Qoyska Muslimka Ah ee Dunida ugu Taajirsan Cadadka Lacagta Ay Haystaan | Xulashada Dunida

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 ноя 2022
  • Subscribe | Share | Like Comment

Комментарии • 41

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 Год назад +12

    Ilaahay hantidaas maamul islaami ah oo ar dul makaad xukumo ha ku wareejiyo aamiin

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n Год назад +6

    Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin iyo intii raacday ilaa maalinta qiyaama

  • @suban974
    @suban974 Год назад +5

    Allahu akbar ala maxa Aqiiro warjiraa sualaha yala kala daran

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Год назад +1

    Barnaamijkan xulashada dunida waa mid xiiso badan maalinle halaga dhigo waa iga codsi

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Год назад +1

    Horufadhi TV eng yaasiin Thank you ♥️🇸🇴♥️

  • @AMIIR42
    @AMIIR42 Год назад +4

    😢wow my goddess ❤

  • @justnow7263
    @justnow7263 Год назад +1

    Maansha allah.

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 Год назад +1

    Carab lacag haysata ayaan maqli jirey!

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Год назад

    Waan Naas nuujiyaan oo qani kadhigaan cadowga islaamka

  • @adan053salah7
    @adan053salah7 Год назад +1

    Taajir mahn ee wa tooogo Lacag xaday

  • @baabohooyo465
    @baabohooyo465 Год назад +2

    Asc arintaan naxadinta leh ee Somalia ku cusub ee ka dabeso reer galbeedka ee lacaga ku siinaayo somaliada waa in laga hadlaad laa waana waajib illaahey na saarey saxaafadaha oo runta laga sheego hadiikale illaahey halaagiisa waa dhaw yahey fallan ka hadlan illaay waa caadil aan xad gubin) __ ( وَلُوطًا إِذْ قَالَ لِقَوْمِهِ أَتَأْتُونَ الْفَاحِشَةَ مَا سَبَقَكُم بِهَا مِنْ أَحَدٍ مِّنَ الْعَالَمِينَ )
    الأعراف (80) Al-A'raaf
    Xusuuso Nabi Luudh Markuu ku yidhi Qoomkiisii Ma waxaad la imaanaysaan Xumaanta uusan idiinka hormarin Ruux Caalamka ka mid ah.
    ( إِنَّكُمْ لَتَأْتُونَ الرِّجَالَ شَهْوَةً مِّن دُونِ النِّسَاءِ ۚ بَلْ أَنتُمْ قَوْمٌ مُّسْرِفُونَ )
    الأعراف (81) Al-A'raaf
    Idinku waxaad u Tagaysaan Ragga Hunguriyeeyn Darteed Haweenka ka sokow, waxaadse tihiin qoom Xad Gudbay.
    ( وَمَا كَانَ جَوَابَ قَوْمِهِ إِلَّا أَن قَالُوا أَخْرِجُوهُم مِّن قَرْيَتِكُمْ ۖ إِنَّهُمْ أُنَاسٌ يَتَطَهَّرُونَ )
    الأعراف (82) Al-A'raaf
    Waxayna ahayd Jawaabtii qoomkiisa, ka Bixiya Luudh iyo inta Rumaysay Magaaladiinna waaba Dad isdaahirinaye.
    ( فَأَنجَيْنَاهُ وَأَهْلَهُ إِلَّا امْرَأَتَهُ كَانَتْ مِنَ الْغَابِرِينَ )
    الأعراف (83) Al-A'raaf
    Waana Korinay Luudh iyo Ehelkiisa Haweenaysiisii mooyee oo ka mid noqotay kuwa halaag ku hadhay.
    ( وَأَمْطَرْنَا عَلَيْهِم مَّطَرًا ۖ فَانظُرْ كَيْفَ كَانَ عَاقِبَةُ الْمُجْرِمِينَ )
    الأعراف (84) Al-A'raaf
    Waxaana ku soo Daadinay Roob (Naareed) bal day siday Noqotay Cidhibtii Dambiilayaasha.

