ISMAIL AARKA | ABAAL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 янв 2025

Комментарии • 841

  • @ahmedqanofficiel9072
    @ahmedqanofficiel9072 Год назад +45

    Waa fanaan cod miisaaman leh dabeecad wanaagsan dadka kala yaqaano iskuna wada ismaaciil horay u soco waa hees macaan ABAAL

  • @Qiso_7
    @Qiso_7 Год назад +423

    Dunida masoo marin shaqsi ka fadli iyo karaamo badan
    ❤NABI MUXAMED SCW❤

  • @abdifatahali197
    @abdifatahali197 Год назад +145

    Heestan waxa dareemi kara qof wax jecel oo qofkii uu jeclee dareemi la, yahay oo mar walba dulqaadanaya oo isleh uun qofkani intuu kaa tagi lahaa adi samir oo eed walba dusha saaranaya. Qofkii uu jeclana u garaabi la’yahay, oo isla saxsanyahay. Lkn qalbi waxa jecel ayaa mar walba nugul. Well done Aarka.

    • @mohamedaliabdi-bq5gs
      @mohamedaliabdi-bq5gs Год назад +3

      Xaqiqatha ayaba sithas eeeh sxp❤

    • @suhuursuhuurnuux7257
      @suhuursuhuurnuux7257 Год назад +2

      Aad🥺

    • @ABDIRHMANMOHAMED2053
      @ABDIRHMANMOHAMED2053 Год назад +8

      @@suhuursuhuurnuux7257 kwrn abayo adigoo sidaa ugu dulqaadanyo hadana meel cidlo ah kaaaga tago dadkana u sheegaya in aad ehed qof naxariis badan, maskiin ah, una jabjaban, hadana leh qof naxariis badan ma jecli kliya waxaan ku nacay ka badbadintiisa . maxaa ka xanuun badan labo sano ugu soo sabraaye wax walpo ee farxad ku dareemeyso u sameeyey maantana meel cidla ah iiga tagtay .

    • @ruuxibbe2872
      @ruuxibbe2872 Год назад +2

      Qof sidaas u dulqaata soomali kuma jiree naga daa

    • @nihaalgelle7832
      @nihaalgelle7832 Год назад +2

      jceyl wax la dhaho ma jiree walal naftada jeclow oo danahaga raaco waxad adigu hadba qalbiga gashatid weeye qof aan naftisa ixtirimin cidna ma ixtiramto

  • @cabdiwali4504
    @cabdiwali4504 Год назад +103

    Abaal ruuxa kuugala wa loogudaaye,,>😭💔 Amazing voice heestan hadad daawaneyso 2023 iyo wixii ka danbeyaa like isaar wll.🤦‍♂️

  • @umufawaaz5118
    @umufawaaz5118 Год назад +38

    Maxa darta usilcay oo dunida odhn ciriri igunoqotay waliba Adiga dartaa wad ogtahy sida kujecla waliba darta dhiwato badan usomaray Adigana maxa igusamesay inaa dunida igu iqabto oo gerida ilahy kabaryo Abalka kugalay inte ku ilawday Away balanta iga qaday wad iqiyantahy wlhi ismadhahen Asaga waliga kuxumendono Adigna wad ixumesay wali her waxa igarsisay Angerida dorbido nolasha igisay maxa iga wesay ogabarkle igaracday gabadhasna malinta darta usomijiray Aya sobaratay wadna iga qarisay waliga qalad Anlahen dusha iga sartay blse xanunwalba igesatay ilahy darti kucafiyay malin nafsigega wukasobaxa lugahegana wad hos imandonta insha Ah mlinka Aya jawabta kusina insha Alh😭😭🙏💯

    • @yacquubyaqo
      @yacquubyaqo Год назад

      😢😢😢

    • @marishcabdi7378
      @marishcabdi7378 7 месяцев назад +2

      Wllo qaaalo waxan ku leeyahay noloshaada horey uraac waa bil Adam wuu isbadali lkn markasta ha isliidin lagayaaba inuu ilaahay lugahaga hoostiisa keeno adigu qof adan nolol la wadaagi ka fogaaday ka xumaaty wlhi aniga kaan is qabnay ayaa naag igu khiyaami Nolosheyda rafaadkuu mariyey hadad ogaaan lahayd waad ooyi lahayd lkn alxmdlilah ilaahay Ayaan baryey inuu nazbisigeyga kasoo saro wlhi maanta ayuu iga tuuugaya inaan Dib igu sonoqdo waayo daacad ma hungowdo sababto ah aniga iyo cunug yar oo saqiira ayuu cidla nagaga dhaqaaqay 😢😢😢😢😢😢

