Masha allah somalidi hore cadi mahayn walhi wan kahela mahadsanidin qarni jog iyo wariye idaja waxan kanaxa ninka inta ladharjiyay hadana aqira lodiray ala ber adagayey
M.alaah wllhi waa cajiib cibro iyo wax in lagu daydo ay mudantahay marti soorka Waa waxyaabaha hada aad hoos ugu dhacay in la xasuusnaadana ay mudantahay
@@xirsiamaan intaad Daaarood ku masaayraysid oo ah dad soomaaliyeed oo walaalahaa ah, adigu Idaajaa intaad eedaynaysid oo ku sheegaysid inuu yahay nin qabyaali ah, adigu bal soo qor wax qabiilkiinu ku gabyay ama taariikh aay leeyihiin, ama qabiilada kale ee aan ahaayn Daaarood hasoo qoraayn waxaay hayaan, maxaa loo xagxaganayaa ninkaas is xilqaamay oo soo qoray qaayb kamid ah suugaanta Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Alle cimrigiiisa hadheereeyo🎉
Illahay ha unaxariisto AABO ilaawe
Aamiin. Allaha u naxariisto awoowgeey. Aabahay wuu ugu sammiyey
Ilaawe dhaga jarco
Gabyaagu wa madaxwaynii labaad ee somali cabdi rashiid cali sharmaarke alaah ha u raxmo
Bare Idaajaa waan ku raaxaystaa hadalkiisa iyo murtidiisa
Aad Bad U Mahadsanhy
Mansha allah walalkey mahadsanid sida ad nogusogudbisid sojirenka dhaqanka suban e anlenahay 👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha Allah Abayo Waa Ku Aminsantahay
£9
Rabiyow u naxariiso awoowgey samantar ilaawe cismaan naxariistadana oogu deeq
Illahay ha unaxariisto ABO MCE 😢😢
allaah cumrigiisa hadheereyo idaajaa
Mcha allah waaka helaa dhaqanka iyo waliba tabinta idaaja👌👌👌
M.n m.n adaadbaan ula socdaa idaaja iyo sheekoyin kiisa wad ku mahadsan tahay sidaad nogu soogud biso😍
Sido Kale
Anaa kaa daran dee sida aan ula socdo waliba sanadooyin badan
Masha allah somalidi hore cadi mahayn walhi wan kahela mahadsanidin qarni jog iyo wariye idaja waxan kanaxa ninka inta ladharjiyay hadana aqira lodiray ala ber adagayey
Qosol iguma harin.
"Oo soddoh maad iska joogtid xalayba waxba inama aad yeeline" kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Aniga Horay U Qosly
Imaan malahayn taas
Muudar ama bakhayl ciibtii iga dheh..
Masha Allah Ad Bad U Mahadsanhy
Mahadsand idaajaayoow.
Allaha ku sharfo
M.alaah wllhi waa cajiib cibro iyo wax in lagu daydo ay mudantahay marti soorka
Waa waxyaabaha hada aad hoos ugu dhacay in la xasuusnaadana ay mudantahay
Masha Allah Bartaan Aadbaan Ugu Xiranahay
oo sodoh Maad iska joogtid xalayba waxba namaad yeeline 😂😂😂😂 ilaahey cimrigaaga ha raajiro mcln iidaajaaa.......
Kaas Oo Kale Yaan La Noqon Ayay Ka Dhigantahay Insha Allah
Odagani dadkii sugaanta somaalida Ku caanka aha Masood waayo dad uu geligii taqaan bu soo qaata
Cimrigiisa ilaahoow noo barakee idaajaa caqligiisana barakee
Manoolyahy RUclips toos ah maleh
Kuwa dislikes saaray ma oromaa
Aqoon In Aysan U Lahayn So Laga Ma Yaabo
@@xirsiamaan intaad Daaarood ku masaayraysid oo ah dad soomaaliyeed oo walaalahaa ah, adigu Idaajaa intaad eedaynaysid oo ku sheegaysid inuu yahay nin qabyaali ah, adigu bal soo qor wax qabiilkiinu ku gabyay ama taariikh aay leeyihiin, ama qabiilada kale ee aan ahaayn Daaarood hasoo qoraayn waxaay hayaan, maxaa loo xagxaganayaa ninkaas is xilqaamay oo soo qoray qaayb kamid ah suugaanta Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Qowdhan umadena Ma ahayn😂😂😂
🙏🙏
M.a
Qabo iyo dhil jabta lagutola ee dhiil manoqoto aamelkedaa mawadato dhilqabo aameel wadato qabo katolan majirta aba fandhal qarsin xurbun aba xeero dhakal inaa niganaqano shaah aba caruur
Eeeeeererrrrrrrrrrrrrrrrrrrr
Ilawo daga jarco xulo ayu aha ninkas gurigisa inu ku dilo maahan ma ahan daqanka iyo xarka somalida iyo Daqanka nin gabya ah waxu ku ar gusan jiray