ISMACIL AARKA || HUBKA DHIGAY || OFFICAIL VIDEO MUSIC 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • ISMAACIIL AARKA || HUBKA DHIGAY || OFFICAIL VIDEO MUSIC 2023
    Lyrics : Baashe bogeeye
    Melody : Maxamed Dayax
    Music: Cadceed
    Directed by Anshax
    Camera : Allayahdiik
    Edit : Mahad said
    Color correction: Garasho Studios
    DESIGN: SAGAL

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio 10 месяцев назад +969

    Hubka dhiga waa layaaab

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 10 месяцев назад +710

    Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @kingstarofficial3323
      @kingstarofficial3323 10 месяцев назад

      Haaa❤❤❤

    • @user-gc9uv3ox8p
      @user-gc9uv3ox8p 10 месяцев назад +7

      Adi ma waalantahay maxaa isu barbardhigi

    • @Janno1
      @Janno1 10 месяцев назад +2

      Oo maxaa u dhagesan hadaba

    • @Feuu3jssj
      @Feuu3jssj 9 месяцев назад +1

      Sax wll qali❤❤❤❤❤❤❤

    • @nastehomed3069
      @nastehomed3069 9 месяцев назад

      Aniga

  • @Maiturawa
    @Maiturawa 2 месяца назад +4

    I love this music❤❤❤ I'm from 🇳🇬Nigeria

  • @QueenJuuro27
    @QueenJuuro27 10 месяцев назад +44

    Ina aderyaal🙌🏻🆎️ jcl ha waaro iyo ina adernimada❤

  • @qaaliahmed1273
    @qaaliahmed1273 10 месяцев назад +52

    Erayadan sidan u culus gabar ina aderta ina u qado lee mudan ina adeer aarka fanka❤❤

  • @cablesongs
    @cablesongs 10 месяцев назад +108

    Ismaciil aarka waxkale yaad keentay ❤❤❤
    Music 100%
    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Codka 100%
    Coler 100%
    Actin 100%

    • @Abdalla-hiil
      @Abdalla-hiil 10 месяцев назад +4

      Colorka maila fahanty garasho kuraxeystay wlhi qof ila fahmaba la aa

    • @cablesongs
      @cablesongs 9 месяцев назад

      ​@@Abdalla-hiil haa pro

    • @abdurahmanmaxamed1456
      @abdurahmanmaxamed1456 11 дней назад

      Colorka maxa laga wadaa sxb​@@Abdalla-hiil

    • @Abdalla-hiil
      @Abdalla-hiil 11 дней назад

      @@abdurahmanmaxamed1456 color grading-ka video ga kahadleynay wll

  • @abdul-rahmanbelel
    @abdul-rahmanbelel 9 месяцев назад +39

    2024 hal bil aya ka hartaY waxan iLahay ka rajaYna inuu noqdo sanad ay rumooban riyooyinkaYga una wanagsan sOomaLi oodhan❤😢

  • @ozacade_10official47
    @ozacade_10official47 10 месяцев назад +24

    Aarka codka Heestan 10 million ina gareyso inta oga like isaar inta iga danbeeyso 👑🙏

  • @suhayradam2434
    @suhayradam2434 9 месяцев назад +8

    Waawareeey heesti waso bxday 😮

  • @aloredeeq
    @aloredeeq 9 месяцев назад +109

    HEESTA WAXAA KA MACAAN KALAAMKA ALLE😢❤

    • @NasirGacal
      @NasirGacal 9 месяцев назад

      KALAAMKA ALLE WAX KA MACAN INUU SAN ADIGO OG MIYA KU SII DIGANEE DUUL CILAN HAKU DIGRIYE😊😅😮😮😢

    • @farxiyafarta871
      @farxiyafarta871 9 месяцев назад

      Maxaaa ku keenay heee meshaaan

    • @BilyaminIsmail-ew1nl
      @BilyaminIsmail-ew1nl 5 месяцев назад

      Adi maxaa ka qabanee marka😢

  • @MaryamabrahimCaraye
    @MaryamabrahimCaraye 10 месяцев назад +10

    Jah wiil waceysle cade ah iyo gabar wacbudhan ah❤❤

  • @lilsamiir1m
    @lilsamiir1m 9 месяцев назад +17

    Waa ruux dhabtii loo dhiman karo ❤👑✊
    Khamiis 23/11/2023 Addis Ababa ❤🔥

  • @Dhinbiilyareoffial
    @Dhinbiilyareoffial 10 месяцев назад +9

    Wow cadceed eesh calaa

  • @maxamedc.raxman6263
    @maxamedc.raxman6263 10 месяцев назад +11

    Xidiga muqdisho arka ❤

  • @diidarmaxamed8677
    @diidarmaxamed8677 10 месяцев назад +85

    Waxan hubaa in aan heestan miraha macaan Aad Dib u soo booqatay Hadaa iga Dambeyso Like isaar 😅2023

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 8 месяцев назад +15

    Waa Askari cadowga umada soomaliyed gumuc io qori caaradi la hor fadhiya, balse heestan marka dhagystay waxay i sawirtay ano hubka dhigay o wakhtigayga dhan jacylkayga muna La Qadanaya..🔫❌️💚✅️.

