Soomaaliya oo codsatay in la soo afjaro UNSOM, Muuse Biixi oo mar kale is-sharxay | Qubanaha VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 140

  • @magool8581
    @magool8581 5 месяцев назад +21

    Qaramada midoobay oo somaliya kabaxy waa somaaliya on qarax danbe kadhicin wllhi oo nanadowday waa arin lagu farxo❤

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 5 месяцев назад +3

    Congratulations Somalia 🇸🇴 ❤

  • @AwaleGadid-ij1dh
    @AwaleGadid-ij1dh 5 месяцев назад +4

    Masha allah aguuleysato somaliyaa somalii wa dhabar

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 5 месяцев назад +5

    MAASHA ALLAAH SOMALIA WAXAY GAADHEY GOAAN SHARAFTEEDA IYO KARAAMADEEDA AY KUSOO CESHANEYSO

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 5 месяцев назад +1

    Muslimiinta allaha guuleeyee yeey codkooda cidna siin

  • @madaxsareofficial9520
    @madaxsareofficial9520 5 месяцев назад +1

    Waa wax wanaagsan

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 5 месяцев назад

    Masha Allah Dowlada dhexe e Somaliya e Dan Qaran way gulaysatay

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 5 месяцев назад +6

    Wasiir uma baahnin " Japtar 7
    Waain aan isku tashano.Somaliya Somalia baa iska leh . Waain aan is aamino waa qasab.

  • @abdiquanif400
    @abdiquanif400 5 месяцев назад +4

    Waraysigaan Ahmed ciise cawad waa Hal dhinac wuxuu difaacayaa Puntland oo marwalba kudooda in dadka ajnabiga ah ay soomaaliya wax uqaybiyaan. Soomaaliya waa dal mamadaxbanaan uma baahna wakiil qaramada midoobay… uma baahnin Gumaystayaalkii nakala qoqobay.. Ingiriiska, faransiika , talyaaniga iyo wixii lamid ah👍

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 5 месяцев назад +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯🪖✋️💯WAAN SOODHAWAYNAYAA MOW KHIFKA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 QARAMADA MOW HIDII AANAHAY SHACABKA SOMALIA 🇸🇴 WAAN KUTAGEER SANAHAY

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 5 месяцев назад

    Mahadsant walaalaashey fastin VOA ❤❤❤❤

  • @magool8581
    @magool8581 5 месяцев назад

    Waaw waaw masha allah

  • @libanomar9769
    @libanomar9769 5 месяцев назад +2

    Unsom somalia wax kheir ah uma hayso inta yarooy tarta waxey kaa gooysa kaa badan dowlada dalhuureye waxan u rajeynaya inu goankedhan wanagsan illahey laa garab gaaala

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤wa sax wan sodhawainaina hadanahay somaliland

  • @Khaalidmaxamuudnuur
    @Khaalidmaxamuudnuur 5 месяцев назад

    Masha Allah somalia hore usoco

  • @maansarestudio8484
    @maansarestudio8484 5 месяцев назад +3

    Nin ciidanka cuntadii xadayo Yaa aminiya

    • @waqtilumis4094
      @waqtilumis4094 5 месяцев назад

      Hooyadaa

    • @maansarestudio8484
      @maansarestudio8484 5 месяцев назад

      @@waqtilumis4094 hooyo hacaninee lakiin Anika adan kuwasaa moryan qobuure ibsanaya tahee

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 5 месяцев назад +1

    👋 Weriye Iimaan.

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 5 месяцев назад +7

    Waa xafiiska qaska somaliya u qaabilsanaa

    • @aliismail1923
      @aliismail1923 5 месяцев назад +2

      falastiineey walaal,qaaliya maasha,Allah codkaaga waxaan dhageesanjiray illaa xuligii horn afriick aadkashaqeenjirtay walaal kunoolow nolol wanaagsan insha,allah

    • @Deeq_official
      @Deeq_official 5 месяцев назад

      Sax

    • @magool8581
      @magool8581 5 месяцев назад

      Ha wllhi wayo kudarsoo bilkastoo October ah qarax ba dhaca wa bisha ay wax cusbonysiyaan

  • @aliismail1923
    @aliismail1923 5 месяцев назад +2

    asc falastiin xaaji Ahmad waankusalamay wallaal iguqaaliya nooloow sharafeey inteey nolol jirta waxaan aadujeclhy idaacada voa Marka aad adiga warkasoojeedineeysid

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 5 месяцев назад +4

    Somaliya guul guulayso insha allah amiin anaguna hadanu shacaka somaliland nahay wan idin garab taganahay

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 5 месяцев назад +2

    Unsom hanaga baxdo si deg deg ah si Hassan sheekh Iyo xertiisu ula wareegaan bad iyo biri dad iyo duunyo
    Madaxweyne qaata aduunyadeena anakuna Inshaallah waxaan dhaxli doonaa aakhiradiina it’s fair game waa cadaalad Allah ayaan ininku deeynay.