    • @umufawaaz5118
      @umufawaaz5118 7 месяцев назад

      ​@@marishcabdi7378 wlshe mcn ilhy farxad balar hakusiyo dacad Ahed insha Alh wn sugayaa malin inuu hosteda imado sidu ixanunjiyay ilhy kamarqati Ah wlhi ilhy kudayay ilhy nabsigega hakasobiyo insha Alh 🥺💯😭😭🤲🏻

    • @umufawaaz5118
      @umufawaaz5118 7 месяцев назад

      ​@@marishcabdi7378 Abyo ilhy nlshada frxad balaran hkusiyo Aniga igusoduce inu ilhy nabsigega kasosaro Anigana mid ifahma oo dhimta maray ku ilawayo inu ilhy isiyo insha Alh🥺💯🤲🏻

    • @Itsdatbella
      @Itsdatbella 6 месяцев назад

      Asc abayo. Seeitahy hada.

  • @ilyasabdilahisharmarke7334
    @ilyasabdilahisharmarke7334 Год назад +20

    Ismail aarka waan
    Kuwataa zxp 🙏 from 🇩🇯

  • @malikingofwestafrica8231
    @malikingofwestafrica8231 Год назад +14

    l'm from Mali 🇲🇱West africa I like the music of Somalia

  • @Ayaanwadani
    @Ayaanwadani Год назад +20

    Esha calaa hees Aarkow waankaa haaynaa team calaacal💔 😔🫡

  • @jamiilweheliye
    @jamiilweheliye Год назад +12

    Amazing song 🎵 wllky ismacil 🎵💪🏾

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr Год назад +20

    Hees wey dhafteyy Heart touching❤😢aarka fanka🔥🦁

  • @amiincox6206
    @amiincox6206 Год назад +28

    Heestan waa dareen xusuusaha kicinaysa, waxa jirtay gabadh aan mudo badan aan jeclaa, markan dantaydii u sheegtayna way i aqbashay hal maalin kadib balse dhibta jirtay waxay ahyd inanta wiil ayay kala hadheen ayaamo ka hor markan laba bilood wada soconay ayay la kulantay hadana aniguna waxaan noqday gargaarkii deg dega ahaa ee lagaga baxay xaaladii ay ku jirtay, cwa ayay ila soo hadashay iina sheegtay inay iga tagayso ana ma baryine waan macasaalamo ku idhi 😔😢
    Noloshu casharo badan ayay ku brysa, adiguna ka qaado waayo aragnimo

