Xogo ku saabsan Bilyaneerada caalamka | Dadka ugu hantida badan dunida

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 апр 2021
  • Xogo ku saabsan Bilyaneerada caalamka | Dadka ugu hantida badan dunida#Forbes
    Hadii aadan kamid ahayn saaxiibada ku xiran channel-ka kamid noqo subscribe-gareey si aad ula socoto muuqaalada xiga mahadsanid.
    Nagala soo xiriir: nolol121212@gmail.com

Комментарии • 194

  • @Tanaad
    @Tanaad  3 года назад +173

    Ramadaan kariim saaxibayaal

    • @dirwaan
      @dirwaan 3 года назад +4

      @tanaad sxb barmijyadaada aad ban u xiiseeye ramadaanta barmijyada soo badi mahadsanid

    • @kingcarabproduction298
      @kingcarabproduction298 3 года назад

      رمضان كريم

    • @kinghared9960
      @kinghared9960 3 года назад +2

      رمضان مبارك
      Allow Khayrkeda Na Waafaji

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 3 года назад +1

      Ramadan Mubarak ♥️

    • @hersiofficial7340
      @hersiofficial7340 3 года назад +1

      Ramadan Mubarak sxb qaali ah

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 3 года назад +46

    bilyaneer wxaa ah qofka rabbigii horyimaada isagoo khushuucsan
    oo camal saalix ah wata
    aduunyadu
    waa tacab

  • @amiirsayidii7300
    @amiirsayidii7300 3 года назад +6

    Codka Fasiixa Ayan Ku Raxaysta Yaa ila Arkay✊

  • @saamclaahi8054
    @saamclaahi8054 3 года назад +10

    Inshaallah waa noqondoona nika ugu taajirsan Africa aamin ta iiraciya 🤲🤲🤲🙏

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 года назад +20

    Muusiga backgroundka ayaa igu socodsiiya yaa ila mida Farta taag bal ☝️💯

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 9 месяцев назад +1

    2.755 Aniga faqiir baa waxas ka ahay soomaliyay aan hurdada ka kacno in.a maalin un waaa dhaadhin hadafkayga sanadkan waa sanad sii dhamanaya 1.11.2023 in.a 2028 waxaa rabaa in aan guulo badan gaadho Ganacsigayga 🎉❤

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 года назад +1

    Thank you Tanaad
    Ramadan Mubarak ❣️

  • @kingAman851
    @kingAman851 3 года назад +3

    Ramadhan kariim damaan musliminta kunol calamka

    • @Tanaad
      @Tanaad  3 года назад +1

      Ramadaan kariim

  • @khaalidapdirhmanmoh6340
    @khaalidapdirhmanmoh6340 3 года назад +5

    Ramadan mubrik♥️♥️✅

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @marwo6198
    @marwo6198 3 года назад +1

    Gracias por todo

  • @BashiirCabdi-m9l
    @BashiirCabdi-m9l 12 дней назад

    Thanks.brother

  • @somaliwood137
    @somaliwood137 3 года назад +1

    Ramadan Mubarak ☪️

  • @KABAROFREECOURSE
    @KABAROFREECOURSE 3 года назад +1

    Halaaga kusoosocda SOOMAALIA marka lagaaro 2022
    QABSASHADA DHULKA SOOMAALIA 2022: ruclips.net/p/PLwQAh6EMFI5b2vyHoxt0nGKie2ciHDjPO&jct=5WgZWj8QU4I7HtUkOKosA149swyEWg

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 3 года назад +1

    Ilaahay hanti xalaal ah baan weydiistey

  • @ainshezbenze3586
    @ainshezbenze3586 3 года назад +4

    Elon Musk Waa South African Ku Dhashay South Africa Walow Uu Dhalshooyin Dhawr Ah Haysto. Taa Marayskanka Wuxuuba Qaatay 2002.
    Mahadsanid Tanaad✌🏾

  • @mustafhassanhusein6941
    @mustafhassanhusein6941 3 года назад

    M.a tanaad waan kufaraxsanhay Soo laabashadaada ♥️first Comment

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @unknownperson3272
    @unknownperson3272 3 года назад

