Sidee TIKTOK Lacag looga sameeyaa - Tiktok Series

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • Lacag ka sameynta aaladda Tiktok ma ahan mid fudud, horay waxaa u jiray TikTok Coins iyo TikTok Creator Fund, haddana waxaa kusoo biiray Tiktok Series oo ah hab cusub oo aad lacag ugu sameyn karto barta Tiktok, muuqaalkaan ayaan kuugu sheegay xog walba oo aad ugu baahantahay inaad ka ogaato Tiktok Series.
    Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #eng_yuyu #tiktokseries
  • НаукаНаука

Комментарии • 29

  • @Nashaadmedia
    @Nashaadmedia Год назад +8

    M.a sxp guul iyo Goba nimo 👏

  • @shuay0987
    @shuay0987 11 месяцев назад +1

    Qof somali joogo tiktok waxba kama samayn karo. Ilaa uu wadamada loga ogolyahay ku xiro.

  • @Aguer732
    @Aguer732 Год назад +4

    Dad jaamaacado dhigano baa nahay tiktok hami kama lihin
    Yaa igu raacsan

  • @dongaming7171
    @dongaming7171 Год назад +5

    First comment

  • @YoutubeVide
    @YoutubeVide Год назад +8

    musica muuqaaladaada fadlan ka reeeb adigoo mahadsan anagiina waan rabnaa inaan dhageysano hadane dambi ayaad noosoo jiideysaa, runti badana muuqaladada waan daawadaa waxne wan ka faa'ida da'yar aan ku tashto tahay ee lkn musika si yeel bal xitaa codkaagii qurxanaa ayuu kaga dheelayaa

    • @EngYuyu
      @EngYuyu  Год назад +4

      Mahadsanid walaal qiimo badan, taladaadana waan tixgelinayaa. Shukran. 🙏❤️

    • @YoutubeVide
      @YoutubeVide Год назад

      @@EngYuyu nin qiimo badan😘

  • @Unreal423
    @Unreal423 Год назад +5

    The fast one

  • @TaxanahaFilimada
    @TaxanahaFilimada Год назад +4

    Wllahi waan ku faa iiday

  • @LiilovePro
    @LiilovePro Год назад +2

    Waa barnamij fiican mahadsanid sxb

  • @xawocumar7609
    @xawocumar7609 Год назад +2

    Mahadsanid wllo

  • @SADAQOSMAAN2MakeSURE
    @SADAQOSMAAN2MakeSURE 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @libaaxleeymedia.inc.
    @libaaxleeymedia.inc. Год назад +1

    Wax,itus oo i taabsii ah dadka u keen qaar baan fahmi hayn misana maqal-ba wax,aad ka sheekaynayso markaa mar walba isku day sidii uu kuula jaan qaadi lahaa qof walba

  • @MohaAbdiaziz-g6q
    @MohaAbdiaziz-g6q Год назад

    Sxb ka soo hadal program beta iyo inta lacag lagu bixiyo 1 milon veiws

  • @Alixasanmaxamed
    @Alixasanmaxamed 8 месяцев назад

    Sxb waxa ubahanahay inaa kula xiriro hadey mc qul tahy

  • @Boqorx77
    @Boqorx77 Год назад +2

    Nio 3 muqal aa 2k 1k iyo 31k igaray😂

  • @Asmaa4ta
    @Asmaa4ta Год назад

    Wll was apka iiso qor aan wax inaa kuu dhiibaarabaa

  • @Rashkacaddow
    @Rashkacaddow Год назад +2

    Bro Aplicationka cusub ee threads oo instagramka sida loo isticmalo iyo wuxu yahay muuqal nooga soo samay bro i.a

  • @eng.abdifatahmire5599
    @eng.abdifatahmire5599 Год назад

    Ustad mahadsanid

  • @zakariyemohamoud909
    @zakariyemohamoud909 Год назад

    Mahadsanid zxpow

  • @suldanmohamed3491
    @suldanmohamed3491 Год назад

    Dee side series lo samaya marakak

  • @AQOONTAGUUD-de2hv
    @AQOONTAGUUD-de2hv 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @ahmedcade7355
    @ahmedcade7355 Год назад +1

    Asc sxp teeda kale waxan kuweydiin lahaa sida accounts kaga bank loogu xiro tiktok adigoo mahadsan iisheeg🙏

  • @najibmustafe8865
    @najibmustafe8865 Год назад

    Zhp caqabada taagan waxay tahay in aanay dadku kadhadh lagula baxo lahayn paypal kana internet kuma shaqaynayo

  • @Jucuke
    @Jucuke Год назад

    Somali cristan miyaa tahay Nio

  • @amiirocabdullaahi5101
    @amiirocabdullaahi5101 Год назад

    Walaal muuqaal page classic sidan u sameysan lehen muuqaal 2023 ka soo diyari page exprnc ayan ku wareerne mahadsanid

  • @Adnanmoha04
    @Adnanmoha04 Год назад

    Weli wax kama faa'idin sbbtoo ah views raadis baa tahay xaqiiq sax ah nama aadan siin sxp😣😣

  • @Cabdulqaadiraxmadcabdule
    @Cabdulqaadiraxmadcabdule Год назад

    Fada lan isooraac

  • @Abuukar-Ali
    @Abuukar-Ali Год назад

    ❤ingnere kaso hadal Facebook reels