Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Nabi Yuunis (Cs) Oo Galay Calooshii Xuudka ama Nibiriga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 518

  • @buuloxuubeey
    @buuloxuubeey  5 лет назад +228

    Qisada Nabi Muuse Cs iyo Buurta Aduur Halkaan hoose ka daawo ruclips.net/video/CYEsEFB4SU8/видео.html

    • @laylaali6089
      @laylaali6089 5 лет назад +5

      Cabdiraxin

    • @sadamabdidahir8329
      @sadamabdidahir8329 5 лет назад +7

      Fadlan iisheeg magaca shiikha qurankas akhrinaya wxn jeclahay codkiisa marka inaad sooduubtan raba, marar hore wan idinweydiiye hadana meynan idiin jawabin asc

    • @arbaasmaxamed9855
      @arbaasmaxamed9855 5 лет назад +2

      Sxb waxaad iska saxdaa qoraalka magaca eebe weyne ee الله ALLAAH adna waxaad qortay Allaa oo macnakale yeelan kartaa

    • @nicmayusuf3802
      @nicmayusuf3802 5 лет назад +2

      Wll waxaad inoo soogudbisaan qisadii haykalkii nabiyallahi sulaymaan cs iyo shayaadiintii dhexmartay

    • @drs.suldishhazzo6541
      @drs.suldishhazzo6541 5 лет назад +4

      Wallo ❤️ asc please ikuu caawiyee mgcayadaa sheiqyadaan qurunkaa aqarinayaan please help those sheikh who is reading Quran please

  • @SAABIRBOYOFFICIAL
    @SAABIRBOYOFFICIAL 5 лет назад +364

    wan ku baryaa wllkeY si fcn ayan kugu xeranhy wan kugu tashtaa maalin walba wlhi No so badi Qisoyinka Nabiyada 《scw》 Insha allah ♥️😍

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 лет назад +9

      SAABIR BOY OFFICIAL
      asc wll ado raliya subscribe isaar

    • @aweysmohamed3091
      @aweysmohamed3091 5 лет назад +4

      Ana kusaray

    • @horjoogeshamati8932
      @horjoogeshamati8932 5 лет назад +7

      Wadaadka Quraanka Aqrinaayo Magaciisa iisheega

    • @user-wu8nl1lu4s
      @user-wu8nl1lu4s 5 лет назад +8

      القارئ المعلم شيخ محمود خليل حصري

    • @user-wu8nl1lu4s
      @user-wu8nl1lu4s 5 лет назад +6

      الله يرحمه ويغفر له ويسكن الجنة الفردوس الأعلى

  • @xaluushaibrahimxaluusheesa5327
    @xaluushaibrahimxaluusheesa5327 5 лет назад +147

    Waa sugaayi qisadaan ilaa xalay nabi younis caleyhi salaam

  • @adnanztephan1691
    @adnanztephan1691 5 лет назад +40

    Mnch AllH alle aqliGa haku barkeeyo zxp nabi maxamed csw kasoo hadal iyo saxaababiisa

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 лет назад +1

      Adnan Ztephan
      asc wll ado raliya subscribe isaar

  • @kuhlbrize6452
    @kuhlbrize6452 4 года назад +7

    Waa qiso cajiib ah
    Allah way diiso naxariista alle
    Ilaahay uu ku aqbalayaa

  • @islaaxchannel243
    @islaaxchannel243 5 лет назад +41

    Mashallah alle ha kaa abaal mariyo
    Walal Radio Buulo Xuubeey

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 лет назад

      ABDIHAKIN OFFICIAL
      asc wll ado raliya subscribe isaar

  • @ishaafro279
    @ishaafro279 5 лет назад +40

    Jazakallah jannah wllkey dadalkaga wakaga mahad celineynaa🙏

  • @naanxaaji992
    @naanxaaji992 5 лет назад +73

    Aaad baan idinkaga mahadcelinayaa. Runtii wax bdan ayaan kabartay qisooyinkaan
    alle sida wngsan ha idinkaga abaal mariyo
    Mhdsnidiin
    Soomaali Udiida Ceeb 🇸🇴

