DEG DEG: Turkey oo RAKIBAY Nidaam difaaceedkiisa hawada & Xogta Geesi S-Waar | Dagaal kale |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 304

  • @MARACADDESHOW
    @MARACADDESHOW  Час назад +2

    facebook.com/watch/?mibextid=WC7FNe&v=562928383047168&rdid=IoJwhfYv2FJz5oRw

  • @Taaganecismaanyusuf
    @Taaganecismaanyusuf 3 часа назад +43

    Aabe sinwaar alle ha unaxariisto❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NuurCali-u1o
    @NuurCali-u1o Час назад +4

    Allaha unaxaristo wĺlkena yahye sinwaar Ahna HOGAAMIYAHA shuhadada qarniga 21aad Kama dhimanin reer falastiin oo kaliye Anagoo dhan ayuu naga baxay ❤❤❤❤Janatul fardowsa Allaha kawaraabiya

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 3 часа назад +19

    From Hargaysa waxaan leeyahay alla hajabiyo yuhuuda

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Час назад +2

    Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin ❤❤❤

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 3 часа назад +19

    Maracadoow murugaan udhimanayaa caawa😭 way ixanuujisay geerida yaxye siinwaar
    Yaa rabi hamigiisii io halgankiisii god ha ku ridin Allow rumeee riyada falastiiin🤲😭

    • @fartuunhajimoha4101
      @fartuunhajimoha4101 2 часа назад +2

      Insha allah wey u rumoobi doontaa balse aad ayaan uga naxay geeridiisa wlhi allaha ka aqbalo shahaadadisa geesigeeni yaxye sinwaar🤲😭😭

    • @mahadabdirischid399
      @mahadabdirischid399 2 часа назад +2

      Maalinta adag maalin fican ayaa ku xigta ninkasi nabiga maciisa weeye lkn kuwa dharka wawayn ee xaramka aktisa kunool iyo kuwa udhaw ayaa hoogay oo naarta buux dhaafin doona Inshallaaa

    • @HabibaBilow-k8o
      @HabibaBilow-k8o 2 часа назад +1

      Runtii waa geeri tiiranyo badan oo qabiyadena ruxday iimankuu allaha ween nagiliyaa naxakameyneyso yabiyo urumey riyadoda naxariistada badansii alle waxba mamogo samirkena rabiyow hanagu qadin adiga cadil ah😂😂😂😂

    • @xaliimogeedi3204
      @xaliimogeedi3204 2 часа назад +2

      Ha murugoon wll alle ayaa og wixi khayr ku jiro guushu way dhawdahay insha allaaah

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 часа назад +14

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @apdimaajid-t9e
    @apdimaajid-t9e 3 часа назад +8

    يحيى سنوار الله يرحمه ويغفر له ويجعل قبره روضة من رياض الجنة🤲

  • @XalanesuldaanAli
    @XalanesuldaanAli Час назад +3

    Allah haunaxariisto intakudhimaty 😭😭😭😭😭

    • @Somali12222
      @Somali12222 45 минут назад

      Ma dhiman ee waa u shahiiday ✌🏾✌🏾✌🏾

  • @halsankate-hk2me
    @halsankate-hk2me 3 часа назад +10

    رحم الله أبا إبراهيم فقد مات عزيزا شامخا رافعا رأسه فقد أتمة مهمتك إلى فردوس أعلى مع النبين وصديقين والشهداء وحسن أولئك رفيقا ❤

    • @caadilcade
      @caadilcade 2 часа назад

      أللهم أمين 🤲❤

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 2 часа назад +5

    Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin

  • @habonscreation886
    @habonscreation886 3 часа назад +16

    allahyoow u naxariiso sinwaar ismail haniye iyo dhamaan shuhadada muslimiinta ah eereer gaza iyo caalamkaba amiin amiin

    • @Malaawi7
      @Malaawi7 3 часа назад

      Aamiin Aamiin Aamiin

  • @SiciidCaweddheere
    @SiciidCaweddheere 2 часа назад +2

    Kusaliya nabigeena muxamad scw scw scw ❤

  • @RamadaanNaasir-e1j
    @RamadaanNaasir-e1j 2 часа назад +2

    Wad mahadsantahay maracadde show alhaunaxaristo yaxya sinwar iyo shacabka falastin