  • @CxakiinMaxamed-hk3fk
    @CxakiinMaxamed-hk3fk 5 месяцев назад +1

    Dhamaan shicibku waa madaxweyne biixi dalka somalia aadloganeceyahay sidokale badaynu kuhishiinay ayaa khalkhal galeysaa 🇪🇹 🇪🇹guul❤

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 5 месяцев назад +2

    JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL

  • @Safiya-lm3kr
    @Safiya-lm3kr 5 месяцев назад

    Waa horu mar haynaga baxaan hayaduhuna waynu is fahmi doonaaye sida ruwanda

  • @keysemohamad7961
    @keysemohamad7961 5 месяцев назад

    Guul iyo gobamimo Ahmed macali fiqi

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 5 месяцев назад +3

    SHAW FAQASH SOMALIA DAL XOR AH MABA AHA

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 5 месяцев назад

    Soomaaliland muuse ayaa ku guuleysan idam Allah cadiwguna ashuunka haku adimeen waaba adimeene

  • @abdirahmanmohamedahmed9958
    @abdirahmanmohamedahmed9958 5 месяцев назад +3

    Waan soo dhawaynaya

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 5 месяцев назад +4

    HADII ANAHAY SHACAB KA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 WAAN KU TAAGEER SANAHAY AMISOON HA BAAXAAAN WAX MAQABAN DABO DHILIF YAAAL CADOWGA NALAJOOGA WEE YAAAN HABAXAAAN

  • @libanomar9769
    @libanomar9769 5 месяцев назад

    M.allah wan soo dhaweynaya wana ku faraxsanahay
    madax dhaa mamul gobaledyada waxan ka coodsanaya inay siiyaseynin hormarka somalia oo ay arinta ka shaqeyan xadanu nahay shacab madax biinanidha somaliya wan ku farax sanahay

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200 5 месяцев назад

    Alah nagabaxsho

  • @maansarestudio8484
    @maansarestudio8484 5 месяцев назад

    Falastiin maaleh voA radio moryan maa modaa qofka hesta cidiisa soo ogow

  • @abdishakurabdullahi2371
    @abdishakurabdullahi2371 5 месяцев назад +2

    Siyaasinta waxan Kala yaabay tilaabadi laqaadaba waxay ku leeyihiin balaya soo socota looma dhama ama lama gaarin.
    Fikirkaas waatan dalka 60 sano meel u gaarin.

  • @IsmaacilCabdi-ui7jk
    @IsmaacilCabdi-ui7jk 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdidhicis8841
    @xamdidhicis8841 5 месяцев назад +2

    Somalida colaadi kama dhaxayso. QM iyadaa dhibaatada somaliya abuurta una samaysatey ururo argagixiso, maamul goboleedyo, iyo saami qaybsiga ah 4.5. Dhamaanba waa kuwa lidi ku dib u soo kabashada qarankii soimaaliyeed. QM sidaas ayey ku noqotay gumaystaha cusub ee haysta somaliya.

  • @seed3966
    @seed3966 5 месяцев назад +1

    Asc hanaga baxeyn waa daalimiin ilaahay ka furtey badangoodu marka eey baxaan dowladu waa ineey ka kees ka kees sharciga gaadhsiiso soomaali ayadaa heshiineysa allaah hanadhaafiyo waxan badankoido waa magac uyaala weeyeee 😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @MahamedShmuse
    @MahamedShmuse 5 месяцев назад

    Asc❤❤

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 5 месяцев назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 5 месяцев назад +1

    Waxa la joojinayaa ma kuwa Deeqaha Caalamka ayeey Soomaaliy siiyaan kuwaa miyaa Hala Iska joojiyo.
    Iyo kuwa cuna qabateeya beeraleyda Soomaaliya OO xiligii beeraha noo soo go, I lahaa wax dhacay Suuqa ka soo buuxiya kuwaa hadey yihiin na hala Iska joojiyo.

