HAWIYE OO U JAWAABAYA ODAYAASHII HAWIYE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 27

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 9 дней назад +5

    Xassan weli waa run sheeg waana reer xamar. Xamar ayuu ku dhashey

  • @Turtle333face
    @Turtle333face 9 дней назад +4

    Dowlad Deska Somalia waxa hortaagan xamar oonuka leh

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 9 дней назад +5

    Hawiye dhamaan hal nin ayaa wadani ah waa ninka la yiraahdo ( Xassan weli).

    • @nuurmohamed5195
      @nuurmohamed5195 7 дней назад

      Caydiid ayaa usabab ah waa ninka keeney in raxanweyn qabsado in digil deegaankooda laga bilaabo lagu so daro banaadir lkn dadkii deganaa waydiideen . Wuxuu ku khudbeeyey wax DM la yiraahdo ma lahan hada ka dib waxaa tihiin banaadir state. Dadkii dheheen Caydiidoow ma waalan tahay sidey ukala go aayaan DM sidee banaadir loogu dari karaa??? Dhamaan waa la diley si sir ah waxaa laga dhigey mooryaan ayaa dishey weli daarood baa la jirtaan oo taageereysaan . Caruurtoodaa jooga oo waaweyn lkn aysan ogeyn in loo diley sidee u diidi kadhaan sh hoose iney ka mid noqoto gobol habiye ka talinaayo. Caruurta ilaa hada ma oga waxa lo sheegey ineybaabohood dileen mooryaan.
      BECARFUL Laftagareen
      Wallaahu Aclam

    • @nuurmohamed5195
      @nuurmohamed5195 7 дней назад

      Laga bilaabo kismaayo barawe marka afgooye dhinaca kale ilaa maayafuulka . Boorarka markii lagu dhejinaayey Goob joog ayaan ahaa dadkii diidey ayaa ka mid ahaa . Oo ka fajiyey maqribkii.
      BECARFUL Laftagareen
      Wallaahu Aclam

  • @Turtle333face
    @Turtle333face 9 дней назад +2

    Dagaalka Alshabab waxa hortaagan Madaxwayne Hassan Shike iyo reerkiisa

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 9 дней назад +2

    Galjecelow janamudinka ehe hadiid waysiina naartad hureyninine aad iskudalantiin midkina matukado ani gaaljecel malihi lahjadinana wa,aqan gabar aan jeclahay ooilmahega hoyodod intey ilamo iidhalin kahor aan,kaftamijirney sidiiyan kuhoyedey alxamdulilahi iniis,afsomaliga mid KaliyA dadka halka af leh as,somaliyahay alxamdulilahi nin d5 ej Somalia know kuligenba kow somali baynunahay❤❤❤😂

  • @mohamudabdirasak1041
    @mohamudabdirasak1041 9 дней назад

    Wasiirku sifiican ayuu uhadlay siyaasi qaangaar.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 9 дней назад +2

    Laata aamin Hawiye

  • @HassanAli-bf9um
    @HassanAli-bf9um 9 дней назад +1

    Maryaa HAWIYE munaafiwqnimadda joojiya..
    Wallaahi waa beentiina .
    Hawiyow ball dagaal isku soo daya adinka iyo dowladda hawiye xasan sheekh

  • @SIRDOONKAHIILWADDANI
    @SIRDOONKAHIILWADDANI 9 дней назад

    💯💯💯

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 9 дней назад

    War Gaaljecelow dukaan waa degtaan ilaa min hiiraan iyo kismayo ayaa degtaan ee hawiye xisbi haduu yahay kubiira datka aat ladegtaan waxla yeesha ma waxaat wayseen hogamiye dukaas ka imaaday ayaa wayseen / amiin jeesow ha aadoo hiiraan

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 9 дней назад

    Kg inta degaanka ku ah isbaaro ma canfacayso

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 9 дней назад +2

    RAXANWAYN CABSI CABSI😂😂😂😂😂

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 9 дней назад

    Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud kursiga qabiil isago kuqaylinayo buqabsadey wuxu rabaa inu qabiil kumamulo kuna kuna shaqeyo taas ayaa qaylada Hawiye ka kentey

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 9 дней назад

    Gaaljecel hadaad xuquuqdooda meelsaara hadaad masuuliyiin utahii

  • @Farmayoo
    @Farmayoo 5 дней назад

    Yad

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 9 дней назад

    Masuulka hadii laga cabanaayo maad dadka lafariisataan

  • @Turtle333face
    @Turtle333face 9 дней назад +2

    Hiraab waa dhul boob

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 9 дней назад

    Waxay rabaan qaaq.layaal inay noqdaan unukaa leh inay dhahaan edeb ma laha kuwan muqdisho cebeyey uf meel walba qaylo inay ka yeerto ayey rabaan hawiyaha hoodana ma ceshtaan waa kuwa leh xabalaha waa fagan kara meel ay degaan inay wayeen baad moda qasab miyaa muqdisho inlagu soo ururo kg loo boteeyo

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 9 дней назад

    Adiga waxad u egtahay nin kayimid somalida etopiaya afkaaga laga garanaa gaal jecelsamoow konfur gelbeed qeeb uukayahay xaqoodoodana biya kama dhibcaan waaye ama qaaq dheh ama ciidan tunga ah kakeena

  • @user-rp7ge9kx1d
    @user-rp7ge9kx1d 9 дней назад

    Kuwaan yaan lacaaminin waa Hawiye 👎👎👎👎👎👎

  • @Luuladan54
    @Luuladan54 9 дней назад +1

    KGS ha isku aaminina. Qolyahaan hadlaaya. Daacadnimo dhamaatey
    Malrkii uu. Amiin Jessie uu caynaayey Madaxweynaha KGS. Maxaad markaas u qaban weydeen yaa hada idinka aqrisanaaya👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 9 дней назад

    Gaaljecel hadaad xuquuqdooda meelsaara hadaad masuuliyiin utahii