Wow !! It’s hilarious. Somali literature is a class of its own. Nasib uma yeelin in aan dugsiga sare an sugaanta somaliyeed ku barto . Koleyba burburkii aya inoogu wacan in sugaan qalad o af qalad kubaxeyso. Alxm anu hada af somali aad ugu fiicanhy. Waqti yar o baadiyo aan kuso qaate ayana aad isoo icawise.
Sxp yuusan kugu dhicin cudurka loo yaqaano ""istikhfaaf quluubu naasi"" oo ah in ay dadku wax ba garaneyn haddii aad garaneyso maaha in aysan dadka kale wada garaneynin.
mnsh allah waa sheeko cajiiba lakin waxa aan ka yaabey ereyada adag uu adeegsadey , sheeko tabiyuhu jiilka maanta sheekada loo soo gudbiyey waxa laga yaabaa in aaney waxban ka fahmin sheekadan macan
MashaAllah! Wali ma’arkin soogudbiye soomalaiyeed oo sidaan xeeldheerida ah wax usoogudbiya, guulauso walaal e, noosoobadi wax badan oo dhaqan Iyo xikmad ah baan kafaa’iiday. Madadsanid.
Alla sheekadu macana ina ader noso badi sheekoyinkan ookle dhowr jeer ayan dhagaystay kama daalo ba ♥ ♥ 🎶
Qarni Joog Kan Kale Imaad Midaan Kan ahayn Ayaan Soo Geliyaaa
@@Qarnijoog labadaba wan ku xiranhy wan wada dhagaysty
Wll qali shah kari
Wow !! It’s hilarious. Somali literature is a class of its own. Nasib uma yeelin in aan dugsiga sare an sugaanta somaliyeed ku barto . Koleyba burburkii aya inoogu wacan in sugaan qalad o af qalad kubaxeyso. Alxm anu hada af somali aad ugu fiicanhy. Waqti yar o baadiyo aan kuso qaate ayana aad isoo icawise.
Waa ii farxad maadaama buugga aanan heysan, in aan helo meel aan ka dhegeysto. Waana dhammeystay qeybtaan.
Alxamdulillaah.
Nosobadi walal waliba bogaagta tariiqda somalia laga qore❤❤
Gacal iyo Gayaan baa tiri dheeho iyo dhaashane halke ka imadeen waa ku wareeray lkn waa dhameestay sheekada 🙏
Iyaga Ayaa Gacal Iyo Gayaan Aha Waa Magaca Buuga
@@Qarnijooghaa waa fahmay thanks 🙏
😂😂
Qisadii cilmi qabahedikale sugaynaaaa😊@@Qarnijoog
Waankaheelaysheekadaandhaashanneiyodheeho❤❤❤
Magacyageyagawaasafiya😊😊😊😊
Waaankaheelaywaadmaahaysantah😊😊❤🎉
Haa ustaad m.a sidaan ka sugeyney lkn qeybo ka dhigtey aheyd always keep going 👍
Qayti labad aaway❤
Wey ku jirta
Shekadan aad ayey u qurux badantahey masha allah ❤❤❤
Af Soomaaligu waa hodan runtii.
Caruurta magaalada ku kortay Caano boodhaha, Qasqaska iyo Qabka magalada ee Miyi nacaybku ku jiro fahmi maayaan Erayada ku jira sheekada.
Masha Allah Sheeko xiiso badan❤
Sxp yuusan kugu dhicin cudurka loo yaqaano ""istikhfaaf quluubu naasi"" oo ah in ay dadku wax ba garaneyn haddii aad garaneyso maaha in aysan dadka kale wada garaneynin.
Asalmucaleykum noo soo badi sheekoyinka waaban ka heleya❤😂❤
Sxb 25jirl ciyal xmar na ah fahmayaa ee ree baadiyo nimada nagala tak nuucada waxaa dhahnaa ilbax tuulo ama atoora baadiyo
Anoo magaalo ku dhashay waligeYna mii arag ayaa fahmaya qisadada ee waxba hay’s mahadin dhal maagalona ha u gafin
Kawkobe ❤
3:15:45 hadaa dhamaysatay walee waxpaa kuu yaal
Muddo laba maalin ah bay igu qaadateY inan dhameYsTo😊
@@SuleikaMohamoudAHmed dulqaad baad lee dahay inkastoo xamaasada sheekada ku caawisay 😂😂😂😂😂 ninkaaga wuu kula guursan karaa dulqaadkaaga 😂😂
Wiiloow luuqada soomaaliga buugta ku qorneyd
Ku soo sheekee
Qaar lama fahmaayo
Adoo raali ah
Waar hore usoco, sii wad, 🎉🎉👍👍
Inaba caadi Mahan sheekadu iyo dhaqankeenu ❤❤
Dhaashane geesi duduple ah bu ahaa💔😂😂
Been badanaa sheekada dhan waa imagination 😂😂
@@cumarcabaaye856 wx ben ah mjiran😂
@@iamakzeeel734 sheekada waxaa Laga matalayaa dhul kureedka bariga Soomalia duduple halkaaz majoogo
39:25 41:40👂🏻💃 best advice from grandma
❤❤❤❤❤❤❤
@@abdiwaasachussien1841❤
