Walaashay ayaa sabab u noqotey inaan DILAA noqdo, Dhacdo layaab leh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • Hadaad ka heshey Liketa hala garab marin 👍
    Channelka labaad ee Mo Faami / @faamcozy
    **********************
    ku soo biir DADWEYNAHA hadaad ku cusubtahay oo SUBSCRIBE saar
    **********************
    Email: maadmed23@hotmail.com
    **********************
    muuqaalada ugu xiisaha badan Halkan ka daawo playlist: bit.ly/3dO9JV4
    *********
    instagram @dadweynaha14 .www.instagram....
    **********
    qisooyin kanaalka dadweynaha
    qiso cajiib ah
    #dadweynaha
    Disclaimer I do not own any sound effect no copyright
    intended

Комментарии • 800

  • @idilmaxamud236
    @idilmaxamud236 3 года назад +367

    Waligaa waa laisku ilaahashaa qof markuu waxun kuu ladaliyo ama kudhaho samee ama aan sameeno
    Waxaad ogaada marka aad ka fikirto wax xun in shaydaan garabkaada fadhiyo marka Hama ka fikirin markaas wixii sax sax oo aad kujoojin karto samee wiilka markuu ogaadey in walashiis sxpkeed uu diley hooyadiis markaas ayaa laga rabey inuu policeka aado

    • @xaarithcabdullaahi116
      @xaarithcabdullaahi116 3 года назад +10

      QrLada Sa FCN U qOr xOgo ShaqaLaDa QaaR AYaa qLdan O Lgu WaReeRa!

    • @Asia_128
      @Asia_128 3 года назад +9

      @@xaarithcabdullaahi116 adiga laftaada fartan aad qortay halkee laga adeegsadaa wax jirtaba maahee markaad wadamada horumaray aad joogto waxano kale hdad qorto shaqooyinkaa laysiga eryaa

    • @xaarithcabdullaahi116
      @xaarithcabdullaahi116 3 года назад +1

      @@Asia_128 Kk Taas Ma OgÍ iN shaqO La ÍsaGa ERYo SaaN CmL baLse KaLiYa ANi ShaqaLaDa Ío XarFaHa QaaR Un Baan WeYneeYe E AFsooMaLiGeYga WxbO KaMa qLdanO BaLse HdÍ Wx dHab O Cdi ÍNa U qOro LeYga BaaHdo MrKas Si Caadi AYaan BA U qOra SoMa AHan😌

    • @Asia_128
      @Asia_128 3 года назад +3

      @@xaarithcabdullaahi116 Shaqada ayaa laysaga eryaa anaana kaa huba wiil somali ahaa oo gobolka California shaqa wadaag aan ku ahayn ba lagu eryay, saan hadi aad maalin wlbo u qorto wad la qabsaneysaa kamana maarmi kartid 😏

    • @fathimamohammedxusen5839
      @fathimamohammedxusen5839 3 года назад +2

      @@xaarithcabdullaahi116 adiga isa sax qofka kale qalad u laheen haku qabsan wax qalad mu qorin qofka kuhesatid qoralkisa

  • @mohamedapdilahi4310
    @mohamedapdilahi4310 3 года назад +185

    الله أكبر ..الله أكبر ..لا إله إلّا الله،
    ‏الله أكبر..الله أكبر..ولله الحمد.
    ‏الله أكبر كبيرا ، والحمد لله كثيراً ،
    ‏وسبحان الله بكرة وأصيلا.

