Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Abuuristii Aadam (Cs) Iyo Dafiraadiisii wuxuu bixiyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Waxaad Channel-ka Radio Buulo Xuubeey kala socon kartaa
    website-keena
    →www.rdbuuloxuubeey.com ama www.rdbuuloxuubeey.co.uk
    Facebook: / idaacadda
    →E-mail: Idaacaddablx@gmail.com
    Taleefan: 0044-7428-888-180

Комментарии • 387

  • @faadumocabdilaahi6351
    @faadumocabdilaahi6351 3 года назад +3

    M.a wlhi cilmi aya kugu dhan wllkyga qaliga ahaw allaw ibliis naga badbaadi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @marwanabdirahman3738
    @marwanabdirahman3738 5 лет назад +226

    Cajiib wlhi wa cilmi iga maqnaa wlhi
    Allow naga Yeel kuwa ku adeeca Ya rabi 🤲

  • @raxmocabdulahi9526
    @raxmocabdulahi9526 3 года назад +12

    Ilaaheyow adaa mahad leh oo naga dhigay Islaam 😍

  • @umhishaaminahusein1019
    @umhishaaminahusein1019 5 лет назад +25

    Allaha kuu barakeeyo codkaaga iyo caqligaaga

  • @polatalemdar7662
    @polatalemdar7662 4 года назад +11

    Alhamdulilah alahay waan ku jeclahay waad mahad santahay yaa rabi naxariista aad nasiisay allahu akbar 1 waxid❤🕋

  • @updihamiidcilaahi5893
    @updihamiidcilaahi5893 2 года назад +39

    I am so proud to be Muslims Alhamdulilah for everything 🥲🤲🏽😭

  • @engasad3427
    @engasad3427 5 лет назад +14

    Maasha allah walal 25 nabi noosoo dhameestit

  • @caarifjama64
    @caarifjama64 5 лет назад +27

    MASHA ALLAH WLLO intiii soomaney LIKE iisara

  • @MMHaji1
    @MMHaji1 5 лет назад +14

    Alla weyne ajar hakaa siiyo soo gudbintaada. Aamiin🙏

  • @abdikafiibrahim1073
    @abdikafiibrahim1073 5 лет назад +14

    Wall tafsiirka quraankana bisha barakeysan ee ramadaan inooso gudbi

  • @nasteexoindho1304
    @nasteexoindho1304 5 лет назад +3

    Mash alh waaa ka boktey aaadban u xiiseya qisooyinka nabiyada jazakallaah qeyr akhii

  • @yahyealigeele1981
    @yahyealigeele1981 5 лет назад +5

    Jasakallahu khayran wllo
    Sheekha quraanka akhrinaya cidii garanaysa magaciisa ha lay sheego walaalayaal

  • @hawasalaad7883
    @hawasalaad7883 5 лет назад +14

    Janadii Allah ku geyo Allahuma amiin amiin amiin

  • @xafsoxubi2114
    @xafsoxubi2114 5 лет назад +3

    shukran idaacadda buulo xuubey

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 5 лет назад +5

    Fadlan iisheega walaalyaal Aayadaha Quraanka ah ee uu walaalkeen soo qaatay sheekha Akhrinaya Magaciisa runtii waa cod dhadhan leh ma shaa Allaah.

  • @bakaraxmed1666
    @bakaraxmed1666 5 лет назад +8

    Cs msh Allah wllkyga qaliga ah jazaakallahu kheyr

  • @najaax01001
    @najaax01001 5 лет назад +26

    Mnsha allah allah ayaaa awoood oo dhan leh ,isagana xuman oo dhan ka nazahan
    Yaaaa rabiii aragtida aburtada cabsi
    nogu filan

  • @abdallahashi9826
    @abdallahashi9826 5 лет назад +19

    *Masha Allah jazakallaah wllky Alle dartii ayaa xog baahiyihiina ugu xiranahay una jeclahay*

