mujaahid cali baabuur oo lagu Qabtay Dagaalkii 1977 13 sano ayuu ku Xidhna jeelka Itobiya Xaskiiisa.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 219

  • @dhacdooyinkaqaar7249
    @dhacdooyinkaqaar7249  2 года назад +65

    Cali baabuur maanta ayuu ku geeriyooday burco aynu Uducayno

  • @mujahidcalibaabuurchannel2848
    @mujahidcalibaabuurchannel2848 4 года назад +68

    Ilaahay haku xafido aabahay cali baabuur somali legend

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 3 года назад +1

      Miyuu noolyahay aabe wll iminka.

    • @Layla6793
      @Layla6793 2 года назад

      Asc Walal

    • @abaluul1683
      @abaluul1683 2 года назад +1

      Cali👍👍👍👍👍😿🙀😽😼

    • @abaluul1683
      @abaluul1683 2 года назад

      @@Layla6793 😰😥😰😰😥😥😰😰😰😰😰😥😰😥😥😥😥😰😰🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣😂😂😂😂😂🤣😂😂🤣🤣😂😂🤣😂🤣🤣😂😂😂🍉🍉🍉🚴🚴🚴🚴🚴🚴🚴🚴🚴🚴🚴🚴🚴🚴🚴🚴🚴🚴🍉🍉😰😥😰😅😰😅😰😢😥😢

    • @sadiqomar6679
      @sadiqomar6679 2 года назад

      Walaalow isoo qabo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 года назад +5

    Telefanka mujaahidkan runta ayaan rabnaa kanaa mujaahid xaqa walaahi mashallaah 💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎💎

  • @axmedcismaanhirsi5117
    @axmedcismaanhirsi5117 4 года назад +13

    Geesi alle ma xiilo waxad tahay geesi ilhy janaada ha ku geeyo geesiya qaran like ii sar wlll

    • @konnorari6812
      @konnorari6812 3 года назад

      You prolly dont care but if you are bored like me atm then you can watch pretty much all of the latest series on InstaFlixxer. I've been binge watching with my gf during the lockdown =)

    • @hugoforest3946
      @hugoforest3946 3 года назад

      @Konnor Ari Definitely, been using InstaFlixxer for months myself :)

    • @chasericardo8999
      @chasericardo8999 3 года назад

      @Konnor Ari Yea, have been using instaflixxer for years myself =)

  • @zakariyeidiriz7514
    @zakariyeidiriz7514 2 года назад +9

    Wlhi ilmo igu soo istagtay waan ka xumahay wlhi inuu manta mesha fadhiyo

  • @CaliimanCali
    @CaliimanCali 12 дней назад

    Allah ha u naxariisto walalkeen wlhi waa geesi u hagar la'aan u difaacey dalkiiisa, allah yaa raxma , allow ianadaada ku irzaaaq 😢😢😢

  • @sgedle4856
    @sgedle4856 2 года назад +11

    maansha allaah walal cali baabuur nolol adag ayaad soo martay weliba geesinimada aad sameysay.

  • @kaskeypro4225
    @kaskeypro4225 2 года назад +5

    Ina lilaah wa ina ileyhi rajacun cali baabuur ilah ha ku naxaristo

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 2 года назад +6

    Ninkani waa waaya arag soomaaliya usoo halgamay illaahay haku caafiyo adeer waxaan la.yaabay siduu ugu waramay ragii

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 года назад +4

    Tolaay maantana ragbaa jaajuus u ah itoobiya tolaay ragbaa ku dhamaadey gobonimo ku nooloow kuwii dhintana allow u naxariiso

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 3 года назад +9

    Mujaahidka runta ahi waa kaa dalkiisa iyo dadkiisa naafad u noqday maantana waxaan hubaa in uu ku noolaan lahaa nolon saraysa Ilaahay denbigiisa ha dhaafo

  • @DaahirNuur-bs5ms
    @DaahirNuur-bs5ms Год назад +2

    runtii waa qiso cajiiba
    Ilaahay ha unaxatiisto
    runtii qisadaan waanka sheeksyn
    doonaa

