SIDEE LOO KORAA BUURTA WAGAR?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Socodkani waa safar aanu ku tagayno buurta wagar oo 40 km dhanka bari ka xigta degmada sheekh oo ka tirsan gobolka saaxil.
    Figta sare ee buurta wagar ayaanu tagi doonaa anagoo u socon doona doona ku dhawaad saddex saacadood.
    Nala soco anagoo sii marayna dhul ashqaraar ah oo aad u qurux badan.
    Kuna indho doogso dhirta bilicda leh ee kutaal buurta sheekh.

Комментарии • 44

  • @Clkariin_1234
    @Clkariin_1234 2 месяца назад +1

    Video jarjar Sxp inta muhiimkaa si dadkuna kuu daawadaan cameraduna inta badan aday kugu soo jeedaa dhulka quruxdisa dadka tus😊

  • @dualeelmi371
    @dualeelmi371 2 месяца назад +1

    Mahad sanid dad badan oo wadamo shisheye warego ayad ka waxan tahey dhulkena ayaba kala aqoonin oo an u bahanahey in aan barano thanks

  • @somaliawamid3934
    @somaliawamid3934 Месяц назад

    keep going bro , wlhy muuqaaladaada caadi maaha masha allah

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Месяц назад

    Mashallah dhul qurux badan

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 месяца назад +3

    Axmed rashiid wuxuu uga kala baxay safar adventure

  • @MOXASHI
    @MOXASHI 2 месяца назад

    Maasha allaah what an amazing land, bro I would need some training if I were to try this walk.

    • @Yonistravels
      @Yonistravels  2 месяца назад +1

      Hhhh qof sports man ah si fiican buu uga baxayaa waxaan filayaa inaad gymkii aad tagto wali 😂😂

    • @MOXASHI
      @MOXASHI 2 месяца назад

      @@Yonistravels 😂😂😂nio wakhti hore ayaa iigu dambaysay.

    • @Yonistravels
      @Yonistravels  2 месяца назад

      @@MOXASHI dhib male sxb waa mashquulka

  • @aminasudhi1258
    @aminasudhi1258 2 месяца назад

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 2 месяца назад

    Masha Allah dhul qurux badan buuraha wagar

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman 2 месяца назад

    Masha Allah guuleyso yoonis adiga iyo saxiibkay Ahmed waa idiin salamaya dhaamantiin🖐🏾🖐🏾🖐🏾😁😁😁

    • @Yonistravels
      @Yonistravels  2 месяца назад

      Waaan kaa qaaday wll, mahadsanid.

  • @momindekk1
    @momindekk1 2 месяца назад +2

    aad baan uga helay dhulkeen dabiiciga ah

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove 2 месяца назад +1

    War tiinkiina miro la cuni karoo cas cas ayaaba kabuuxa oo kagurta oo cuna ❤

    • @Yonistravels
      @Yonistravels  2 месяца назад

      Haa waanu cunay mid la yidhaahdo tiin carbeed.

  • @OmarFarah-x4l
    @OmarFarah-x4l 2 месяца назад +1

    Dhibka jira camaradii adaa isku haya dhulka ku qabo dadkana warayso dhulku maxa kunol bahar ugaar dad

  • @raageomar6000
    @raageomar6000 Месяц назад

    Adaa muurane waxan buur lama odhankaro

  • @TobanKabe
    @TobanKabe Месяц назад

    Saaxiib magacu Magacu maaha, wagar? Ee waa buurta wagar' wagacu waa lab,

  • @hawamohamud4805
    @hawamohamud4805 2 месяца назад

    🤩😍

  • @Shicibudoode
    @Shicibudoode 2 месяца назад

    Buirtii Gambayare iyo fuuleen snm tii.

  • @xamsewalaalo5240
    @xamsewalaalo5240 Месяц назад

    Tuulada gugux way ku dhibtayba sidaad u ilaawaysay

  • @SaalaxDigle
    @SaalaxDigle 2 месяца назад +1

    War ashqarar weynaaa

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 2 месяца назад

    Ninki Axmed isagu wuu goostay
    Hadalki baa dirqi ku ah
    Waad dhul barateen

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 месяца назад +1

    Yoonis rageedii mar walba ka fikira badbaadadiinq isha Alaah 2025 isha Alaah waynu is raaci markaan imaado

    • @Yonistravels
      @Yonistravels  2 месяца назад

      Waa runtaa badbaadada ayaa muhiim ah markasta.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 месяца назад

    Waar tani Buur maaha ee waa kuro yaryar sxb

    • @Yonistravels
      @Yonistravels  2 месяца назад +2

      Bal baadh dhererka buurta hore umaad maqale.

  • @-springli_animates-6596
    @-springli_animates-6596 2 месяца назад

    😂😂 cafiimad 3 bill ee so socoda Macanudo iyo cuusbo ayad daadiiseen

  • @-springli_animates-6596
    @-springli_animates-6596 2 месяца назад

    😂😂😂 dhibka iga dhaaf ninku wa kaax

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 месяца назад

    MAR AAN BUURAHA DHINACA DOOXA GEED DEEBLE U RAACAY QOLOOTINKA MACDANTA AYAA WAXAA JIRA Radioactive oo wadnaha u khatara markaa la socda buuruhu macdan ayey leeyihiin Radioactive na kama maqna oo daal ayaad dareemaysaan xiiqitaan

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove 2 месяца назад

    Ragga gaa gaaban buurta waa kudhib sida yoonis😂

    • @Yonistravels
      @Yonistravels  2 месяца назад +1

      😂😂 waar cidi igamay horayn hhhh

    • @HaabiilLove
      @HaabiilLove 2 месяца назад

      Ok sxb tuulada gugux waxa ku dugan awowgey sheekh maxamed sharaf ee beesha sheekhaal iyo aderkisa ahmed lobage isodub mar nooh​@@Yonistravels

  • @cabdiqadirAhmed4k
    @cabdiqadirAhmed4k Месяц назад

    tuulada madaceedu wuu kugu adkaaday zhp gucuf

  • @xamsewalaalo5240
    @xamsewalaalo5240 Месяц назад

    Tuulada gugux way ku dhibtayba sidaad u ilaawaysay