  • @abdifatahfeysal3516
    @abdifatahfeysal3516 5 лет назад +4

    Maashaa alaah ilaahay ha kaa abaalmariyo aamiin

  • @kinghanad4709
    @kinghanad4709 5 лет назад +51

    Am so Proud to be Muslim.. Alhamdulillah 🙏

  • @cad3cad374
    @cad3cad374 4 года назад +4

    Illaahow naga yeel kuwa ku adeeca🤲 yaa rabbi

  • @hoododheeg5613
    @hoododheeg5613 4 года назад +3

    Laa ilaaha illaah ilaa noo sa khir aduun iyo aakhiraba

  • @Kinhtete
    @Kinhtete 5 лет назад +11

    walal qisooyinka noo sooo kordhi de ilaahay khyr haku siiye

  • @nimcoqaalinimcoqaali1078
    @nimcoqaalinimcoqaali1078 5 лет назад +5

    Mashallah mashallah Alle haku xifdiyo aakhiro iyo aduunkaba wllkey

  • @mohamedadde132
    @mohamedadde132 5 лет назад +12

    Wad salaman thin bahda R/Bulo xubey waliba in badan mudanayal, blse barnamijka Qisooyinka nabayida wxn jeclan lahayn siday uso kala horeyen inad nogoso gudbisan iyo midkasta waxa u ubad dhalay .uslin iyo galaba waxay ahayen, Nabi Adan waxa xigay, Nabi Nuux sdas o kle, wadna mahad san thin dhamantin

  • @abdilahiadam1273
    @abdilahiadam1273 4 года назад +5

    Subxaan allah wlli hore uma maqal cimrigaa la kordhinyo weli iyo cidaa og xiliga ay dhimanyaso iyo cidaa ka murmi karaysa geerida

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 5 лет назад +3

    Khyrka allaha nawaafajiyo aaamin dhaha

  • @sadiamohamudibrahim3944
    @sadiamohamudibrahim3944 5 лет назад +4

    masha allah masha allah allaha nooka daayo wllken xasan wa qisooyin aad u qiimo badan

  • @yahyeshaakaal3801
    @yahyeshaakaal3801 5 лет назад +12

    Jasa kallahu kheyr

  • @mohamedmumin6420
    @mohamedmumin6420 5 лет назад +22

    ma sha allah wadadka quraanka aqrinayo magaciisa ila wadaaga inti taqanao

  • @4uchannel169
    @4uchannel169 5 лет назад +4

    Cajiiib subxaanalhi walhi aada ugu mahad celinaya idacada buul xubey ilah ha idinka abal mariyo

  • @ahmedbaladweyn3982
    @ahmedbaladweyn3982 5 лет назад +4

    Alle kheyr haku siiyo miisaanka xasanaadkana hakuugu daro

  • @maxameddeeq3245
    @maxameddeeq3245 5 лет назад +2

    Wll waad mahadsan tahay sida wanaagsan aad noogu soo jeedisay jasakallaahu khyer

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 5 лет назад +27

    Alle ha barakeeyo Wiilkan Cod buu Alle ku siiyay wll.
    Alle ugu mahadi mar kasta💘❤❤❤

  • @muqaaldeegaan375
    @muqaaldeegaan375 5 лет назад +5

    Masha Allah guul dariiqo fiican ayaad haysaa

  • @budulofficial2027
    @budulofficial2027 4 года назад +4

    Allah haku xafido wllo

  • @c.najiibjibriil1657
    @c.najiibjibriil1657 5 лет назад +5

    sheikh quranka akhrinya magici

  • @kordahab3258
    @kordahab3258 5 лет назад +13

    Masha Allah nooso badiya

  • @feysalnuur4287
    @feysalnuur4287 5 лет назад +5

    M.a waan ku xiran nahay barnaamijadada horey u soco

  • @mdmaxbuub4690
    @mdmaxbuub4690 5 лет назад +10

    Masha allah wll aad baad u mahdsantahy maadama noo faaideysy cilmi naga maqnaa😍

  • @safiyamuusekhalaf4143
    @safiyamuusekhalaf4143 5 лет назад +13

    Mnsha Allah wllkey Qli alle dartii ayan Ku jeclay

  • @mohameddelbaqisa3333
    @mohameddelbaqisa3333 5 лет назад +8

    Mnsh Allah baraka allh fikum allh haku barakeyo allh aaya kugu manaste codkan

    • @bulbulhaji9883
      @bulbulhaji9883 5 лет назад

      Mohamed Del baqisa m.a ilaah ha xafido m.a

  • @safiyamuusekhalaf4143
    @safiyamuusekhalaf4143 5 лет назад +5

    Maasha Allah illaahay haku xifdiyo

  • @adanibrahim6322
    @adanibrahim6322 4 года назад +4

    Mahdsanid ,walaal ilaahey Dartii.

