Sida Loo Xusho Taleefanka Ugu Fiican 2025 - Talooyin Muhiim Ah
HTML-код
- Опубликовано: 7 фев 2025
- Sanadka 2025 taleefan cusub miyaad iibsanaysaa? muuqaalkan waxaan kugula wadaagayaa talooyin muhiim ah oo kaa caawinaya inaad xulato taleefan waxtar badan oo muddo dheer kuu shaqeynaya. Ila daawo muuqaalka oo ha hilmaamin inaad nagu soo biirto si aad uga faa’iideysato talooyin dheeraad ah!
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
/ engyuyu
Igala soco:
Facebook: / engyuyu
Instagram: / eng_yuyu
Twitter: / engyuyu7
===================================
#eng_yuyu
Sawirada qaawan ee aad video ga kusoo dhex dartid iska daa bro waa denbi
mahadsanid eng muqaalkaan wax badan baan kafaaiday
Guuleyso walaal. 🙏🏿
@@EngYuyu eng taleefanada iPhone la iibsan karo noo loo geli
@@EngYuyu opop kaso hadal
Hadii ay jiraan mobelo intaan qodob aad xusaty u dhameestiran yahiin aad ogtahay waad inoolawadaagi kartaa Mahadsanid
Samsung galaxy A55 5G 256GB 12RAM ah ayaad ku halaysaa wax ka yar 330$ gudaha somaliland
Games
Camera
Ram
Storage
Fudeyd dhanka shaqada ah
Lkn
Waa inaanu India 🇮🇳 noqonin
Waayo kuwa India waxad moodaa inay ka yara tayo hooseen kuwa Vietnam 🇻🇳 ama Malaysia 🇲🇾 lagu sameeyo Korean ka lamaba helee
Jimco kreem Al muslim
Waba u bahanahay mahad sanid sida aad noogu sharaxday yaa aqiii😊😊
5 Telephone ee 2025 ugu fiican dhanka
Camerada,
batery ga iyo fast charging ,
OS Update ka ,
chipset ka RAM,
Micro phone,
LATEST VERSION with android 15 SNAPDRAGON ELITE 8
1.VEVO X200 pro battery and camera
2. Honor magic 7pro
3.OPPO Find X8pro
4. I QOO 13
5 Red magic 10 pro+
Magacyadooda maanaan maqal kuwan aad sheegtey
zxp iqoo 13 ayaan ka fikirayaa inaad iibsado
@@abdirizakkooshin5863honor magic 7 pro is the best 1️⃣
Sxb ka soo hadal infinx gt 20 pro waxa uu ku fican yahay iyo waxa uu ku xun yahay
Huawei pura 70 ultra isticmalaa wa tel qiimo badan dhan walbo lkn ciladisa accessories kisa lama helo sida cover ka iyo screen protector ka waxan ku qasbanaadey inan China udirsado lkn sidiisa kale waa perfect phone
Waxa I heyso baahi telphon waliba sawir qaadis & muqaala ayan karabaa telphon s24 s23 waa qali iphone ka siidaran telphon ugufiican ilawadaag?
Engener mahadsanid wll
Waxan ubahnahy iPhoneki udanbeyay 15promx dabcan wuxu noqonaya talefan I phone kii ugu horeyay en qaato waligay maisticmalin reero Samsung ahay
Waxan rabaa inad isheegoto ka ugu fiican en qadankaro mise all 15nadu wa same mise way kaladuwanyihin specially camerada iyo maskaxda everything inad xog igasiiso ubahnahay mahadsanid marlabaan❤ horay usoco muqaladada wax badan ayan kafaidna runtii ❤
sxb PC gaming video kaso same please
Eng.yuyu Update One UI 7 Review kasoo bixi🙏🏻🙏🏻❤️
Wll waxad kaso hadasha tellephan nada hada calamka haysta ee infinix plse
Eng ka waran. OnePlus Nord CE 3 Lite 5G. Kasban isticmala wana ila fcnyhy o wa smooth mrka isticnalayso
Processor kiisana wa >Qualcomm gar ahan snapdragon
>Capacity ga capacity Battery ga wa 67W
RAMka wa 12Gb
Bal maxaan kadaawanayaa lacagba ma haystee
🎉
Sxb samsung s225 ultra 1trp ah ayaan rabaa soomali makahelaa?
