MUSTAFE DOLLAR | YUU DHIMAN QABKAAGU | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июн 2023
  • Ereyada iyo Laxanka : Axmed Nagaashe
    Codka : ‪@Mustafedollarr‬
    Music : Haatuf Yare
    Camera Crew : Mounium and Muniir
    Director and Editor : Eng Mounium
    Copyright ‪@Mustafedollarr‬
    2023
    Yuu dhiman qabkaagu -
    Qosol Nolosha Abidkaa -
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 850

  • @Sports_history77
    @Sports_history77 Год назад +198

    Dunida masoo marin shaqsi ka fadli iyo karaamo badan NABI MUXAMED SCW ❤

  • @Anuusha.
    @Anuusha. Год назад +66

    Qalanjo walbo nin xumeyay heestan dhiiri galin be u tahay inti wali gursan sideda camal wa sii dhagesanena
    beautiful Song🔥❤️🥰

  • @haboondaahir483
    @haboondaahir483 Год назад +50

    Ninmanku isku mid maaha mid haduu kuxumeeyo midbaa ku wanajinaya oo ku dhirigalinayaa😊❤

  • @somalisheekoiyoxaraabo5779
    @somalisheekoiyoxaraabo5779 Год назад +23

    45 min talaa waxii iga danbeeyo love 😂
    Thanks 🙏👍

  • @Mustafedollarr
    @Mustafedollarr  Год назад +885

    heestan waxanu ka curinay sheeko dhab ah taaso ku saabsan gabadh yar o dhalin yaro ah oo ku jirta wakhtigeedi aya waxa caashaqaya wiil qurba-joog ah wuxu mudo daba socdaba ugu danabyn way aqbalaysa xidhiidhkiisa waanu guursanaya 3bil kadib marku laabto wuxu yaraynaya xidhiidhki badna waxa bilaabmaya muran, isfahanwa, uga danbayn galab iyado gurigeeda joogta ayu kaso furaya telephoneka. Niyad jab, murug badan, xanuun badan ayay la kulmaysa balse inanta inaadeer keed ayay ka heshay garab o markiba ogaaday xaalada ay ku jirto kaso oo qalbiga u dhisay kalsooni badana siiyay, ahna qofka sheekada qoraalkeeda laha. Sido kale asxaabteedi gurigeeda joogi jiray oo u muuqday kuwa nolasheeda ka xun ayaa garabkeeda ka baxay hadal been ahna suuq u geliyay (NOLOL-QUUDHIWA)
    Hadaba gabadhi oo ilawaday xanuun kasto oo so maray ayuu habeeen habeenada ka mida so wacaya wiilki furay, waxa kastana way is badelayaan.!

    • @baasheapdi204
      @baasheapdi204 Год назад +12

      Ma Qeyp kale aya heesta hadhey leged mustafE

    • @mahoapd3576
      @mahoapd3576 Год назад +26

      Musdaf axmad maxamad sxb hestan aniga ayey iga hadleysaaa waxan rabay inan qiso igu dhacday kula wadaago eee hadi farinteyda ad aragto ila soxidhidh adoraliya abwan qaliya igu ah

    • @badmaceye9251
      @badmaceye9251 Год назад +1

      masha allah pro waa shiday hormar wanagsan zxp heesna waa laxan laxan laxan ka dabsan waa lagaa sugaa xisaabta kudar guul 🎉

    • @usertavo9448
      @usertavo9448 Год назад +4

      Waa qiso aad u murugo badan 😢

    • @Cabdiqanicalimohamed
      @Cabdiqanicalimohamed Год назад +2

      ❤😢

  • @MOHANATH82
    @MOHANATH82 Год назад +37

    codka 100%
    musiga 100%
    eryada 100%
    laxanka 100%___true story my fav song🥰

  • @Mustafedollarr
    @Mustafedollarr  Год назад +70

    Heestayda hore ee RUclips ka ku jirta so dhegayso fariina ka dhiibo siday kula tahay mahadsanidiin👏

  • @ahmettzaki9636
    @ahmettzaki9636 Год назад +17

    GOAT-KA FANKA MUSTAFE AXMED MAXAMED MUSTAFE DOLLORKA🙏

  • @zallotoni8950
    @zallotoni8950 Год назад +14

    Hablaheena soomaaliyeed sharaf ku noolada meelkasto aad joogtana ka idin xumeeyana hano qabanina❤😮

