KA FAA'IDEYSO Isbedelka Shuruudaha Lacag-sameyta Facbook. Feb 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RUclips KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Комментарии • 151

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +25

    Ninkan Codkiisa only inta jecel shaqadiina qabsada 🫵🏻

  • @TALISO.TOSAAN
    @TALISO.TOSAAN Год назад +14

    Jah Inaa Noqdo Qofkii Ugu Horeyay Aad Baan Ugu Faraxsanahay ❤❤

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 Год назад +7

    Before 6day aya waxa sameyay facebook page experience, wuxu buxiyay dhamam shurudaha, arinta viewska 579k views ayu garay iskaba daa 60,000. Sido kale 9k followers, alxm hamdulilah 4 muqal aya ii kala kacay si saaid ah, lkn somalia ayan joga lacag kama samayn karo caqabad aya dhankas iga haysata

  • @Lakum100
    @Lakum100 Год назад +2

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم

  • @user-dj6eu4oj8k
    @user-dj6eu4oj8k Год назад +3

    نور الهدى لتعليم القرءان الكريم

    • @user-dj6eu4oj8k
      @user-dj6eu4oj8k Год назад

      السلآم عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @Cirguje2023
    @Cirguje2023 Год назад +21

    Waxaan aad ula dhacaa. Mahadcelinta aad markasta noo samayso. Tusaale ahaan waxaad tidhaa. Waad ku mahadsan tahay daawashadaada. Adna waad ku mahadsan tahay sidaad isugu hawsho sidaad wax noogu soo gudbiso. Wakhti badana ugu bixiso sidaad wax wanaagsan noogu soo gudbin lahayd

    • @ibrahimbilaal
      @ibrahimbilaal Год назад +1

      Abahaa wasee . Warsame iyo kaan tuugo waye eee lacg Lagugu helayaa . Mahdsanid kulàa abahaa waas

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Год назад +2

    Jizaakallahu qeyr Walalkeey saad noogu soo gudbiso wixii cusub

  • @shaaficicade2816
    @shaaficicade2816 Год назад +3

    I am tired😩💯 for this duniya🤲🏼🌏💯

  • @Abdirahman_Shire
    @Abdirahman_Shire 2 месяца назад

    Thank you

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +9

    Golden voice m.a ❤

  • @MoQani37
    @MoQani37 Год назад +3

    Mahadsanid sxp hosow

  • @zaraa91
    @zaraa91 Год назад +5

    Golden voice.......🙌🏿🤍🦋

  • @Barkhad181
    @Barkhad181 Год назад +3

    War farhadle ino shegtay minute video kabaqayay Lakin imika war farxadleh weye imika lacag sameynayaa pro .

  • @abdiazizaden9242
    @abdiazizaden9242 Год назад +2

    Thanks zxp 💯

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 6 месяцев назад

    Wcs

  • @thebestftb1
    @thebestftb1 Год назад +4

    Horta Facebook marka aad ku buxineyso adress ka kabacdi review markay ku sameyan ma payment verification miyaa leyga baahanyahy sida youtube ka oo kale plz jwb

  • @AGUUN
    @AGUUN Год назад +23

    Asc inta Muslimka ah 😍

  • @cabdisamed4841
    @cabdisamed4841 Год назад +4

    Hosow zxp 2018 ilaa hada kula socda maanta wax yar kaaga bahanahay mi ila soohadli kartaa plz🙏

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 Год назад +1

    Mahadsanid Wll qli

  • @abwanabzhirgacal3312
    @abwanabzhirgacal3312 Год назад +1

    Mahadsanid Saaxiib

  • @amataallh1312
    @amataallh1312 Год назад +3

    Omg anaa lake u ho reeyay

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 Год назад +1

    Mahadsanid Ustaad Hoosow

  • @hassandaadle5530
    @hassandaadle5530 Год назад +1

    Thanks a lot sxb hosow 👍👍

  • @cabdiraxmaansudees1088
    @cabdiraxmaansudees1088 Год назад +2

    Thanks pro ❤

  • @naxariis_badan312
    @naxariis_badan312 Год назад +5

    ᴛʜᴀɴᴋ ʏᴏᴜ ʜᴏsᴏᴡ ᴘʀᴏ❤️

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 Год назад +3

    Adaa Mudan

  • @abdiazizo14
    @abdiazizo14 Год назад +1

    thank you pro

  • @xaajiaadanproduction174
    @xaajiaadanproduction174 Год назад +1

    Thnkz Mr hosow

  • @shaaficiahmed1025
    @shaaficiahmed1025 Год назад +2

    Hormar wacan walaalkay

  • @xman_edit
    @xman_edit Год назад +2

    thanks legend🤍

  • @Warsanmedia0
    @Warsanmedia0 Год назад +1

    Masha'allah soomaaliyey fadhiga ka kaca

  • @mahadhomedia
    @mahadhomedia Год назад +1

    Walaalkay osman hosow waan kusalaamay wlalaal mcn youtube kayga shatout ma iiisamaysid