    • @Qalbi.Channel
      @Qalbi.Channel 8 месяцев назад +1

      War ha ka so bixin ya uga iman 😭😂

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 10 месяцев назад +82

    Wow this is best song ismaaciil aarka barteda ayaa dhigtay on fire 🔥🎉✊️

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 10 месяцев назад +2

      ❤❤❤😮❤😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 10 месяцев назад +2

      ❤❤❤

    • @NimaIsse
      @NimaIsse 6 месяцев назад +1

      😂😂

    • @NimaIsse
      @NimaIsse 6 месяцев назад +1

      ​@us🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @wllrashka-dr2oz
      @wllrashka-dr2oz 5 месяцев назад +1

      ✊✊✊✊✊✊✊✊✊

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 6 месяцев назад +3

    jecliya jabka dadan ogahey maasha alah duceyda waa la aqbaley ilahey inta hartey u dhameyatir maashaa alah iftiney guul farxad qurux dabacsanaan qalbi wanaagsan maasha alah edo farxada ala ha ku siyaado goofja waa goofkaaga farxada qofna ha u joojin ee hore u soco gobonimo waxa ku faraxsanhey in aad ada goofkaga jooga cidna kugu bahdilin kuwa dhuljooda lagu dharbaaco lagu caayo lafu bahdilene ismaciilow wali walaxa ku harey iftin xamar waa ku raxeysana xaad xamey naagtada u geyn weysey orooskii gabadheena ma tagi karto madaxtooyada liintii mandheere sugeysa adiga iamaciil hargeysa ma tagi karta ilahow kadad ha galin iftin guul aan ku rejeyey edo macaan maasha alah saas u faraxsanow kan ka war sug sidii qamar meel ha lagu xiro duf ha ku baxe ii raaxeyso

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 10 месяцев назад +8

    Wwww Codka erayada laxanka muqaalka Gabadha aadka u quruxda badan Iyo alfanan Arka ,intaba 100%100❤ ,Waa heestii Sanadka ❤❤❤

  • @dahinoofficial8123
    @dahinoofficial8123 10 месяцев назад +32

    The best so far congratulations ina adeer fev song 🎵 inata heso dhagaysanayay 🎊

  • @lajeclaydazumayra1457
    @lajeclaydazumayra1457 10 месяцев назад +67

    Ilahey heesaha hanaga madooweeyo somaliyeeeey😢

  • @haruunmohamedosman4501
    @haruunmohamedosman4501 10 месяцев назад +27

    Dhaqankiyo hidaha wax ma dhaafsatoo
    Dhirjaniyo dhukaal kuma dhaashatee
    Dhigta midabka dheeha lihi waa udhalashiyo dhaxal awoow
    What a song 🎶 👌

  • @Samaale07
    @Samaale07 10 месяцев назад +7

    Markaan waa markii aarka guuxa ❤

  • @faadumoabdi4506
    @faadumoabdi4506 10 месяцев назад +7

    Hees waaa dhaaftay waxaan wow 🔥

  • @user-bp1yu4lj2h
    @user-bp1yu4lj2h 7 месяцев назад +4

    Garacan yari 😂 waa fanaan Walee.

  • @MohamedAmiin-ug3ph
    @MohamedAmiin-ug3ph 10 месяцев назад +4

    ismacil arka zxb aad aa ku takera 👏✊️

  • @Itsmebaby4591
    @Itsmebaby4591 10 месяцев назад +6

    Gabadhan si bi ugu eeg tahay warda happy wiixi ila arkay like isara 🤣

  • @moharoble7971
    @moharoble7971 9 месяцев назад +34

    The most precious ever the most knowledgeable Mohamed SCW❤❤

  • @djjacelow4421
    @djjacelow4421 10 месяцев назад +32

    Waxaan sugnaba Waa Heesta Waayahaan Dunida Qabsatay Aarka Guuxa❤️🤝

  • @nasfm5054
    @nasfm5054 10 месяцев назад +2

    Waawareey inta ila aragtay iftin in ay qurux iyo joog alle siiye ismuujiya hee Aarka 🐐🐐🐐🐐