  • @guledwadani8130
    @guledwadani8130 3 года назад +10

    Ilove you my father we love the people of soomaalia

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 года назад +12

    Geesiga dhulkiisa
    Guusha u horseeda
    Geerida dishaay
    Geedkaa ha ba’o
    Ku gabraaratada
    Gumaysigu ku dhuunte
    Galabsada xumaantaa
    Geedkood Ha ba’o
    Alle haw naxariisto Bilad sharaf ayuu
    Inaga mudnaa Lkn inagamuu Helin😥

  • @myzemgammer1107
    @myzemgammer1107 Год назад +3

    Waa isaaq habar jeclo waa ragii somalida manata baq baqleh xoreeyay

  • @shucaybabdirihmanhassan9218
    @shucaybabdirihmanhassan9218 2 года назад +3

    Allaah haku caafiyo adeer aakhirana janatu fardowso haku geeyo run ahaantii waxa tahay halgamaa soomaaliyeed oo usoo dhintay dalkiisa iyo dadkiisa

  • @siciidmaxamed9918
    @siciidmaxamed9918 2 года назад +4

    Ninkan Ayaa Mujaahid nool ah 🇸🇴

  • @kaysehassan6854
    @kaysehassan6854 Год назад +2

    Ilaahay ha u naxariisto geesi cal baabuur

  • @MohamedDakane-dp3hz
    @MohamedDakane-dp3hz 9 месяцев назад

    Allah unaxaristoo janatul fardowsa hageyooo

  • @mujahidcalibaabuurchannel2848
    @mujahidcalibaabuurchannel2848 4 года назад +42

    Waxaan aad iyo aad ugu mahadcelinayaa abdilaahi oo aabe ka duubay muuqaalkan mahadsanid walaal abdulahi

    • @dhacdooyinkaqaar7249
      @dhacdooyinkaqaar7249  4 года назад

      thnks bro

    • @farhiyamohammedhaji1644
      @farhiyamohammedhaji1644 4 года назад +1

      @@dhacdooyinkaqaar7249 walahii markan daawado waan ilmeeya walahii waa qiso xanuun badan adeer Cali baabuur qisadiisa walahii

    • @farhiyamohammedhaji1644
      @farhiyamohammedhaji1644 4 года назад +1

      @@dhacdooyinkaqaar7249 walahii waa mujaahid xaqka ku jihaaday adeer Cali baabuur

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 года назад

      Waa taariikh cajiiba adeer illaahay haku caafiyo aakhirana janada haku geeyo waa in la caawiyo ninkan

    • @fardowsocalinuurwarsame2538
      @fardowsocalinuurwarsame2538 2 года назад

      @@farhiyamohammedhaji1644 ¹qq

  • @farhiyamohammedhaji1644
    @farhiyamohammedhaji1644 4 года назад +8

    Waan ku salaamay adeer Cali baabuur

  • @azizwarsame3404
    @azizwarsame3404 8 месяцев назад

    Allh hku naxariisto mujaahid cali baabur waa halyeey la dayacay

  • @user-ls7yo5is4o
    @user-ls7yo5is4o 9 месяцев назад

    ALLE. Haa. Ku. NaxRiisTo muJaaHiiiDa

  • @khalidpuntlander11
    @khalidpuntlander11 Год назад

    Rabbi ha u naxariisto adeer cali amiin yaa rabbi🤲🤲🥲

  • @YussufHassanmarah
    @YussufHassanmarah Год назад +1

    Ilahey haunaxaristo amiin

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 2 года назад +13

    May Allah reward him forever. A great Somali hero.