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 5 лет назад +25

    Mashallaah what a wonderful story. May Allaah reward brother Ameen

  • @abdikhaalaqaadan827
    @abdikhaalaqaadan827 5 лет назад +29

    Like iisaar hadii aad jeceshay Nabdi Muxamed Scw❤❤❤❤

  • @ckpoi3622
    @ckpoi3622 4 года назад +18

    YA ILA DAWANAYO 😢😢2020 WANA BIL RAMADAAN ALLAH QYERKED HANA WA FAJIYO QOF WLPO O MUSLIM AH IN.ALLAH LIKE IZAAR WLL😢😢😢

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 лет назад +12

    inaallillaahi wa inaa illaayhi Raajucuun .
    Allahu Akbar subxaanalllaah laaaillaaha illallaahu muxamadda rasuulllullaah sallallaahu callayhi wasallam.
    Nabi yoonis callayhi salaam.
    jizaaAkallaahu Kheeyran walaal qaali.

  • @xiisahaofficiall7972
    @xiisahaofficiall7972 4 года назад +10

    masha allaah codkaaga wanaagsan iyo sida aad qisooyinka noogu soo gudbisay Alle hakuxafido walla mcn

  • @wakenwaka6435
    @wakenwaka6435 5 лет назад +37

    Maansha allah inoo soo badi walaal inta ramadhan ka hadhay

  • @cumarmohamed5733
    @cumarmohamed5733 5 лет назад +42

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ياخي العزيز شكران جزيلا لك لاإله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين 😭😭😭😭😭

  • @sanaagbeeyoltd6282
    @sanaagbeeyoltd6282 5 лет назад +6

    Buula-xuubey … fila baydhabo ex.... mansha allah waaa xaafadaydii aan ku koray ee ku bar-baaray salaam.

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 5 лет назад +20

    ربنا لا تزغ قلبنا بعد اد هديتنا وهبلنا من لك دنك رحمتك انك انتلوهاب

  • @xaluushaibrahimxaluusheesa5327
    @xaluushaibrahimxaluusheesa5327 5 лет назад +29

    Masha allaah jazaakumullaahu qeyra allaha ku xafido xasan

  • @ruweydaabuukarmustafaxalii2219
    @ruweydaabuukarmustafaxalii2219 5 лет назад +3

    shukan yaa Akhi qali adi ayaa mudan marweliba ilaahay haku xifdiyo aqiro iyo aduunka ajar ilaahay haka siiyo jazakalah kheyran noo soo daah nabiyada suleyman iyo daauud adigo raali ah Qisooyinka raali ah waad mahsanthy 🤗👏👍👌😃😊

  • @intawanaagsanwalaalkod3644
    @intawanaagsanwalaalkod3644 5 лет назад +8

    Masha allah qisasooyinka anbiyada qalbiyadena aye nooleyen allow towbada iyo towfiiqda na waafaji

  • @ashleyalban2212
    @ashleyalban2212 4 года назад +6

    MashaALLAH sida muqaaalka aad u haagise ayanbo ladhacey hadalkada iyo muqaalka way isleeyihin jazakaALLAH walalka noso diyaariye qisadan

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 5 лет назад +19

    Maasha alaah
    جزاك الله خيرا جزءا شيخنا الفاضل

  • @fadumocumar2963
    @fadumocumar2963 5 лет назад +5

    Aad baad u mahadsan tahay wll ilaahay khayr iyo wanaag hakaaga abaal mariyo, dadaalkaaga ilaahay hakuusii kordhiyo Akhii