  • @marian5607
    @marian5607 Год назад +52

    My favourite singer Ismail Aarka, the one and only ❤

  • @mohammedadde8251
    @mohammedadde8251 Год назад +33

    HEESTAN 😔waxa modaa iney iniga iga hadleyso Waxaa dhacday inaan jaceyl uqaado gabar Aan daris aheyn anigoo yar 2014 kadib sxitinimo caadi ayaa naga dhaxeysay lkn aniga wan jeclaa sidaas ayadoo tahay waxan heceel ushektay 2015kii dhamdkii Jawab mey isiin Xafadee ka gureen Waan utagi jiray meshee Dagen kadib ilaa iyo 2017 anoojecel ayee Qof kale xriir la leheyd 💔😩 marku qofkas xumeeyay anee ijeclate anigoo isjecel 2019 kii ayee I xumeysay oo ay cidlo iga tajtay anoo la ildaran jaceylka kadib Wan ka fogado Noloshyda iskaga baxay markay ka soo waregatay 9billod ayaan Ku kulanay tacsiyo😔 sidaas ayaan Hadana Meshii kula sxibay ayadoo xariir le iyo anigoo Xariirleh kadib waxa dhacay iney iga geeriyootay gabadhii aan Gadashed jecladay Kadib walalnimo ayee igu soo dhawate Anigana Drenkii horeyn uhaye ayaa dib igu bilowday anigoo og inay xariir ledahay 2020 ayaa hben Waxay Ishegtay in Dhibato Xaga Familka 😔Ka heysato kadib waxan Ubalan qade Iaan Garabkeda ahan doono Ana cidleyn doonin wax walba uqabanayo sidaas markii aheyd anigoo wax walba usameynayo garab istagan ayee i xumeen jirtay 💔🥺 oo ay Iciil ciili jirtay Anigana balan Aan qaaday Ayaan Ula Joogay🤞😢 ayadoo sidas aytahay wax walbo aan Ulajeclado dadkale ayee siineysaa anigoo ku Keenay Dhib😢 aan ushegay inay ilaalsato Kadib marbay waxay igu tiri qof Hadii aad wax siiso oo uu xafidan wayo markale wax hasiin Anigana Ma awoodin in sidaas Ku sameyo💔🥺 eyada wayo waxan jeclaa Inay hormar Gaarto ay ka hormarto kuwa asaageeda ah bes lkn wey ifahmi weyday Hadii xita wax walba usameyay kama helin waxan xaqa ulaha Oo ah inay ii majad celiso sida igu dhahdo hadalo wangsan Qalbiga Iqaboojiya markan wax ugeeyo ay waxas Ku cayarto maxa sidaan uyeshay markan dhoho Qeylo iyo aflagado Igu Dareysay hada markan Ka fogaday Ana rabin kana Niyad jabay Ayee Isoradisaa anigan Ma ahayo waxan Kula hadlo wayo hadal dhan Wuu iga soo dhamaaday marka maxan Ku sameyaa Qofkan anigan Ma qaldanahay Soomaliyey iisheega sanadka 7/3/2023 malin isniin ah sacatuna tahay 18:5 i.a wan soo boqon donaa comentigeyga I.a 😢😢😢🥺💔 isoo doceeya inaan ilabo qofkas wlaalayal 🤲❤🙏

    • @ikraanisack1559
      @ikraanisack1559 Год назад +1

      Abwe wlhi bini aadamka isku mid maha wayo waxa jira dad aan mudneyn in abaal loo galo marka waxa ku leeyahy ilahey qalbiga haku qabojiyo iyada mid ka fcn ilahey haku sahlo 😢❤😊

    • @abdikadirabdirahmanaden7552
      @abdikadirabdirahmanaden7552 Год назад +1

      Kafogaw

    • @amarnaxmed1850
      @amarnaxmed1850 Год назад +1

      brother qufaad jeceshahy sida laga koa wey adagthy hada nh nin rag aya tahy qalbiga ka saar mid ka wngsn o ku fahmeyso alle haku sahlo sxb qalbigada nh rabi haku qaboojiyo tnk u pro

    • @abdisalamyusuf7389
      @abdisalamyusuf7389 Год назад +1

      Adigu Jacelkagu Noqnoqosho Badanaa Ma Go Aan Badan Ka Qaadan Kareyn 3 Jeer Ka Badan iminka Waxad Ku Noqnoqoneysa in ka badn

    • @abdirizakahmed1358
      @abdirizakahmed1358 11 месяцев назад +1

      Sxb inaad maanta kabogsata rajeena🥺

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji Год назад +7

    Ismail aarka on fire🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 Год назад +20

    Dadka kala : waa karbash Xassan Shiekh
    Aniga : waa jawabtii Warda Happy 😂😂

    • @sdmk7180
      @sdmk7180 Год назад

      Xassan Lee waaye 😂😂

    • @calibaxdo8239
      @calibaxdo8239 Год назад +1

      Cbb ceeb miyaadna udhiman xasan sheikh maxaa keenay

  • @sayidahmed7261
    @sayidahmed7261 Год назад +7

    Wah wah aniga heestan ma fahmin isku dhuuqyadu waxay odhan doonaan waa xasan sheikh lkn aniga waxaan leeyahay waa maskax yarta ismaaciil aarka keep going bro

  • @patrioticnasriinahmed2353
    @patrioticnasriinahmed2353 Год назад +29

    Aarka😢this song is heartburn even it’s not concern on my own situation but i really feel this broken😢