Telefoonka Boxing-ka waran ma fiican yahay mise ma fiicna
Tnks sxp
Sidee ku ogaadaa inta sano oo update leeyahay
Injinere ma waxaa laheli karaa talefon kafiican Telefonada iphona waxan hestaa iphone 11pro mx makagura
Sidee procecer ka looga fiiriyaa
Uspc iyo type C ma isku midba ustaad?
Call ka markan ku hadlayo codkisa wu sareyaa meesha ugu hoyseyo una jogaa xal keda iisheeg
adi waxaaa shaqadaa da ahen gashe mobel celis ii rafaab qof kii gadanyo maxaa kaa gale ciyaal aa tahy
Jumca hilwa eng
Wanaagsan walaal qiimo badan. 🙏🏿
Wll wxd nalasoo wadaagtaa moobilada maskaxda waaweyn ee haysa qaybo bdn oo africa kamida waana infinix iyo redmi tayadooda kaso wrrn
A12 ayaan isticmaala ismalihi badal waayo waxan uga baahanahay waan ka helaa.😅
Sxb intaan waa fahmay lkn waxaa ka soo hadashaa telephone ka cusub hwuiwie
Laptop asaga kaso hadal inaa iibsadaa raba aboowe plz
Screen kiisa iyo speakers
Sxb waa maxay wat?
Sxb tecno camon 30 kasoosamey muqaal
Enj waxa ka codsanaaaa ina I kale sorta 14 pro max 15 pro max 24 ultra
Ustaad Markaa Telephone Ka Kamaqanahay Internetka In Lafuro Legu Dhibay Marka Iga Caawi Sida Loo Xirto Shashada Kore Jwb Mahadsanid
Ani waxaan wataa a55 5g hada dhaw ayaana gatay
Redmi 14pro+ kwrn eng
Redmi Note14 pro plus
Iphonoe 16 pro Max ka soo hadal bro
Sidee loo fiiriyaa
Prosseserka Samsung a15 5g
Eng neere 2025. Samsung galaxy a55 ayaa raba kawaran
Pro waxaat Nala wadaagtaa mobile Lada 7000 battery
Sxb Infinix ayan hysta nio waa iga culuyhy mxan sameeya😢😊
Saxib tecno camon 30 kasoosamey muqala
❤
waxaan heesta Mobile 254 ram=8 bower 70000 ah oo samsun ah ma fii can yahay
eng taleefanada iPhone la iibsan karo noo loo geli 2025
Sobadi video RUclips ka
Telephone haduu huawei aheyn maba qaato
Walal videoga aad A15 uga hadashay iisoo share garee
Eng 🎉 A55 kawaran
Hada kula hadlaayo soo gate 2bil ka hor neh waa soo gate lakin waa liga dhece😂😂
sxb mahadsanid lkn waxna rabay inad sharaxdo mobilada kale sida one hada aduunka hesto vivox200bro ❤kaas cajiib ah good camera god media tak 9400 ❤ god battery 6000mah❤
Fast 90wat waierles 30
Tamam insha allah.
Tecno Camon 30 Pro ka waran wll
First❤
🧡
Oppo kwrm zxp😊
Qaali wuu yahey laguma tashan karo neh
SAMSUNG GALAXY A 16 KA SO HADAL LIBAAX
Infinix amuu ku jiraa
Samsung s25 ultra ayaa soo baxay macalin ee kasoo hadal
Wali masoo bixin, markuu soo baxo daqiiqadaha ugu horreeya ayaan kasoo hadalayaa insha allah,
❤ mahadasanid Engineer waxaan ahay youtuber maxaad iigula talin lahayd mobile aan ku duubo video yada ama vologs sxb ama cameradee ugu fiican mahadsanid
Taleefannada Flagship mobile loo yaqaanno ayaan kugula talinayaa, gaar ahaan iPhone, Samung S seies ama Google Pixel.
@@EngYuyu
Thanks EngYuyu
Computerka ugu fiicn soo geli walaal
Dhawaan insha allah........
🎉
Sxb tecno camon 30 kasoosamey muqaal
❤❤❤
Sxb tecno camon 30 kasoosamey muqaal