MARWAAN YARE - Official Video ILWAAD - BEST SONG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
    You Can Contact us for all Your inquiries.
    Email: Abdirahmansomali@hotmail.com
    More info About Somali Production.
    / somaliproduction
    / abdirahmansomali
    / abdirahmansomali
    plus.google.co...
    / reallysomali
    Copyright Protected @ Somali production
    #Subscribe #somaliproduction

Комментарии • 905

  • @xamsexadaari529
    @xamsexadaari529 5 лет назад +946

    Hambalyo Marwaan Yare fanaan hibo badan. waad mahadsantihiin Tasniim, Abdirahman Somali, Suge Boqore iyo Ahmed Weli Furinle. Heestan oon u hibeeyay Ilwaad oo ku nool USA lyrics-keega saxda ah waa kuwan.
    suurad wacan gaari dheeh le
    sumcad badan ruux asluub le
    garaad saxan maan aqoon le
    allaa igu simay qof diin le
    salaanteedaa xurmayn le
    safaadkeegaa xasuus le
    samayskeegaa iftiin le
    nasiibkaygaa samaan le
    kooris
    darteed suur quudan waayay
    inaan sikin waayo diiday
    ilwaad sadrigayga siiyay
    ku sooray naftaan u saaray
    baydka labbaad
    santaag iyo kibir ka waayay
    sagsaag male way ka suushay
    kashaydu miday sugaysay
    ayaa silic iga dawaysay
    saluug waa laga sifeeyay
    wanaag baa loo siyaadshay
    waxaan sambabada u quudhay
    haween tii ugu saraysay
    kooris
    hankii an ka seexan waayay
    rajiyo samir baan ku gaadhay
    ilwaad sadrigayga siiyay
    ku sooray naftaan u saaray

  • @mohamedmohamed-vv6ds
    @mohamedmohamed-vv6ds 5 лет назад +49

    Runta sheegaya 50 min kadib daawaday heesta marwaan taageero kuu ahay keep going👏🏽👏🏼👏🏽👏🏼👏🏽👏🏼👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏼👏🏼👏🏽

  • @hodanahmed3488
    @hodanahmed3488 5 лет назад +12

    Marwaan naftu waxay itiraahdaha mustqbalka waa hantiyaysaaa illahay hay rumeeyo ❤🤲

  • @user-fz2om5ju2k
    @user-fz2om5ju2k 8 месяцев назад +6

    Heesteyda iyo fanaankeyga heestan kama xiiso dhaco after 4years 🥹😩🫶🏼🤎

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 5 лет назад +449

    wllky ama wllshy mcn hda tahy Hoyadey mcn 9bilood dhamystay un waxy sugaysa foosha igu so duceya in illh ufududeyo adunka iyada ujclahy Mum🙏❤💕

  • @zuwaapolodiomand2882
    @zuwaapolodiomand2882 5 лет назад +524

    Marwan yare inuu qurxan yahay inta ila aragtay like ha isarto

  • @ikrammohammed554
    @ikrammohammed554 5 лет назад +21

    Heesta wey shidan tahay weyna iga gadan tahay marwaan nin tagay 💯❤👑

  • @shukrishabeel4158
    @shukrishabeel4158 5 лет назад +23

    Wixii reer Sweden 🇸🇪 eh aan u wada istaagno marwaan yare Maxaa yeelay Waa halka fanaan aan wadano hadaan nhy reer Sverige❤️💯😘👏🙏

  • @nehalsayid20
    @nehalsayid20 5 лет назад +21

    Wilkana hesihiisa Kalama dhacan masha allh qurux iyo cod alla siyay❤️👌💯horay usoco marwaan yare😘💯

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 лет назад +301

    Marwan fanan tagay
    Anaa ugu horeya like iiGu qabta
    👇😭😭😭😂😂😂😭

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 5 лет назад +25

    👑 codkisaba wax lasiisto laheyn wllky marwan yare❤

  • @ifrahmuse5099
    @ifrahmuse5099 5 лет назад +32

    Wiilasheena somaliyeed allow no daa inta tagerta MARWAAN YARE ZAKI YARE ZULDAAN SERAR AHMED RASTA IYO DALMAR YARE like igu i saara wallyaal🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Sharfaad leedihiin

    • @sergioneysuxjr6300
      @sergioneysuxjr6300 5 лет назад

      Intake tageerta nimcaan hilaac cawaale aadan suldaan seraar xasan gantaal. Maxamed. Bibshe