    Insha allah Allaw iga dhig One

  • @muuminislaam1377
    @muuminislaam1377 3 года назад +1

    Ramadanta iyo caalamka

  • @maxamadfaraxwarsame2973
    @maxamadfaraxwarsame2973 3 года назад

    Hory usoco my teacher

  • @maxamedfaxalka8622
    @maxamedfaxalka8622 3 года назад +1

    Ramadaan Kariiim umada nabi maxamed scs

  • @sombodybuilding1153
    @sombodybuilding1153 3 года назад +27

    runti channalkaan waaa kaan aa ugu jeclahay channalada oo dhan noolow walaal sido kale dhamaan umada muslimta waxaan idin leeyahay #ramadan_kariim

    • @Tanaad
      @Tanaad  3 года назад +6

      Si lamida ramadan kariim

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад +1

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад +1

      @@Tanaad Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @sadamjamac5588
    @sadamjamac5588 3 года назад +1

    Thanks

  • @jabirali7536
    @jabirali7536 3 года назад +1

    Am the first person

  • @Mo_eidow
    @Mo_eidow 3 года назад +1

    first 🙌 Ramdan Muprk Wllyal

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @somaliboy5001
    @somaliboy5001 3 года назад

    Tanaad more love 💞🥇🏆🇸🇴🇮🇹🇩🇯

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 3 года назад +1

    RAMADAN MUBARAK team TANAAD❤️🙏🙏

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 3 года назад

    Tanaad sxb codkaagu waa.cajiib mansha alh

  • @claahimaxamed377
    @claahimaxamed377 3 года назад

    ZHP QALI TAARIIKHDA DALKA USTARIA

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 3 года назад

    Taanad zxp xagee joogtaan in bada Kugu xirnaaye bro

  • @kingcarabproduction298
    @kingcarabproduction298 3 года назад +1

    Keep going lph

  • @maxamedturki2252
    @maxamedturki2252 3 года назад

    Msha allh❤️❤️❤️❤️

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @apdiwasic4827
    @apdiwasic4827 3 года назад

    Ramadan krm 😍🥰

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @baraarujin
    @baraarujin 3 года назад

    waagaan garaadsaday
    maanta oon gar leeyahay
    ha la gubo unbaa taagan
    tolow garashadoodiyo
    garaadkii xaguu aaday
    dad xumaan u giiran
    dulmi garab istaagay
    guul mayna dhalin
    gurmad bay rabaan
    gacan qabasho buuxdo...
    Rabbi baa gargaar fidin og
    taladiin u geeya
    guul kama sokeysee...
    Allow ma u sheegay!!!

  • @maxamedturki2252
    @maxamedturki2252 3 года назад

    Keep going tanaaad

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin8222 3 года назад +7

    Nio asalka somalida iyo dadka aan soomalida aheen ee ku nool somalia
    Mowduuc ka soodiyaari saaxiib

    • @qisooyinchannel2011
      @qisooyinchannel2011 3 года назад

      Sidoo kale somalida Billionaire hadee jiran kaso hadal

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      @@qisooyinchannel2011 Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @abdikariimmohamed3094
    @abdikariimmohamed3094 3 года назад +1

    Keep going

  • @warfaamedia2559
    @warfaamedia2559 3 года назад

    First 9second

  • @mohamba
    @mohamba 3 года назад

    Dadka ugu faqiirsan inoogu xiji madaama aad dadka ugu tajirsan inoo soo gudbisay✌👍🏽

  • @kaafijunior7324
    @kaafijunior7324 3 года назад

    Waa ku hestaa tanaad🖐💯🥰

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @hanadmoha5390
    @hanadmoha5390 3 года назад +2

    Bro codsi isbuucii lapo jeer noosoo gili barnaamisho si an wax badan kaga faaidno

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 3 года назад +1

    ramadan kareem somali weyn

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @xamdamaxamed3251
    @xamdamaxamed3251 3 года назад

    maan sha alaah

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? | ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @deuntingdictatr6441
    @deuntingdictatr6441 3 года назад

    Ramadan kareem

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @mrsilent6008
    @mrsilent6008 3 года назад

    Aniga ayaad i iloowdey sxp

  • @delpierobaidoa394
    @delpierobaidoa394 3 года назад

    Sxb adigo mahadsan video yadada so badi waqtiga 5 daqiqana wax ku kordhi adigo mahadsan aad ban u jeclahay so gudbintada bro

