Ragu haday ma dhan ayaa na dhalay caruur llaahay Ha no dayo Rag waxa lagu ducasta llaahow meelenay rag jogin Han jogin inta igu racaday liketa I saara wan idin salamay
xaskaaga markay ka xanaaqdo qaladna ad gasha kuna so gasha ayado buuqeysa ama gacan laso boda oohina ku darto simply jwb uma baahna need hug bas kadibna haku laaban baro nolosha b4 intadan galin
Bahashaas ilmaha lagu dhagaysto waa qatar, gabadh aan garanaayo iyo nin keeda ayey kala furtay, ayaga cruurta ta xaladooda inay kala socdaa ayey u soo iib sadeen lkn ayagii ayaa ku kala tagay.
Xaasku markaygay kugu xanaaqdo qallad kana aad adi iska leedahay, Kalliya xabadka gelli. Kuna dheh Erayo Romatic ah waxba hays adkayne😃😃😃😃 And then no morre talking!!
@@zainabmahamed3937 maya Micnaha wxn ka hadlayaa hadii aan bada ku jirtid oo Qaladkaad gashay lagugu hayo waa inaad Qirataa danbigaaga kaliya inaad xaaskaaga raali galiso uun weeyaan markaa sidaad u raali galinaysaana waa mid kuu banaan. Ee maaha xaalku midi midi ku taag la hayso wll thanks
Fannanita somalida wax jiraa ayeey ka had laab wana bararujinayan oo wadanka waxka jirana way ka hadlaan waa lafdhawarka umada somaliyeed waa inaa wax ku qadanaa wacyigalintooda waxan leyahay fannanita somaliyed meelkasta ku noshihiin wan idiin salaamayaa kasii wada hosha ad u wadaan umada somaliyeed kuwii wax ku qatana alaah ka dhigo
hazzan Tawfiiqi haddi ay igu dhacdo lacala biyo ama saliid kuluul ayaan ku shubi lahaa mise meydkiis ayaa mesha laga qaadi laaha si walbo aan u jclahay malagayo inaan daayo okay haddaba adi dhimasho diyaar ma u tahay nah?
Ninkaan naagta taatabashuu ka badiyee kkk waraa gabadha hadaadan qabin noo daa kolay bari xaas noo noqotaa ama qaraabo dhow xaas ay u noqotaaye. War ninKAAN WIXIISA WAA QOOTO QOOTO QAYAXAN. Gabartaa I like her reminds me Marwo marwo.
Kkkkk walee kaaz oo kale buuuuuuux intii ila aragtay like isaar
Anayba igu dhacdey sidaasi waana ku kala tagnay wlhy raga soomaaliyeed laga fiican yahay ismana lihi nin somaliyeed guurso
What🤔🤔
My Bby Abu...plz arintaas kasoo noqo
Ha guursan wllo qli
Garaga somali isku mid maaha
Hhhh ee Hada maxad gursan Ajinabiba
Ragu haday ma dhan ayaa na dhalay caruur llaahay Ha no dayo Rag waxa lagu ducasta llaahow meelenay rag jogin Han jogin inta igu racaday liketa I saara wan idin salamay
....filikan cadi MA ahaan. Great job guys... Hawshu Haa socotoo... 👋 👋 👋..
hhhhh ragu waa balayo ninkii nagtiisa naag kudulshukaansado caloshu idiin xanuntaay
cabdinaasir caateeye adiga Ku Xanuuunty
Istaaq furulaah maxaad is kuhawareysan
❤
Eheh Waa labo jilayaal Oo qiimo badan . Good work.