    • @ifrahmuse5099
      @ifrahmuse5099 5 лет назад

      @@sergioneysuxjr6300 kuligood watageraaa

    • @ifrahmuse5099
      @ifrahmuse5099 5 лет назад

      @@sergioneysuxjr6300 caawale mahane intakale wan tageraa👈👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼

  • @farxiashariif8648
    @farxiashariif8648 5 лет назад +26

    Masha Allah willhi wakutagera ilahow calaf naa isku keen dar wllhi love kugu ahy heesahada sida qurankiiiya uxifdiye Marwan +farxiyo maxakasobaxayo=== ilmo ilahy haa isku keendaro amiin

  • @muslimaabdihabashow5790
    @muslimaabdihabashow5790 5 лет назад +25

    Wowwww hees shidan Marwan yare keep going 💓❤️

  • @munakey2756
    @munakey2756 5 лет назад +7

    Ninkaaan meel u socdo garan maayo lkn sanadkaan hurmoodka ragga isaga waaaye inta ila qabto like

  • @haboihabtm3276
    @haboihabtm3276 5 лет назад +13

    I like It from Djibouti 🇩🇯

  • @apdallahazazi558
    @apdallahazazi558 5 лет назад +7

    Marwaan msha Allah ilahy qurux wuu ku siiyay io codba hori u soco prothrky ❤️

  • @nasabfilms4771
    @nasabfilms4771 5 лет назад +4

    *Inta quraanka jecel necebna sharka iyo waxa xun oo dhanba liketa hayla dhaafina*

  • @fatouali7310
    @fatouali7310 5 лет назад +9

    Hees ay iskugu tageen sadex nin oo fanka ugu fican
    Marwan yare
    Xamze xadari
    Ahmed wali
    Full respect😍😍😍

  • @imanosman9826
    @imanosman9826 5 лет назад +18

    My new fav song!! 🙌🏾🔥

  • @youngstar764
    @youngstar764 5 лет назад +268

    Codka 100%
    Muqaalka 100%
    Heesta100%
    Inta igu raacsan liketa ha ila dhaafina💖💖💖💖💖💖💖

    • @sabirinofacial4961
      @sabirinofacial4961 5 лет назад

      News ad umacan

    • @hoodamohamed8780
      @hoodamohamed8780 5 лет назад

      Hhhhhhhh waa runtaaa xppi💖💖💖💖💖💖💖💖🖤🖤

    • @hoodamohamed8780
      @hoodamohamed8780 5 лет назад +2

      Hhhhhhhhhhhhhh waa runtaa 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗

    • @demxaamlas1516
      @demxaamlas1516 4 года назад

      💖💖💖💖💖💖💖💖💖

    • @maryamacadeey8649
      @maryamacadeey8649 4 года назад

      wwwwww ishcalaa hees caadi matihid horay usoco

  • @indhooo1236
    @indhooo1236 5 лет назад +31

    #Inta quraanka jecel like isaara♥️😘

  • @quenalia6022
    @quenalia6022 5 лет назад +8

    ayyy marwan yare cod dahaba alh hku xafdio wlky❤💯💋

  • @fahimohariir5470
    @fahimohariir5470 5 лет назад +7

    Marwaan yare intii ila taagerto liketa ha ila dhfina 👇👈👈♥️💝💖❤️💜

  • @mohamedismail3353
    @mohamedismail3353 5 лет назад +15

    Beautiful video nice music nice song keep going my brother

  • @queenhayat394
    @queenhayat394 5 лет назад +79

    Fisr one view 🙏
    Erayada💯
    Laxanka💯
    Codka💯
    Music💯
    Video 💯
    Good job bro apdirahman zomali💯🌹
    Inay one million gaadhayso iga qor aniga ✍ intii ila aaminsan Farta taaga ☝️