  • @Luqmaan-5
    @Luqmaan-5 3 часа назад +19

    First one illaahy ha u naxrsto yaxya sinwaar😢

  • @Darwiish777
    @Darwiish777 3 часа назад +5

    Wllhi Waxan Soo Qoro Wan Garan waayay Murugadi Mujaahid Sinwar😢😢😢

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 3 часа назад +5

    Alle ha unaxariisto geesi geesi dhalay buu ahaa yaxya sinwaar waana shahiiday

  • @MukhtaarmaxamedCismaan
    @MukhtaarmaxamedCismaan 3 часа назад +3

    Yaa alaah Alahayow unaxariiso yaxya sinwaar iyo dhamaan inta shahiiday amiin amiin amiin

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 3 часа назад +3

    USTAAD MARACADDE SAAXIIB SOWMA OGID IN KUWA XUKUMA WADDAMADA CARBEED EE KUXEERAN YUHUUDDA INAY KUFARAXSANYIHIIN GEERIDA MUJAAHID YAXYE ZINWAAR LKN ILAAHAY IDANKII IYAGA AYAA SIXUN UDHIMANDOONA FALASTIINNA WAY GUULEYSANAYAAN INSHA ALLAH

  • @alidaud4899
    @alidaud4899 2 часа назад +2

    Maracaddow.
    Fadlan dhintay ha dhihin eee shahiiiday dheh.
    Shuhada allaah aya dhahay ee adigana hadal eebe raac

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb 3 часа назад +5

    Haddaan twitter ka kusoo arkay😢😢😊

  • @LilbajioAhmada
    @LilbajioAhmada 2 часа назад +2

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم اجرنا في مصيبتنا واخلفنا فيها خير

  • @R.ABD1
    @R.ABD1 3 часа назад +3

    Sinwar Allah unaxaristo qalbiyden ayuu ku wenyahy❤❤❤❤😢😢😢

  • @abdirahmancabdiqaadir4575
    @abdirahmancabdiqaadir4575 2 часа назад +1

    شهدالله.وفي اخ يحياسنوار❤❤❤❤❤الله اكبر❤❤❤❤

  • @Abdirahmaanmustafe20
    @Abdirahmaanmustafe20 3 часа назад +14

    Ku saliya xabiibkena scw
    Ilahayaw aniga shahiid nimo igu dil aamin

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 2 часа назад +2

    Alaha unaxaristo sinwar haniya iyo dhaman mujahidinta reer qasa amin

  • @MohamedJecelow-k6t
    @MohamedJecelow-k6t Час назад +1

    { وَلَا تَحۡسَبَنَّ ٱلَّذِینَ قُتِلُوا۟ فِی سَبِیلِ ٱللَّهِ أَمۡوَ ٰ⁠تَۢاۚ بَلۡ أَحۡیَاۤءٌ عِندَ رَبِّهِمۡ یُرۡزَقُونَ }
    [Surah Āli-ʿImrān: 169]

  • @MOHAOFFICE-c9l
    @MOHAOFFICE-c9l 3 часа назад +5

    Allha unaxariisto halyaaygii yahay sinwaar

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 3 часа назад +3

    yahuudu hada way farxaysaa lkn oohin baa ka danbayn doonta inshaa allah dagaalka qasa iyo lubnaan ka socda waa dagaal figrad ah mana ahan mid ku xiran qof iyo qolo waana socon doonta inta yahuudu bariga dhexe ku nooshahay

  • @AbdinuurAli-tq4pw
    @AbdinuurAli-tq4pw 2 часа назад +1

    C khadar nuur diini allaha ha u naxaristo yaxye yuhudu waxay jartaytiir islami ah ha lagu jaahado yuhuuda iyo kuwa kaalmeeyeyba gaalada qarmun

  • @AbdiasiisAbdiali
    @AbdiasiisAbdiali 41 минуту назад

    Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay

  • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
    @CabdiraxmaanMaxamed-q5z 35 минут назад +1

    ALLe ha u naxariisto yaxye sinwaar waxa uu shahiiday isagoo dagaalamaya wuxu reer plastine tusay in aysan naftiisa ka qaali sanayn caruurta haweenka waayelka lagu xasuuqayo dalkooda wuxu shahiiday isagoo jiidaha hore in badan ka dagaalamaya الله يرحمه 😢😭