Tusmo waa Gabar marwo ah waan Ka heela
This is funny tusmo 🤣🤣💟💟💖🤣🤣🤣
Musiibo laba maahan wa baracatemol. Wa ku taageeraa akhiiyow.
xaskaaga markay ka xanaaqdo qaladna ad gasha kuna so gasha ayado buuqeysa ama gacan laso boda oohina ku darto simply jwb uma baahna need hug bas kadibna haku laaban baro nolosha b4 intadan galin
cabdi Aad
Wlh sifc bad u taqan when she cries the only answer she needs is hug
thanks sis wa haday naga abasha hug ta laftirkeeda
Hhhhjhhh ninba adga haka ahadho
Cabdi Aadan Allah kudowra
Inta hada timi mesha😂👋
Kkkkkkk safiya tusmo hoyaday samideed kuma waayo adi iyo xaajiga mustaqbalka Barastimool
Kkkkkk war wxa lagu dhageysanayo ii sheega meel laga helo midbaa idhibee aan ku dhageystee istaqfurullah hhhh
Waa bahasha caruurta loo dhigo,,
Si loo maqloo oohinta caruurta
Bahashaas ilmaha lagu dhagaysto waa qatar, gabadh aan garanaayo iyo nin keeda ayey kala furtay, ayaga cruurta ta xaladooda inay kala socdaa ayey u soo iib sadeen lkn ayagii ayaa ku kala tagay.
xuma qoos ninkad wada dhisteen oohadana qaatan 😭😭😭
Alla nin naa sidee la idinku ku aamini aabihii cunaha ma goosato
Xaasku markaygay kugu xanaaqdo qallad kana aad adi iska leedahay,
Kalliya xabadka gelli. Kuna dheh Erayo Romatic ah waxba hays adkayne😃😃😃😃
And then no morre talking!!
Mustaphe Casse hhhhh caqliga ha wayin
احلام حياه maanay siddaa ahayn dee wll
Mustaphe Casse😶😶 walay taasi igu socon dumarka ma iskuwada mid bad moodaysaa mise in aayarkaa wax lagu ilawsiiyo
@@zainabmahamed3937 maya Micnaha wxn ka hadlayaa hadii aan bada ku jirtid oo Qaladkaad gashay lagugu hayo waa inaad Qirataa danbigaaga kaliya inaad xaaskaaga raali galiso uun weeyaan markaa sidaad u raali galinaysaana waa mid kuu banaan. Ee maaha xaalku midi midi ku taag la hayso wll thanks
Mustaphe Casse hadaan ku fahmay wll😊haduu mar qaladkiisa qofku qiranayo qaabjay ku haboon tahy waa khyr
I wouldn't care I'd divorce him
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
😁😁😁😁😁😁😁😁
hhhh dhoocisha qaxootiga kakuma ka timid
like igu qabta asxabta
oo hdey ka timid ma ceebba?
Tusmo MashaAllah tahy
gabdhN nasab wlhi bilaahi ya tagero like
PHDyadiisa maxaa ku gadhsiiyey😂😂😂😂😂😂barazitimol funny wlhi😂
apdi sulthan wallahi waan qosley 😂😂
Kkkkkkkkk wallee tusmo jilleen wacan I like it
😂😂😂😂😂like hda comment aqris tahy
Fannanita somalida wax jiraa ayeey ka had laab wana bararujinayan oo wadanka waxka jirana way ka hadlaan waa lafdhawarka umada somaliyeed waa inaa wax ku qadanaa wacyigalintooda waxan leyahay fannanita somaliyed meelkasta ku noshihiin wan idiin salaamayaa kasii wada hosha ad u wadaan umada somaliyeed kuwii wax ku qatana alaah ka dhigo
Asagabo noga xir .....Viva practemol funny guy
Mashallah nice video 💯💯💯
Masha Allah
Masayr .com waa tii habeen dhawayd ugu dhacday mama tusmo gacan baan uu tagey
😂😂😂 waaan kahelay wlhi labadaan waa kahelaa👏👏👏👏
I Love safiya Cadey
kk waa wax nool mama safiyo tusmo qish bay na siisay 👍
😂😂😂😂😂😂😂😂Belaayo fadhi weyn kulaha,meshey ka kacday kuleyl badana😂😂😂😂wlhi dacadan u qoslay Prestmol gacana ku tagay yakh..
"Odeygii ayaa bakhtiyey. Mashallah"😁
hhhhhh wlh wilkan wan iska jeclhy jilinkisa waan kusalamay wllkey
Faiza Smail L?=?£:.