  • @samiirang8664
    @samiirang8664 5 лет назад +5

    Marwan yare love kugu ahy ❤❤

  • @jihaandiamond6659
    @jihaandiamond6659 5 лет назад +16

    MarWaaN YaRe🔥
    FaV Fanaan👌😘
    Keep Going✌

  • @deeqaisse2735
    @deeqaisse2735 5 лет назад +7

    Masha Allah Marwan 😍👌👌

  • @sowdabella5799
    @sowdabella5799 5 лет назад +8

    Wooow😱😱😱 Marwaan Yare Fanan tagay baa tahay Keep going ❣💯

  • @mrmanrog3806
    @mrmanrog3806 5 лет назад +6

    Marwan in the building 🔥⭐️⭐️⭐️⭐️

  • @yaatooofficiall8648
    @yaatooofficiall8648 5 лет назад +17

    I'm the first abdirahman Somali love iisaar bcz of 1da luulyo

  • @naima1.5.75
    @naima1.5.75 5 лет назад +11

    Wwww. Hees iyo badh keep going marwaan yare fanaankaH sanadka❤❤👏✋

  • @mariakaif7994
    @mariakaif7994 5 лет назад +11

    Inti ku farxday cadaalada ay caasho ilyas heshay like igu qabo

  • @hamserashid3349
    @hamserashid3349 5 лет назад +14

    Abwaan xamse xadaari Forwad bro 👏

  • @naimaasad5414
    @naimaasad5414 5 лет назад +76

    Intii hooyo jecel lake isaraa 👉♥️♦️🌷

    • @ahmedeid701
      @ahmedeid701 5 лет назад

      Kuu saaray like Wll adoo raaliya subscribe iisaar mahadsanid

    • @jiyaafromsanaag3865
      @jiyaafromsanaag3865 5 лет назад

      Walao qofna hooyadi manecba like waxkale kuraadso

  • @kaafisimba8488
    @kaafisimba8488 5 лет назад +26

    Hees iga dheh my bro keep going marwaan yare❤🔥🔥🇸🇴🇸🇴👍👍

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 года назад +11

    WaxeY soo baxdey heestani 30 jun 2019 ana waxan dhegeYsanaYaa 20 jun 2020 😂👌marwan yare best fanan wllhi😘

    • @abdirahmanmuse9562
      @abdirahmanmuse9562 3 года назад

      Ana maanta dhageysanayaa..30 jun 2021........kala fogaansho..

    • @mohaapdulahi2989
      @mohaapdulahi2989 Год назад

      @@abdirahmanmuse9562 ana waxaan dhegansana 23 -10 2022

  • @user-jd5qm5cu7b
    @user-jd5qm5cu7b 3 года назад +6

    اكثر غنيه سمعته و حبيته ♥♥♥

  • @amnaqurux2844
    @amnaqurux2844 5 лет назад +4

    Kaba marwaan rabaa 😭 ceeb miyaa intee ka heshay like ha isaran 👍

  • @muztapheali7348
    @muztapheali7348 5 лет назад +6

    Full Respect marwaan yare🙏💯✔

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 5 лет назад +20

    Broh marwan waxba lagama qaban karo fanan taagy Beautiful video gacan barakyzan updurhmn somali Good job brother 🙏👏

  • @mohamedaadandon7874
    @mohamedaadandon7874 5 лет назад +20

    ❤Wow 😮😮😮 bEst sOnG❤
    ❤Keep going MarWaaN YarE
    Abwan XadaaRi HeeS WaqTi ❤BadaN galaY EreYo ❤ Abdirahman hOreY ❤UsoCo Wll❤
    ❤BiG Resbect🌷💯
    ❤FroM USA👉🇲🇾❤

    • @mohamedtahir5051
      @mohamedtahir5051 4 года назад

      ğábáđhá Ťááğééŕťá đířîśľé iÓ Ķîńğ čķ hhh calanka iyo wadaankaad sheegayso is malaha😂😂