  • @maxamadsharfe5626
    @maxamadsharfe5626 Год назад

    Mahadsanid ustaad howsow

  • @maxamed0000
    @maxamed0000 Год назад +3

    First 1 legend pin iguqabo thanks

  • @mohamudnourkulmie3284
    @mohamudnourkulmie3284 Год назад +4

    MAHADSANID SAAXIB TALO MUHIIM AH !

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan Год назад +2

    Facebook profile aan 5k aan ku haysto aya i fcn mise page 2k ku haysto oo aan gadhsiya 5k ?

  • @feizalzalat
    @feizalzalat Год назад +2

    Pro 60k daqiiqo meeqo veiws camal wye ani 7k heystaa

  • @nadamahamoutz9784
    @nadamahamoutz9784 Год назад +1

    Wacallaykum wasalam haspro

    • @mahadhomedia
      @mahadhomedia Год назад

      Wll subscribe isaar ilaahay danbigaga ha dhaaf e

  • @ayaanahmedqorey1053
    @ayaanahmedqorey1053 Год назад +3

    First comment

    • @mahadhomedia
      @mahadhomedia Год назад

      Wll subscribe isaar ilaahay danbigaga ha dhaaf e

  • @somali_weyn305
    @somali_weyn305 Год назад +3

    ❤❤❤❤

  • @aatan-1
    @aatan-1 Год назад +3

    First

  • @mgurey11
    @mgurey11 Год назад +1

    Hosow,
    Muuqaal ma inooga sameyn kartaa qaabka Facebook Thumbnailka aad u sameysid.
    Adigoo mahadsan

  • @Film2024e
    @Film2024e Год назад

    ALLA SAAN KUU SUGAAYY XABBI QOFAAN ADI AHAYN WAXBA MAKA FAHMO ❤❤❤❤❤💋💋💋

  • @ABDALASHOW143
    @ABDALASHOW143 Год назад +2

    Adoo muqdisho joogo lacag maka semeen kartaa walal

  • @wiilhoog12
    @wiilhoog12 Год назад

    My favorite RUclipsr

  • @Habibascakes
    @Habibascakes Год назад

    Masha allah wad No faaideysey, thanks

  • @fuaadbajaj1804
    @fuaadbajaj1804 11 месяцев назад +1

    🎉

  • @Mohazmuraad
    @Mohazmuraad Год назад +1

    Mahadsanid ustaad waxaan haysta page 47k ku xirantahay lkn ciladba iga haysato oo waxbay igu haystaan

  • @NimcoXasan-gp2he
    @NimcoXasan-gp2he 7 месяцев назад

    Sxp somaliya malaga sameyn karaa

  • @engrxiddig
    @engrxiddig Год назад +1

    Nio course nooga soodhig saasa kaa codsanaa

  • @somalifunny3709
    @somalifunny3709 Год назад +1

    Waa dhibka i hayst Maclin Hosow Had Luuqadu igu haysta ba Waxa aan doortay luuqad english hadn waxa doortay luuqad carabig labo diiba wuxuu ig saray huruud dollor ah oo limited monetization Had waxa sameyo garan laa yahay ba Maxa xala ah ee la sameeya tolow cida igu dhaantay ?

  • @Qisooyinka878
    @Qisooyinka878 Год назад +1

    Hossow swiro lcg malaga sameyn karaa

  • @IbnushMaxamed
    @IbnushMaxamed 10 месяцев назад

    .namaste

  • @daahirosman4084
    @daahirosman4084 Год назад

    Sxb facebooga professional mode marki lagadhigo lacag malaga samen karaa

  • @Shortstories59
    @Shortstories59 Год назад

    Walal 5vedio oo active ah maxaad ula jeda ama fb uu ula jeedaaa

  • @yaxyenoor5655
    @yaxyenoor5655 Год назад

    Hosow pro legend

  • @oulaelmi8907
    @oulaelmi8907 Год назад

    Hossow pro iyo hodan enline waa dadka an jeclaa inay marhore half milyaan galaan ee igu soo tagan uun