  • @cabdirishidmaxamedjamac4820
    @cabdirishidmaxamedjamac4820 Год назад +7

    Waaa agtar weyn Ismail aarka wllhi waa taageeraa in yar baan ku taageeraa intaasina waxaa weeye 💜💜💜 waana Xasan aadanka fanka ♥️💟 dambe xidiguu kasitaa iyo darajo dheeraad ah ❤️❤️❤️❤️❤️💯 caaqil caaqil dhalay dheh laakiin halkaa iigu jooji ismaaciil aarka hanoolaado the legend of fanaan dhab ah ❤️❤️❤️❤️💯

  • @AbdishakourMowlidxuseen
    @AbdishakourMowlidxuseen Год назад +14

    Dadkii kuso saray ukalay sonaliland hadanahay manaqano sida loo ciilo fanan gulayso aarkaw ❤

  • @DurriyadMp253
    @DurriyadMp253 Год назад +17

    AARKA IS BACK 😎💯🔙🔥🎉

    • @cukaashcali6448
      @cukaashcali6448 Год назад +2

      Heestaan aneey dareenkeeyga miyeey kawar qabtay waaba yaabee

  • @muniirhindi1723
    @muniirhindi1723 Год назад +5

    inta igu raacsan heestan inay 1m gaarayso👋

  • @ahmedHassan-bd7ix
    @ahmedHassan-bd7ix Год назад +12

    Aarka is Back legend 🔥🔥🙋

  • @YoIzxaaq
    @YoIzxaaq 5 месяцев назад +2

    Heestan waxaan dhagaysanaya 25\5\2024 waxaana jirta qof aan bash isku nahay lake iisar hadaad iga danbeyso bal inan isla joogno iyo in kle aan ogaada markaad reply iiso gashaan umadayda somaliyeed from garowe puntlan somaliya 🇸🇴🌍🙏

  • @nafaxaadnafta580
    @nafaxaadnafta580 Год назад +2

    Waah waah caleeek waxasi cod ah masha allah wuuuuuuw legend of legend Aarka ❤❤❤❤

  • @Balanbaalisstudeo
    @Balanbaalisstudeo Год назад +7

    ISmaaciilow Beenta JClka kadaaa waa adiga Warda kiyaanee🥂🤩😂

  • @bashircali2301
    @bashircali2301 Год назад +12

    1mil markay gaadho love igu sharfa asxaaby

  • @Akbalaaya-vz1jj
    @Akbalaaya-vz1jj 4 месяца назад +3

    Abaal ruuxi kugalaa waa loguthaa absolutely Haa wllh

  • @HussienOmer-pq5se
    @HussienOmer-pq5se Год назад +6

    Wow ❤nice miusic we love you all oromo peoples our bro .somali

  • @sadiacasha9912
    @sadiacasha9912 Год назад +2

    Dhanka kle kafiirshoo warda happy jawabtedi weeye

  • @dahirabdi8151
    @dahirabdi8151 Год назад +6

    Zxp codkagu waa fadhiyaa masha allah❤🎉

  • @Zaynabdi4949
    @Zaynabdi4949 Год назад +4

    Aaaaarka 💙🖤 fanan cod halaasi ah leh

  • @KingHamada1
    @KingHamada1 Год назад +3

    ADAA KU LEH RUNTII 💯

  • @MAHAD304
    @MAHAD304 Год назад +1

    Abaal ruuxi ku gala waa loo gudaaha
    Hadaan iidin qeexo waxaa garanayaha qof walpa bili adamnimada garan kara oo bulsho la dhaqan ahaa best song ❤

  • @farxiyoabdullahi8631
    @farxiyoabdullahi8631 Год назад +1

    Wwww❤❤❤❤ inaba cadi maha ismail arka fanan qali ah hore u soco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ abal ruxa ku gala walo guda hit song❤❤❤

  • @daauud4859
    @daauud4859 Год назад +3

    Hadaadba Galimba Ceyn Tahay I Gumeysan Meysidee Adiga iyo Garaadka 😢
    Amazing 👏 Song Thanks so much 4:01