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI Год назад +19

    Nacalla Idinku Yaale Heesta Kal Kiciya Waxani Hees wey Dhaaftee😂❤

    • @hodanabiib5299
      @hodanabiib5299 10 месяцев назад

      😂😂😂😂 iiinyo ilyn xadiis mhee

  • @asma9505
    @asma9505 Год назад +11

    Dhawr jeer ayaan ku ceshadey
    Waxay ka hadlaysa daren dhaba
    Wanan sugi la.ahay qabta 2aad
    😢 gabadh kasta nolosheda uu xaasid rabo inu dumiyo allw haka qabto

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 Год назад +10

    Heestu🎼 waa Amazing dhiiri galin aad uwaynbana ku jirta oo gabadh kasto smlyd oo nin ku ciyaray ama calafku ka xumaday dhiirigalin u ah 🥺🔥

  • @youngboyneverbrokeagain1639
    @youngboyneverbrokeagain1639 Год назад +12

    Heestan waxaan siin kahaa 100/100 what a song❤

  • @suberstar8911
    @suberstar8911 Год назад +9

    Haatuf Yare maxa Sameyse 😮 music lagu istiimayo garacday Wlhy you are gacan dahab 🎶 🔥 🎼👌❤️

  • @dj.rockets
    @dj.rockets Год назад +210

    Walayaabay What A Song

    • @Mustafedollarr
      @Mustafedollarr  Год назад +32

      👏🙏

    • @abdirahmanchanel4291
      @abdirahmanchanel4291 Год назад +15

      ​@@Mustafedollarr waa hees dareen leh oo meelo badan taabanaysa balse waxaad moodaa inay heestan iga hadlayso oo xaqiiqda taabanaysa 😢😢😢😮😮😮 dollar 💵 heesahaaga ad ayey ii taabtaan

    • @newsomali1
      @newsomali1 Год назад +3

      Soo Fasax Dj Wa kusugoyahe

    • @Zakibinxaaji1
      @Zakibinxaaji1 Год назад +1

      🔥🔥

    • @xawowarabe8604
      @xawowarabe8604 Год назад +2

      ​@@Mustafedollarr❤❤❤❤

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 Год назад +15

    Yuu dhiman qabkaaguye
    Qosol nolosha oo farax
    Hablaha somaliyed sharaf iyo cisi pay inaga mudanyin alle ha dhawre 🥰🥰💯🌟

  • @niciimaismaaciil9494
    @niciimaismaaciil9494 Год назад +9

    Heestan waxa leh gabadh kasto la furay oo qalbiga laga jabiyey inan nimadeedina way day 😢😭😭😭😭

    • @caashasiciid2496
      @caashasiciid2496 Год назад

      Haa walhi si goniya I tabaty😢😢😢😢😢😢

    • @farihasaid3669
      @farihasaid3669 Год назад

      Inan nimo kaliya maaha qimuhu gabdhaha somaliyed iyaga dhibta oo dhan ku dhacda alla rag mahaysano

    • @BisbisBisao
      @BisbisBisao Год назад

      😢😢😢 garobtaba qimo let wllhi win aqna gawar misna angursan oo hadana gawr ahayn 😞

  • @KundiidMohamoud-js2yk
    @KundiidMohamoud-js2yk Год назад +3

    Yuu dhiman qabkaaguye qurux.bad utahay gabadh 😮❤
    From
    boosaaso. deeqa. Love Somali idilkeedba

  • @Kha29147
    @Kha29147 Год назад +8

    Gabadh carmala ayan cawa u darayaa heestan ❤

  • @ayaanmustafe2633
    @ayaanmustafe2633 Год назад +10

    Walhi hestani waxay so baxday waqtigedii 😢 gabadh aan wax isku nahay ayaa gursatay wiil sheekha sheekh haba ahadee naago badan habeenkii uso hoyanayn salada subax masaajidka tagan haba u dul qadato waxasoo dhan lkn hadan dumarnahay hinasuhu uu naga tan bataa waxay waydisay waqtiga kala wabad maqan tahee inta yareed guriga joogto yaad la hadashaa su'aashaas darteedna warqadeedii buuba ku siyay malinkii waxan waydinay sobobtay isku fureen wayna diiday inay sheegto waxay tiri ta ani iga danbaysaa sheeg sheegi donta hal ilmo ayuuna ilahay ka siyay malin dhawydtoole ayuu furay gabadhii labad una uga baabay reerkisii naago kle oo uu la socdo gabadhiina waxay sheegtay inu so hoyan yaso wajigii ay isku shukan sanayeen waji ka duwan ila so baxay markii ay gurigaleen
    Allow adaan ka magan galnay