  • @ruweydaabuukarmustafaxalii2219
    @ruweydaabuukarmustafaxalii2219 5 лет назад +20

    yaa salaam Allah ilaahay xifdiyo shukan 🤗😊😍

  • @MohamedOmar-kv5qu
    @MohamedOmar-kv5qu 5 лет назад +59

    Malinta ugu danbeyso Ramadan darted like igu cawoyo wlll

  • @Qisasudiin
    @Qisasudiin 5 лет назад +17

    Jazaaka Allahu qeyr walal

  • @naddaabdirizak9027
    @naddaabdirizak9027 3 года назад +9

    Qisada nabi Sulaiman baan ka sugaynaa Insha'Allah

  • @abdirisaknorosman1531
    @abdirisaknorosman1531 5 лет назад +7

    Walal hajojin qisoyin ka waa ku baryena 😌😌😊💞💖💕

  • @umuaminaaxmed4933
    @umuaminaaxmed4933 5 лет назад +16

    Maasha Allah ♥️ ❤️ 🙏 👍

  • @raaxoedow6365
    @raaxoedow6365 4 года назад +1

    Waa qisa iga oohisay wllhi. Allahu akbar. Allahu akbar

  • @haliima22hassan54
    @haliima22hassan54 4 года назад +5

    Masha Allah Allaha ku xifdiyo wllky

  • @maryamomire4531
    @maryamomire4531 Год назад +1

    لاإله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين

  • @sahidsalahjamac1808
    @sahidsalahjamac1808 5 лет назад +26

    Waan sugayay mahad sanid wll

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 5 лет назад +4

    Masha allah JaZakuma allah. Kheyran 👀👍👍🙏🙏🙏🙏❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹💖💖💖💖💖💖💖❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdinoorhajjiosman9269
    @abdinoorhajjiosman9269 5 лет назад +2

    Masha allah,,,,walalkeyga illahay hagu barkiyo

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 5 лет назад +2

    mashallah jazakallah kheer brother sida wngsn oo aad noogusoogudbiso qisooyinka diiniga ah anagana alle hainaga dhigo kuwa ku cimriqaata

  • @fahiimahalane8850
    @fahiimahalane8850 4 года назад +11

    شكرًا جزاك الله خيير وافتح الله لسااااااانك🙏

  • @ilhaamilwaad1619
    @ilhaamilwaad1619 4 года назад +3

    Masha allah bro illahay haka jasa ii siiyo amiin

  • @maxedaxmedcabdi2988
    @maxedaxmedcabdi2988 5 лет назад +3

    Msha allah wallkey allaha ku barakeyo

  • @jokarcadnaan2626
    @jokarcadnaan2626 5 лет назад +13

    Qisadaan waa qiso aan raadinayay mahadsanid wll

  • @thecadnaan7291
    @thecadnaan7291 5 лет назад +5

    Calayhi salaam macha Allah wllo Allah haku barakeyo

  • @abdikadirkorane3925
    @abdikadirkorane3925 5 лет назад +5

    Mansha-allah.
    RBX wax badan ba ka faa'iday.ajaar fara badan alle ha kasiyo waqtiigaga aad mar walba noo hurtiid

  • @daahirmahamud4726
    @daahirmahamud4726 5 лет назад +9

    Asc, ciid mubarak dhamaan umada muslimiinta

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 лет назад

      Daahir Mahamud walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏

  • @omarhanad1365
    @omarhanad1365 5 лет назад +13

    Qeer Allah kusiyo wll😇

  • @noorkheire8043
    @noorkheire8043 5 лет назад +3

    Mashaa Allaah walalkey All hakuxifdiyo

  • @zeinabali4005
    @zeinabali4005 5 лет назад +5

    Mashaallah Allah haku barakeyo abowr

  • @abdullahimohamed9543
    @abdullahimohamed9543 4 года назад +2

    Mashaa allaah jazaakallaahu kheeyran ilaahay hakubarakeeyo sidaan inoogu faaiideey sheeykasta ama qiso kasya Hana kacaajisin waadaflixi inshaa allaahuyee jannadaa inoo Alan ah inshaa allaah

  • @nasiraden7969
    @nasiraden7969 4 года назад +4

    Khyr allah ku siiyo 🤲🤲🤲🤲

  • @axmedcabdichannel8244
    @axmedcabdichannel8244 5 лет назад +4

    Walal Allah hakaa abaalmariyo khayrka aad wado

  • @Alone._poyy
    @Alone._poyy 2 года назад

    Wll yuunis rasuul maahan ee waa nabi si fiican ugu fiirso hadalada mahadsanid

  • @ikramfarah8821
    @ikramfarah8821 4 года назад +5

    محمد رسول الله صلي الله عليه وسلم❤

  • @ciizehaji5284
    @ciizehaji5284 5 лет назад +4

    Masha Allah😍😍😍😍😍
    Allah ha ku barakeyo wll qali

  • @mursalhasan5499
    @mursalhasan5499 5 лет назад +3

    Masha allah aad baad u mahadsantahay wll igu qliya.