  • @omarabdi2910
    @omarabdi2910 5 месяцев назад +1

    Uma bahnin un in lo cusboneysin ah wa mahadsan yihiin UN wa isku filan tahay wayo Somalia wa dhaqaqdey

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 5 месяцев назад +2

    MAASHA ALLAAH DAWLADA SOMALIA WAXAY GAADHEY GOAAN SHARAFTEEDA ,SUMCADEEDA IYO GOAAN KA GAADHIDA MASEYRKA UMMADA SOMALIYEED AY KUSOOCELINEYSO

  • @abdullahiibrahim2184
    @abdullahiibrahim2184 5 месяцев назад

    Waa arrin wanaagsan in ay Soomaaliya cagaheeda ku istaagto 3 decades ka dib.

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 5 месяцев назад +1

    Radio voa Aya leh madaxweynaha somaliland taas oo siyaasada America 🇺🇸 Ayaay aqoonsantahay labo dal Mar hadi Ayaay ledahay madaxweynaha somaliland waa qabki taiwan 1940 China lagu goyaay marka hadi America ayaay somalia Hal Dal uu aqoonsantahay haa dhahdo maamul goboleyda somaliland

    • @yasinismail2733
      @yasinismail2733 5 месяцев назад

      Horaa loo soconayaan 😂😂😂 Somaliland is Somaliland for ever

  • @abdinuromar5575
    @abdinuromar5575 5 месяцев назад

    asc falasteen walashe magacaada waa inaad iska badasha oo aad diorta magac wanaagsan sjda caaisho ama msgaca adiga aad jeceshahay

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 5 месяцев назад +2

    War ninkan bari horeaya dalwada somaliya laga eryay ma waxad wayden nin kale oo aad la hadashan?

    • @Somaliweynn
      @Somaliweynn 5 месяцев назад

      USA tv waye Kama shaqeyan danta dadka iyo dalkena somaliya

  • @XasanMaxamuudGacal
    @XasanMaxamuudGacal 5 месяцев назад +2

    Falastiin waa ka xumahay in aad ka wareesato qodobkaan nin ka tirsanaa CBB oo aan ognahay waxa uu ku hadli doono. Wareesigaan wuxuu ahaa labolabo. Dib u eeg wareesiga wuxuu leeyahay china iyo ruushka weey taageeri doonaa Somalia, hadana wuu ka laabtay. Noocaan mar kale wax ha weeydiin fadlan.

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 5 месяцев назад

    Sxbyaal soomaali talyaani mar Aan fogayn amba UNta ayaa la hoos gayn doonaa amba dalka talyaaniga oo gumaysan jiraybaa lagu wareejin doonaa, waana sababta ay siyaasi ku sheegga ku magacaaban ee maanta xamar fadhiyaa codsigan naf la caariga ah u dhiibteen iyo qodobka ay in lagu qaado ka ordayaan iyo halkuu warwarka kooxdaa haystaa ka yimid iyo chapter seven oo ka dhigan dawlad ma tihidin umana dhawidin laakiin si Aydaan u niyad jabin waanu idinku maaweelinaynaa !!!!!! Xaqiiqatanna waa qodobkii uu farmaajo xasan sheekh xusuusinaayay kuna hanjabaayay iyo ujeedadiisa oo ahayd ha ogaado nin moogi,, wbtawfiiq

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 5 месяцев назад

    Somaliya wali dowlad maka jiidho.somaliya waa mashruuc waye

  • @mussejama311
    @mussejama311 5 месяцев назад

    Muuse biixi waa dhaamaa
    Xisbiga wadani iyo huwanta kale..

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 5 месяцев назад

    Ilaahow hanagu soocelin balaayada

  • @xalwodalmar-t7w
    @xalwodalmar-t7w 5 месяцев назад

    ina lilah yalagu amini kara

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 5 месяцев назад

    Waa war farxad leh, waxay sameeyeen xafiiska bah dalid.
    Waayo ajnabi baa Ku shaqeysto.Nama aminayaan anagana ma,aaminayno.

  • @abdishakurabdullahi2371
    @abdishakurabdullahi2371 5 месяцев назад

    Fikir walba waanu wax aan kabaqna oon Ku khasaareyna ma jirta waxba ma hayana maal walba hormar.

  • @fadma638
    @fadma638 5 месяцев назад

    Falastiin ha lagu waano qaato😢

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 5 месяцев назад +2

    REER KOONFUREED GODKA AY KU JIRAAN ISMA OGA!!!!!.DUSHA NA UNSOM, HOOSTANA ALSHABAAB!!!!.