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 5 месяцев назад +5

    The besT.🔥🔥🔥🔥🔥

  • @relxing424
    @relxing424 10 месяцев назад +4

    The best music frst 📍

  • @boqorkaraabkalkcibaar1951
    @boqorkaraabkalkcibaar1951 10 месяцев назад +13

    2 million markey soo Gaarto like ta iska saar waxaan heees weeydhaaftaye 💥💖🙀

    • @Kajol833
      @Kajol833 10 месяцев назад

      Warda happy miyaa moda wuxu 😂😂

  • @Suhaila685
    @Suhaila685 10 месяцев назад +83

    I am proud of this generation.... they will become a great human in Future Inshallah Palestine 🇵🇸 ❤️will be free

  • @IsmaciilkeyzeIsmaciilkeyze
    @IsmaciilkeyzeIsmaciilkeyze 10 месяцев назад +17

    Wowoooowwo boqorkii fanka wllkei ismaciil abdillah omor aarka❤🥰
    Waxaaan hees waa dhaaftay magc kle looo bixi 🤔😇
    On fire🔥🔥

  • @liibaanabdullahichenal1760
    @liibaanabdullahichenal1760 10 месяцев назад +2

    Dumarka magac umbeyy wadagan moyee wed darajo dheer thy🥹❤️boqorada qoralkeyga aqrineyso😩💚🫂👸🏻

  • @Suhaybabdulqadir43
    @Suhaybabdulqadir43 10 месяцев назад +6

    Heest waya ku socota somalilnd 😢 hubk dhigaya

  • @abdiweliissack4920
    @abdiweliissack4920 10 месяцев назад +36

    “You are braver than you believe, stronger than you seem and smarter than you think.” ..
    ❤legend Arka

  • @mohamedmohamud7729
    @mohamedmohamud7729 10 месяцев назад +4

    Waa dheeli tiran waa dhaaya bila

  • @Salimsahal-pd8fj
    @Salimsahal-pd8fj 7 месяцев назад +2

    Maftuux cadceed best musical 🎉

  • @mamaanabdi5508
    @mamaanabdi5508 10 месяцев назад +7

    Aarka in de house ❤️😂❤️

  • @fartuumaato4076
    @fartuumaato4076 10 месяцев назад +4

    MashAllah, Boqorka Codka keep going.

  • @Qalanjo37
    @Qalanjo37 9 месяцев назад +3

    Wax kale 😍 heestan Waa ku waashay😭🫶🏽

  • @user-yk5it9cr2r
    @user-yk5it9cr2r 4 месяца назад +1

    Waaw amazing 😊😊

  • @walalshaafka9463
    @walalshaafka9463 9 месяцев назад +6

    Heesta sanadka hadaa ila qabto👍

  • @abdirahmanshafirage
    @abdirahmanshafirage 10 месяцев назад +1

    Ismacli aarka fananka xamar shitay

  • @ilyasabdilahisharmarke7334
    @ilyasabdilahisharmarke7334 10 месяцев назад +20

    Alaah is one ❤☝

  • @Mohamett7
    @Mohamett7 10 месяцев назад +14

    Saalada subax ilaahay haifududeeyo😢😢

  • @drsayaanmohammed4725
    @drsayaanmohammed4725 10 месяцев назад +4

    Waaheesta kaliya ee loqadi karo ina adertaa❤❤

  • @sihamahmed5632
    @sihamahmed5632 9 месяцев назад +3

    Wuf caleyk waxana ka heesa best singer Ismaciil Aarka❤

  • @awilabdi3427
    @awilabdi3427 10 месяцев назад +4

    Cadceed onthe beet

  • @nimcocabdi5834
    @nimcocabdi5834 10 месяцев назад +26

    Hees waa dhaftay ❤

  • @sakariyecawiladar2673
    @sakariyecawiladar2673 5 месяцев назад +4

    Amarka ilahay heestan waa iska dhagaystaa markastaba

  • @NurowMaxamed-kl5id
    @NurowMaxamed-kl5id 5 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤best 4ever ismail aarka he has best voice 👌 😍 🙌 👏 ❤️ ♥️ 👌 😍 🙌 👏 ❤️ ♥️ 😮😅😅😮

  • @XuseenBaarri
    @XuseenBaarri 10 месяцев назад +11

    Wonderful
    Fannaan aan Calankiisu dhicin Ismaaciil Cabdullahi Cumar
    Aarka waa Mar la arag oo ay yar tahay inuu fankeenna Soomaaliyeed dib usoo maro.
    FANKU MAAHA XOOG . JAAW

