Israel oo xabad-joojin saacado ah ku dhowaaqday, Xuutiyiinta oo markab weeraray | Qubanaha VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 июл 2024
  • Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Israel oo xabad-joojin saacado ah uga dhowaaqday Gaza, Mareykanka oo soo bad-baadiyey markab ay weerareen Xuutiyiinta, sida laga ciiday magaalooyinka Soomaalida iyo qodobo kale.
    00:00 Furitaanka
    00:12 Israel oo xabad-joojin saacado ah uga dhowaaqday Gaza
    02:28 Mareykanka oo soo bad-baadiyey markab la weeraray
    05:13 Falastiiniyiinta Khan Yuunis oo burburka ku dhex ciiday
    06:40 Sida maanta looga ciiday magaalada Muqdisho
    09:53 Sida maanta looga ciiday magaalada Nairobi, Kenya
    13:02 Sida maanta looga ciiday magaalada Wajeer, Kenya
    17:16 Wareysi aan la yeelanay dhaqaalyahan Dr Hodan Ciise
    24:06 Xaaladda qaxootiga reer Cameroon ee ku nool Nigeria
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 34

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o 23 дня назад +9

    guuul walalahen reer falastin guuuuuul xamaas insha allaah 🤲

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c 23 дня назад +17

    CIID WANAAGSAN DHAMAAN UMADA SOMALIYEED IYO UMADA FALASTIIN IN ILAAHAY U GARGAARO INSHA'ALAAH

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 23 дня назад +3

    Waa laga diiday xabad joojinta xeeladeysiga ah ee haka baxdo marinka gaza oo dhan

  • @ahmedabdirahman3951
    @ahmedabdirahman3951 23 дня назад

    Illaahay ha Guuleeyo reer Falastiin ❤❤❤❤

  • @MohamedHadi-yv1xs
    @MohamedHadi-yv1xs 23 дня назад

    Ciid wanaagsan dhamaan. Umada somaliyeed &Umada falastiina in ugargaaro insha allaha

  • @drabdirahmanmohamed748
    @drabdirahmanmohamed748 22 дня назад

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @abdiahmed484
    @abdiahmed484 23 дня назад +3

    Ciid wanaagsan 🎉❤all muslim ☪️ ♥️ ❤️ 🙌 😊

  • @shiinecali7432
    @shiinecali7432 23 дня назад

    GUUL FASTING ALLE HAJEYO ISRAAIIL IYO INTA RAACSAN AAMIIN AAMIIN YAA ALLAAH

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed6847 22 дня назад

    Dawalaada kuye waawarbahin ushaqaysa gumaysiga

  • @housseinawaleh
    @housseinawaleh 23 дня назад +2

    VOA

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 23 дня назад

    Ilaahow uhiili adaa awood.leh

  • @user-wn9tr9ep4c
    @user-wn9tr9ep4c 22 дня назад

    Yaa ka dalbadey xabad joojinta waa la kululeeyey

  • @maxamedcabaas2344
    @maxamedcabaas2344 22 дня назад

    Nayroib ma Somali ka mid tahay.. kasoo hadlaya somaliya gobalada kuyaala sida looga eiday

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 23 дня назад

    👋 Weriye Shirwac.

  • @cabdul14
    @cabdul14 22 дня назад

    sidee aad ku dhahdey mentidenta adoo dhihi karo xaq udirir

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 22 дня назад +2

    Carab alla damiir xumaa oo dhiig daranaa maalin walba waxaa hortooda lagu gumaadayaa dad la isir ah la dhiig ah la af ah la diin ah

    • @jeyteiidle9595
      @jeyteiidle9595 19 дней назад

      Maa Carab baa yuhuud iska celin karto?

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 23 дня назад

    VOA Faafinta wararka xag jirka Israel iyo USA , FOX NEWS oo Af Soomaali ah , VOA shaqaale Japan.!!!!.

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 23 дня назад

    Amaanka muqdisho wa laga shaqeyn karey lakiin waxa la ogadey in dowlad ay rabto iyo dowlad an rabin iney ka shaqeyan tas oo aheyd ha ka shaqeyn amaanka muqdisho oo qaado lacag badan

  • @DADAahmed-iz4xw
    @DADAahmed-iz4xw 23 дня назад +1

    guul flesteen iyo xytiyiinta inshaAllah

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 23 дня назад

    Magaca Somalia la wadaago dan baa layskaga dayn doona insha allah

  • @ayansalad6064
    @ayansalad6064 22 дня назад

    Oo maxeey tahay ku dhinteen,? Falistiininta waa ladilay
    Sida wax yahiin u sheega
    Please

  • @axmedbashir6803
    @axmedbashir6803 12 дней назад

    😂❤😂😢😮😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 23 дня назад +1

    VOA IDAACAD K SHAQAYSA MUNAAFAQAD ILHAY CAALAMO IDINKA IFI😡

  • @housseinawaleh
    @housseinawaleh 23 дня назад

    Télépathie djibouti kajiro wa maxa y

  • @housseinawaleh
    @housseinawaleh 23 дня назад

    Ma xa houssein lokuxidhay

  • @user-vb7yf7ol3k
    @user-vb7yf7ol3k 23 дня назад

    # Free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤inchallah 🙏

  • @housseinawaleh
    @housseinawaleh 23 дня назад

    Vad la n ikajaba suchat

  • @qassima317
    @qassima317 23 дня назад

    wariya coodkiisa iyo da’diisi isima lahaan🤣

  • @xasanAliAhmed-ss6bb
    @xasanAliAhmed-ss6bb 23 дня назад

    VOA ma waalantihiin Nabad & Amni ma hayno narkaa dhaqaale kunca waxa ka horeysa Amni & Nabad

  • @Samiiramoh
    @Samiiramoh 23 дня назад +1

    Mujaahidiinta hel nacasyaw miyay kugu qasbeen mise shaqadan yaree gumeysiga ah ayaad ka door bideysaa diintaadii

  • @abdullahiali2732
    @abdullahiali2732 23 дня назад

    Beenta yeerislaa nagadaaya

  • @khadarhassan9786
    @khadarhassan9786 22 дня назад

    Kan wariye ma aha murtid adiga ayaa ah war bal waxan eeega wuxuu ku hdlayo