  • @abashka332
    @abashka332 11 месяцев назад

    Bilaa xayeysiis lacag ma leysku siinaa

  • @Nugaal125
    @Nugaal125 Год назад +1

    Saxbow jaaniskaas Forex ayaa iga bahan iyada garaaca habeen iyo malin lacgtedana Page iskadaaaye maraykan xitaa lagama keeni karo marka jaanis uma haayo page lkn shqo wacan

  • @slmansaylici3784
    @slmansaylici3784 Год назад +1

    Macalin anigu 5700 oo flowers aha ayan haysta laakin waxay igu xidhanyihiin faceebook gay hore laakin bage igu jiraan
    Laakin faceebook hore waxa ka dhigay faceebook proffision laakin wax uu igu xidhay visa kar ama master kaar soomaliya account bank ma ogola maxan yeela

  • @Daacad1999.
    @Daacad1999. 9 месяцев назад +1

    Walaal hosow oow ma badali karaa wadanka uu iigu samaysan yahay pageku? Waxaan filayaa somalia looma ogola?

    • @Subscribe00k
      @Subscribe00k 9 месяцев назад +1

      Haa, Adigoo isticmaalayo Vpn Kadibna iska dhigaayo Qof l wadan kale Joogo. Lkn waa in uu jiraa qof wadankaa kale joogo Facebook sameeyo kadibna Admin kaa dhigo, marka aad soo galaysid Facebooka adminka Lagaa dhigayna aad adeegsatool Vpn.

    • @Daacad1999.
      @Daacad1999. 9 месяцев назад

      @@Subscribe00k ok whatsappkaaga ma isiin kartaan sxb aad ila caawiside?

  • @barashadacilaansaarka8746
    @barashadacilaansaarka8746 Год назад +3

    6.3 k Baan heestaaa flowers marka lacag mka samen karaaaaa

    • @baashiproduction5132
      @baashiproduction5132 Год назад

      Haa wlaal

    • @deeqmacalin8310
      @deeqmacalin8310 Год назад

      Daqiiqadaha lagu daawaday waa inay 60k gaaraan bro shuruudaha ayay ka midtahay lkn dadaal waa wax fudud maalin kasta muuqaal soo gali

    • @deeqmacalin8310
      @deeqmacalin8310 Год назад +1

      Daqiiqadaha lagu daawaday waa inay 60k gaaraan bro shuruudaha ayay ka midtahay lkn dadaal waa wax fudud maalin kasta muuqaal soo gali

  • @MuscabAxmed-gi4nr
    @MuscabAxmed-gi4nr 8 месяцев назад

    Qaab ka loo sameey noosheeg

  • @business_boss167
    @business_boss167 8 месяцев назад

    nio sxb legend tahay waxbadan og

  • @Spyyg
    @Spyyg Год назад

    Video yada liveka ah maqasab’ba in an wajigeyga duuwo 🫣😂

  • @abdisalaamyampro3468
    @abdisalaamyampro3468 Год назад +1

    Bro lkn kumaad darin dhibta haysta dadka jooga somalia iyi caqabada haysata

  • @NoloshiQali-iy9im
    @NoloshiQali-iy9im Год назад

    Somaliya wxba laga helo😭😭😭😭

  • @Saalim_Lyrics
    @Saalim_Lyrics Год назад +1

    Mahadsanid pro

    • @mahadhomedia
      @mahadhomedia Год назад

      Wll subscribe isaar ilaahay danbigaga ha dhaaf e

  • @hamdasanjiid4233
    @hamdasanjiid4233 Год назад

    Asc ma icaawinkartaa adoo raliya

  • @maxamadqare6740
    @maxamadqare6740 Год назад +1

    Aniga page 45k followers maraua ayaan hystaa eaxaad muqaal kasoo samaysaa sida pageka laisag diwaan galiyo

  • @Ogadenia1-p1j
    @Ogadenia1-p1j Год назад

    Muuqalada ma badin karaa intan shuruudaha buuxinayo

  • @sayidfuadomer1018
    @sayidfuadomer1018 Год назад

    Wll dadka somalia jooga ma ku xidhan qaybta lacagta

  • @Millonare_Brain143
    @Millonare_Brain143 Год назад

    Hal su aal walaalkeyow mr hossow waxaad ii sheegtaa tolow marka xayisiinta laguusoo daayo ma adaa dooranaya xayisiinta laguu saarayo mise waad ku qasbantahay
    Lagayaabaa mar mar khamri in lagugu dul xayisiisto answer me please legenow❤🙏