  • @aminaismailhajir440
    @aminaismailhajir440 Год назад +7

    Masha Allah
    Ismail Aarka , you always amaze brother ❤️ with a new amazing 👏 baanblaas

  • @IfrahMahamouad
    @IfrahMahamouad Месяц назад +1

    Inta Z0 radiZey HestA 2024😢 like 👍 ❤

  • @khalidxaaji
    @khalidxaaji 4 месяца назад +1

    I.a san niyada ku HayO haduu alaaah swt ii surto galiYo waan ku guduyaaa wlaaahi wll b❤😢😢

  • @shuiab14
    @shuiab14 Год назад +4

    Abaaal ruuxa kuu gala waa loo gudaayeee❤️🥰

  • @xasanmahdi9741
    @xasanmahdi9741 Год назад +2

    Hadalka afkaada sakoo baxa hanoqdo saliga nabi muxamed (N N K H)🥰🥰

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji Год назад +5

    Waa iska jeclahay heestaan ❤❤❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Год назад +6

    Abaal ruux ku gala waa lagudaye hadad galinba cayn tahay i gumaysan mayside adigio garadkaa 😢😢😢 whet a song😢

  • @alterdrhex
    @alterdrhex Год назад +3

    Abaayo rayaan waa iska aduun , waxaa laga yaabaa in uusan qeyr kuu ahryn ee adiga ayaa isdejinkara . Iska iloow warkiisa Xasuustiisa❤

  • @sakariyecabdiqadirsaxar3228
    @sakariyecabdiqadirsaxar3228 Год назад +3

    Walhi heestaan waan wataa keep going brother

  • @AdeshMoxazz-si9ew
    @AdeshMoxazz-si9ew Год назад +2

    Isamacil Aarka masha allah 🇬🇹🇬🇹🇬🇹

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 2 месяца назад +1

    Who is listening 01/11/2024.!🎻🔥
    Abaal ruuxa kuu gala
    Waa loo gudaa
    Hadaad gelinba ceyn tahay
    Igumaysan mayside
    Adigiyo Garaadkaa.

  • @cabdiqaadiraxmed-fb7cd
    @cabdiqaadiraxmed-fb7cd Год назад +4

    Legend aarke Walhi 😊😮

  • @musamohammed7750
    @musamohammed7750 Год назад +5

    Heestan safar ban ku bartay dheer from ethopia to maxico sida cajiib ah bay i taabatay 😢

  • @DictorJabriil
    @DictorJabriil 24 дня назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahirkoficial4022
    @abdullahirkoficial4022 Год назад +2

    Amazing cod

  • @TheWacan
    @TheWacan Год назад +1

    Haye... oo heestan imisa fanaan ayaa qada❤

  • @AhmedIbrahim-sr9wn
    @AhmedIbrahim-sr9wn Год назад +6

    Masha Allah nice voice keep going my dear

  • @JamacCawil-k8k
    @JamacCawil-k8k Год назад +3

    Hees way dhaaftay qalbiga ❤❤❤❤

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur Год назад +15

    Amazing voice aarka Fanka🔐♥️🫶

  • @RuzaykiMohamed-dt1wg
    @RuzaykiMohamed-dt1wg Год назад +1

    Abaal ruuxa kugala waa loogudaaye waa loo gudaayee hadad galinba cayn tahay ❤❤❤❤😢😢😢😢 habi adan

  • @AdeshMoxazz-si9ew
    @AdeshMoxazz-si9ew Год назад +1

    Isamacil Aarka walaki mambo

  • @salmacabdirisaaq7009
    @salmacabdirisaaq7009 26 дней назад

    Abaal qof gala la arka lkn qof gudaa Yar heestan iyo dareenadu way wada kowsadeen
    🤷🏻‍♀️hadad glinba cayn tahy I gumaysan mayside anigiyo garaadkay 🙋🏻‍♀️