  • @abdimuhumed3975
    @abdimuhumed3975 5 лет назад +27

    Thank you so much

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 лет назад +1

      Abdi Muhumed walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏

  • @mohameddelbaqisa3333
    @mohameddelbaqisa3333 5 лет назад +1

    Wll qisooyinka nabiyada hanaga joojinin san leee uwada idaacadda buuloxuubeey aad iyo aad ayad u mahsantihin allh ha inaa barakeyo

  • @cllaahicali8569
    @cllaahicali8569 5 лет назад +8

    Masha ALLAAH SXP THAKS

  • @neyruusneyruus4638
    @neyruusneyruus4638 5 лет назад +7

    😢😢😢😢 walah waa qiso cimri qadasho badan waxa ey neh ka tarjume in loo dulqato dadka aa mas’ulka ka tahy 😢😢Alla maxa madax badan war uyaala manta maalin aa aheen Rabow iga i badbaadi malinta qiyamo.

  • @housseinmarin8219
    @housseinmarin8219 3 года назад +2

    Macha Allah , Allah ha kaa jazaa' siiyo

  • @saadsahardiid8672
    @saadsahardiid8672 3 года назад +2

    Laa ilaah ilalaah

  • @adnanbeack1250
    @adnanbeack1250 5 лет назад +4

    Ilahow cadabkaga naga bad baadi yaa AllAH

  • @husseinabdullahi6321
    @husseinabdullahi6321 5 лет назад +3

    Masha allah ilahay haku xafido

  • @apdiziz7821
    @apdiziz7821 4 года назад +7

    ربنا الله☝🏼

  • @yahyeabdirashidaseyr4203
    @yahyeabdirashidaseyr4203 3 года назад +1

    Wll nabi daauud cs noosoo gali

  • @macamarzaki4721
    @macamarzaki4721 5 лет назад +6

    Madha allah aad baan ujeclahay kanalkan masha allah aad baan uku xiranahay 🤗😎

  • @salaatmohamud1117
    @salaatmohamud1117 5 лет назад +8

    Masha allah bro Mahadsanid ❤

  • @mustafesiciidcabdillahi9762
    @mustafesiciidcabdillahi9762 3 года назад +5

    Masha Allah good to see you soon, and I will be able to get the best

  • @xafsoali9707
    @xafsoali9707 Год назад

    bowe ka so hdal qisadi nabi dulkifli🥺❣️

  • @teamhargeysateamhargeysa9568
    @teamhargeysateamhargeysa9568 3 года назад +3

    Waan kahelay zhb qisooyinkan m'sh allaah wllkay

  • @calimaye935
    @calimaye935 5 лет назад +2

    M.asha Allah Wll qeyr alaha naga siyo

  • @munaaxmedaadan6749
    @munaaxmedaadan6749 5 лет назад +4

    Mashaallah ilahy haku xifdiyo

  • @enghoodokhadar3008
    @enghoodokhadar3008 Год назад +4

    جزام الله خير الجزاء

  • @laylokarim6539
    @laylokarim6539 5 лет назад +3

    Maashaa alaah

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 лет назад

      Laylo karim walashey subscribe igucaawi pleased Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏

    • @laylokarim6539
      @laylokarim6539 5 лет назад

      Qaran jdceyl waa ku saarayaa walal

  • @ahmedabdilahi9115
    @ahmedabdilahi9115 4 года назад +3

    Mansha Allah wllky Allah ha barakeeyo

  • @drkhaire1787
    @drkhaire1787 5 лет назад +6

    Laa ilaaha ilaa anta subxaanaka inii kunto mina daalimiina

  • @daljiryare7691
    @daljiryare7691 4 года назад

    Aaayada quraan ee muuqaalka uu ka bilabanaayo sheekha aqrinaayo ii sheega walaalayaal allaah idiin xafideee

  • @abdirahmanashire7534
    @abdirahmanashire7534 5 лет назад +5

    جزاكم الله خيرا

  • @mrtomofficial2264
    @mrtomofficial2264 5 лет назад +10

    Bro qisooyinka quraanka waan jeclahay marka isbuuca halmaa lin noogu samey si'aan qisooyinkaa wax ugu faa'idno

  • @ibroelneny3580
    @ibroelneny3580 4 года назад +3

    manshllah wll noosoobadi

  • @maskaali2500
    @maskaali2500 3 года назад

    Walal macano nosobadi qisoyka nabiyada inshallah

  • @juneydyare8732
    @juneydyare8732 5 лет назад +5

    sxbw shaqo fcn ayaa u heysaa umada soomaliyed, jazaakallaah. Noo soo badi qisooyinka

  • @KingreerUkaash
    @KingreerUkaash 5 месяцев назад +1

    Nabi zakariye

  • @cabdullaahicilmi7857
    @cabdullaahicilmi7857 5 лет назад +5

    Masha Allaah

  • @safaabuubakar9325
    @safaabuubakar9325 4 года назад +5

    🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭♥️♥️❤️❤️ yaarabi yaaAlaah

  • @nimcoxuseen1759
    @nimcoxuseen1759 4 года назад +4

    Subxanallah allaaho akabar

  • @BayahowProduction
    @BayahowProduction 5 лет назад +5

    Mahadsanid 🙏

  • @cabdibrother2966
    @cabdibrother2966 5 лет назад +4

    Masha allah sxp sare

  • @yonkaofficial18
    @yonkaofficial18 2 года назад +1

    Wll waka codsana nabi yaxye qisadisa an ka sugnaa

  • @ikraamshire3606
    @ikraamshire3606 5 лет назад +6

    جزاك الله خير يا أخي 😍

  • @احبكيارسولالله-ه3ح
    @احبكيارسولالله-ه3ح 5 лет назад +2

    Walaaliyaal iso duceya alle dartii

  • @user-hb2up1jf6h
    @user-hb2up1jf6h 5 лет назад +2

    HAL NABI HAKATAGIN

  • @abdigeeljirehabarbakhtiday4507
    @abdigeeljirehabarbakhtiday4507 5 лет назад +1

    Wiilkan codkiisa waan ku raaxaystaa
    Jazklh khayr walaalkeen

  • @sultandigale7211
    @sultandigale7211 5 лет назад +10

    Wll thank you so much

  • @cabdiqanisaleban3890
    @cabdiqanisaleban3890 2 года назад

    Caleehi salatu wasalam 🤲🤲

  • @najaxmohammed4699
    @najaxmohammed4699 3 года назад

    Masha alaah Allah ya barik

  • @nastexasharaf9904
    @nastexasharaf9904 5 лет назад +2

    Nabi Yuunis caleyhi salaam

  • @FFLD.
    @FFLD. 7 месяцев назад

    Yaa allahh allow awood bdnidaaa❤😢

  • @firdowzaahmed6898
    @firdowzaahmed6898 3 года назад

    Allaahu Akbar illaahay awoodii weynaa

  • @abdikanimahamed797
    @abdikanimahamed797 5 лет назад

    masha allah wllkay qali horta aniga aqoon ima lihid lakiin qof aad iyo aad ugu wayn ayaa tahay wllo aaale ha ku dhwree

  • @abdiqadarkaxda5679
    @abdiqadarkaxda5679 4 года назад +1

    mahadsanid waalaalkey iisodaa walal qisada

  • @actionjackson4764
    @actionjackson4764 5 лет назад

    Wll xasan khayr kunolow inta noloshada ka hadhay aamin aamiin