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 3 года назад +1

      Wll waxan rabaa inan gaadho 1k agtayda wayka adagtay balse dhankga way ka fududahay Waxan si Naxriisleh kaga codsanaya inaad subskarayb iisaarto Somalidu waxay ku maahmaada “Bawdo rag maalinba mid baa qaawan”. Adiga wax iga dhigi kara sido kle adiga waxa kugu ahay
      (scw scw scw scw)
      @Wabilihitawafiiiq

    • @sharukhankashantasomali2071
      @sharukhankashantasomali2071 3 года назад

      ماشا اللله

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 3 года назад +168

    Aawey dadkii jeclaa xabiibkeena mohamed like iisaara

  • @nasromursaldudde7844
    @nasromursaldudde7844 3 года назад +220

    ISOO DUCEEYA WLALAYAAL MANTAY MURUG IHAYSTO😭RABI HAYGA DUL QADEEE

  • @Boqorka.figradaha
    @Boqorka.figradaha 3 года назад +98

    Wcs sxb liketa iyo share maba ilowbo illah amarkis taagera nr➪1 from muqdisho 🤗

  • @مركزاللغاتالوسطا
    @مركزاللغاتالوسطا 3 года назад +65

    اللهم ارحم والدينا واغفر لهم واسكنهم فسيح جناتك آمين يا رب العالمين

  • @spartapride
    @spartapride 3 года назад +84

    كفوو ولله انت تستحق مليون متابع 🇴🇲🇴🇲🇴🇲

  • @Asia_128
    @Asia_128 3 года назад +43

    Istaagii buurta carafa waxa inaga xiga 12 saac oo kaliya, ilaahay khayr haynagu gaadhsiiyo ❤🕋

    • @___Joseph__
      @___Joseph__ 3 года назад

      🥰

    • @kifaayokule4461
      @kifaayokule4461 3 года назад +1

      wll ilhy dartiis kaga codsanaya rabigi dartiis adiga xaga nasiib uyeeshy oo jooge iiso duce hamigeyga ina gaaro adna kheyr allh kusiyo wll ducadada sugaya adigana😣waxd rpto allh ku sahlo

  • @najiibwadane258
    @najiibwadane258 3 года назад +13

    Ku saliya wallayal xapiipkena scw

  • @faadumosahra8695
    @faadumosahra8695 3 года назад +94

    Alx wan cafimad qabna wll ee adigu mad noo fiicantahay
    Wll wali iimaad soo jaawaabin pls manta iisoo jawaaab

    • @DADWEYNAHA
      @DADWEYNAHA  3 года назад +38

      Waan ficanahay anna sidoo kale wll 😊

    • @FactCuriousYT
      @FactCuriousYT 3 года назад +5

      @@DADWEYNAHA 😂inanta Miyaad Shukaansanysaa😂

    • @apduhakinhuzein7745
      @apduhakinhuzein7745 3 года назад +2

      ANA iso jawab noh🤨😁🤣😅🤣

    • @liisaancho501
      @liisaancho501 3 года назад

      Dhax kujir maxa kadhigay

    • @madinaabdi8339
      @madinaabdi8339 3 года назад +1

      @@DADWEYNAHA yarow wankujeclahay

  • @ziciit_dollar
    @ziciit_dollar 3 года назад +72

    Wn dhoola cadeeya marka aan arko notification ka channelka❤❤😥

  • @FADSO
    @FADSO 3 года назад +2

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @eidabdilahibudul9172
    @eidabdilahibudul9172 3 года назад +15

    mahadsanid sida aad noogu ducaynayso anagoo tageerayashada aha

  • @cismansharqawi
    @cismansharqawi 3 года назад +15

    Masha allaah wllo mukhtaar guulayso waxed tahay qof ku dayasho mudan eeh

  • @khaalidpogba6858
    @khaalidpogba6858 3 года назад +42

    Channelka dadweynaha wllhi waa ninka kaliya aan kudeysado👌💓

  • @abdikaafiabdiqadirjamacabi5664
    @abdikaafiabdiqadirjamacabi5664 3 года назад +14

    The one and only. Legend.
    Muqtaar oo mo fami ama
    Dadweynaha💪

  • @maymunabintu1389
    @maymunabintu1389 3 года назад +15

    Eid Mubarak dhaman team Dadwaynaha alleh nabad qab ha inagu gadhsiyo malinta farxada bad ee Eidul adxa ☪️❤️❤️🙌