    • @abdifatahhusseinali7486
      @abdifatahhusseinali7486 5 месяцев назад

      Shabaab adinka ayaa sooo wada diray dhamaantood waa idoor uyimid xalkaane ineey Xabashida u adeegaaan si aad ufarxadgelisaaan Galada

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 5 месяцев назад

      @abdifatahhusseinali7486 ALSHABAAB NOO SOO DIR, BAL INAY NAGU DHAX NOOLAADAAN, NAANAABYOW!!!!!.MARKAY NAGA SOO YAACAAN, BAAD ALBAABKA KA FURTAA!!!!!.

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 5 месяцев назад

    Wasiirka waaku khaldan yahay AMISOM hadii ay baxdo ayuu heshiis iman ayaan ogahay anigu ma gaal ayaa heshiis noo haya waa May

  • @AliCamuud
    @AliCamuud 5 месяцев назад

    Kani Wa Cadiwga Somaliya Beenloow Xayawaan CBB

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 5 месяцев назад +1

    Walahi in anay qaramada mitobay somaliya nabadayinin ee way na dhiben illahay ha noga farajado amiin

  • @motivatesphere15
    @motivatesphere15 5 месяцев назад

    Waxaan horey prof sufyaan oo oranaya "Somalia waxaa lugu xukumaa chapter 7"
    Hadda lkn waa ii cadaatey

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg Месяц назад

    Beentiisa cid rabta ma jirtooy

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 5 месяцев назад

    Xasan shiq xasid waye dowladaha ka danbeyo gargar ka UN ka jojin isku filnansho gargar qaramada midobay ugu marano ma garin

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 5 месяцев назад

    WISIIR HORE WUXUU KU HADLAYAA WAA CILMI LA AAN IYO GARAADKIISA OO LIITA AMABA WA AWR KIRAALE USHAQEEYA CADAWGA SOMAALIYEED

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 5 месяцев назад

    Qaramada midoobay ha qabsato xukunka dalka ama hanaga baxdo

  • @yacquub111
    @yacquub111 5 месяцев назад

    Qaramada midoobay waaantan yahuuda hubka sinaysa markasaa lagu leeyahay somaliya uuf

  • @yousufhamad1796
    @yousufhamad1796 5 месяцев назад

    Yusuf A.ege

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 5 месяцев назад

    doeladu waa soo fiicnaayow haysaa

  • @HassanAhmed-mk9zf
    @HassanAhmed-mk9zf 5 месяцев назад

    Falastiiney.kaasi.waa.oro.mo

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 5 месяцев назад

    💯💯💯💯💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴WAXAAN KU KAL SOOONAHAY CIIDANKA XOOOGA AMISOON HABAXAAAN DHAMAAANTOOD DAN TOOODA AYAY U FADHAYAAN SOMALIA 🇸🇴 UMAFADHIYAAN DABO DHILIF YAAAL CADOWGA NALAJOOGA BAXA

  • @hhmdasuna8290
    @hhmdasuna8290 5 месяцев назад +1

    Wa tuugadii. Umada isku. Diri jirtay ha. La cayriyo.

  • @alimohamedhassan1499
    @alimohamedhassan1499 5 месяцев назад +2

    Bal firi Ninkan Wasir Dalka kaso noqdey wuxu ku hadlayo
    Dalkan inu kabaxo gumeysi aya dhibeysa wayab

  • @didasuper3763
    @didasuper3763 5 месяцев назад

    Third person comment voa

  • @duca_qaba
    @duca_qaba 5 месяцев назад

    Nin xanuunsa ha wareysan iska dhigey wax jira dhibtuba unson ha baxaan

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 5 месяцев назад

    Waa waalan yahay xataa xoolaha ayaa diidaya muuse muuxi

  • @AAY205
    @AAY205 5 месяцев назад

    VOA Kudadala inaad waraysataan aqonyahaniinta. Hadii aydanhalelikarin hanoowaraysanina nin shaqadii wasirnimo gabay oo laga qaaday. Beegsada aqoonyahaniinta hadii aydan halelikarin. marinhababinta waa wax xun.!