  • @ismailmaryacase3184
    @ismailmaryacase3184 5 лет назад +1

    INALILAAAH music oo kaliya wax loo dhigaan jirin 😍😍😍

  • @jimcalehfarah8305
    @jimcalehfarah8305 5 лет назад +6

    Marwaan Yare geesiga sanka codka ugu haysta 👍🤘👌

  • @iqsshans7129
    @iqsshans7129 5 лет назад +13

    Loving it mashallah

  • @ilwadmahomed1287
    @ilwadmahomed1287 5 лет назад +20

    I love this song coz my name ilwaad 💋💋💋💋😘😘🌸🥀🌹🌹⚘⚘

  • @maryamahajji2626
    @maryamahajji2626 5 лет назад +1

    Habibi marwan yare hore u soco ina ader 😁❣ karaan ban ka so salmeya 💞🙏

  • @inahzeid6451
    @inahzeid6451 5 лет назад +5

    MaRwan in the building😗

  • @kingliirbij4729
    @kingliirbij4729 5 лет назад +7

    Best voice marwan yare
    Fanaan tagay baad thy🙏❤💕🤔👍

  • @guuleedbaashe1571
    @guuleedbaashe1571 5 лет назад +8

    Heesta heesaha marwaaan yare hore usoco brother 💖❤🙌

  • @xayatbashir2698
    @xayatbashir2698 5 лет назад

    Marwaaan yare fanka codkaaaga ku jogtaaa wn ku wataaa 😍

  • @riyaqindho229
    @riyaqindho229 5 лет назад +39

    Wilka 100%
    Codka 100%
    Erayada 100%
    Aniga 100%
    Marwaan yare the best singer in the world 😍😍😍😍😍😍😍💯❤👏👏

  • @abdeek_.othman
    @abdeek_.othman 5 лет назад +14

    AbwaankeyGi xadaari🌹🤗.
    And mai faNaN Marwaan xadaari🌷💖

  • @khalloweeye
    @khalloweeye 5 лет назад +49

    *Marwaan yare In the building*
    _~~Waxaad soo wado iyo webiga yaa weyn~~_
    ~*Heesti heesaha weeye
    Like ta dhac igu sii Khayr hele😂🔥🔥

  • @ayanhassan8683
    @ayanhassan8683 5 лет назад +1

    Ala yaa cisag barwaanbyare fanaan buuxo thnx sharafoow nolaw hes iyo bar😍😍😘😘😘❤❤👏👏

  • @queennihaal7433
    @queennihaal7433 5 лет назад +26

    Farxad somali wen awged malintena 1 july darted meqa like bad calanka u sari karna🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙 an calankena u kacno somalinimo

  • @sumayoahmed1072
    @sumayoahmed1072 5 лет назад +6

    ❤️😭 I love this song where is Fardowsa song marwaan yare?

  • @ruweidemohamed1450
    @ruweidemohamed1450 5 лет назад +10

    ❤️👑marwan yare kadaaaa xxxxu😭😂😻❤️

  • @samiiraduceysan5961
    @samiiraduceysan5961 5 лет назад +18

    Heestan Aniga lay qaaday! 😂😂😂😂

  • @neymarhassan6372
    @neymarhassan6372 5 лет назад +8

    Abdirahman somali axsan Camera man tagay wlh my bro marwaan wax laga qaban karo malahn hore usoco

  • @zoomlucky2171
    @zoomlucky2171 5 лет назад +37

    Eesh calaa Fanaan dhameys tiran anaa Lay qaadey heezka Hahahaha😍😘🤣🤣

  • @BADER7777
    @BADER7777 5 лет назад +4

    My boy marwaan yare keep going

  • @umalahmed5671
    @umalahmed5671 4 года назад

    Walhi hadan ku arkilhaa habkusin laha siwll nimo ah ❤

  • @maganmaxamed4410
    @maganmaxamed4410 5 лет назад +6

    Hadad somali jeceshahy kuna faanto somalinimda like hyga xaazidin 😉

  • @muusecabdi5234
    @muusecabdi5234 5 лет назад +3

    Heestaan in habeen la duubay inta ila aragtay like iisara

  • @xazbacraxmaan2251
    @xazbacraxmaan2251 5 лет назад +7

    marwan wllHi fanan ka codka io quruxDa Actionka AllH keep you like iLa zara ciDi iLa miDa 🤗

  • @ridwanahmed7891
    @ridwanahmed7891 5 лет назад +1

    Marwan yare fanan jira

  • @muhanadkadar7178
    @muhanadkadar7178 5 лет назад +2

    Waw!!! The only song i like for all the newest songs

  • @arwaadeeyanwar7563
    @arwaadeeyanwar7563 5 лет назад +5

    Www marwaan yare my favourite fanan heesta caadi maha 🥰

  • @iqraaxmed5431
    @iqraaxmed5431 5 лет назад +17

    alaa mxn
    marwan tagera
    jecliya inad mar uun hargeisa timado 👌👌🤗❤❤🌺🌷

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 5 лет назад +55

    Marwan Yare
    Hadaad Taagero utahY
    Like ha iLa Dhaafin ♥️🙏

  • @nuzaibaali4217
    @nuzaibaali4217 5 лет назад +1

    Thank you Abdirahman Somali.❤️🙏

  • @aysaaa965
    @aysaaa965 5 лет назад +6

    Marwaan legend 💗💗

  • @xawashabdi8525
    @xawashabdi8525 5 лет назад +3

    Woow amazing keep going marwaan 😍😍👌👌👌👌👌👌

  • @aminawarsame4191
    @aminawarsame4191 5 лет назад +2

    Suurad Wacan gaaridheehle sumcad badan ruux asluubleh❤❤allow noodaa wiilasheena

  • @nastehahussein3973
    @nastehahussein3973 5 лет назад +1

    Wlky isha Cadawga alle haka hayo
    Abwaqn xadaari thanks
    Marwaan heesaha waloo soo hadiyadeeya