  • @halhaystv
    @halhaystv 3 года назад +110

    Sir naageed lagama sal Gaadho miyay somalidu ku maah maahdaa Waa tanoo kale 😂

  • @prityzeint548
    @prityzeint548 3 года назад +10

    Dadweynha waxn ku dwanyaa ani hergab tacbaan la ah guleyso aneh cfimd rbi ha isiyo,😘😍🥰

  • @kingabdi8101
    @kingabdi8101 3 года назад +31

    100K wad sii xidhaysaa 《 mo faami 》hhhhhhh dadwaynahana🤔😅🤣😂
    Wajigaaga 👨 wd natusaysaa

    • @bishaarojamac2276
      @bishaarojamac2276 3 года назад

      100k oo sidee ah ninka 400k Buubaa kor idiindhafayaye

  • @sadadboy2739
    @sadadboy2739 3 года назад +22

    Our legend Dadweynaha 😇🥰

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 3 года назад +5

    Dadweynhaa Sxb mahadsanid sidaad
    Muqaaladaa noogu soo gudbisiid.
    Waxaan rabaaay inaad noo soo gudbisid
    Ninka sheegtay inuu noolyahay sanadka
    2027 kaligii sheegtay inuu noolyahay...

  • @EDIT.MAHRES
    @EDIT.MAHRES 3 года назад +4

    Ilaahay ha iigu soo duceeyo maamulahayaga dhintay ilaahay ha unaxariisto🤲🤲🤲

  • @disisfunny88
    @disisfunny88 3 года назад +5

    الحمد الله على نعمة الاسلام
    Illahow iimaanka hnaga qaadin
    Waa imaan la'aanta wxa dambigaa ku kacaya iyo islaam la'aanta waaye

  • @ifrahmubarakosman9786
    @ifrahmubarakosman9786 3 года назад +19

    Dadweynaha alle mxan kugu xeranhh keeep going bro 🥰❤️❤️

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 3 года назад +24

    5 daqiiqo iyo 178 comment halkan 😂 maala dhex seexdaa waan idin salaamay

  • @mahdialta7914
    @mahdialta7914 3 года назад +9

    Faami waaa RUclipsrka kaliya ah ee aan taagaaree
    Thanks thanks thanks

  • @mohacker_7
    @mohacker_7 3 года назад +13

    Inshlh mo faami 100k hala gaadhsiiyo 🥰

  • @maxacusub1234
    @maxacusub1234 3 года назад +27

    Wakusalamay sxb from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴

    • @hani1457
      @hani1457 3 года назад

      Dhiigayga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯jabuuti waa jeexena

  • @ayaanaxmedaxmed5184
    @ayaanaxmedaxmed5184 3 года назад +12

    Ii duceeya wàlaalaheey maanta wadnaha liiga hayaa😥😥😥

    • @Azad_2004
      @Azad_2004 3 года назад

      Ilahey haku cafiyo wll qali🤲🤲🥺🥺

  • @___Joseph__
    @___Joseph__ 3 года назад +28

    17:40 Guntii iyo Gunaanadkiii Dambigoo dhan waa Gabadha wiilkuna Xabsi wuu uqalmaa oowaa dilaa ugu badnaan10 sano

  • @dgutih3002
    @dgutih3002 3 года назад +33

    MaY HorTa uMa qaLmo sabbto aH wLasHed aYa sbb uaH isNa HoYada aYu u arayaY

  • @ahmedjr7080
    @ahmedjr7080 3 года назад +6

    Walashii naxarista waa ka tagtay wllhi asaga uma qalma 100 sano lkn waxa ayuu dilay boqal sano xabsi daina waxa ma dhamo 7 year xitaa waa macqual or 5 year

  • @abduxalim882
    @abduxalim882 3 года назад +8

    Imisa jeer baad eegtay channelka inuu video cusub yaalo iyo inkale me 1000000000 jeer baan eegay