  • @hadsmohamed5671
    @hadsmohamed5671 5 месяцев назад

    Bakhti bakhti dhaley weeye ninkani

  • @xamdidhicis8841
    @xamdidhicis8841 5 месяцев назад +1

    Waa talaabo horey loo qaaday. Runtii waxuu ahaa xafiiskani QM xafiiska maamulka gumaysiga casriga somaliya waxa halkaa dhigay waa QM.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 5 месяцев назад

    Moriyan macwisley hubeyo dalka ku qabsan raba cidamada atmis bixin qaramada midobay bixin

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 5 месяцев назад

    Maanta oo qamiisa,waxay ku leedahay wasiir soo dhowoow imika wasiir miyuu yahay waxaasaa lagu leeyahay waa saxafiyad

  • @Abdulahishafeey
    @Abdulahishafeey 5 месяцев назад +1

    Qaramada madowbe maba jirto waayo dagaalka qasa ma joojin Maxeey qabataa

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 5 месяцев назад

    Fiqi yaa warqada u qoray English mayaqaane

  • @Generalabdalla
    @Generalabdalla 5 месяцев назад

    Nabadayn majirtee kala fogayn ayaa jirta

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 5 месяцев назад

    Trump iy Bedan midna unaxariisanmayo masaakiinta reer falastiin

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 5 месяцев назад

    China Russia ❤

  • @hasanahmed46
    @hasanahmed46 5 месяцев назад

    P3 calankooda ayaa sii dhacayaa waana laga gudbayaa hagartooda. Somaliyana waa in laga gudbaa afduubka ay nagu haystaan.

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 5 месяцев назад

    Darodku walahi waa cadow somaliyeed in dalka somaliya la gumaysto ayay donayan cajib

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 5 месяцев назад

    WAARYAA BOOSH WARKA ISKA ADKEE HADII KALE SIDII SHAADIYA WARYAR AYAY NAANEYSI KUU BIXI

  • @musehassanali6764
    @musehassanali6764 5 месяцев назад

    Wuu ku shubanayaa

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 5 месяцев назад

    Xafiiskaan hadii la xiro, soomaaliya waxay u dhow dahay in dagaal sokeeye dib uga qarxo waayo Xasan xatooyo ma awoodo in maraxwayne u noqdo Soomaali oo dhan.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 5 месяцев назад

    Qaramada midoobey wexey ku milantay siyaasadi dalka somaliya wexeeyna gaartay ineey si gooni gooni ah ula share gareeyso madaxda maamul goboleedyada ee xoola doonka badan

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 5 месяцев назад

    Muuse wuu ku guulaysanayaa in uu soo laabto haddaanu dagalba gelin dalka, sabatu maxay tahay Muuse lacagbuu buu hayaa odayaasha, sitaasiyiinta lacag iyo xoog buu ku isticmali. Maanta somalia diin Laguna dhaqmo, qabiil, musuq, iyo caddaalad darro baa gobol kasta ka taagan, ha ugu darraato dawladda dhexe.

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 5 месяцев назад

    Garamada midowdey waxa loqa jojinio somaliya wa siey dowlad qoboledyada ey xassan wuqu xirnaato

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 5 месяцев назад

    Hdy dawladu arinkan ka imid
    Sabab mxa qoralkii ayku bahiyeen sona loga saray
    Mxa se halka ku qarsoon???

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 5 месяцев назад

    Oo uu marekanka taageersaneen iyaa mareekanka aa Israel kula taliyey wareerka dhulka

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 5 месяцев назад

    UNWOM, WAXAY NOQOTAY DABOOL KU XEERAN SIYAASADDA MADAX BANNAANIDA WADDANKA, DABCAN SHAQO FARA BADAN AYUU SOO QABRAY BALSE DHIBAATO AYUU KU YAHAY HOR U SOCODKA IYO MIDAYNTA DANAHA SOOMAALIYA.

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 5 месяцев назад

    Muxuu ka qabtay dib u heshisiinta

  • @samirr546
    @samirr546 5 месяцев назад

    Yey ka codsatay
    Marka aad adigu isku kalsoonaatid ee dadkaaga jacayl iyo kalsooni tustid cida martida ahi way iska tegi
    Laakiin Marti xoog ku joogta oo Arkaysa cidii ay la joogta oo isdilaysa iskhilaafsan isneceb sii kala fur furmaysa martidii u soo kala ashkatoonaysa yaa wax kaa dhegaysan jalaafada uun ha la guu sii dhigo hore hore uun u sii hoobo hoygana ha la gaala wareego!!!!!!!!
    i

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 5 месяцев назад

    Xasan munaafaq yaa aaminay

  • @mohamed2945
    @mohamed2945 5 месяцев назад

    7 waxay u dhiganta Somali isma maamuli karto ee hala maamulo 😢

  • @yassinboosi5229
    @yassinboosi5229 5 месяцев назад

    Tuug ayaa difaacaa UN

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 5 месяцев назад

    Mareykanka iyo Israël waa isku mid waxa reer falastiin xasuuqayna waa mareykanka ee Israël maaha haduu habsiiyo iyo haduu u diidaba wey ku jabayaan dagaalka gardarada ah ee Marinka qasa iinshaa allaah