  • @ministerdd1520
    @ministerdd1520 3 года назад

    Tanad plz nooga so wran tarikhda wadanka calamka ugu horo marsan ee America 🇺🇸

  • @muuminislaam1377
    @muuminislaam1377 3 года назад

    Asc Sxb Ramadanta soo badi wx walba

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @qisooyinchannel2011
    @qisooyinchannel2011 3 года назад +2

    Soomali billionaire ah majiraa 💯🇸🇴🇸🇴💯

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

    • @xaragochennel2176
      @xaragochennel2176 3 года назад

      Soomalidu bilyaneer ma leh ee waxay leedahay milyaneero

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 3 года назад

      @@xaragochennel2176 ceeb dahabshiil iyo inankisuba wa billoneir

    • @xaragochennel2176
      @xaragochennel2176 3 года назад

      @@upsidesalam2870 ma qabo sxb taa inay milyaneero yihiin ayaan qabaa

  • @geedi1437
    @geedi1437 3 года назад

    mudane waxaan codsanaya in aad barnaamiyo nuga samaysid halabuur radi horumariyay aadanaha big inventions sida radio tv matoorada nalka daawooyinka iwm

  • @abdimalikhussien7807
    @abdimalikhussien7807 3 года назад +1

    Łĕgend 🙋‍♂️

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @BuuxCokiye3321
    @BuuxCokiye3321 3 года назад

    Ramadan Mubarak hala dhaafin like

  • @jabirali7536
    @jabirali7536 3 года назад +1

    Bro I need to talk about former president of america

  • @suldangamer7081
    @suldangamer7081 3 года назад

    Please Country Sweden

  • @siciidcali4899
    @siciidcali4899 3 года назад

    Tanad waxad tahay nin hobo u leh aftahanimada iyo waxka dhadhicnta ama sharacada mawduyada vila adanka marka go forward bro

  • @zakariyeaqbalidiris3248
    @zakariyeaqbalidiris3248 3 года назад

    sxp tanaad aad ayaan ku tageeraa sxp ee bilyan neerada soomaaliya ka soo waran sxp plz ado raliya sxp thankz

  • @user-sy9ne5uw7q
    @user-sy9ne5uw7q 3 года назад

    Dahabshiil maanu ku jirin

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @farhaanmacalin2220
    @farhaanmacalin2220 3 года назад +1

    𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡𝐚𝐘𝗼𝐰 , 𝐇𝐚𝐧𝐭𝐢 𝐤𝐡𝐚𝐘𝐫 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐎𝗼𝐧 𝐧𝐚𝐟𝐚𝐬𝐚𝐡𝐚𝐝𝐢𝐧𝐢𝐧 𝐍𝐚𝐬𝐢𝐢

  • @ahmedhussein4583
    @ahmedhussein4583 3 года назад

    ❤TANAAD❤

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @hanadbarkadlehashi8542
    @hanadbarkadlehashi8542 3 года назад

    Asc Tanad lebery ma no so gudbinkarta tarikh deda

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 года назад +4

    Ramadan kareem plz hadad comenti gayga aragto ha ila dhaafin subscribe

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

    • @aminaahmed1662
      @aminaahmed1662 3 года назад

      mahasanid

  • @AhmedMohamed-td3cw
    @AhmedMohamed-td3cw 3 года назад +1

    Wali Holland netherland

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @z.muhzin
    @z.muhzin 3 года назад +11

    No. 1 😂😂

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

    • @don.treplyme9070
      @don.treplyme9070 3 года назад

      @@khalidka12 mxy ahayd hala turki

  • @khabibcali136
    @khabibcali136 3 года назад

    Asc tanaad

  • @shamuumiye8485
    @shamuumiye8485 3 года назад

    Fadlan chanalkeyga ku soo biir wax uun waad ka faaiideysaa mhdsnd

  • @abdulahifattah3385
    @abdulahifattah3385 Год назад

    I like to be rich. I want to be rich

  • @antospubg7116
    @antospubg7116 3 года назад

    #axmed Nuur ka hormuud wax ka leh kuma jiro miyaa 1.5B ayuu heestaye

  • @abdirahmanmahamud2833
    @abdirahmanmahamud2833 3 года назад

    Aawey Dahabshiil kuma soo dareeysid miyaa

  • @wizabdallah4294
    @wizabdallah4294 3 года назад

    KIM KARDASHIAN

  • @deeqdaacad9435
    @deeqdaacad9435 3 года назад +1

    Aduunka waxaa ugu taajirsan qofka tukada 5tiisa salaad

  • @ozmangazi2921
    @ozmangazi2921 3 года назад

    Weligay 150kun magaarin

  • @abdrihman19
    @abdrihman19 3 года назад

    Sxp talo ayaan kusiinayaa
    1=qisoon soo dhig
    2=codka iska qurxi micnaha codka macaanee