  • @asmakheire2161
    @asmakheire2161 Год назад +13

    Heesta iyo codkuba waa another level ❤

  • @umufaatimaandfartuun177
    @umufaatimaandfartuun177 Год назад +6

    Anigay iga hadlaysa heestani ka qasartay inanimo😭😭😭😭 malmihi ugu adka noloshayda maraya gurka dag daga iska ilaaliya gabdhow waa talo wllnimo😭😭😭😭 14/5/2023

    • @sacdiaosmaan3921
      @sacdiaosmaan3921 Год назад

      Ani xitaa kula mid baa aha😢😢

    • @basracabdi9745
      @basracabdi9745 Год назад

      haye walashay adgana wax qoran uunbay ahayd wali quruxbaad utahay gabadh noloshna hadaf keeda haka quusan😍❤

    • @fatuushcabdi6735
      @fatuushcabdi6735 Год назад

      Sorry abyoyaal insha allah nolosha faraxad ku dhamesta ❤qurux bada utihiin gabadho❤😊

  • @yasinxashi2150
    @yasinxashi2150 Год назад +6

    Heesta badan waan sugaayay 😂❤ayaa ilamida idoo inasogaadhin bay qaraxday❤😂

  • @ugaasqablan3564
    @ugaasqablan3564 Год назад +3

    Yuu dhiman qabkaaguyee
    Qurux baad utahay gabadh❤❤❤

  • @kingmudu9773
    @kingmudu9773 Год назад +30

    Man of real life stories😢
    MUSTAFE DOLLAR❤

    • @Mustafedollarr
      @Mustafedollarr  Год назад +3

      🙏👏

    • @fatxiyaabdi4909
      @fatxiyaabdi4909 Год назад +3

      Wll waxad moda inad ilajogto ood ogeya xaldeyda ama waxaan kusugnaa anigu xaalda aan kujiro ayey kawrameysa

    • @kingmudu9773
      @kingmudu9773 Год назад +1

      @@fatxiyaabdi4909 Dhib MlhN wll wa iska Xaal AduuN Qof Kaa tagaY Hais raacin Yuu Dhiman QabkaGu Qurux bad UtahaY Gabadh DhiGeed QaaYa DheereY MdxGa Kor U Qaad Mrkle

  • @ayaanMaxamed-ch6nw
    @ayaanMaxamed-ch6nw Год назад +4

    Mustafow heesti uso dabac qofkagii sida u sugayay wa dalay nagaso dhame🥲❤️‍🩹

  • @khaledezza2436
    @khaledezza2436 Год назад +3

    Heestu wa broken hearth❤😢aadba uga helay muztafe dollar keep going pro

  • @subaydayasin1374
    @subaydayasin1374 Год назад +5

    Wow heesta waan sugayay lkn inaan first noqda raabe layga horeeyay😂😂❤❤❤❤ very amazing

  • @Alfaaro
    @Alfaaro Год назад +2

    Jiliinka ereyada iyo laxankaba waa heersare ❤

  • @qa3391
    @qa3391 Год назад +11

    Heesta iyo codkuba waa Top🔥🥰

  • @Lamineyamal_g
    @Lamineyamal_g Год назад +3

    Away legends iga siiya mustafe xaqiisa san waa xaqdare

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Год назад +21

    A song that represents every aching heart 🥺 keep going wll ❤

  • @Misaanka.culus1
    @Misaanka.culus1 Год назад +3

    Fanaanka kaliya ee aan isku magacnahay mustafe dollar 💵big legend what a songgg 🤩😘💯

  • @caadhamire386
    @caadhamire386 Год назад +9

    Heestani waa another level 🙌😂😂😂

  • @fadxiyacabdi6954
    @fadxiyacabdi6954 Год назад +3

    Axax walhi huno qali waxad moda hesta inay cadi iga hadlayso alaa maxuu qaligu idhawacyahay 😭😭😭😭😭😭😭