  • @faadumosaid6431
    @faadumosaid6431 Год назад +7

    Amazing 👏 ❤❤❤❤

  • @sharmaarkemshirwa4356
    @sharmaarkemshirwa4356 Год назад +1

    Hees Karbaash fcn ah hdd rabtid aarkow anaa kuu hayee sxb ila soo Xariir 🤚

  • @CabdullahiGutaale
    @CabdullahiGutaale Месяц назад +1

    ❤❤❤❤

  • @hogaamiyealfa4389
    @hogaamiyealfa4389 Год назад +1

    Heesta aarka maa leh mise Ahmed zaki waan yabe dadoow

  • @HaniBarexaji
    @HaniBarexaji 4 месяца назад +2

    Heestan waxa daremi kara qofki wax jeceL ama qof qaLbiga dhaawac kadaremaya 12/8/2024 10:32 habenimo koley qalbigaygu sidu daremayo iLahay ba og wxn Raba qofki marxaladan aan ku sugunahay igaLiyay inan dhaho dunida meeL kasTod joogTo farxad ku NoLow sidan raLi kaga noqday rabiga RaLi kaga noqoy koley wxd ibaday uman qalmayne adigiyo garadka wxn rajaynaya malintan qoraLkan aan soo boqon doono inan ka cafimado xanunka😢

  • @Daud_Barkhadle
    @Daud_Barkhadle Год назад +6

    Nooleeyaha FANKA #Ismacil_aarka ✋wllkie

  • @cabaasliinja3495
    @cabaasliinja3495 Год назад +15

    Amazing Voice And Song🎵❤

  • @hanadarab5300
    @hanadarab5300 Год назад +2

    Amazing 👏 🙀 Ina adeer keey

  • @leylomaxamad4501
    @leylomaxamad4501 Год назад +3

    Woow ❤amazing aarka wiil wanaagsan batahay erayada inkasto qaab siyaasadeed lo badalay hadne wax garadka unba fahmaya keep going 😊heso kle dhiiragali io jcyl ino soo qaad😂😂

  • @muhidinibrahim5088
    @muhidinibrahim5088 Год назад +1

    Thanks for this Ismail Arka

  • @salmodaahir7
    @salmodaahir7 Год назад +3

    Aarka is Back legend Ina adeergey ❤❤🎉🎉

  • @kingnakhlan674
    @kingnakhlan674 Год назад +1

    Abaal raged nin ba leh hada igu racsan tahe like isar🙏

  • @hebakhassan7968
    @hebakhassan7968 Год назад +4

    ISMAIL AARKA you my favourite always❤❤❤

  • @salmaanyare3618
    @salmaanyare3618 5 месяцев назад +1

    Walhi heestaan caadi mahan Waa bees shidan🔋

  • @GENERAL-GEEL-HOLMIYE
    @GENERAL-GEEL-HOLMIYE Год назад +2

    Aarka Lajan ❤

  • @tufaaxxayi1331
    @tufaaxxayi1331 10 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @Asma-apdi
    @Asma-apdi 3 месяца назад

    Time 00:48 1/10/2024 jacaylkii i gubay gibilkayga doorshay💔😢
    Wakhtigaan ku soo noqdo heestan wxaan rajaynayaa in aan wx badan iska badali doono insha Allah 🙌

  • @asmatahir1848
    @asmatahir1848 Год назад +1

    Ismacil aarka on fire 🔥 ❤❤🔥

  • @cabdalanasri9093
    @cabdalanasri9093 Год назад +2

    Abaal ruxa gala wa loo gudaaye hadad gelimba ceyn tahay i gumeysan meyside adigiyo garaadka😢🥹🥺😢

  • @saadaamahmed6914
    @saadaamahmed6914 Год назад

    Wll ka😮😮😮😮

  • @HuseenCumar-g8c
    @HuseenCumar-g8c Год назад

    Waw kana jacayl laga dhihaa walahi

  • @AbdisamedAbdiwali
    @AbdisamedAbdiwali Год назад +5

    I love somali people from Gedo😂👍

  • @WarsameCabdi-rr3fk
    @WarsameCabdi-rr3fk Год назад +1

    Mmnuii😊😊😊

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 Год назад +1

    Heesta lo qaday hsm somali hishis ah abwaanka iyo fananka hesti aay qadeen may dhicin somali bey ka raaligelinayan hsm wa donfaar ma dahirsamayo🙌

    • @xamdiabdirashiidmohamuud5988
      @xamdiabdirashiidmohamuud5988 Год назад

      Doonfaradkle oodaahir samin soomatihid heestane ina aderkiis uqaday kwrn adigane waa dhagesaty bahdilan 😅😅😅