  • @user-vm8tc6tm3q
    @user-vm8tc6tm3q 7 месяцев назад +1

    Woow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ef8sv9uz5e
    @user-ef8sv9uz5e 10 месяцев назад +14

    Wow 👌 Layaab layaab ❤

  • @YTJ_CAROLE
    @YTJ_CAROLE 10 месяцев назад +6

    AARKA 🐐🐐🐐🔥🔥🔥

  • @mohamuttabdulahi6333
    @mohamuttabdulahi6333 10 месяцев назад +5

    Aarka Best Song 2024

  • @hanishariif7397
    @hanishariif7397 10 месяцев назад +6

    Mrkee 1million gaarto like ii saara please 😢😅❤

  • @asuumiabdihakim8989
    @asuumiabdihakim8989 10 месяцев назад +3

    Intta og iney heestan qarxidoonta waa slmy🎉😮

  • @Qarni2000
    @Qarni2000 24 дня назад

    Hubka dhigay.
    Ismaciil aarka
    Waa wiil yar oo
    Leh hibo faneed
    Oo sareyso.

  • @GENERAL-GEEL-HOLMIYE
    @GENERAL-GEEL-HOLMIYE 10 месяцев назад +6

    Heeska muuqaalka baa looga dheelay lkn design iyo ereyada music laxanka codka waa another special 🎉❤ aarka lajan❤🎉

    • @sabirinabubakar8617
      @sabirinabubakar8617 10 месяцев назад +2

      Haa walahi egshinkii ba way ka jaren quruxda badnaa heestano kale meel cagaran bay ku fiicnayd in lagu duubo 🥰

    • @GENERAL-GEEL-HOLMIYE
      @GENERAL-GEEL-HOLMIYE 10 месяцев назад +1

      @@sabirinabubakar8617xoogaa meeshaan banaanka ayeey udoorteen green waalaga gudbay

  • @Donimalmedia
    @Donimalmedia 10 месяцев назад +8

    Music 🎶 🎵 cadceed the legend fara dahable ❤❤

  • @amiincaatoofficial7808
    @amiincaatoofficial7808 10 месяцев назад +3

    Best song ismacil aarka

  • @FunnyOctopus-sm2oo
    @FunnyOctopus-sm2oo 7 месяцев назад +2

    Hubka dhigay ❤❤❤❤

  • @siman111
    @siman111 10 месяцев назад +5

    Mashallah aarka anoo kale dhar cad kuma soo baxo laakiin gabadha Mashallah qurux style cidiyaha tinta 10/10❤ next aarka colour iska check

  • @AliHassan-hj7gs
    @AliHassan-hj7gs 8 месяцев назад +1

    Arka bro heestaan kusooqor 2024❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare 10 месяцев назад +13

    Legend aarka 🏆🎧🎸🎙🥁🎹

  • @NurowMaxamed-kl5id
    @NurowMaxamed-kl5id 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤ilove this song,best voice ❤❤❤

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 10 месяцев назад +4

    Hees iyo badh❤

  • @user-lt4ru1nk1x
    @user-lt4ru1nk1x 9 месяцев назад +1

    Axsan hees hubka dhiga aarka guuxa🥰

  • @ayaanahmed3247
    @ayaanahmed3247 10 месяцев назад +13

    Erayada ,laxanka music iyo direct intuba hoygii fanka hargeisa somaliland waxani waa talent ay reer hargeisa uun samayn karaan❤❤❤❤ hoygii murtida iyo hooyadii abwaanka❤😊

  • @Mohamedgogoye
    @Mohamedgogoye 9 месяцев назад +1

    Hubka dhigay dharartii an maqlayba heestan oo la dhacay muqalka loo dhigay iyo aarka soo dhacay 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @wariyexamari3160
    @wariyexamari3160 10 месяцев назад +4

    Ay Heestii Qarniga Aarka 🔥🔥

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 10 месяцев назад +2

    Ismaciil aarka layaab layaab❤❤

  • @user-sg5tx9vj7w
    @user-sg5tx9vj7w 10 месяцев назад +10

    Jah ilmo 🆎️ gaal wey is helene ugu dambeen iftin model and aarka❤❤kuweygii❤🎉

    • @iqraaliseed
      @iqraaliseed 7 месяцев назад +1

      Soo maha 😂😂😊

    • @fahima6186
      @fahima6186 6 месяцев назад

      Mansha Allah lahjad abgaal maba lahee lol 😂 waxaan moodaayay somalidaa galbeedka 👍any way HAMBALYO

  • @safiyoyomukhtarofficial7625
    @safiyoyomukhtarofficial7625 10 месяцев назад +2