  • @AZATH_OFFICIAL
    @AZATH_OFFICIAL Год назад +2

    Layaab layaab
    Qiso taxane ah
    MUSTAFE DOLLAR
    ✔✔✔✔✔✔✔

  • @respect1587
    @respect1587 11 месяцев назад +2

    Anoo qalbi jabsan bn dhageysty mararka qaar qiimahaga wad iloobeysa qof dartiis

  • @cadnaanabdirahmn5646
    @cadnaanabdirahmn5646 Год назад +7

    Mustafe dollar legend shp guul kuu rajaynayaa tani hees way dhaaftay hableheena ilaahay ha dhawro

  • @lilibra2878
    @lilibra2878 Год назад +2

    Inad qaladka diida quman wa gartadhe❤❤❤❤❤

  • @Mohamed-abdalla24.
    @Mohamed-abdalla24. Год назад +3

    Hees hees dhaaftay mustafe legendry what a beautiful vidio 🎥📹
    I always like haatuf music 🎹wax lagama qaban karo ninkaa 100 💯

  • @juweriyafarah7425
    @juweriyafarah7425 Год назад +2

    Talow heestan mana layi sameyey 😢😢😢😢

  • @goiskago6491
    @goiskago6491 Год назад +3

    Mustafow Waxani way hees dhaaftay wacdale👏🏿🤴♥️

  • @roumanH7889
    @roumanH7889 Год назад +15

    You dhiman qabkaguyee qurux baa tahay gabad❤❤❤❤ Quel beau chanson 🥰🥰

  • @anizahcaday9362
    @anizahcaday9362 Год назад +2

    Edo timaha ino qariH......keep giong🥰🥰🥰🥰😇😇😇

  • @clxakiinclxakiin2774
    @clxakiinclxakiin2774 Год назад +6

    Heesta lawada sugaay like 👍

  • @abdifatah__kaka__cade1128
    @abdifatah__kaka__cade1128 Год назад +8

    Best song for groobs!😍🔥🥰

  • @ducaysaney-zd3ow
    @ducaysaney-zd3ow Год назад +2

    Heeestan gabdha kaasto dhiimto so maarty aya dhiiro geeli u thy thnksa wllky musfte dollr❤😢😢😢😢😢😢😢

  • @qaalihassanguled9351
    @qaalihassanguled9351 Год назад +3

    Inaan qaladka diida caadi maaha❤

  • @deeqdaahri-yx2bz
    @deeqdaahri-yx2bz Год назад +4

    Aduunka inaad joogto waxa kazta waad Arkasa ragow Haplaha Ha la Dhaqalayo 🙏

  • @foosicabdiahmaan
    @foosicabdiahmaan Год назад +16

    What A song
    Ereyada laxanka music 100 %❤
    Rabaw Hablahena Dhwr❤

  • @hashemmohmoud9994
    @hashemmohmoud9994 Год назад +3

    Mustafe dollar fanaanka qisoo yinka dhabta ah

  • @Sister.shrek135
    @Sister.shrek135 Год назад +5

    Heesta 100%❤😢

  • @love9453
    @love9453 Год назад +2

    Qamar iyo shaydaan ayaa dag daga 🎉🎉🎉❤

  • @abdirizakguled9949
    @abdirizakguled9949 Год назад +3

    Motivation song 🎶 👏🏼👏🏼 Mustafe yare Good job 👍

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 Год назад +9

    Qofka kaliye qalbiyada dadka ka hadla❤ wllky mustafe dollar 💯

  • @jowharmedia5378
    @jowharmedia5378 Год назад +6

    Yuu dhiman qabkaguye
    Qurux bad utahay gabar
    Ayey igu tiri habaryar teey 3sano kahor malaha hestana kaso daahday waba isla erayadii ❤😢

    • @farxiyomahamad3374
      @farxiyomahamad3374 Год назад +1

      Masha Allah habo wanaagsan bay ahayd alle Ha isku kiin daayo xbbti waad kasoo ka Bataan filayaa hada ❤

  • @muwaahibmaxamed6418
    @muwaahibmaxamed6418 Год назад +2

    Wllhi bilaahi illaha naftaydi gacantisa ku jirtaaan ku dhartee waxa is dhahay malaha heestan qisadada aya laga sameyay waxa lays dhahaya raga qurbaha ka imadaa hablaheena qalbiga ayey kaga ciyaraan gabadh nimadodana way sejiyaan sanad iyo 6 bilood ayaan qol madaw ku soqaday marku labtay waan furay intuu dhahay aya wax laygu furay oo aan reerkeygii ku wayey Ana garanay ilaa hadana ma garanayo illahayow hablaha qalbiyadoda no dhawr 🤲🤲