Wali marag tabye kawacan ninkan❤
channelkan labaad inaan leenahag ma moodayn qarni joogow 😂🎉
Waa qiso cajiba ah
cajiib sanaa
Wall mahadsanid sheekada ayadoo dhameestiran waan sugaayay alaha ku sharfo
Jamac
Sheekadu waa macaan sii wad saxib
Masha allah aad ayaan uga helay shekadaan lkn magacyada waa cajiib iyo fanny 😂❤❤
Dad iyo duurba wax walba ka imaanada mahmah cajiib ah wllka wad Ku mahadsan tahay sida wanagsan eed nola wadaagto mahmada iyo murti iyo madadaalada iyo sheekoyiinka iyo hadalka soo jireenka ah💯💯👍 🎉
Dad Iyo Duurba Wax Aadan Fileyn Ayaa Ka Imada
Asc walalka qarni joog
Ma Isla inagii uunbaa
Kana samaysanay
Qarni joog tv
Qarni joog kaliyaan oogaa
Masha alaah
Guul wacan mar walba👍👍
Labadaba Anaa Leh Masuul
Sheeko waa dhaaftay wllhi
Walhi sheekadaan waa iska xiiseeyaa
Wll inoo sobobsii ❤❤ qeybihii kalee qarni joog
mnsh allah waa sheeko cajiiba lakin waxa aan ka yaabey ereyada adag uu adeegsadey , sheeko tabiyuhu
jiilka maanta sheekada loo soo gudbiyey waxa laga yaabaa in aaney waxban ka fahmin sheekadan macan
Sheekadaan qof diinta kudhaqma ma orin miyaa wax salaad iyo duco kahadlaya mamaqale
Waaa sax weyo
Saaxib aad ayaad u mahadsantahay. Runti si fican ayaan u akhrisay sheekada. Waxaan aad ugu qoslay sida naaska gabadha loo sifeeyay😅😅😅
Tani sheeko waa dhaaftay ee qaar kale noogu soo dar wll😢
Bari Insha Allah
Waaaw I like it
DUMAR waa Kuwi Hore IlHos Gapar BadiYe IcalaF
Warabe
Dhaqankaanu wanaagsanaà
Wa sheeko quruxbadan❤
Soo dhamee zxbow❤❤
Wa Dyaar
Wax kajiro maleh shekadaba waxey iga soboday naaskii maantoo dhan lafirayay hostiisaa dhiig iyo xinjiro hab leyihiin lahjada oo I qancin iyo been fara wen aawgeed qeebta ligaan oga haray by byyy
2:51:03😂😂😂 2:53:34 mashallah Somali girls never change but Farah did change 😂 2:54:02 she got list for ladies
Sheeko waa dhaftayy 🥺🖤
Said😢😂
Inta jero aan dhagaysty tiro maleh😢❤❤@@iamakzeeel734
Sheeko aad u macaan
😂 😂 😂 😂 😂 😂
Dheeraa sheekdu❤
Af somaligada wa buxu . Tu est vraiment au millieu de lange Somaliens . Mr dictionaries 😂😂😂.
Maxaad akhrisa
Salan saka sxb❤❤❤❤❤❤
Masha allah sheeko xiiso leh
Wuxuu noqday sheekadi u wacnayd aan dhegaysto waayo waxaan dhegaystay xili Haseen ah anoo keligay ya runtime waa icajab gelisay Mahad sanid
Waagii ragu qiimaha lahaa gabdhahana qiimaynjireen
Hadana 😂😂😂😂
soobadi😢😢😢😢
Buugaan xgeee ka heli karaah wll
Hud Hud Book Shop
Mash allah
Waya arrag
M. A❤
Noosoo diyaari sheekada cishqi iyo colaad
2:40:41 3:12:34
❤
wllo
12:48
18:53
33:57
Somaali daqeeqah.
😭😭😭😭
Sheeko qiimo badan
Murti dhaxal gasha ayaan kafaid mahadsanid dadalkaga🎉
Sheekooyinka soobadi
Masha Allah rag waa ragii hore hadalna waa inta yiraahdeen.
Fatheyjah
😮
34:32 39:30
Af somali is rich.
Haan libax
Sobadi
Wcs
Jidka iga fiiri ola
Sheeko cajiib ah Dhaashane iyo dheeho. Mahadsanid.
Waa sheeko baadiye cajiib ah
Ok
Magacyada dadka ubixsey baa iigu daran Mashaallah lkn somalidu mgcyda caadiga ah waa labixijirty
Wanka qaday
Soobadi sheekooyinka
Hashu halka marka maraysay ya yax dhaha maxan maqly maahmahda😊❤
Sobadiya sheekada waa nagu socotaye
Wan ka Xumadey Muuqaal kan inu iga Dhamaaday lakiin aan idiin weydiyee ma dhamaatay sheekadu
Maya Qeybkale Ayaa Loo Soo Sameyn Doonaa Insha Allah
Lasoo dhaqso wll plz tan waa tan soo dhagaysanaye
Asc
Qaybihii kle meeeyen sidan chanelku kuguma soconoya malin kasta waa inad soo Galisa hdii kle shaqo beena haysa
Maya Mid Kale Ayaan Leyahay Oo Aan Joogteeyo
Sxbow sheekeeyinkan noosoo badi
Mahadsanit
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Sxbow sheekeeyinkan noosoo badi
❤
❤❤❤
❤