    Qofna haka baryin inuu kula hadlo oo waqti ku siiyo i amin qofna waqti uma wayo qofka uu rabo.....🥀🥱🤍💜

  • @JaamacJaamacismaaciil124
    @JaamacJaamacismaaciil124 9 месяцев назад +3

    Heestu jacayl bey igu beertay❤❤❤❤❤

  • @cabdiqadiraadam2123
    @cabdiqadiraadam2123 9 месяцев назад +1

    Wooooow w😮 waxasaa fanaan laga dhahaaa ismail arkaaa👆🔥

  • @khalidsalat7704
    @khalidsalat7704 9 месяцев назад +18

    We Love our somali brothers and sisters from Palestine

  • @maxamudcabdulahi8453
    @maxamudcabdulahi8453 10 месяцев назад +1

    Wahktii uma haysaa sliga nabiga scw🥺🥺🥺

  • @Abdirahman-Koronto
    @Abdirahman-Koronto 10 месяцев назад +3

    Hubka dhiga on the fire 🔥

  • @dalmarmanchester7613
    @dalmarmanchester7613 10 месяцев назад +1

    Wow hubka dhiga waa hees erayo music iyo video ba laga dhisay❤

  • @barwaaqofaraah634
    @barwaaqofaraah634 10 месяцев назад +13

    Ismail aark❤ hees waay dhaftye

  • @masuulsare8099
    @masuulsare8099 10 месяцев назад +2

    Waa heestii sanadka 2024 best song

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 10 месяцев назад +3

    Ismaacilow waad na waashay wallhi Hees Kulul oo Macaan 😊❤

  • @hayaankanolosha
    @hayaankanolosha 9 месяцев назад

    Dhirjan iyo dhunkaal kuma dhaashatee.
    Dhunkaal in geed xabagtiisa suntahay waangartay.
    Reer xamaroow "dhirjan" iifasira

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 10 месяцев назад +3

    Tani waxa ay noqon doontaa heestii ugu saameynta badneed sanadkan 2023 👌 💯 👏 👍 🙌 ♥ ❤❤❤❤❤❤
    Ismail aarka waa miisan culus
    Muqaal cajiib ah ❤❤❤❤❤❤
    Erayao cajiib ah ❤❤❤❤❤❤
    Laxan cajiib ah ❤❤❤❤❤❤
    Hab jiliin cajiib ah ❤❤❤❤❤

  • @fartunabdulahi8052
    @fartunabdulahi8052 10 месяцев назад +4

    Waaw the best song of the year my big fanaan

  • @Naciimacabdi1355
    @Naciimacabdi1355 10 месяцев назад +3

    Ugu danbeyn wey so dhacdey heestii lawada sugaye legend ismail aarka❤🎉🥰thnks ❤

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 10 месяцев назад +8

    ManshAllah tabarakallah my legend.Nice🎬🎤😍♥️beautiful Action and beautiful girl and true song 🎶 keep going Another level legend 😊 BarakaAllah fi😊

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially 9 месяцев назад +7

    The sweetest song of year 2023😊

  • @maxamuudcalaf1513
    @maxamuudcalaf1513 10 месяцев назад

    Sida ugu ficneed:=
    1. ereyada way fadhiyaan 100%
    2. Editor and acting vedio 100%
    3. Laxanka iyo music 🎶 60%
    4. Codka 100%
    #Lkn
    #Hadii laxanka siin laheed khalid kaamil
    #music uu tumi lahaaa #mustafa #karaama runtii hestaan way dagnaan laheed wayna mcaan naan laheed iyo jawicaan +ismaciil arka cadkiisa omg.

  • @zaprinaqueen936
    @zaprinaqueen936 10 месяцев назад +4

    awwww lamanheyga ❤ ismail arka & iftin model🔥

  • @user-oj3sz9eo9n
    @user-oj3sz9eo9n 9 месяцев назад +2

    BEST SOMALIA MUSIC ISMAIL ARKA FANA AN TAGEERO 😊

  • @Somaliasweetgirl
    @Somaliasweetgirl 10 месяцев назад +5

    I’m From Canada I love you Somalia music

  • @MsDharoor
    @MsDharoor 7 месяцев назад +2

    Bra gjord❤

  • @abdicilmi5696
    @abdicilmi5696 10 месяцев назад +18

    Amazing video another Level song I'm a big fan of you ismaaciil aarka the legend of king of city Mogadishu 🇸🇴🐐🔥❤️

    • @SafiyoOmar-ok7kf
      @SafiyoOmar-ok7kf 9 месяцев назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 9 месяцев назад +1

    Lgend ismail aarka.❤