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam Год назад +2

    ❤❤heestina waxeey taba neeysa Qalbiga mustafedollarr jira oo jooga wllkisa🥰👍

  • @monniiadam3462
    @monniiadam3462 6 месяцев назад +1

    Jah is love you gabdha kasto somaliyeed waxa tahey queen yuu dhiman qabkagug qurux bada utahey gsbdha

  • @BraveOnE_
    @BraveOnE_ Год назад +17

    Waa hees aad Qurux badan dareen gara wadata, great lyrics with follow 🎵 melody the great artist with beautiful vocals plus exceptional story telling pure talent u have potential in the Somali music 🎬 scenes. Keep up the good work! Mustafa Dollar 💵

  • @iamhikam5509
    @iamhikam5509 Год назад +8

    What a song absolutely beautiful song 🎧 🔥

  • @bnki9674
    @bnki9674 Год назад +5

    Mustapha Dollar you are so good 👍 ciyaar maa tihid ❤

  • @TuBeEc_Yare
    @TuBeEc_Yare Год назад +5

    Mustafe dollar the singer of the year❤🔥

  • @maryamabdi632
    @maryamabdi632 Год назад +2

    dhiiri galin weye masha allah mustafe ❤

  • @adnanhusein1437
    @adnanhusein1437 Год назад +1

    Boqorka qisooyinka dollar❤ waa hees ka hadlaysa dhiiri galin😢thx wll

  • @barwaqoyassin4613
    @barwaqoyassin4613 Год назад +2

    Heestan dadbadan Bay la hadlaysaa, best singer 100%

  • @abdullaahiyamani9565
    @abdullaahiyamani9565 Год назад +3

    Markay 1M gaarto Liketa hayla dhaafin 😢

  • @asmasaed
    @asmasaed Год назад +3

    War waxan hees waa dhaaftay mustafe dolar keep gooing wll mcn 🎉

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 8 месяцев назад +1

    Mustafow heesban hayaa in bdn maskxdyda ku jirtay xgeen kaala soo xidhiidha sxp waana qiso dhapa😢

  • @nuura81
    @nuura81 9 месяцев назад +1

    Anigu nacas qoort Ii sudhey hada wan ka raaystey keep moving

  • @mahamedahmedofficial8372
    @mahamedahmedofficial8372 Год назад +4

    What a song Qlbigaad ka tahay Qani❤

  • @user-uq9nq8jw1f
    @user-uq9nq8jw1f Год назад +1

    Ereyada iyo laxanka walaalkay axmed naasir maxamuud sh cumar xasan
    Codka mustafe doolar

  • @ibrahim_Ali131
    @ibrahim_Ali131 Год назад +2

    Dollar waa fanaan karun sheega jilliiinka heesta, well done bro.

  • @farajanoboy8558
    @farajanoboy8558 Год назад +8

    Voice 100%
    Melody 100%

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 Год назад +2

    What asong❤👌dollar

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 Год назад +4

    Gbdha kasto duli an u qalmin calafku u eegayay zrry abaayo hesta waxa moda in ani lay sameyy😢😢😢😢😢

  • @adamali-mq1sz
    @adamali-mq1sz Год назад

    Heestaan 10 of 10 waaye Erayada iyo melody on 🔥

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 Год назад +16

    Divorce is a blessing in many different ways ❤ never feel sad keep moving and be happy and there's always better things waiting for you also there are so much fish in the sea and it more than enough for everyone❤

  • @warsanabdi2086
    @warsanabdi2086 Год назад +2

    Mahadsanid walalo, motivation Ka helay heestadan

  • @zadric10
    @zadric10 Год назад

    Boqorka heesaha nooga dhigay qisooyin dhab ah mustaf dollar zxp Keep going 🙏🙏🙏🤞

  • @drhusseinkhaliif4648
    @drhusseinkhaliif4648 Год назад

    Hees waa dhaaftay❤❤❤ so beutifull dareen😢😢😢

  • @deejuuuuuu7813
    @deejuuuuuu7813 Год назад +3

    12:23 9/6/2023 Si kasto Qofka Cebtiisa u qariso si kasto nafta ben ugu sasabto si kasto qalbiga ugu shegto inu is badali iman dono Ugu Dambeyn Naftu Marke Dasho Qalbiga Waxu ku Dhahi Dona Qof Xuni Wa Qof Xune Ka Samir Isma Badalaye
    Qalooc wa u dhalashe qudhac baad haldoor moday 😞Gabdho Badan Ba Qudhacyadas Niman Moday Gbr kasto Mid Qimaheda garto Allaha Siyo👍

