Mar labadaa subxanaalah😭😭 nikan noloshey ku cadabeen ialhey haka aaro ladaynbo maaye💔 alla ma dharkey kasiibeen inaalilahi wa inaa ileyhi raajiccuun ilintu indhayegey soo dhaaftey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔
bilow ilaa dhamaad waan firsanay ninka waa la ciqaabey maskiin ilaahey waxan ku mahdinaa in uu naga dhigey dad muslin why diinteeyn maba ogolo in nafteeyn saas u icqaabno waawax la yaab mudan dad ku qoslayo qof dhibatadiisa 😭😭😭
Ninka si xun aya logaly subxanlh 😥😥😡😡😡😡😡 lakin muqtar iska bedel dabecadan wll o muqalo so same dhaqso ilen dad ayaa kugu xidhan e adi hadad her ka gadhay yutubkada o ey ku dhantahy nolshaa ixtiram dadkaa ku xiseyaa e kugu xidhan dadkaa ku jecel ha ku kalifin iney ku nacan o ey ku iloban hortodaa kaso muqo 🙏👍👍👍wa igaa talo ka faideyso intaa lagu jecelyahy 🔥
ilaahow inta xanuusan caaafi yaarabi amiinta halabaqaylin 😭😭😭
Hooyo day ba ka mida dadka xanuunsane allow ii caafi 😭💔🤲🤲
@@iam_alia8991 ilaahey haku caafiyo wll hooyo mcn 🥺🤲🤲
Amiin amiin amiin
Amiin dhamaantod
Aamiin yaa Rabi🤲🤲
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد
Salalahu calayhi wasalam ❤️
Salallaahu calayhi wasallam
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم ❤️
Aaad ayey uxamum badan thy diin la'antu Allxamdulillah illahay muslim igadhigay Waa mahado dhan usug natay😣
subaxanalah ilahay maraku kahadalayay galada wuxu yiri waa xoloh baal is kaba daye waay kalitan waxay samayanayan lama yabo waayo ilahay baa noshegay
Haa Wllhi
Ku saliya xabiibkena MUXAMED sallallahu calayhi wasalam
Prank yar ayaad nagu sameesay ugu dambayn wuuna soo gaarey muuqaalkii.
Thanks
💔😭الحمد الله على نعمة الإسلام
Mar labadaa subxanaalah😭😭 nikan noloshey ku cadabeen ialhey haka aaro ladaynbo maaye💔 alla ma dharkey kasiibeen inaalilahi wa inaa ileyhi raajiccuun ilintu indhayegey soo dhaaftey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔
Wallaahi japaaniiska naxariis maleh😭😭😭😭😭😭😭😭
Waaaba gumeeysiyee bismilaaaah🥺
Jah alla wiilkaan jecliya taageero number one
الحمد لله علي نعمت الاسلام
Alla gaaladu xaasidsanaa😢 diinteeena waa nasteexo walahi xata qofku hadu dhinto lama ogalo cowradiisa iney dadku arkaan❤❤❤
Subxanallah 😢😢😢 caqsana kuwa sas ugalay maskiinka
😂
Asc aboweh setahy Allah hko siyo cimrii der oo cibda lh cafmd bdn dembii daf cml wngsn hantii barka lh iyo wx kisto wngsn oo ad jeceshy
First comment pink dadweynahow igu qabo
msh allah walal aad baan kaaga mahacelineynaa warbixinada
saxdaa ee aad noosoo ban dhigto
Ummad niyada ka dhintay weeyan. Thanks edo.