  • @mohammeddeeqm.deeqow5148
    @mohammeddeeqm.deeqow5148 5 лет назад +7

    Mahadsanid wll

  • @abdifitahmoh2318
    @abdifitahmoh2318 5 лет назад +9

    Ramadan kariim

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 5 лет назад +8

    mashallah brother jazakallah kheer

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 5 лет назад +23

    Masha allah Qisooyin qiimo leh aad u macaan xagaa nooga sii wad wllo alle hakugu anfaco adna iyo intii kugu taxanba

  • @adventureofmedicine1683
    @adventureofmedicine1683 5 лет назад +6

    Masha alaah ramadaan kariim

  • @fartunsicid3384
    @fartunsicid3384 8 месяцев назад +1

    Illaaho adaa kaga mahadcelinayaa dorida aa idoorty Islaamnimada Rabiyoo igu dil anoo islaam ah

  • @abdirahmanbihar5567
    @abdirahmanbihar5567 5 лет назад +7

    mashallah wall hore usoco

  • @munaqali4990
    @munaqali4990 2 года назад +4

    Am so pround to be muslim. Masha Allah يارب يارالله

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 5 лет назад +70

    Ani waxaa kawaabwy chanelkaan waxwanaaagsan baalagabartaa waaxey viewska yar wlhi somali shar hadii loogu yeelo 1milyan baa dawata keyrkana 10qof

  • @abdullahiosman5184
    @abdullahiosman5184 5 лет назад +2

    Alle ha enoodayo dhamn shaqalaha chenalka

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 5 лет назад +5

    Mansha allh

  • @dadkaqayrkauguyeedhcade507
    @dadkaqayrkauguyeedhcade507 5 лет назад +7

    Shekhaa akhrinaya quranka mgcii fadlan

  • @guuleedbbc2313
    @guuleedbbc2313 5 лет назад +16

    Walaal mcn alaha haku dhowro nosoobadi adigoo raaliya😍😍😍

  • @ruqiyojacfar9445
    @ruqiyojacfar9445 5 лет назад +4

    Jzklah kher wlk xasan ilaah ha ku xafido

  • @Qisasudiin
    @Qisasudiin 5 лет назад +9

    Jazaaka Allahu qer wll

  • @ardaynololeed148
    @ardaynololeed148 5 лет назад +4

    Jasaa kaka Khayr akhii kariim

  • @mustaphemanafezto1586
    @mustaphemanafezto1586 5 лет назад +7

    Jasaaka laaha shugran wall

  • @ismailnuur3696
    @ismailnuur3696 5 лет назад +3

    shiikhaan quraan akhrinaa magaciis

  • @Biladsame
    @Biladsame Год назад +3

    Baraka allaah❤

  • @khadarcqaadir3231
    @khadarcqaadir3231 5 лет назад +6

    Walahi qisadan waxa iiga waramay malag malaaigta ilaahay ka mida

  • @mraazaa
    @mraazaa 5 лет назад +11

    jasaaka allah

  • @abdinassirmoussa1680
    @abdinassirmoussa1680 5 лет назад +13

    Mashaa allaah

  • @MuCaD_GaMiNg
    @MuCaD_GaMiNg 6 месяцев назад +1

    There is no God except Allah ❤🤩

  • @wiilkamudug9197
    @wiilkamudug9197 5 лет назад +15

    Masalooyinka axkaamta diiniga oo soomaliyeysan bn kaa rabnaa wlle

  • @somalia471
    @somalia471 5 лет назад +3

    *Akhii waa qiraa'adan waa qiraa'o kale sawmaaha*

  • @MohamedAhmed-bo8km
    @MohamedAhmed-bo8km 5 лет назад +4

    Mashaĺlah jazakallah wàa cibro qaadasho iyo cilmi aan baranay
    Mahadsanid sida aad u soo hagaajisay lkn in aad noo dhameystirdid ayaa macneed

  • @abdiwahab9714
    @abdiwahab9714 4 года назад +4

    Walal mcn ilaah qeer badan kusii noo soo gordhi qisoo yinka asoo dhaar dheer sh

  • @munaosman7729
    @munaosman7729 4 года назад +1

    Maasha allaah hore usocda inshaa allaah

  • @kiincabdillahi5469
    @kiincabdillahi5469 5 лет назад +14

    mansha allah

  • @munakhayroffciall2409
    @munakhayroffciall2409 5 лет назад +4

    asc walalahyga qliga ah ramadan kariim wl isheega shekha quraanka aqrinaya magaciisa wanjclhy mana aqaano magaciisa

  • @murtiwaamaguran1772
    @murtiwaamaguran1772 5 лет назад +13

    Alle ha idin xifdiyo reer radio buulo xuubeey

  • @saabirilyaas2266
    @saabirilyaas2266 5 лет назад +26

    Asc Allah noo denbi dhaafo kuligeena in sha Allah

  • @aminaabdullahi8833
    @aminaabdullahi8833 5 лет назад +8

    Masha Allah ta barakallah 🙏🏻❤️ Ilahay ajar hakasiiyo wanjeclahy Marka kahadleso dhanka diinta Ramadan Mubarak ❤️❤️dhaman musliminta

