • @user-lh5xj9st7z
    @user-lh5xj9st7z 6 лет назад +5

    thank you Sonna production
    lkn mugdi Ku yar jira

  • @kaysesaidofficial
    @kaysesaidofficial 6 лет назад

    Manshaa allah wlhy madadaalo inti naga maqnaydba waanu helnay horay u socda guulaysta weligiin taagero buuxda idiin ahay dhamaantiin ❤️💯

  • @queenmuna7963
    @queenmuna7963 6 лет назад +22

    First comment yeeeeeeeeeey 🤣🤣 🤣🤣 🤣🤣 🤣😂😂 😂😂 😂

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 года назад

    Allahu akabar cyprus ayaan kuxasuystay iyo odaygi marku irko waalan jiray😋🤣

  • @suadabdalla9863
    @suadabdalla9863 6 лет назад +3

    mash'allah beautiful flim

  • @mohamedkaysetimir4602
    @mohamedkaysetimir4602 6 лет назад +4

    Sonna production keep go💯👌

  • @libanabdulcaziz2323
    @libanabdulcaziz2323 6 лет назад

    Axmed io gabdha waan jeclhy masha allah run run ayaaba iskugu nuuraysaan isoo jawaaba

  • @fatoumarobleh2128
    @fatoumarobleh2128 6 лет назад +1

    Wawoo 😍😍😍😍😍😍machallah

  • @ayaanahmed5658
    @ayaanahmed5658 6 лет назад +6

    Rina shaydamadii muqdisho laga waraysan jirey reerka hsku noqon

  • @samiiraali7987
    @samiiraali7987 6 лет назад +2

    Am in love ifrah her skin color

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 6 лет назад +7

    Sonna production noso dadajiya wllo

  • @bushrabishaaro1475
    @bushrabishaaro1475 6 лет назад +2

    Manta bananka adeynaa markuu yirahdaan ka helay allow ha nooweynin wax bananka noo kaxeyo 😁😁

  • @libanotheabdulle9544
    @libanotheabdulle9544 6 лет назад

    Mashallah baristimol abtigiis wey shidanyahy.. Like

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed7556 6 лет назад

    Waaw flim iyo bar iga dheh horay usocda

  • @najuuqueen1016
    @najuuqueen1016 6 лет назад

    Really see u jilayaan ayan ka helay cajab waaye wilka io gabadha iney is qaban ku jilayan wllhi waa isku nurayan 🤗🤗💖qurux isku yihin

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae75 6 лет назад +24

    Barostamol io farxiyo jaceyl jaceyl igu rideen

  • @leylawadani4761
    @leylawadani4761 6 лет назад +13

    Flimka dadka kabaty ma istiri
    Anyway prectmol iyo udgoon ka helaa

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 6 лет назад

    Aniga waxan ku heeystaa mama safia tusmo iyo wiilka reer xamarka 😂😂 paristmol iyo ifraahna sidoo kale ❤

  • @nastainashuqul6577
    @nastainashuqul6577 6 лет назад +17

    Necbiya nacabka jclka waa waxa jclkyga nagu dhacy😭😭😭 illa ooya

    • @ubahadey2888
      @ubahadey2888 6 лет назад

      Nasta ina Shuqul anaa kula ooynayo 😢😢

    • @somalilanderboss5426
      @somalilanderboss5426 6 лет назад

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😥😢😥😥😢

    • @munaapdi454
      @munaapdi454 5 лет назад

      Aan kula oyaya 😢😢😢😢😢😢

    • @adarabdifhidow3614
      @adarabdifhidow3614 5 лет назад

      @@somalilanderboss5426 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @moushtakaden3710
    @moushtakaden3710 6 лет назад +1

    Woooooow mashallah dadkayka wn idin jecelahay keep going

  • @bilanadan4981
    @bilanadan4981 6 лет назад +1

    Farxiya jiijo jacaylka waa jeclahay wlhi iyo mama tusmo

  • @hafsahalan437
    @hafsahalan437 6 лет назад +1

    waaaw teamkaan waan ka helay

  • @farduussoomalilander1287
    @farduussoomalilander1287 6 лет назад +6

    Wandhex seeday allaylahe

  • @hirsimoha3300
    @hirsimoha3300 6 лет назад +3

    Kooxdaan caadi ma aha wlhi tageera buuxdo bn idiin haynaa

  • @ikraam6747
    @ikraam6747 6 лет назад +3

    👌👌👌👌👌 horey usoco

  • @hassansacdi9539
    @hassansacdi9539 6 лет назад +3

    Reer xamar 😍❤❤

  • @Stoover_capon
    @Stoover_capon 6 лет назад

    Allahu akbar..allah maxaa weyso jabtay oo istiimin mesha ka dhacday

  • @drdhobo1334
    @drdhobo1334 6 лет назад

    wooow inaba caadi maha wlhi waxaan sugnaaba waa qaybta lixaad 6 sxbyaal noogu soo dhaqsada uun bal

  • @timaya77
    @timaya77 6 лет назад +11

    Xalay anoo hurdaa soo galiyeen😥😥😥

  • @dreamqueen8277
    @dreamqueen8277 6 лет назад

    Wow jilayal an cadi ahen hore usocda ❤ hormar an idin rajena😍

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 6 лет назад +4

    We need part6

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 4 года назад

    Inta jaha wareer u xiistay qabihii dabe 👍 isara