  • @mariamustapha9522
    @mariamustapha9522 3 года назад +60

    Ala dadewynaha❤️✋

  • @SuldaaNMo
    @SuldaaNMo 3 года назад +21

    Legend mo faami ku salaamey wllkey

    • @DADWEYNAHA
      @DADWEYNAHA  3 года назад +8

      Waan kaa qaaday Mo Abukar

  • @manalibrahim4820
    @manalibrahim4820 3 года назад +24

    Mukhtar tageero puuxa ku ahy jir o joog wllo😍😍

  • @sabahmohamud6325
    @sabahmohamud6325 3 года назад +8

    wllkei keep Going🥺❤️❤️❤️❤️❤️ inan coment kaso bixiyo waxan u arka wxa keliyata en kugu dhiri gelin karoo❤️❤️🌏

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 года назад +6

    Amiiin ya Allah

  • @nasteexamaxamed9506
    @nasteexamaxamed9506 3 года назад +2

    Muuqaaladaada hadaan fursad waayo xitaaa sidii musalsalkii baan ufiirsadaa waana jeclahy🥰🥰🥰🥰

  • @Adam_Ally
    @Adam_Ally 3 года назад +5

    Dadweynaha Videoyada Waala soo daahadaa Lasoo Dhaqdo Daily video Soo Gali Nio Meesha Ha nagu cidlayn🤩🤞🏽

  • @leaderineja9486
    @leaderineja9486 3 года назад +15

    HADA IGA DHEX ARAGTO 230 COMENT NABIGA IGU SALI SCW ❤

  • @ikhlaassuldaan8920
    @ikhlaassuldaan8920 3 года назад +2

    Thanks pro waqtiga galisay waa kaaga mahadcelinya

  • @abdirihmanabdulkadir1423
    @abdirihmanabdulkadir1423 3 года назад +26

    Walahi ana uu horeyay❌🧢❤

  • @king...3695
    @king...3695 3 года назад +3

    Wll Ku Sali nabiga scw

    • @king...3695
      @king...3695 3 года назад +1

      Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 3 года назад +5

    Walaal xun adduunka dhan ayeey ka buuxan anigaba waxaa i xumeeyeen KUWO HOOYADAY DHASHAY ALLAHA U NAXARIISTE oo DIBADA keenay 😭😭😭 waa runtaa waxaa jira dad aan u qalmin walaal tinimada 💔💔💔lakiin ayagana ILLAAHEEY WUUKA JAASEEYAY 🙏🙏🙏

  • @zehrabintabalhanda4506
    @zehrabintabalhanda4506 3 года назад +8

    My love for this Channel is excess, love from Africa, Somalia kenya✌

  • @craxmaanaxmed1026
    @craxmaanaxmed1026 3 года назад +2

    Aad ugu xiranahay suldaankan heer aan wada fiirsaday 237 video ee 2disa channel guuleyso sxb 💯❤

  • @minmarkin3048
    @minmarkin3048 3 года назад +6

    Ax andro walahi qalbigaa ixanuunay walashi ayaa kusoo baxaysay ficnaan lahayda in nafta ladhaafiyo oooh sheekoyin xiisa leh waxaan ka codsanayaa sheekoyin taxana ah please walaal🥰😇

  • @saadaqbaashi5498
    @saadaqbaashi5498 3 года назад +10

    dhibatada waa walishis oo dilka mudan lkn asiga waxay ahayd in xabsi ciqab ah dilka lamariyo walashis wa tan mudan boqolsano io dil runahatii

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 года назад +27

    Keep going dadwayanaha

  • @awshan571
    @awshan571 3 года назад +3

    Hadii qisadani runtahay maraykanka waxa ka jirta cadaalad daro wayn 💯

  • @cabdirashiidcaano7360
    @cabdirashiidcaano7360 3 года назад +7

    Anaa ugu horeeya mukhtaarow hayla dhaafin

  • @idilmaxamud236
    @idilmaxamud236 3 года назад +5

    Walaaladey ii soo duceeya in allah I caafiyo

    • @maidacabdirahman4546
      @maidacabdirahman4546 3 года назад

      Alle haku caafiyo huuno adiga iyo dhamaan inta xanuun san oo muslim ah amiin amiin 🤲