  • @cumarxogbadane6064
    @cumarxogbadane6064 Час назад +1

    😅⁹allaah hawnaxariisto😢😢😢
    Wuu guulaystay😢😢😢😢isaga oo dagaalamaya ayuu shahiiday😢😢😢😢😢Allaah agtiisa Ayuu ku nool yahay laguna Arsaaqayaa😢

  • @RoblehMako-f2r
    @RoblehMako-f2r 2 часа назад

    Geeesii geesiinimo ku shiihiidhay alah ha oo naxaristo

  • @DacarCalidacar
    @DacarCalidacar 2 часа назад

    Allaha unaxariiato yaxye sinwar shahaadada allaha ka aqbalo
    Lkn m.cise waxaan diinlahaaa muqaalada ayaga ah oy yahuudu kaduubtay xageen ka helaa
    Mahadsanid maracade

  • @GiifayDuurey
    @GiifayDuurey 3 часа назад +2

    انا لله وانا اليه راجعون walaakeen yaxya sineaar Allah haunaxariisto😊😅😅

  • @ObsiehNima
    @ObsiehNima 14 минут назад

    C'est un héros allah ou naxaristo

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 14 минут назад

    Kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan❤

  • @CumarAbibAbdi
    @CumarAbibAbdi 2 часа назад

    Alaha unaxaristo dhaman inti dhimatay

  • @asmadoualleh
    @asmadoualleh 3 часа назад +2

    السنوار عاش بظل ومات شهيدا 😢

  • @nasronuur7921
    @nasronuur7921 Час назад

    Allaha u naxariisto shahiidka

  • @IbrahimDhuux-v1u
    @IbrahimDhuux-v1u 2 часа назад

    Allaha unaxariisto geesi

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 2 часа назад

    Gesi gesi dhakay ilahay ha unaxaristo

  • @AbdullahiShadali
    @AbdullahiShadali Час назад

    Allah ugargaro falastiin amiin yaa Allah 🤲

  • @caynaanshecumar3251
    @caynaanshecumar3251 3 часа назад

    Alle hawnaxaristo sinwara iyo intii dhimatayba

  • @OsmanOsman-s4p
    @OsmanOsman-s4p 3 часа назад +2

    Guul turkiga❤

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 2 часа назад

    Ascwb walaal. Allaah ha u naxariisto Yaxya Sinwaar. Aamiin, aamiin, aamiin. Baarak'Allaah fiik.

  • @AbdinasirShuaib
    @AbdinasirShuaib 2 часа назад

    السنوار أنه من المومنين رجال صدقو ماعهدالله فمنهم فضي نحبه ومنهم من ينتظر ومابدلو تبديلا الأهم تقبل منه ومن معه

  • @WILKASANADKA-u7m
    @WILKASANADKA-u7m 3 часа назад +1

    Ilahay haa unaxaristo😭

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb 3 часа назад +2

    😢😢Allaah yarxamuu Yaxye ibraahim sinwaar😢😢

  • @ZayidcumarCusman
    @ZayidcumarCusman 3 часа назад +2

    Alle ha unaxariisto sinwaar iyo shuhadada ka horrysy

  • @KhadarIsmaacil-g6s
    @KhadarIsmaacil-g6s 3 часа назад

    Alle ha unariisto walalaheen dhamaantood

  • @SalmaanCumar-g9l
    @SalmaanCumar-g9l 2 часа назад +1

    Asc maxamadow walahi aflagaada logestay rajabdayab urdugaan waxakadhigantahy wakuusosocdaa haduufahmigaro hori ayaa looyiri mahmahida somali luguyiri ninkii dagal gaadarabo boodkaada ayuu qoryestaa sinwar waanin geesiah alahaunaxriisto wagesi kudhintay nukisa manaloojawaayo musliminta dhan ayaa udoceso guusha musalaminta ayaa guuleesaneyso insha alah❤

  • @lubiahmed4735
    @lubiahmed4735 Час назад

    Shahaadada ilahay ilahay haka aqbalo

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 2 часа назад

    Alle ha jabiyo yuhuud iyo inta la socota

  • @dahiirmilano3758
    @dahiirmilano3758 2 часа назад

    Alle ha unaxaristo adina haka cajisin ina nalasocodsisid wixi ucub tnx bro❤❤❤

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 2 часа назад

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @MohamedmuuseJilacow
    @MohamedmuuseJilacow 3 часа назад +1