3 6 09, but
Uqtiyey hadaad melku aragto ana isosheg
Kulahaa Waxaaa Qaabil Sanahy Qaybta Badda Guryaha Laga Duldhiso
Mamo tusmo qayanadaa Raga wataaa dumarka qalad maleh naagteyda waan furey Raga dhahaaa Ragaa somaliyed illah haka cabsadan
Naa habaarka Nagadaa Bismilaah
Abdiaziz mohamad hhhhhhhhh waxaa niigala dhaafaa habaarka goortii qiyaanada daaysaan😅😅😅😅
looooooll ''War Walle maa qaabtide ninki baadaha ka dul dhiseeyey darraho'' tu nous as tue Tusmo habo
Alxmdullilah haduu odaygi iga bakhtiyay
😄😁😁😁😁😄
Kulahaa waa wallaashay laydin qaad raggu qayAano badanaa
This is my mom
School Ali hi
School Ali haha who asked you ahaha
School Ali your mom is beautiful
waxa dhaaho ma'aqan lkn waa naag dhulqaad bdn ani waxee meshaa ka dhaaco waa layaabe laaha
Maymuun Mohammed maxaad samyn lahayd inaadeer adigu hadayba kugu dhacdo
hazzan Tawfiiqi aroos mise taacsi ma mesha ka jiiro wala yaabi laaha
Maymuun Mohammed inagu maysku baxnaa hayee hahahaha isku aynu isku meel dhantada ka ridnee 🤣🤣🤣✌️
hazzan Tawfiiqi haddi ay igu dhacdo lacala biyo ama saliid kuluul ayaan ku shubi lahaa mise meydkiis ayaa mesha laga qaadi laaha si walbo aan u jclahay malagayo inaan daayo okay haddaba adi dhimasho diyaar ma u tahay nah?
Maymuun Mohammed lkn adogoo gamacahaba iska wasakhayn nabbad galyo dheh maxaa yeelay immisa ragg oo wacan baa dunidan korkeeda jooga ragga yaan ragga kale looga caagin sax
feedback laga celinayaa ah in aan khiyaamo lasamayn .
diyaar waxaan u ahay inan daacad iyo qadarinba kuu hayo . no fight .🤣🤣🤣
adu maxaad diyaar la thay?
Kuleyl badnaa meeshey fadhisay burjiko deb ah in lasaaray moodaa😂😂😂😂
kkkkkkkkkkkkkkkkk ilaahay ayaa noogu banayn labo nin iyo wax kabadan wayna duldhigi lahaayeen
Qumayada kakuma laga soo qaaday baa kadhacday safiyo tusmo caadi ma ahan
Insha Allah qaali.shukran
2:21
Hhhh hhhh barastamool caadi maaaha jecliyaa
14:52 Isagaba nooga xidh kkkkkk
Kkkkkkkk best riwaayad
Wlhi run ayan uu maleyey 😂😂😂😂
Kkk ani habeen kaste anaa haro maxuu iiseexaa haduuba iraaceen maba seexayi agah
Walahi kan o kale aya buuxa adunyadan
dadka dhaqan xumada baraysiin ka dayo filmo wanagsan oo lagu daydo dhiga waa ceeb waxa kani
Sumaia Osman ma beenbaad rabta
Kaan oo kale ayaa ijoogo.n idnt care what he does.
usamir abyo
Umukher Mohamoud waxaan rajaynayaa inuu ilaahay kuu hagaajiyo walaale oo uu kuu noqdo ka ugu fiican
Luley Lush Allaha Ku wanajiyo Abyo Mcn ilahey Bari intu Ku ficneyo
Deeqo Osman Sabriye .Amiin qaali.shukran.