  • @nimoibrahim5454
    @nimoibrahim5454 3 года назад +6

    Aamii iisoodu ceeya wallaalayal waxbaan Kamurug sanahee inshaallah

  • @kamaaludin7410
    @kamaaludin7410 3 года назад +3

    waryaaa cagli yeeelo anuu hall mar baaan xanaaa inta kale anaaa kacay hadaan seexdo soo kacay ee dil ajanabiga 👀💯

  • @ugaasmaxamudbarkhad7153
    @ugaasmaxamudbarkhad7153 3 года назад +14

    Libaax aad baan ku tageeraaa keep goin 👍

  • @xasaninhodestevano820
    @xasaninhodestevano820 3 года назад +5

    *Farxad baan dareemah mrkaan videogaan arkaY* ❤️💥🇸🇴

  • @Ciyaaraha342
    @Ciyaaraha342 2 года назад +2

    Hay amin mahadsanid walal

  • @axlaamshuceyb526
    @axlaamshuceyb526 3 года назад +1

    uma qalmo walashiisa uqalanto qiiiyanaleydaa walahi walaaal xumo waa dhibaato alllow walaalah noo wanaaji🤲🤲🤲

  • @NoName-sn3cc
    @NoName-sn3cc 3 года назад +10

    Dadweynaha inta tagersan FarTa TaaGa☝️

  • @raaqiyocabduqadir707
    @raaqiyocabduqadir707 3 года назад +2

    Mukhtaar wll adaa kuu tageraa wll hormar wacan ilaahy haku xifdiyo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mazawe3556
    @mazawe3556 3 года назад +6

    Masha Allah

  • @CABDIMALIK07
    @CABDIMALIK07 3 года назад +4

    Aamiin 🤲

  • @usaamexuseen5418
    @usaamexuseen5418 3 года назад +7

    Dadweynaha legend is legend

  • @قناةظفرالتينيقات
    @قناةظفرالتينيقات 3 года назад +13

    Asc anaa uugu horeeyo muqtaaroow

  • @kavaradonaa
    @kavaradonaa 3 года назад +11

    EID MUBARAK TO ALL MUSLIMS ☪️LOVE ❤💖💕♥

  • @sihaamqurux8398
    @sihaamqurux8398 2 года назад +1

    Qofka ugu horeeya ayaan ahay ee dawada guulayso wllo

  • @mohamedsuldaan6813
    @mohamedsuldaan6813 3 года назад +17

    First one manta cimaamda ivu tuur shp

  • @AxmedNaasir-g3p
    @AxmedNaasir-g3p 7 месяцев назад +3

    Ax ax miskiin dheh waykawaynayd kadibna way khiayantahy kayar iyada ayaa uqalantahy xabsidain😢😢😢

  • @naimoabdirahman8249
    @naimoabdirahman8249 3 года назад +42

    Masha allah manta anaa uhoreeya😍

    • @abdiganigani1276
      @abdiganigani1276 3 года назад +1

      Sidee ugu horey say waa lagaa horeeya😂🤣

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 3 года назад

      @@abdiganigani1276 Wll waxan rabaa inan gaadho 1k agtayda wayka adagtay balse dhankga way ka fududahay Waxan si Naxriisleh kaga codsanaya inaad subskarayb iisaarto Somalidu waxay ku maahmaada “Bawdo rag maalinba mid baa qaawan”. Adiga wax iga dhigi kara sido kle adiga waxa kugu ahay (scw scw scw scw)
      @Wabilihitawafiiiq