    Alla ha u naxariisto

  • @cabdulahiqaanso7529
    @cabdulahiqaanso7529 30 минут назад

    Wa jııso aad u wey ıgu hayo turkiye siduu wx yeeli doon never give up

  • @xasan4492
    @xasan4492 2 часа назад

    Allah ha u naxariisto aamiiin yaxye sinwaar😭

  • @jibriilaxmedjibriil
    @jibriilaxmedjibriil 3 часа назад

    Yaxye sinwaar,Ismail haniya, alle haw naxariisto dhamaan aammiin aammiin aammiin aammiin aammiin aammiin

  • @Manipoi1
    @Manipoi1 2 часа назад

    Wcs. Marqayr. Inshaallah. Masuul. Horay. Ugala

  • @abdullahiabdigesey6946
    @abdullahiabdigesey6946 3 часа назад +2

    Al shabab waaa cidan Ethiopia iyo Israel u shaqeyo

  • @khaalidmaxamed7149
    @khaalidmaxamed7149 3 часа назад +2

    Rabbi ha unaxariisto Yaxye sinwaar😢

  • @AbdulqaderAbdulqaderismael
    @AbdulqaderAbdulqaderismael 3 часа назад

    Alle haa naxristo yaxaya siinwar oo naxariso jano alle haasiyo isaga iyo musliminta dhaman

  • @MaftuuxAli-v6t
    @MaftuuxAli-v6t 3 часа назад

    Yaxye sinwaar iyo hogamiyihi kale alle ha unaxaristo

  • @CraxmaanhaybeXasan
    @CraxmaanhaybeXasan 3 часа назад

    Alle haw naxariisto mujaahid yaxye sinwaan iyo mujaahidiintii kale eegeeriyoday e allena haw gargaaro guushana hasiiyo mujaahidiinta kale ee dagaalamaya iyo dadka falastiiniyiinta ah ee geesiyaasha ah

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 2 часа назад

    Allaahu akbar

  • @AbdinaasirMaxamed-h2o
    @AbdinaasirMaxamed-h2o 2 часа назад

    Yahye sinwaar Allaha unaxariiso geesi islam ayuu ahaa insha allah halganka wuu soconayaa ❤❤😂

  • @kaafiyamohamed8548
    @kaafiyamohamed8548 3 часа назад

    Inna lillahi wa inaa ileyhi rajicun ilahay ha unaxariisto 😢 geesi dalkiisa udhintay

  • @walalahachannel1750
    @walalahachannel1750 Час назад

    Walahi waligey sas xanun umadaremin

  • @HahaHuhu-be8ir
    @HahaHuhu-be8ir 2 часа назад

    Geesi naga baxoo guul dhashuu ahaa
    Godka lagu jannee

  • @Ahmed-c6z7b
    @Ahmed-c6z7b 3 часа назад

    Allaha unaxariisto yaxye zinwaan iyo inta muslimiinta kudhimatay gacanta yuhuuda

  • @UmmuMarwaan-r1d
    @UmmuMarwaan-r1d 3 часа назад

    حسن نصر الله ٢إسماعيل هنيا ٣يحيى السنوار 😢😢😢😢😢رحمهم الله 😢

  • @farihamuse5549
    @farihamuse5549 3 часа назад

    Ha Isticmaalin Israaiiliyiinta Lknse Eray Bixin Ahaa Isticmaala Ciidanka Yuhuuda Ama Yuhuuda Mahadsanid Maracadde

  • @wizjabra3959
    @wizjabra3959 Час назад

    Shaziid. Yaxye zinwar. Alle ha unaxriisto

  • @daud-x1o
    @daud-x1o 3 часа назад

    Allaha unaxariisto walaalkeen yaxye sinwaar الهم اغفرله وارحمه

  • @cabdijama7767
    @cabdijama7767 Час назад

    Alle haw naxariisto

  • @NuurBajey
    @NuurBajey 2 часа назад

    Walahi caw habiin murugo le aya iitahay meesh cadawg farxad utahay Alah haunaxriisto yaxye sinwar