  • @baashiproduction5132
    @baashiproduction5132 Год назад

    Waan ka faaideysan doona

  • @canshuurxikmaawi
    @canshuurxikmaawi Год назад +1

    Qisada nabi yuusuf Qaybta 1aad
    ruclips.net/video/S5ly66Udyt8/видео.html

  • @nuradinali8472
    @nuradinali8472 Год назад

    Howso fiiri insgramka

  • @yusufyusuf5529
    @yusufyusuf5529 Год назад

    mana baree

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 Год назад

    Hosw Pro kulahaa 😂😂😂❤

  • @murzal31
    @murzal31 Год назад

    Maxaa laga wadaa ACTIVE VIDEO

  • @abdifitahHussein
    @abdifitahHussein Год назад

    Reels Ka soo hadal ustaad

  • @kaadherilyrics7230
    @kaadherilyrics7230 Год назад

    Saxiip youtube kasoo hadal saga Hada sharuuduhu waa sidee muuqaal nooga soo samee

  • @dayahahmedmedia3105
    @dayahahmedmedia3105 Год назад +1

    Hoosow wll waxad noso samaysa qaabka loo furto Facebook page oo lacag laga sameeyo adoo mahad san

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 Год назад

    Kwrn madama u page kaygu cusubyahay sida asxaab lagu helaana ay adagtahay hadii aan muuqaalada promote gareeyo inta aan bulsho helaayo?

  • @mohanindoor8666
    @mohanindoor8666 Год назад

    Sxb hadan soo giliyo kuwa yutubka ka waran

  • @test-yv5kl
    @test-yv5kl Год назад

    Su'aal baan qabaa Facebook video kaliya miyaa lacag looga sameeyaa mise sawirna lacag waa luku sameeyan karaa

  • @Kheralaah99
    @Kheralaah99 10 месяцев назад

    Kenya lacag maku heli kara

  • @Barkhad181
    @Barkhad181 Год назад

    10k views 15dollar baa pro

  • @saadaqcalimahamed1388
    @saadaqcalimahamed1388 Год назад

    Hdi Somali kusameeyo lcg kasameynt ma ufuran thy

  • @darulkheyr7353
    @darulkheyr7353 Год назад

    Xagee kala so xiriira

  • @DeqaXasan-zb8cj
    @DeqaXasan-zb8cj Год назад

    Somali ma laga sameyn

  • @Funnyvideos-ys2ss
    @Funnyvideos-ys2ss Год назад

    Profile ka fb sidee lacagta looga sameyaa ustaad

  • @Al_kheyrat_media
    @Al_kheyrat_media Год назад

    Anoo somalia jooga sideen facebook lacag ugu sameynkaraa sideena ula soo bixi karaka sideena ku ogan kara in lee ogaladay

  • @maxdar11
    @maxdar11 Год назад

    Aan shaqaysto haddaa

  • @CaawiyahaDadweynaha
    @CaawiyahaDadweynaha Год назад

    profile keyga oo 5k followers ay kujiraan hadaan page ubadalo ma aqoonsana mise page caadiyaa laiga rabaa inaan soo bilaabo

  • @trishismadav4214
    @trishismadav4214 Год назад

    Boost post lacag malaga helaa zhp?

  • @hiigsitv6003
    @hiigsitv6003 Год назад

    bro waxaan hystaa 8k followers mana aqaan si loo furto lacagta

  • @nafyare9745
    @nafyare9745 Год назад

    likes iyo followers maxay kukala duwanyihiin

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 Год назад

    Hose brow kulahaa 😂😂😂😂❤

    • @ibrahimbilaal
      @ibrahimbilaal Год назад

      Tuug waye wacilada asiga iyo warsame bidaar love 😂

    • @MR.DEBATE
      @MR.DEBATE Год назад

      ​@@ibrahimbilaal nio dadka ha cayin waxa iyaga u sheqeyay haday adiga sidaa cml ku noqon waye qof shadex dina ilahay same idin kama dhigin tusaale warsame digital marketing hal hosow uu yahay content creator adiga labaduba midna heyna oo waxad qabatid la'a dhahay cay mooyee noloshadana wax u qaban la'a dahay.

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m 6 месяцев назад

      Magaciis waaye

  • @shafinhopro7559
    @shafinhopro7559 Год назад

    Sxb dadaalka halka kasii wad viewskaga xita hadu yaryahy dadaalka wad

  • @ClfataxMaxamud-if7sx
    @ClfataxMaxamud-if7sx 11 месяцев назад +1

    Mahad sanid