DEG DEG Hubkii ugu badnaa & Ciidamo galbinaya oo kasoo gudbay hiiraan, baabuur xamuul ah oo..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 16

  • @JabriilMaxamed-m4w
    @JabriilMaxamed-m4w Месяц назад +4

    Soomaaliyey dalka waalaqabsan rabaa fadhiga kakac

  • @user-sg7qn9ie6d
    @user-sg7qn9ie6d Месяц назад +3

    Ethiopa ayaa leh hubka xssan baana la og ciidamadooda ayaa dalka kuwabsan xasan wadanka waa gatay soomaalaay ogaada abwaan xirsideni

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo Месяц назад +2

    War dalka waa lagu soo duulaye aan difaacano ilaahay mooyee cid aynu sugaynaa.majirto rag iyo dumarba waa jib buu kuyahay inay difaacdaan dalkooda.xasanoow maxaad qaban waa su,aale kumee ama dalka difaac ama naga hortag

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 Месяц назад +3

    Somalia is cunaysa dunidana la colowday waa taariikh cusub oo somalia u curatay kana dhalatay siyaasad xumada reer somalia .
    FIQI baa wasiir arimo dibadeeda waa waxyaabaha lala wareeray .aduunkuna ka wareeray

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 Месяц назад

    Reer Hiiraan ku yaaca . War ku yaaca . Kafaramaroojiya hubka .

  • @samirayusuf4672
    @samirayusuf4672 Месяц назад

  • @XuskaCade-o8e
    @XuskaCade-o8e Месяц назад

    aadan

  • @user-qr2tb3ov2b
    @user-qr2tb3ov2b Месяц назад +1

    😮😮

  • @user-tu6qp4zt1v
    @user-tu6qp4zt1v Месяц назад

    Madax soomaaliyed oo ka.war heeso majiraan 7000 ku.ciidmo etopian ah maxey ka.qawnayaan gudah soomaliya gar.ahan hiraan iyo gobolada soomaliya xududah soomaliya yaa ka.ah waardiyoyaa xududah soomaliya yaa ilaaliyo soomaliya etopian soomaliya iney qabsaato ayey rabtaa

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад +1

    Reer hiiraan waa ina qabsadaan

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 Месяц назад

    Marka la dhaho dowlad garan maysaane xukunka kafogaada qabyaalad bay uqaadanayan. All ready hibkii lagu qabsan. Lahaa waalasoo geliyey. Waynu eegi koley uma malaynayo inayo inuu dhamaysanayo.

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 Месяц назад

    Ka xaab xaabi hee muxuu dhahay micaad miigane naa imasan ku dhahay imisa sow duleedkagama yeedhin dadka sow kaama jeclaanin haduunan idilin wadkuna idayn doog iyo abaar baan mid😂 uun degaya.

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 Месяц назад

    Baabuurta shareecan waxani ma oromo afsomali barataybaa. Shiraacan ama shiraaqan dheh

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Месяц назад +1

    Xasan ayax iyo itoobiya way IS ogyihiin soomaaliyeey waxa idin qabsaday abeeso ' dalxaw ' ayax ' yay 'iyo habar dugaag oo dhan oo aan lahayn Nadine iyo arxan

  • @XuskaCade-o8e
    @XuskaCade-o8e Месяц назад

    SXb

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад +1

    War dalkan belaayo ayaa yeelatay soomaali sidaa ayaaa u danbaysay