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm Год назад +1

    1977 isaaqu iyakaa ugu badnaa Halgankaas markii dambena siyaad barre magaalooyinkoodii buu duniyay dadkoodiina waa laayay daarood hadaynu nahay gunta somalida ban nahay

  • @maryanahmed735
    @maryanahmed735 Год назад +1

    Ilaahey ha u naxatiisto

  • @rayaanahmed3748
    @rayaanahmed3748 Год назад +3

    ninkan haday somali abaal ledahay wax hataran weliba dawlada somalia gacanta ha ku qabto meel haw dhisto bilna ha siiso bishi 😢😢 waayo wadani jecelbu xoogisi kuwayay ragii 1977 ku nafoobay ayuu ka jooga wlhy nujaahid hadad maqasho waa ninkan

    • @Falaraharaac
      @Falaraharaac 7 месяцев назад

      Waa uu dhinty baa maqly abayo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 года назад +4

    Allaah ha ku xifdhiyo aakhariyo aduunba Alllaahu ma Aamiin 🤲😭😭🇸🇴💎💎🇸🇴💎🕋🕋🕋👁️❣️❣️😭😭😭❤️❣️😍

    • @abaluul1683
      @abaluul1683 2 года назад +1

      She 😱😱😱😱😱😱😱😱😱🖐️👐👐👐👐😱😂

    • @abaluul1683
      @abaluul1683 2 года назад +1

      Q and 👐👐👐👐👐👐😭😭😭😭😭😭

    • @abaluul1683
      @abaluul1683 2 года назад +1

      Cali 😭

    • @abaluul1683
      @abaluul1683 2 года назад +1

      964😭😭😭😭😭🤲🙌👋😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @abaluul1683
      @abaluul1683 2 года назад

      SI sv cyclically hiccup Yahoo tap iso that you think will will tick say it's do of the off so isobaric roc to do all so do so do so do for tho wow iso of well off em off tho wassup trap escort you up dhamayso iska cool xl
      Official

  • @HasanHamud-uy1dy
    @HasanHamud-uy1dy Год назад

    Allaha u naxariisto mujaahidbuu ahaa soomaaliyeed

  • @SalmaanDiiriye
    @SalmaanDiiriye Год назад

    Aderky cali babur alla ha unaxirto 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @safiamohamedabdillahi8637
    @safiamohamedabdillahi8637 2 года назад +2

    Alle haku naxariisto wa mujahid dhib walbo soo maray

  • @baashiqoobeey4402
    @baashiqoobeey4402 Год назад

    Alle how unaxariisto Cali Baabuur mujaahid ayuu ahaa

  • @abdimaalig662
    @abdimaalig662 Год назад

    Alle haw naxariisto mujaahid ali baabur

  • @Aadab-f3n
    @Aadab-f3n Год назад

    Alle ha ku xafido adeer qli if iyo aakhiraba

  • @ilyaasmaxamuud8473
    @ilyaasmaxamuud8473 2 года назад +5

    Libaax libaax dhalay ilaahow u gargaar yaa allah

  • @yazenawelhussein104
    @yazenawelhussein104 3 года назад +3

    Allaha raxmaanka ahi janatul fardawsa hakugu deeqo mujaahid cali baabur abaalkiina gudi mayne nolol san kunolow if iyo aakhiraba ader

  • @shaaficicabdi7315
    @shaaficicabdi7315 Год назад +1

    Ilhy ha naxariisto

  • @abdifatahmuhumed7102
    @abdifatahmuhumed7102 2 года назад +3

    Ilaahay ha u naxariisto adeerkan waa nin soo halgamay

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 2 года назад

    Allah ha ha ku xifdiyo meeshaa joogto iisheeg telefoonka ii soo sax 0k

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 2 года назад +3

    Fadlan ciddii haysa xiriirka eheladiisa halkan noogusoo qora . Geesiyadii Somaliyeed xusuus badan ayay mudanyihiin.

  • @abdullahiahmedfarah1310
    @abdullahiahmedfarah1310 2 года назад +2

    ALLAAH HA,NOOKAACAAFIYO ADIGAA NOOSOODHINTAY WALI WAAD NOOHALGAMAYSAA WALAALKANOW MIDNIMADA UMADEENAAD QAYLO DHAAN UTAHAY NAFTAADA UMAQYSHANAYSI ALLAAH HA,KUCISEEYO