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Год назад +4

    HORUFADHI TV 🎤✔️👍
    HORUFADHI MEDIA TV 🎤✔️👍
    Barnamijka Xulashada Dunida Calamka 🌐🎤✔️👍

  • @mahamoudali
    @mahamoudali Год назад +2

    Taasi waa taariikh khaldan 1687.
    Maxamed binu cabdul cSiis 1933 ayuu wadanka qabsaday isagoo ingiriis taageero

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 Год назад +1

    Good mind

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 Год назад +3

    America what they are looking you but remember abdisalan

  • @adamsaciid4919
    @adamsaciid4919 Год назад +1

    intaad sheegtayn iyo in kabadanba way maamulaan

  • @newassong7535
    @newassong7535 Год назад +1

    tuga wa xasidiin ah kuwaas naga daa bro ilaha iyo duqowsa zo tarxilaya iyago rafadsan

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 Год назад +1

    Asc wll mohamed lion

  • @adamsaciid4919
    @adamsaciid4919 Год назад +1

    inkasto buuga aad kasoo xigatay wax yaabo badan oon run ahayn lagu xardhay

  • @sakariyemuuse666
    @sakariyemuuse666 Год назад +1

    Maxamed Bįñ salmaan hantidii sucuudiga wuu ku ciyaaray 😢

  • @mohameddeer689
    @mohameddeer689 Год назад +1

    Allaha u barakeeyo waa rag dalkooda ilaa shaday meeshaan keena gacmaheena ku gubnay aaqiro janada allaha oogu daro wixii dalkooda iyo dadkooda gubayna allaha cadaabo aaqiro aduuna tuugsi iyo faqri hadalka saxda ah waa kaas

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Год назад +1

    Waxaas lagu waarimaayo

  • @mustafaamohamed8488
    @mustafaamohamed8488 Год назад +1

    Uabe

  • @ahmedcabdiyasin3863
    @ahmedcabdiyasin3863 Год назад +2

    Hantidodu 0/70 rasumal mahan waxashida maraykanka Ewaqtigan mandhaydka haysata halmalin okaliya baykuwayikaran hakubedeshen dahab Fido iyo waxkastorasumala hanakuraxaysten sadaqo lagumaxanto nimankase maxakagalay iyaga mabadbayraban iyo laluush MBS caksigedu samaynaya tas

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 Год назад +1

    Hhhhh

  • @c.raxiinyaasiinmaxamed7267
    @c.raxiinyaasiinmaxamed7267 Год назад +1

    Asc kusoco sxb

  • @user-zb2ym5ur4n
    @user-zb2ym5ur4n Месяц назад

    Arintaandhan waxaa kadanbeysa wahaabiyada 😢😢😢 iyo reer galbeedka

  • @user-yd3qt8qs4h
    @user-yd3qt8qs4h 8 месяцев назад

    Qoskan'wamuslimdumis'qofka'islamku'qofka'nafdisa'dhaqaleya,mahe'waqofka'islamka'malgaliya.weye:boqorka'salidacaba

  • @ahmedyasein29
    @ahmedyasein29 Год назад +2

    Wahaabiyadu soo baxdy maxaad ka wadaa

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 Год назад +2

    Adunyo nacalakugu yala! Ar max akhira warjira!!!

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 Год назад +1

    Aabihiis--- okaliyeh. Salman ibnu cabdicaziiz Yaa Iska leh. 3.trillion seddex trillion.oy salmaan wiilkan Salmaan leeyahey. Shirkadaas petroolka Sacuudigo kaligeed yey maalgashi. 2 trillion dollars yey shirkadaas Aramko?? American eauudi oil company ??

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263 Год назад +1

    Wahaabiyo balaayo idinku dhacday

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 Год назад +2

    Bili ma leh hantida boobka iyo
    booli lagu keenay.
    Abwaan horena wuxu yidhi:-
    Cuqubadu halkii lagu galay
    caw ku hurudaaye
    carruurtay ka laysaa ninkii
    caano baas dhama.
    Hantidaas booliga ah waxa laga dhacay dadka muslimiinta. Waayo muslimiinta dhulka iyo hantida ma kala laha. Gumaysi ayaa qowmiyado iyo xuduuddo innagu kala qaybiyey.

  • @aflooxasan9006
    @aflooxasan9006 9 месяцев назад

    Labariisa noosheeg lacag hana siiyee

  • @axmedchannel4472
    @axmedchannel4472 Год назад +1

    Niyahow Ellen suufi googo ay ayaad tahay

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Год назад +2

    Barnaamijkan xulashada dunida waa mid xiiso badan maalinle halaga dhigo waa iga codsi