Xildhibaano mucaarad ah oo billaabay olole ka dhan ah Dowladda Xasan Sheekh | Qubanaha VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 июл 2024
  • Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Xildhibaano mucaarad ah oo olole ka billaabay Muqdisho, Israel oo lagu eedeeyey in Gaza ka waddo gaajeysiin, Madaxda NATO oo ku shiraya Washington DC, Sumcadda dayn qaadashada Kenya oo hoos loo dhigay, Putin iyo Modi oo kulan ku yeeshay Moscow iyo qodobo kale.
    00:00 Furitaanka
    01:09 Xildhibaano mucaarad ah oo olole billaabay
    05:58 Israel oo lagu eedeeyey in waddo gaajeysiin
    07:37 Madaxda NATO oo ku shiraya Washington DC
    13:03 Sumcada dayn qaadashada Kenya oo wiiqantay
    15:24 Xaaladda Soomaalida dalalka Scandinavian-ka
    21:02 Putin iyo Modi oo kulan ku yeeshay Moscow
    22:29 Sheekada John Collins ee dalka Ghana
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 34

  • @hassanalimohamed6019
    @hassanalimohamed6019 15 дней назад +4

    Kuwa wadankooda jaajuuusa

  • @Worldly_work
    @Worldly_work 15 дней назад +1

    Every 4 years xildhibaanada Gadaal be u laabtaan yaaab badanaaaaaa

  • @gabeyreofficail7616
    @gabeyreofficail7616 15 дней назад

    Xilibanda mucaarad ah waa ku Cawadaga ku ah umada somaliyeed

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb 15 дней назад +1

    Xildhbannadda muceradka ah waa qaar ah khainul wadan, calooshoda u shaqeeysta yaal, shisheeyo u shaqeeyaa yaal ee haleeyska qabto oo haleeyska celiyo. Waxeey rabaan xogaaga nabadda iyo amaanka aan helnay ineey Naga burburiyaan. Wadanka ha lags qabto nimankaan.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 15 дней назад

    👋 Weriye Sandheere.

  • @NishowAadan
    @NishowAadan 15 дней назад

    Sxb waxanjooga bakol lkn idacda voa 4 wawayney malamaha

  • @NishowAadan
    @NishowAadan 15 дней назад

    Asc

  • @Katheynur
    @Katheynur 15 дней назад

    Ilahey amarkis

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 15 дней назад

    Kuwaas ma ahan xildhibaano waa jaajusiin u adeygaayo cadooga Somalia 🇸🇴 ee Ethiopia 💯 ✅️

    • @dekahmohamud1238
      @dekahmohamud1238 15 дней назад

      Xasan muxuu u-qabtey Somaliya? Nadtiisa uunbuu ushaqeystaa ilaahey Hans dhaafiyo

  • @user-ys6dl1sj9f
    @user-ys6dl1sj9f 15 дней назад +1

    asx

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 15 дней назад

    50000kunbaaf bidhiiqaadataa absdhilin maqaato dhamaatiin iskaraaceydta eaciila iniidportey waadgabtee cildhimssno fadlan lavage igudhubp waa lagasshubin ishA allaah.vadasllsfa waadkagogtihiin adaa

  • @gaabshamedia3877
    @gaabshamedia3877 15 дней назад

    mucaarad iyo muxaafid mooye taalo kalo malahan miyaa soomaaliya goormee lahelaa dowladda loo dhanyahay nabad majirtee allah nabad hano keeno insha allah

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 15 дней назад

    Tuugo xil dhilianada Qashin xasan shiiq samalia waaye run ah guul xasan shiiq wll samalia run ah

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 15 дней назад

    Mucaaradku ha guulaystaan Bi'idnillah 🎤🤲🏻☝️. Down 👎 Xasan safarow

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 15 дней назад

    Mahadsant walaalkey maxd sandheere VOA ❤❤❤❤❤

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 15 дней назад

    Parliamaanka intuu hadba qof tabcaan doortan ayey qeylo keenayaan hala iska dabo wareego

  • @mowliidcade7080
    @mowliidcade7080 15 дней назад

    Asm😅

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 15 дней назад +3

    It's too late. Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu gabay Masuuliyaddii loo dhaariyey.

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l 15 дней назад

    ❤❤❤waanu taageeraynaa Xildhibaanada❤❤❤

  • @barlinmacalin9411
    @barlinmacalin9411 15 дней назад +3

    Ilahoow u gargaar wallheen palestine

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 15 дней назад

    Sow idinkki xilka is ka xayuubiyay miyaad tosteen hada oo ay idin laxumatay. Mise hoteladiba idinku go an

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 15 дней назад

    KANI XULDHBKA AH HADLYA WAA DABA SHULFKIII FARMAJO ISGA KOLBA DAWALDA JIRTAA JEEBKA U BUUXUSAA CALOOAHII U SHAQAYTE

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 15 дней назад

    👋 Weriye Farjar.

  • @user-ub4yp1mn7o
    @user-ub4yp1mn7o 15 дней назад

    Daciif waaye xildhibaanada mucaradka ah rufiyaano waye

  • @SalmanAbdirahman-km7fc
    @SalmanAbdirahman-km7fc 15 дней назад +1

    Xilibaanada waaysaxanyihin

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 15 дней назад +1

    Xilibanada mucaradka shegtay waxay la shaqeyan Alshab iyo khawarij dagalka lagula jiro ayay dhabsrka ka jabin raban wana in iyaga xasanada laga qada tug cadow ah o Abiy Ahmad u shaeya weye iyo Khawarij

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 15 дней назад

    Macno sidaa u sii wayn malaha, mabda’, damiir iyo diintoona ma laha, waa is daalinayaan lacag baarabaan.
    Yaasin ma hadduu hurdada ka kacay dagaalka uu sheegayaa ma kuwa hadda bilaabmay baa, sawka weligii socday. Ninkani xsm dalkii waa baabiiyay, wuu boobay cid maanta qaban kartaayi ma jirto been yaan laysku sheegin, ilaahay uun baa qaban kara.

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 15 дней назад +1

    Somaliya nasiib darro aya haysato waxana sabab u ah xildhibanada u shaqeyo debedaha shisheyaha iyo gudaha oo ah gobolad qarkod wa xildhibano la adegsato dhibatadana waxa loga baxi kara markii shacabka ay galan dorasho qof iyo cod wayo kurasta ay ku fadhiyan waxa gatan dowladaha shisheye iyo qarna qawariijta ay gatan aya jiro xildhibanada teda kale xata mushaharka nama deqo qar leh aya jiro iyo qar lacago lo so xawilo la yiraho dowladda dumiya wa nasiib darro weyn

  • @ADACWATV
    @ADACWATV 15 дней назад

    Wacadi nimankan laalush say uhalaan wa inay abuuran jawi buuq ah kunasalaysan mooshin

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 15 дней назад

    Dalka dagaal ayuu ku jira kulahaa inta ciidankeena la shirqoolay ayaa been laga sheegaya