  • @AbdiaziizabdiAbdi-pg1tt
    @AbdiaziizabdiAbdi-pg1tt 9 месяцев назад

    M.a allah ayaa mahad u dhan u dhan u sugnaatay u naga dhiga y Muslim ❤

  • @anfacqueen9614
    @anfacqueen9614 5 лет назад +1

    Mhdsnid wllky noo soo badi

  • @farxiyojamac4200
    @farxiyojamac4200 4 года назад +2

    Masha allah ilahay codkaga ha ku barakeyo wllqaliya wan dhageysan jiray codkaga lkn commanti kama so bixin jirin alaha kudhowro adun iyo aqiyo amiinamiin amiiin

  • @ubaxqaran3235
    @ubaxqaran3235 5 лет назад +6

    mahadsanid

  • @laskacade4214
    @laskacade4214 5 лет назад +8

    Msha alllah ❤️❤️ abe adan CS

  • @kinggoldsolomoncslm8954
    @kinggoldsolomoncslm8954 5 лет назад +6

    jasakalaah bro csm

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 5 лет назад +6

    Bro ur voice is amazzing shaqo fiican baa noohaysa allah haku dhowaro

    • @khalidcali6996
      @khalidcali6996 5 лет назад

      illhaybaa cilmi badan oo wax walbo og wax maqan iyo jooga

  • @Story_time1432
    @Story_time1432 5 лет назад +27

    All praise due to ALLAH (SWT)
    We praise him and we seek his help
    And we seek refuge in Allah from the evil of our souls and the consequences of our actions
    Indeed whomever Allah (swt) guide none can misguide and whomever Allah (swt) chooses to misguide none can guide him back to straight path
    I bear witness and i testify that there is no deity worthy of worship other than Allah (swt) and that Mohammed (s.a.w) is his final prophet and most perfect worshiper
    Allah (swt) has reminded us in the Qur'an to be conscious of him, to have his Taqwa♤♤♤
    For he said...... O you, who believe have Taqwa of Allah, the way that Allah deserves, that you have Taqwa of him and do not die except in a state of Islam

  • @haniamir991
    @haniamir991 5 лет назад +14

    mashaa allaaah chanelka aaaan ugu jeclahay ❤❤❤

  • @AhmedMohamed-td3cw
    @AhmedMohamed-td3cw 5 лет назад +25

    Qofkii ugu horeyay ayan ahay hadaad jeceshahay qisooyinkaan 👍LIKE saar adigoo mahadsan 💖

  • @haluumamohmed3940
    @haluumamohmed3940 4 года назад +1

    Ilaahayow hana Lumin Adaaa Awood lehe

  • @bashiircali4260
    @bashiircali4260 2 года назад

    Masha allaah, soo badi barnaamijyada nuucaan ah insha allaah.

  • @MUHAMMADALIIBRAAHIM
    @MUHAMMADALIIBRAAHIM 2 года назад

    MAASHAA ALLAAH YAA SHIIKH AKHIH BAARAKALLAAHU FIIKUM KATHIIRAA.

  • @cabdirahmanjamac5484
    @cabdirahmanjamac5484 5 лет назад +1

    Wllo sheekha qornka akhrinaya isheeg magcisa

  • @maxamedxasaancali422
    @maxamedxasaancali422 Год назад

    Mashalah ilahay haku xafido ee noosoo dhamaystir qisada nabi ibrahiim❤

  • @bilebarre3407
    @bilebarre3407 5 лет назад +4

    Ilaahay ayaa mahad leh

  • @AliSalad-z7y
    @AliSalad-z7y 3 месяца назад +1

    Allahu Akbar

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 11 месяцев назад

    allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar

  • @nasroahmedmahamednasroahme9515
    @nasroahmedmahamednasroahme9515 4 года назад

    maa shalaha ilahiyo nacafi dhamantin adumadadi ilahiyo nabd kalyo iyo naxaris kurkaka ha ahati

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 5 лет назад +11

    M.A qisadii nabi Ibrahim meeday

  • @cadaryusuf2509
    @cadaryusuf2509 4 года назад +1

    adan calayhisalam waad u dafirilahan dadka May dafirilahayn😢😢

  • @najmoabdulqaadirnajmoabdul2668
    @najmoabdulqaadirnajmoabdul2668 5 лет назад +2

    Nabi aadam cs

  • @ahmedomar9166
    @ahmedomar9166 5 лет назад +18

    Radio Buulo Xuubey aaway qisadii Nabi Ibrahim Caleyhi Salaan