Comment aqris haku jirinee fidiyowga dhameeyso madax tarmuus 😂🙄
Hhhh wad iqabty
😁😁😁😁😁😁😁haye
😅
war muxuu ahaa imtixaankaan yaa kuu sheegey inaan saas sameeyo
Hye 😅😅
PLZ WALAL WAXA ANI IYO ADIGA BAA WAXA NAGAU WAJIBA IANAN KUU SALINO NABIGEN MUXAMMAD SALALHU CALY WAA SALMA ❤❤❤❤
اللهم سلم علا سيدنا محمد وعلا ال محمد کما سليت علا ال ابرھيم انك حميد مجيد🕋❤️❤️
Inta ogeed inuu muuqaalkan hadaye sodhigay kana bixiyay farta taaga ☝️😁
Hool La’aanta Iheyso Mxa wye 😂
Inaa waxas dhan ogado iska daye muuqal 2022 laso dhigay baa 2024 ti dawanaya😂😂
Iskumid nahy😂😂😂😂@@NajmaAbdi-km6kw
War indho yarta cadow Sanaa subxanalah
Waa biniaadamka aanka yaabay
Walalyaal plaes iso duceeya in uu ilhey icaafiyo🥰🤲💝
Alle hku cafiyo paayo🥰
Alla kucaafiyo abaayo aamiin
Ilahy hku caafiyo
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
Laxawla walla quwata ilaa bilaah 😢xadaba I istaaktay dadka qaar waxan filaya qeybta naxarista zaliinga looga mirtay xasbunalah
Horaloyiri hunguriweynin 🐟🐋🐡malaay amaqalin AMA shabaq ugudhacay halaas orafada canimalee ugeysay lkn dhibkisii ilahaa dheef ugubadalay alx calanicmatil islaam☝
Waar maxad ku hadashay
@@Abshircali1056 ar mahadcelintadambe malaybtay micnaha alx calaanicmatil islaam waxan ulajedaa dhibtaas iyo rafaadkaas ninmuslina canimakaradinmayo mafahantay masa
AL hamdulilah
Hi
Legend wanku tageraa insha allah alle mar un hargeysa ha igu ka tuso ❤
indha yartu naxariis malaha waayo masaska ayey cunaan maskune ma naxariisto hadaad si kasto u wnjiso ilaahey gacanta nooma geliyo wax aan naxariis leheen ilaahne nooga baqayn
Maskiin 😭 walalhay gaal iyo muslimba saan malo galo . 😢 ilahay ha soo hanuniyo maskiin
الحمد لله على نعمة الإسلام🥰🥰
walaalayaal 1k waxyar baa iiga hadhay i gaadhsiiyay Team Faami
Si dadka u arkaan xaalada somalia ka taagan please please walaal qeir allah ku siiyo
Diin la aantu foolxumaa🥺
Saaxib video yaasha noo soo badi fadlan waad mashqushay maal mahaan
لا اله الا الله 😭😭😭😭💔
Golden Voice Mo Fami 😮
BROTHER, YOU ARE THE BEST!!! You oooh really helped me!! THANK YOU VERY MUCH!
Mrs Golden Voice 🤩
subxanalah...😭
Waa gaalo
dhuunta laf igaa mude isoo duceeya wlaaloyaal🥺🥺🥺🥺
Alle haku shaafiyo wll
Alle haku cafiyo wll
I like intro songs 🎵 😌 👌 😍
Subxanallhi 😭🥺😭
Dad xaywaana aha alle hore u sheegy
Walaal talo nasii hadaa nahay dhalinta soomaaliyeed hadii aad aragto qormadeyda inaad tixgaliso ayaan rajaynayaa mahadsanid
Bro mo fami them nail ka video ga dib ugu noqo yaan la moodin in aad ku biidhey MaAsoOniYaDA
Wiil qalbi hodan
Thank You Waa Yaab Wlahi
Asc wlloyal isoo duceya murad ayaan lehay
asianku waa daad qulubtoodo Xajar tahay manaxaa 😭😭😭
Isoo duceeya wan xanoosa nahay
Guuleyso sxp mo faami ❤️❤️😄
Subxanalah jeel farsameysan
Duni waxaan joognaa ay waalida wax caadi ay tahay😢
Hᴀᴀ ᴡʟʜɪ
masha allah muqtarv 700k🎉🎉🎉
comin soon ❤❤
💀
Coming soon 700
Subxaanallaah😢😢😢😢😢😢😢😢😢😅😅
الله أكبر
Inaalilaah walahi wan ka ooyay 😭😭😭😱😱😱😨😨😰😰😰😭😭😭