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 3 часа назад

    Inaalilaah wanalilahi raajacuun alle ha.unaxariisto yxye sinwaar samir iyo iimaan hakasiiyo dhamaan muslimiinta alle kasiiyo iyo muwaaqamad xm geesi geesiyada reer falastiin

  • @LiibaanSahal-n4c
    @LiibaanSahal-n4c 2 часа назад

    Guuuuul all muslim

  • @abdirahimmahmudadan6279
    @abdirahimmahmudadan6279 3 часа назад

    ASC SXB SARE MARACADE SHOW MAHADSANID SOO GUDBINTA WARAR KA, INAALILLAAHI WAINAAILEEYHI RAAJUCUUN
    ALLAHA UNAXARIISTO YAXYA SIINWAAR FALASTIIN GUUL IYO GOBINIMO INSHA ALLAAH ❣️❣️❣️

  • @BahjaAhmett-zn1yu
    @BahjaAhmett-zn1yu 3 часа назад

    Ilhy ha unaxaristo

  • @SheekhAxmednur
    @SheekhAxmednur 3 часа назад

    لا اله الا انت سبحانك انا كنا من الظالمين

  • @KaafiyoCabdi63
    @KaafiyoCabdi63 3 часа назад

    Shihiid nimadiisa Allah urumeeyo geesigi islaamka yaxya sinwaar

  • @AbdishakurkadirYousuf
    @AbdishakurkadirYousuf 3 часа назад

    Alle ha jabiyo yuhuda iyo marekan

  • @fartuunhajimoha4101
    @fartuunhajimoha4101 2 часа назад

    Yabbi u naxariiso oo u rumeey hankiisii ahaa falastiin oo xor ah🤲😭😭😭

  • @cabdikamil941
    @cabdikamil941 Час назад

    Wa 19:47 a run

  • @Issechannelyoutube
    @Issechannelyoutube 3 часа назад

    Alle ha unaxariisto shahiid yaxye sinwar dhamaan shuhadada rer falastiin Alle ha u aqbalo falastiin wey guleysan insha allaah

  • @Zahra-nh9px
    @Zahra-nh9px 3 часа назад

    Allh unaxariisto 😢😢😢

  • @najmamoalimmohamed5434
    @najmamoalimmohamed5434 3 часа назад

    Allaha u naxariisto yahye sinwar waa geesi aan hagran m.a ilahay qabriga ha u nuriya janatul firdowsa i.a

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb 3 часа назад +2

    Maraykanku waa dhillay iyo Garac😢😢😢

  • @GidhiGabayre
    @GidhiGabayre 3 часа назад

    Allha ha unaxariisto halyeeygi islamka 🤲😰

  • @abdirahmansuleiman99
    @abdirahmansuleiman99 3 часа назад

    Ilaaahy ha unaxariisto yahya sinwar 😢

  • @OwrallaHiba
    @OwrallaHiba 38 минут назад

    Allaya Raxma Raxiim Innalillahi Waina Ileyhi Rajioon

  • @libaanawees5516
    @libaanawees5516 3 часа назад

    Allaha u naxariisto janatul firdowsa allow ugu bisharee Aamiin
    Waxa uu ahaa geese dhaman Muslimiinta ka baxay gear ahaan reer falastiin cisi iyo Karaamo ayuu ku shahiiday.

  • @IsaxaaqxasanCabdilaahi
    @IsaxaaqxasanCabdilaahi 2 часа назад

    Geesigaas waashihiiday alle hawnxariistee

  • @HodanAden-yb2rp
    @HodanAden-yb2rp 3 часа назад

    ok aamiin wllo ahaunaxariisto walaalkeen yaxye sinwaar dhamaan muslimiinta meelkasta ooyjoogaan

  • @SuldanshMaxamed-cj7mg
    @SuldanshMaxamed-cj7mg 2 часа назад

    asc mujaahika ilaahay ha unaxariisto
    runii wa geesi mudan in lagu daydo waayo waanin isagoo masuul sare ah hadana ka dagaalamayay furinta dagaalka
    lkn muqaawamadu mahaystaan qori lidka diyaaradaha ahmiyaa walal

  • @AbdiMohamed-zd1no
    @AbdiMohamed-zd1no 3 часа назад

    Waxan Alle S.W.T.
    Ka Baryeyna inu
    Yuhuda iyo Nasaradaba
    Jabiyo
    Idamka Alle