Luley Lush well done
Kkkkkk masha ay fadhidey kululaa
hhh hhh abihii cune may ilkaha ku googoosato
faysa siciid kkkkkkk
hhhhh adiga aragnaa
faysa siciid kkkkkkk adiga majeclid miyaa inaa nag kale lagula shukansado
Xajkag iga khalkhaline. 😂😂😂😂
Xamuulkii xamar lagu qarxiyay ban kugu qarxinyaa aad daqiiqa noqotiide. 😂😂😂😂😂
Walhi dad funnya weeyan
Warjecliyaa ikeentay ku qoraa leydhahay 😅😅😅
Waaa intaan kayarahy kulahaa wlhi funny hhhhhhhhhhhhhh
Kkkkkkk
Namahan dhibka dumarka ee raga ayaga nahabin ah oo radsada gabdhahaa.
Gud
Faisa me2 wiilkaan waa jeclahay laakiin magaciisa ma aqaani ixiiii
Abaayo Mohamed barastamool ku magacdheryahay
ragaano kale aana dhibay seexo
kkkkkkkkkk kkkkkkkk wllhi Tusmooy lajan waxaadu thy ilan fani ah
Waa sax
Hahah kulaha meeshay fadhiday kulula ma dabalagushiday 😭😂😂😂
Waley kaan nagtigursata wey bahdey I am worried about his real wife this guy is a real player courrer de jipon pecher de Jibier
Ninki dumr dhiba wan dhaliley I het nin dumr ilmo kakeno
I love the acting this two...... 😂😂😂
Hhhhh barasetimool iyo tusmo salamoos sxp mohamed waad naha qoslisaa
Ninkaan naagta taatabashuu ka badiyee kkk waraa gabadha hadaadan qabin noo daa kolay bari xaas noo noqotaa ama qaraabo dhow xaas ay u noqotaaye. War ninKAAN WIXIISA WAA QOOTO QOOTO QAYAXAN. Gabartaa I like her reminds me Marwo marwo.
war bal manoshahay gabadhii qisaa kudhacday calamku yaabee🤣🤣🤣🤣
The acting is good but stop this music because it is interfering with the voice
Kkkk kl korkiisa qolofkii idinka ku xir qufulna u samee tusmoy walaahi Mar walba waan fiiriyaba waan qoslaa
illooohoow meesha lagugu xisaaabinayoo hay gayn kulahaa😂😂😂 wlhi gabagabadh waa WaTaa
Dhiigaada la ii yar yarn lahaa kulahaaa
Yaab wlh oo goorme lasoo daayey part 8🤔
Mid inkaarqabta ayaan dhahay
BADAGURYAHA LAGA KORDHISO
Caanalay kulahaa macaybaa mise waa shaqo?
Kadra Hanshi wa cay kkk
Hhhhhh maseer ka wax walba ka keena yah
Wallhi 2aan wan waan kahelaa
Maxaa run run habaar kkkkk
isrun ah bay usameeyan saas jecliyaa fookano anigaa kulasoo xabalaya qaybna abubakar qaybna kaarmeel
Ayuuto miyaa laysku raaali galiyaa Hhhhh istaaqfurullah
zeynab Ahmed
ayuuto lugta soo go'ayso hadaad qaadato maxaaa ku diideesaaa waaaaba jaaaanis ma adigaa heli kara huuuno
meshaan dad ayaa ku dulman wlhi rag an waligood waxba qiyaamin naago badana lahayn ayaa sharaftii laga qaaday.
abdirizak Rush lool kan naagta qabin marka naag aroosoh la waree sanah lool
Sidaas wiilkaas udharanayo ayeey u wadadhar taan
Rageedi weeye, ku lahaa Engineer baan ahay oo guryaha bada laga dul dhiso ban qabilsanahay hhhhh
Isaga nooga xir kuye hhhhhhh
waa intaan kaa yarahay hhhhhhh kulahaa
Asc
tuladi xumayd dameruhu &riyihu is raacayen hhhhhhhhhhh 😂😂😂😂
KhAdro2024
Wlhi Rago dhan waa noca
Nimco Maxamed
Hhh
Kkkķkkkkkkkk been bee dumarki kudumiyeen😉😉😉😉
Illaahay Adiga mafasaxbuu kusiiyey😂😂😂😂
Waa tan ka yarahay😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Caqligiisuuu qabaa kan raali galin ...hablahana jiljileec😂😂😂
Raga dhan saan waye
ragu G ododle weeyaan