  • @Hamdamo853
    @Hamdamo853 10 месяцев назад

    اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم امين يارب العالمين 😢😢

  • @craxiincalimaxamed7822
    @craxiincalimaxamed7822 4 месяца назад

    Ilaahayow u naxriisto

  • @mustaferoble
    @mustaferoble 2 года назад +1

    Cali baabuur waa halgamayaasha reer burcodee

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 Год назад

    All hakuu naxariisto geesiga

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 года назад +10

    Geesinimadu haday qof ahaan lahayd Mujaahid Cali Babuur ayay noqon lahayd

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 года назад +2

    Tolaay allow u naxariiso dhamaantood

  • @GuushaG30
    @GuushaG30 Год назад

    Heroga la sheega kan walaahi😢😢😢 hadad noolshahayna alow ku boga dhay cisiyo sharafna ku nolow hadii kaloid dhimatayna allow kiu naxariiso janatu fardosa

  • @sawjasalixa9398
    @sawjasalixa9398 2 года назад +3

    😭😭😭😭😭😭 halyeygii wakaa ilaahaw dawlad bn kuweydiisaney🤲🤲🤲🤲

    • @mohamedgamers6024
      @mohamedgamers6024 2 года назад

      Amiin saxb

    • @abaluul1683
      @abaluul1683 2 года назад

      Cali 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭✋😭😭😭

  • @adamahmed5634
    @adamahmed5634 2 года назад +4

    Absolutely fucking amazing story, the real mujahid

  • @shariifshaadan6941
    @shariifshaadan6941 2 года назад +4

    Wuxuu mudna ma helin halyaygaan

  • @subeermohamedbaxnaan8786
    @subeermohamedbaxnaan8786 Год назад +1

    Alle haw naxariisto

  • @radiyosamadoon2551
    @radiyosamadoon2551 2 года назад +4

    Sxb Cali Baabuur sigaara ayaan kuu salaamayaa waxaana joogaa xamar sxb
    Morkonyo waa isku Aabe ee ma ii nabad qabtaa sxb

  • @indhoahmed5854
    @indhoahmed5854 Год назад +1

    Hilb dad ayee na siiye 😢😢😢😢

  • @somalicitizen6807
    @somalicitizen6807 2 года назад +1

    Allah unaxariisto geesiga

  • @raage6364
    @raage6364 Год назад +1

    Ilaahay hawnaxariisto amiin

  • @gorgorchannelbrc7420
    @gorgorchannelbrc7420 Год назад

    Nin qaaliya ayuu ahaa cali baabuur

  • @ahmedibrahim2363
    @ahmedibrahim2363 2 года назад

    Allah swt haw naxariisto Halgamaa cali baabuur ahaa geesi Solomadow ah

  • @garaadaxmed336
    @garaadaxmed336 2 года назад +6

    Waxan ka xumahy shalay cidaankad kamid ahayd ee looyaqaanay libaaxa afrika ayaa manta dalkoodi amison ilaalisaa abo alaha ku geeyo fardoosa

  • @faysalismaaciil9535
    @faysalismaaciil9535 2 года назад +1

    Ilahay cimriga haw raajo mujaahid Cali baabuur

  • @cabdirisaqxusencali9409
    @cabdirisaqxusencali9409 2 года назад

    Number kan adeegyada gega soomaliya laga isticmaalo oo dhan ma leeyahay? sida EVC PLUS, JEEB, E-dahab iyo wixii lamida

  • @dahabnuuhkorane7212
    @dahabnuuhkorane7212 2 года назад +1

    Allah siyo cafimaad Taam ahaan halgamaagaa

  • @africancommunity7031
    @africancommunity7031 2 года назад +3

    Somalinimo waa wlaalnimo.