  • @hanadmohamed1276
    @hanadmohamed1276 3 года назад

    Markan wxad na geysa canada

  • @maxamedfaxalka8622
    @maxamedfaxalka8622 3 года назад

    Sxb mee carab tii dubaay iyo burji Khalifa lhaa

  • @Mascuud
    @Mascuud 3 года назад

    balse Elon Musk Waa South african 👌🏽👍🏽

    • @Tanaad
      @Tanaad  3 года назад +2

      Waa American Canadian iyo south African balse liiska Forbes waxaa ugu qoran American

  • @maxamedfaxalka8622
    @maxamedfaxalka8622 3 года назад

    Sxb adiga laguma arkikaro miyaa wajigaaga natus sxb qali

  • @filsanfil2606
    @filsanfil2606 3 года назад

    Wllo sideen kunoqdaa taajir ama aan uhelaa ninka muslimka ah we milyannerrka

  • @guulliyogobonimom.a8103
    @guulliyogobonimom.a8103 3 года назад

    Tanaad hadan awoodo 1m ayaN ku garziN laHaa wlahie cadiim

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @Jaaburi
    @Jaaburi 3 года назад

    ➡️QISOOYIN⬅️
    ▶️got talent | nin naftiisa ku ciyaaraya lacag darteed😱🙈
    👇
    ruclips.net/video/pBis5VxJ7KA/видео.html
    ▶️Aghori | dad cuna hilibka dadka iyo saxarada.. bal ila soo daawo muuqaalkan👇
    👉ruclips.net/video/vbjmKumL9h4/видео.html
    ▶️Qiso | gabadh heshey wiil yaroo jin ah| kadib maxa dhacey👇
    👉ruclips.net/video/4I52JeRrw_I/видео.html
    ➡️TAARIIKH ⬅️
    1️⃣dowladii cusmaaniyiinta
    ▶️QAYBTII 1AAD | ASAASKII DOWLADDA
    👉ruclips.net/video/yOsL7ADQxjc/видео.html
    ▶️QAYBTII 2AAD | XUKUNKII ARTUGRAL IYO CUSMAN
    👉ruclips.net/video/XGmLFQ5QzUs/видео.html
    ▶️QAYBTII 3AAD | CASRIGII ORKHAN BIN OSMAN
    👉ruclips.net/video/tYrCYoSvKJ0/видео.html
    ▶️KALA SOCO JAABURI◀️

    • @xuseencabdulle5313
      @xuseencabdulle5313 3 года назад

      war dad kaan madaxwena xataalama tar Tami karto kuwaan waa halis

  • @hanuushqueen4688
    @hanuushqueen4688 3 года назад

    Barnaamij maga soo sameyn kartaa sida ay billioner ku noqdeen iyo meesha ay ka soo bilaabeen.
    Kim kardashian iyo walasheed Kylie jenner. Iyo waliba shirkadahooda

  • @noradinosman7139
    @noradinosman7139 3 года назад

    I need to be one of the most richest in the word in 2022 inshlaaah

  • @fardosaabdulahi6198
    @fardosaabdulahi6198 3 года назад

    Qofkii ugu horeyey malin walba

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 3 года назад

    Elon musk Kama Soo Jeedo USA.
    Wuxu Ka Soo Jeeda South Africa, Second Nationality Wuxu Haystaa Canada.
    Maraykanka 20 Sanno Ma Gaadhayso Intuu Joogay.