Film_Ka BarYahaan baraha buLshada heesTo "DAHMER" qisadiisa dhabTa barnaaMiJ Kasoo diyaari please
الحمد لله على نعمة الإسلام
bilow ilaa dhamaad waan firsanay ninka waa la ciqaabey maskiin ilaahey waxan ku mahdinaa in uu naga dhigey dad muslin why diinteeyn maba ogolo in nafteeyn saas u icqaabno waawax la yaab mudan dad ku qoslayo qof dhibatadiisa 😭😭😭
Heesta hor dhaca ah ku badal nashiido
hello my brother miss you welcome to RUclips like a video👍
War niyoe heestaan waan maqlay baan umalaynayaa
Horta zxp xaggee joogtaa 😢😢
United States 🇺🇸
ماشاءالله
Murugo 😢😢😢😢😢😢
wee ku macdahay dhadhanka 😂😂
ᴘRᴏᴢᴋɪ xᴀᴀsɪ sɴɪᴅᴀᴀ😂😂🤙🏿
Xasbunalah
WAan ku wataa pro thnks
Legand hargaysa joogtaa xaafada 150 gashaa mo fahmi dhawan sawirkaaga so bandhigo doona waligaa is qari
Wlee ma 150ka galaa🙂
@@imc9270 haa wll wu galaa waa la hubaa
@@maazimhanad7428 dadka sirahooda unabd gali bro asaga waqtigo jeclesto oo isaso bandhigaa
@@ayubmohamedhassan ciida isa soo bandhigayaa filayaaa 😂😂😂😂
@@maazimhanad7428 laga yaabe😂 eenu sugno dee😂😂
Wan ku arkay habeen dhawayd Hargaysa 150ka Jogta legend 🤣🤍
seed u aragty weli wejigiisa lma aragbe
@@moktar444 codkisa brother ban Gartay mida kle dad badan ba og inu halkas joogao
Zaxp mo faami soo lawasha wacan 🥰
😀😀😀aawi baranbaradi dulduuli jirty balaaya dhn waa ayga cun jireene🏃
Film baan ku daawaday 😢waaba dhab shaw😢
Filmki magcii
Ninka si xun aya logaly subxanlh 😥😥😡😡😡😡😡 lakin muqtar iska bedel dabecadan wll o muqalo so same dhaqso ilen dad ayaa kugu xidhan e adi hadad her ka gadhay yutubkada o ey ku dhantahy nolshaa ixtiram dadkaa ku xiseyaa e kugu xidhan dadkaa ku jecel ha ku kalifin iney ku nacan o ey ku iloban hortodaa kaso muqo 🙏👍👍👍wa igaa talo ka faideyso intaa lagu jecelyahy 🔥
Gaal miyaa damqasho iyo wllnimo yaqaan balaayo niiqaaday damiir xumaa😢😢😢😢😢
Walaal bini aadanimo mawadan aqoonin
my favourite youtuber wlhy wll waad soo habsaantay
LeGenD Faami🔥
Hore usoco zxp qaali waaku tageera
legend wku tagera❤️
Lagend mo faami😍🤑
Waraa waa ku weynay nh ayaantaan maxa kugu dhacay ✌😋
Sxb Jeffrey dahmer kasohadal plz
Asc walalhy wad idin slaamay
Tageerahg koobd😊
Oh my god wlhi wan ilmeyay inkasto usan ahyn muslim ahayna somali lkn bini aadan nimo ma ahan saas 🥺qalbi jab wen waye wlhi alle ayan ka magan galnay
Waah waah
Waa barnaamij laga soo shaqeeyay islamarkaana dadka caqligooda lagu ciyaararo loogu tala galay.
bariis qalaln balastashin qalalan hilib qalalan😂😂😂😂
Subxaanallaha 😭😭💔😭💔
Wll qaali aad baan ku salaamay
Hore usoco pro
Reer Japan sagaal nuclear oo kale ayey istaahilaan in lagu dhufto
Markaad bilaa diin tahay waa noocaa
1 milyan coming soon
Mo faami wlhi markaan arko waan iska qoslaa Videoyadaada Noo soo badi 😂😂😂😂 Ilaahy hano kaa daayo wll qaali ❤️❤️❤️
GAALO CAQLI MALEH MARKA LAGU LEEYHY WAANOOCAAN NOLOSHA LACAG BAA UGA QIIMA BADAN 😂🤣
Haa
Waryahe mukhtaar 😂 sowniga ku arkay malin dhawayd wan uqadan wayabah
InTee Ku AragTaY LaaLoH♥️💯
Egadsiya Dadwaynaha Tariq Yaban U Hayaye
Subxaanallaah