  • @abdullahiaqwaan55056
    @abdullahiaqwaan55056 Год назад +1

    Qabiiiil ba na dabar jiray hda😞💔

  • @mahdielmi1544
    @mahdielmi1544 Год назад

    Allaha unaxaristo junatul fordowsa Allaha geyo amin amin ya allaha

  • @cabdirisaaqmaxamed8937
    @cabdirisaaqmaxamed8937 2 года назад +1

    Asc adeer allaha ku caafiyo sanad kadib ayaan arkay fariintaada lkn allaha ku caafiyo

  • @ramomedia9846
    @ramomedia9846 2 года назад +3

    Kulahaa xabsiga ayaan ka bacsaday kadib waxaan qabtay askari 👮‍♀️ xabashi ah kadib waan siidayay oo waan aaminay wallhi hadaan Aniga ahaan lahaa intaan kurka ka gooya ayan madaxtooyada Somalia 🇸🇴 keeni lahaa madaxiisa 🗿

  • @farduusolad
    @farduusolad Год назад

    Allah ha u naxariisto

  • @faysakiinfaysakiin6137
    @faysakiinfaysakiin6137 4 года назад +4

    waa dadkan ku sexano oo nabad inga dhigaye dalkeen alle ha ku caafiyo cimrigan alle ha ku dheerayo

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Год назад +1

    Wallee soomaalidu waa geesiyaal gobanimada u dhinta in yaroo dhuuni raaca mooyee.

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 2 года назад +3

    Geesi garab waayey 😭😥😰

  • @Cabdicaydiid-j5f
    @Cabdicaydiid-j5f Год назад

    ALAHAYOOW ADAA KHALIQO ADAA MALIGO ADAA RAASIQO ADAA XAFIDEE ADAA ARAXAMOO ADAA NAXARIIISA BADANO ADAA SAMICO WAXA MAQALE ADAA QUWAYO AWOODALE ADAA CADILO XAQA SOORE RABIYOOWA ADONKA RAXAMADAADA WENAYO HAKAQADINA NIMA CADAADA GUUDA

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Год назад +1

    Mingistu ma Habarjeclo ayuu yaqaanay? Sheekadan in la liqo wey adagtahay

    • @shuaipjama6462
      @shuaipjama6462 Год назад +1

      Mahane soo snm Lama joogin oo siyad babe kaso horjeda

  • @AbdirahmanHussein-bv5nt
    @AbdirahmanHussein-bv5nt Год назад

    wllahi wa wadani somaliyed hala caawiyo

  • @goal6238
    @goal6238 2 года назад +1

    Adeer sanadkadib ayaan dawadey walhi wan ooyey adeer waligey sidan kaga call xumadey waligey qof Somali ah igama xumaan Masha alah ilahey janada hagugubadalo aniga idifacdey iyo Somali oo idil ilahey qiyamaha hakudifaaco amiin somaliyey dhibka nalosomarey waad aragtaan ilahey intakabaqdaan israaca

  • @calasshariif6018
    @calasshariif6018 2 года назад +1

    Naftu marbeey baxdaaa alaahu akbar

  • @hamdaidilzan8344
    @hamdaidilzan8344 4 года назад +5

    Dagaalkaa Abtigay baa ku dhintay

    • @mujahidcalibaabuurchannel2848
      @mujahidcalibaabuurchannel2848 4 года назад +2

      Ilaahay ha u naxariisto walaal

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 4 года назад +1

      Walal wakhti somali meel uwada jeedo inta maqana loo socdo ayuu dhintay somali oo dhana Wuu ka dhintay laakiin maanta tolkii oo kaliya ayuu ka maqanyahay e ilaahay ha u naxariisto

    • @mujahidcalibaabuurchannel2848
      @mujahidcalibaabuurchannel2848 4 года назад

      @@nasyadeuanyeong8707 waa aabahay walaal ma dhimane wuu noolyahay

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 4 года назад +1

      @@mujahidcalibaabuurchannel2848
      Masha allaah ilaahay hakuu daayo geesi bas ku dhalay ma intuu soo noqduu ku dhalay mise waad jirtay Markuu max buuska noqday

    • @mujahidcalibaabuurchannel2848
      @mujahidcalibaabuurchannel2848 4 года назад

      @@nasyadeuanyeong8707 aamiin walaal waxaan dhashay 1992 aabahayna waxaa lasoo daayey 1989kii markii lasoo daayey kadib baan anigu dhashay walaal

  • @ruunali9409
    @ruunali9409 2 года назад +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭 tolaaaye waaa waxaan Ethiopia u necbahay way na dhameyeen