    • @sumayocumar1630
      @sumayocumar1630 3 года назад

      Mu qalbo

  • @CabdiBadal-u3b
    @CabdiBadal-u3b 7 месяцев назад

    Aamiin yaa rabii

  • @safiinatulkhayr435
    @safiinatulkhayr435 3 года назад +47

    6 minutes another level

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 3 года назад +2

    Mukhtaar qof tabistiisa wacan ba tahay

  • @elyahyaosman43
    @elyahyaosman43 3 года назад +3

    Sxb mcn dad bdn aya iga fcnthy ani ahn teyda wn ku aamin snhy nolow mukhtar✌🥰

    • @HafsaJama-i9s
      @HafsaJama-i9s Месяц назад

      Wallal waxan raba inan gursado mukhtar wanjecelahay❤🎉😂

  • @abdirahmanjamaa2840
    @abdirahmanjamaa2840 3 года назад +10

    Waaw I love it ☺️😍

  • @jeonjungkook-sq3ig
    @jeonjungkook-sq3ig 3 года назад +6

    Subxanalah walasha oo shaydaan kugu noqota waa dhibaato😢🤦🏻‍♀

  • @malang6398
    @malang6398 3 года назад +13

    I’m Finally First Today ❤️🇸🇴✌️Bro King 🤴 Mo Fahmi One Love ❤️

  • @quruxsan2348
    @quruxsan2348 3 года назад +1

    walal dadweynha waxbaan kaa rabaa ee intaan kaala soo xariiraaa plz reply

  • @mgabkhiza5313
    @mgabkhiza5313 3 года назад +3

    Chanalka dadweynaha waa dokha dad weynaha🙏😇

  • @zalman7570
    @zalman7570 3 года назад +5

    Keep going bro mukhtar❤️

  • @sacdiamuxammad1702
    @sacdiamuxammad1702 3 года назад +5

    Asc wll instigram ma leedahay?

  • @walalkhaan
    @walalkhaan 3 года назад +6

    One love chanelka dadweynaha❤️❤️

  • @adnanjopo2731
    @adnanjopo2731 3 года назад +16

    again I asked for RUclips I like that :-)

  • @nabiilck689
    @nabiilck689 3 года назад +3

    1 minutes 100 view's keep going dadweynaHaa ❤️one Like

  • @cagazulupladage833
    @cagazulupladage833 3 года назад +3

    HalF million wx yar paa nooga dhiMan🔥💛🤗

  • @zakriyezakriye594
    @zakriyezakriye594 3 года назад +6

    The best RUclipsr noloow

  • @zakariyemohamuud26
    @zakariyemohamuud26 3 года назад +6

    Baryahan danbe wanoo dadasha pro ❤️

  • @shamsocalli2334
    @shamsocalli2334 3 года назад +6

    Ada ban uga murugoday wlhi qisadan 😭😭😭

  • @munirodahir9987
    @munirodahir9987 2 года назад

    Bro adigana aad ayaad umhdsanthy hore usoco waan kugu taageersanhy horumarkaaga m.a keep goin

  • @qasaye4104
    @qasaye4104 3 года назад +2

    Ar gaalaa subxanallah kadaro dibi dhal waraa dhalintiina Muslimka ah waxano iska ilaaliya ileen dad Muslim baanu nahay waalidka haloo sama falo dilkana yaan lagu dhiiran wsc.

  • @sakifaysal2683
    @sakifaysal2683 2 года назад

    Amin

  • @liibaandawloh5091
    @liibaandawloh5091 3 года назад +3

    Legend kan waa ka ragneeee ✊✊✊👋👋👋

  • @zakariagedi7146
    @zakariagedi7146 3 года назад +13

    Muktar ilahey dartis Ayaan kugujeclehe ❤❤📌

  • @beyaimn21
    @beyaimn21 3 года назад +9

    Aad baan ugu faraxsanahy madama update usoonoqone

  • @M.mostaphe5765
    @M.mostaphe5765 3 года назад +10

    I love his voice magic dadwaynaha

  • @subeyrabdiaskar2396
    @subeyrabdiaskar2396 3 года назад +8

    Keep going wll 🥰🥰

  • @shariifamuxidiin8739
    @shariifamuxidiin8739 3 года назад +3

    عيد الأضحى المبارك كل عام وانتم بخير 🥰🥰🥰

  • @koosabdi6836
    @koosabdi6836 3 года назад +6

    Sxp waxa thy you toperka kali ah aan jeclhy

  • @upahdaudjama2135
    @upahdaudjama2135 3 года назад

    Amiin wll