  • @BashiraamBashiram
    @BashiraamBashiram 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤saaswaye❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Год назад +5

    Ismaaciil Aarka Always Somaliland Love’s You Man🫶🏻

  • @ABDIRAHMANRabiic
    @ABDIRAHMANRabiic 3 месяца назад +1

    Najma😭💔
    Malaha Mar Uun Waad ii Daremi
    Like ii Saar Hada Tahay QoF Laa Fahmi Laa Daremi layahaay

  • @Alonebird575
    @Alonebird575 Год назад +1

    Abaal Ruuxa kugala 😢
    Wa loo gudaaye 🥺
    Hddad galinb cayn tahy 😢igumeysan meyside 🥺Adigiyo garaadka 💔😔This song is emotional 🖤 4:35 😕💔

  • @rashidbahola8743
    @rashidbahola8743 10 месяцев назад

    🎉mashallah ❤ love you more

  • @muhacaday8806
    @muhacaday8806 Год назад +1

    Waan kaa hayaaa heesta

  • @IlhanAbdi643
    @IlhanAbdi643 Год назад +3

    Tan😊 hees wey dhaftay nabee❤❤

  • @CURIYE__CHANEL
    @CURIYE__CHANEL Год назад +3

    Ax yaa jeceyl Nolosha aan kusuganahay waa mid dhimasho dhaanto xaqiq mar ayaan ahaan nolaha ugu farxada badan dunida lkn waxan ahay ruuxa ugu oohinta iyo murugada badan mana aqaan goor aanka bixi doono allesa waa mid garsoone eh

    • @AmusedGlassRose-oj9jq
      @AmusedGlassRose-oj9jq Год назад

      Ilaahay hakaasaaro murugta wlky qaali nolosha dhanbaa murugo kasamaysane

  • @abdimohamed3122
    @abdimohamed3122 Месяц назад +1

    😢❤

  • @RoobleHussen-kk3qh
    @RoobleHussen-kk3qh Год назад

    My pther keep going

  • @XidigRamoz
    @XidigRamoz 6 месяцев назад +1

    Who still watching 20 june 2024
    This song is 🔥
    Like ta ii saara inta iga dambaysay haday somalinimo jirto

  • @fankafanka8369
    @fankafanka8369 Год назад +1

    Lajan waaaaaw 💐💐🙏🙏🙏👍💯💯🎷🙏hah guleyso

  • @maanadeero9693
    @maanadeero9693 Год назад +1

    Best weeyi heestani😓❤️

  • @abdihusein9792
    @abdihusein9792 Год назад

    Ismail Aarku Waa shaqsiyaadka ugu Fanka Wangsan Somalida Heesaha Laxan koodu Dagan yahay ayuuna Aad ugu Wangsan yahey

  • @KaapaShabcaan
    @KaapaShabcaan 4 месяца назад

    2024 /8/18 habeenimo axad ah qalbi jab iyo xanun ayaan dareemaya i.a waxan rajynya ina so noqdo ano bogsady😢💔❤️‍🩹

  • @maahirainte3846
    @maahirainte3846 Год назад +2

    Gaari hadad kadhex dhageysaneyso like saar😅

  • @abdikaniabdallamohammed4889
    @abdikaniabdallamohammed4889 Год назад +1

    Inta Ahmed Zaki inuu heestan soo qaday Og 👍 dhac ku sii..

  • @goonibare1345
    @goonibare1345 Год назад +3

    Heestaan dhega hadal weeye waxayna kusocotaa xasan gur guurte iyo xertiisa heestii hore bixin waayey kharashkii galay❤

    • @mohamedamiinhidig3193
      @mohamedamiinhidig3193 Год назад

      Adigiyo garadka wiil iyo Aderkiisa badowa kuma deqde 😂😅🫵🥺

    • @kaahanuuraahmed3695
      @kaahanuuraahmed3695 Год назад

      @@mohamedamiinhidig3193 anoo naag isaaqa ah baa kugu tagersan wiil iyo adeerkiis lama kala dhexgalo

  • @Maliika6
    @Maliika6 8 месяцев назад +1

    Heesta iyo codku waa is leegyihiin❤