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 2 года назад +1

      Aad iyo aad ayaay inoo necebyahiin nacayb fog illahay sharkooda haynaga hayo 77 cuqdadi ay ka qadeen ayaay ino hayaan

  • @Cabdicaydiid-j5f
    @Cabdicaydiid-j5f Год назад

    HADUU GEROYODAYA SIDA DUCADIISA LOGA AQABALI JIRAYA RABIGIISU HAUARAXAMO QABARIGANA HAUWASICIYO KITABAKISANA MIDIGATA HAKA SIIYO

  • @aminamaxamed5027
    @aminamaxamed5027 2 года назад +1

    Wainlaku caweyo WA sax

  • @cabdifataaxmaxamuut7278
    @cabdifataaxmaxamuut7278 4 года назад +2

    Mujaahid cali nolaw geesi XaguuH ka joGah talw burco

    • @mujahidcalibaabuurchannel2848
      @mujahidcalibaabuurchannel2848 4 года назад +1

      Waa aabahay walaal wuxuu joogaa burco xaafada plaza meel u dhoow kalasooxidhiidh lanbarkaa 0634332540

  • @fatimanourahmed703
    @fatimanourahmed703 2 года назад +1

    Alle dilaa dhinta caliyow

  • @hassanabdullahi7857
    @hassanabdullahi7857 2 года назад +1

    Mashaalah alahakuxafido

  • @ahmedcanady6434
    @ahmedcanady6434 Год назад +1

    Barigii somali cadku iskugu yaalay bay ahayd qabiil iyo qabyaalad ma jirin Somalinimaa nafta loo hurayay

  • @ramaaguda5281
    @ramaaguda5281 2 года назад

    Abe waan ku salamay wax tahay geesi

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 2 года назад

    Nin ku ma somalilander mise somalie..Somalia wey no more

  • @HalimoDu
    @HalimoDu Год назад

    Mashll ❤

  • @siciidmaxamed9918
    @siciidmaxamed9918 2 года назад

    Ninkan Xagee buu joogaa tolow
    Caawin ayuu u baahanyahay

  • @abdirahiimalimohamed2732
    @abdirahiimalimohamed2732 Год назад

    Waan ka xunahay dalkii dhinbkaas aad u soo martay maanta inuu saan yahay

  • @aziipoffical6270
    @aziipoffical6270 2 года назад +1

    Akhiiro waa xagee

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 Год назад

    Nin fiican oo Ethiopian waa xabsiqa xaystay

  • @xiismaal6161
    @xiismaal6161 2 года назад +1

    Xabashi ayaan illaahay u baryay oon darajo ku taxay wax kaa soconaya maaha miyaad adigu baridid in illaahay kaa saaro adeer naga kala daa

    • @goal6238
      @goal6238 2 года назад

      Doqonoy maninka meshas kujirey miyaan ilahey baryey war somaliyey hadalka heyska dhihina xisaabkudara ninkaan xaqow kugukeyahey dadkas 900 ah darteen ayay udhinteen manta dhiigoda anakuu nodatey ilahow janadiisa sii amiin

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 Год назад

    😭😭😭😭😭😭

  • @Cabdicaydiid-j5f
    @Cabdicaydiid-j5f Год назад +1

    INAGO MIDASANO MEELA WACANA MARANO MASAKAXADENU TAAM TAHAYO MIDANIMADA KUDHADANO MEELA UWADA DHAQAAQANO MELAKASATANO JOGANABA MAGACEENU DHERAYAHAYO WERASHADUHU KOBACENO TACALINTI HIDAHENA WACANA KUMIDASANAHAYA AYAA MALINA QUDHA MUNAFAQA NAKALA GURAYA

  • @ilyaswarabe4204
    @ilyaswarabe4204 2 года назад +1

    Alah have xiftiyo

  • @SaadoYasin-jl4gh
    @SaadoYasin-jl4gh 7 месяцев назад

    Haa

  • @munasayed8657
    @munasayed8657 2 года назад

    Allah haw naxariisto

  • @MaxamedXasan-nx5fj
    @MaxamedXasan-nx5fj Год назад

    M.a