  • @hanaadam950
    @hanaadam950 3 года назад

    Xaaskiisi hore maahe waa xaaskisa hada Kim Kardashian

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 3 года назад

    Noogu dhakhso barnaamij yada
    Horena u soo diyaari

  • @amgame5160
    @amgame5160 3 года назад +1

    Elon musk wuxu Dhashay dalka sout Afrique ee maxa maraykan

  • @jamhuuriyadasomaliland2030
    @jamhuuriyadasomaliland2030 3 года назад +6

    Wll somaliland kasoo hadal waan daalay wallahi sidaan kuu lahaa kasoo hadal somaliland

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @mowlisyusufmatan
    @mowlisyusufmatan 3 года назад

    Waxan huba 660 billtionairada kuso biray 2021 in u cristiano ronaldo ku jiro
    The first football player who became billionaire

  • @IboAvs
    @IboAvs 3 года назад

    Somali bilyaneerade awe

    • @user-yb9st1tn6y
      @user-yb9st1tn6y 3 года назад

      Majiro somalida waa faqri

    • @IboAvs
      @IboAvs 3 года назад

      @@user-yb9st1tn6y maxa faqri kadigee

    • @user-yb9st1tn6y
      @user-yb9st1tn6y 3 года назад

      @@IboAvs war wad ogtahay somalidu waa gaajo

    • @IboAvs
      @IboAvs 3 года назад

      @@user-yb9st1tn6y don't say that ...say Alhamdullilah

    • @user-yb9st1tn6y
      @user-yb9st1tn6y 3 года назад

      @@IboAvs soomalida inay bahdilan yihiin waxaa laga garanaya luqadoda way kafanaan somali baqti

  • @mohamedxuseenoficial1098
    @mohamedxuseenoficial1098 3 года назад

    Hala tanaad

  • @abdikareemomar7364
    @abdikareemomar7364 3 года назад

    Tanaadow miyaad ilawday bill gate
    Mize wuu kacay deeeh waa aduun yee
    😄😄😅🤣🤣👈🙏

  • @cadaawemohamed3061
    @cadaawemohamed3061 3 года назад

    Allow mal qabeyn iga dhig hana igu fidneyn aamin iidhaha

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 3 года назад +1

    Awoowgayy Somali ayaa ugu kajirsan hhhh

    • @khalidka12
      @khalidka12 3 года назад

      Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @farhaanfurahaqalbiga8110
    @farhaanfurahaqalbiga8110 3 года назад

    Somalia.dahabshiil ayaa ugu taajirsan hintada uu haysto wxaa lagu qiyaasa 14 bilyan

    • @abdikaniaynab
      @abdikaniaynab 3 года назад +1

      😅😅🙆‍♂️

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 3 года назад +1

      😂😂😂😂 bilyan kulahaa million dheh

    • @shamilesmail
      @shamilesmail 3 года назад

      Waa 1.4 billion ee maaha 14 billion 😅

  • @mustafhassanhusein6941
    @mustafhassanhusein6941 3 года назад

    Lkn maxaa uga tagtay bill Gates kaalinta 3 ayaan kafilanaayay

  • @BHD-show
    @BHD-show 3 года назад

    Sxp waxan ku xidhanahay channelkaga hasayeshe
    Wxan leyahay channel waxaanan donayaa aarimo kusaabsan inaan ku waydiiyo halken kaala soo xidhiidhaa saaxiib mahadsanid.

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO 3 года назад

    Samee shantaan walxood Ramadan ka dhexdiisa👇 ruclips.net/video/U288CB3fKt8/видео.html

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 3 года назад

    Elon mask mareykanka kama soo jeedo ee wuxuu kaso jeeda South Africa ayuu udhashey

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 3 года назад

      Wuu ku korey hantudana wuu ka helay mareykanka

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 3 года назад

      @@naajmasalah4436 no Wuxu Ku dhashey casimada peretoria South Africa waxbarashada Ku qatey intii danbe ayuu mareykanaka u guurey

  • @nimaanyasin4538
    @nimaanyasin4538 3 года назад

    Billioneerada somalida iyo maliyineerada soomaalida kaso saar warbixin

  • @khalidka12
    @khalidka12 3 года назад

    Arrintii Hala Turk iyo Hooyadeed halkay ku dambeysay? ` ruclips.net/video/2xK2KnCk4dA/видео.html

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 года назад

    FARIIN KU SOCOTA DHAMMAAN RUclipsRSKA SOOMAALIYEED✔✔✔
    ruclips.net/video/1IaMgCAkP94/видео.html