  • @QULAASOCHANNEL
    @QULAASOCHANNEL 3 года назад +5

    😻Marwaan
    My favourite singer😻❤😼

  • @araweelo_offcial4809
    @araweelo_offcial4809 5 лет назад +9

    Like izaar inta Reer purco aH

  • @apdimalikizedekabdi789
    @apdimalikizedekabdi789 5 лет назад +2

    Hadad marwan tagerto Like ha ila dhafin 😎

  • @mofaysalmuniir2701
    @mofaysalmuniir2701 5 лет назад +1

    aaway Musicishanadii #weli furinle best musican walee

  • @fartuunxasan8132
    @fartuunxasan8132 5 лет назад +13

    geesigan fananinta katagero keep going marwan yare

  • @shiineshaby8685
    @shiineshaby8685 5 лет назад +3

    Team marwaan like iisaaara

  • @israyusuf9041
    @israyusuf9041 5 лет назад +2

    Fanaan anjclhy istelkisa iyo codkisa illhy hku siyaadiyo marwaan intii ila jecel like ila ogaada

  • @umuayman793
    @umuayman793 5 лет назад +1

    Fanan laba ma ahn marwaan yare keep going 🤗

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 5 лет назад +4

    Woof caleyk Hees iyo badh well done my boy Marwaan yare❤️💯
    Hadaad iga dambayso like iisaar:)

  • @mohamedalijama2109
    @mohamedalijama2109 5 лет назад +10

    Maalint xuriyada 1luulyo darteed somaliweyn like igu cimaamada❤🙏

  • @ozil699
    @ozil699 Год назад +1

    Rer darwiish waa salaaman tihiin culimo 🎉❤

  • @rahmaahmed-mk5sz
    @rahmaahmed-mk5sz 5 лет назад +2

    Inaan sikin waayo diiday
    Ku sooray naftaan usaaray❤🌍
    Xamse👍👏

  • @siidkadiamond739
    @siidkadiamond739 5 лет назад +5

    Marwaan vedio good👌
    Music 100 cod 100 👌
    Laxanka 100 miraha👏👌
    Akshanka 100👏👌
    Aad ayan ku dageraa👌🤴
    Pororka jecelka
    The best vedio 🧚‍♂️🧚‍♂️🧚‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️

  • @salebanfarah8295
    @salebanfarah8295 5 лет назад +112

    Wlhi iminka Camera manada somalida waxba lagama qaban karo editka Heestan iyo Codkuba wa iga gadan yihin Guul somali meel kasta joogtan😙😍

  • @najahsaleban3579
    @najahsaleban3579 5 лет назад +2

    Mrwaan Yare stylesh man💝

  • @alfanancazka2876
    @alfanancazka2876 2 года назад +1

    |egend wan ku watta pro😎🎤🙏

  • @saynabmaxamed755
    @saynabmaxamed755 5 лет назад +4

    Marwaan yare fanana codamacan❤❤❤

  • @bukhari4410
    @bukhari4410 5 лет назад +3

    First one🤛🏽🤛🏽

  • @Neehalofficial9435
    @Neehalofficial9435 4 года назад

    Yaa Ila daawanaya markay 1m gaadhay

  • @mohametyaakhii3378
    @mohametyaakhii3378 5 лет назад +1

    Marwan yare fanan aan tageroH🔥😋

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 5 лет назад +3

    1da luulyo hampalyo Zoomaali oodhan cuqdad waxy hayso iyo waxa kalapah Zomalia love you my peoples

  • @kingnajmita8634
    @kingnajmita8634 5 лет назад +12

    Waryaa Abdirahman Somali ibalami ninka marwan Berlin, Germany 🇩🇪 aan keene❤️🙏

  • @salwamohamed2578
    @salwamohamed2578 4 года назад

    Marwan yare inta bdan fankisa waxa la dhisay rer Somaliland xamse xadari abwan &furinle ciil tire one love Somaliland