  • @ayaan850
    @ayaan850 Год назад +1

    Waa qiso dhab ah oo bulshadeena kubadan waliba gabdhaheena somaliyeed nacas dibad jooga illahay nama soomariyo runtii nin kaafog waxkasta kafilo runtii anigu nimanka dibada jooga kuwa dalka ila jooga ayaan kaga qanacsanhay 😢😢😢

  • @Rayan45560
    @Rayan45560 Год назад +1

    Mansha alla wll wlahay heesahagu runtayba ka hadlaan waliba aniga si qaasa babay iithabatay keep going ❤❤❤

  • @zuhaipupdirahmaan7823
    @zuhaipupdirahmaan7823 Год назад +1

    Dollerka🌱

  • @indhojacayloficial3651
    @indhojacayloficial3651 Год назад +3

    best song waa layaabay aabo dollarka duula❤

  • @cfataxaxmed
    @cfataxaxmed Год назад +1

    Ugbaad hilojanno🔥🔥

  • @dowladlyrics8814
    @dowladlyrics8814 Год назад +4

    Muztafe Dollar legend Fanku u Baahan yahay

  • @Kp_poductions
    @Kp_poductions Год назад +2

    Waala yaapay Dollarka 🔥

  • @ayaanlehassan4290
    @ayaanlehassan4290 Год назад

    Musatafow legend naga Soo daa heesaha legend baa tahee ❤

  • @sahrasy7102
    @sahrasy7102 Год назад +1

    Tan hees kaliya lama dhihi karo😢❤❤

  • @tesla-x6k
    @tesla-x6k Год назад +9

    Amazing song

  • @Amraandamar
    @Amraandamar Год назад +17

    Masha Allah, beautiful song and beautiful meaning. This kind things happened to a lot of Somalia 🇸🇴 women. Thank you for sharing this music and good vibes.

  • @axmedyasin6103
    @axmedyasin6103 Год назад +4

    Another level 💯 song 😊😊

  • @umamumtaz
    @umamumtaz Год назад

    Gacan ban u taagey anigu Wan ka fuqay mustafe dolar heestii heesaha weeye ninkani waa qiso socota m.a🎉❤ keep going 👏👏🔥❤️

  • @miskiinmedia8849
    @miskiinmedia8849 Год назад +1

    Haatuf yare another level

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 11 месяцев назад

    Waa hees isku dheeli tiran. bravo. Med from Djibouti

  • @yasinmaxamed7172
    @yasinmaxamed7172 Год назад +1

    Kaliya muuqaalka waxaad mooda in uu ka yara dhiman yhy qaybtii familyga
    Macnaha inanta marka uu ku idhaa kii qurbo jooga ahaa warqadada halkaa ka qaado inaani waa hooyadeed Ka dib in ay ku cararto hooyadeed ooy familyguna arkaan inantoodii oo oyaysa ka dibna u soo carartay hooyadeed
    Ka dibna inadeerkeed iyo familygeeda kale dhiri galinta la soo barbar istagaan
    Intaas oo kaliya ayaa ka maqan sidkle si qurux badan ayaad muuqaalka ugu diyaariseen
    Erayada laxanka musica iyo codkuba waa shub iyo fanaaan mustafe doolar oo top ah

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 Год назад

    Hees wayn dhaafty another level ❤mustafe dollar best fan

  • @hamdadahapo3615
    @hamdadahapo3615 Год назад +1

    Wali qanaljo baa tee qof is dhibay yaad noqon wlhi markaan heesta dhagaystay ilmaa iga so dadatay wxyna i noqotay dhiiri galin 2022 12 4 malin sabtiya ma ilobo noloshayda inta ka hadhay 📝💔✍️ waa xasuus inkastoo aan hada ka so gudbay niyad jabkasta oo lsoo maray alxd