SAFWAAN HALAC l TAASHKA AROOSKA OFFICIAL VIDEO 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 июл 2024
  • Hees Cusub Taashka Arooska
    Directed By Kabarai Films
    Erayadii Cali ileeye
    Laxankii Khalid Kaamil
    Music by Maftuux Cadceed
    Vocal Recording Maftuux Cadceed
    Camera 1 Yuu Yuu Baari
    Camera 2 Balaaki
    Edited By Liibaan Jaama
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @Kabaraayfilms
    @Kabaraayfilms 3 года назад +1011

    Legend laba maahan Waalayabe
    Safwaana Halac is Back Heesta Erayada Laxanka Music Codka Muuqaalka Quruxda badan Lagama Sheekeen Karo Anaa oge heestani Sanado badan dhagaha Fans ka Legend Safwaan way ka guuxi doontaa team safwaan hawshu hasocoto

    • @safwanhalac11
      @safwanhalac11  3 года назад +199

      Wallaalkey iga yar Madax ilahay ma bro Kabarai films thanks shoodhaheygi hawshu ha socoto nooloow

    • @AHMEDMOHAMED-yy7xm
      @AHMEDMOHAMED-yy7xm 3 года назад +8

      Legend kabarai keep going bro
      ruclips.net/video/NvvtzTXlxE4/видео.html
      Dhac igu zii bro

    • @aminodheymanaminodheyman6507
      @aminodheymanaminodheyman6507 3 года назад +10

      Wwwwww💋👌🏼🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤❤❤❤💖❤💖💘💖💘💘💘💘💘💘💘❤💖❤💘❤💖❤💘💖❤💘💖❤💘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋💋💋💋💋💋💋💋💋👌🏼👌🏼👌🏼👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

    • @sakariyamahamed3211
      @sakariyamahamed3211 3 года назад +10

      @@safwanhalac11 Facebook ga sxp fariin ban kaga so dire eeg zaki xaji gurey

    • @maxamedismail3742
      @maxamedismail3742 3 года назад +4

      Fanankan waa fanaan jira

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid 3 года назад +450

    Hit Song ma bro Safwaan 😍✌️

  • @arinahassan4816
    @arinahassan4816 3 года назад +84

    Tushka dhabankaga ku yala aya igu togtay darenka😘😘 inti tush leh like👍

  • @yasmiinaragsan3973
    @yasmiinaragsan3973 3 года назад +21

    1M hadey gaarto like dhac igu sii
    Tashka arooska xero de ✌✌✌✌

  • @djfarhan2021
    @djfarhan2021 3 года назад +226

    Heestan hadad Sidayda ku ceshatay mar labad like igu qabo 🤗

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 3 года назад +134

    Mid baa iska soo qoraya inta heesaha neceb like iisar oo abti sow digan dawanaya hadad neceb tahay 😂😂

  • @hodanali2343
    @hodanali2343 2 года назад +18

    Heestaan tariikh weyn ayeey igu leedahay malinka roos keyga lee daaray ani iyo xaajigeyga waa jacelnahy waqtiyada qaar waa daaraa kadib ayuu soo istagaa oo ila dheelaaa waaku xiisay nolosheyda isoo noqo adoo nabada ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @queenhooda6476
      @queenhooda6476 Год назад +2

      Jah samiyeey isku raaga adi duma🥰🥰

    • @hodanali2343
      @hodanali2343 7 месяцев назад +1

      @@queenhooda6476Shugran sami aamiin ❤😊

  • @wllokaramo9208
    @wllokaramo9208 3 года назад +101

    Safwan halac hargaysa insha allah u so socda lagu so dhaweeyo rer hargaysow like isaara safwan halac is back ❤️🙏🏼

  • @yoyo-tf7eh
    @yoyo-tf7eh 3 года назад +84

    Togdheer wxi reer Burco is muujiya .❤️

  • @Anwaroow
    @Anwaroow 4 месяца назад +8

    Still 2024 amazing song

  • @Khadarr91
    @Khadarr91 3 года назад +39

    Safwan ha socoto
    Howsha my pro
    Shaqo adag 💕

  • @yasirqaxdan5738
    @yasirqaxdan5738 3 года назад +68

    Fanaankii ugu horeyay somaliye Paris hees ku qaada Legend Safwaan Halac 🎤 Tooshka Arooska 🎧💯

    • @a.m.h2621
      @a.m.h2621 3 года назад +2

      Fanaan Aar maanta a uga horeeye o sanoyin ka hor ku so qaaday heesta godoomay waliba ka video qurxona

    • @mowlaaden9712
      @mowlaaden9712 3 года назад +2

      Aar maanta baan ogahay ani

  • @rzwanlyrics4491
    @rzwanlyrics4491 3 года назад +94

    War Ninkii Dhagysan Kara Ee Dawanaya Ha izka Dawado Kii Kalena Buqa Ninka Ha Ka dayo midh Ha Dawan Ee Izka Bax Ileen Lacg Kama Hayo Ninkuye zafwan Halac Anka sugyna Heztada Brother dadkan Dhag Ha dhigin

  • @damaashaadtube4327
    @damaashaadtube4327 3 года назад +16

    LAXANKA khaalid kaamil legend
    Safwaan is back legend ♥️😍

  • @wiilbari6124
    @wiilbari6124 3 года назад +27

    walHi wligey ma dhageysan hees ka macaan tan oo kale wooow !!!
    dhan kasta
    gaar ahaan ereyada ayaa wax kale ah, laxanka iyo duubidana waa waa cajiib heeestaan 50M bey u qlantaa

    • @aishaabdi6678
      @aishaabdi6678 3 года назад +1

      Somali daan aya 45 million 🤣🤣

    • @wiilbari6124
      @wiilbari6124 3 года назад +4

      @@aishaabdi6678 waan ogahay wlle laakiin adiga heestaan hadaad 5 mar ku ceshatid sow ma ogid in 5 views loo qoraayo

  • @caqlisame5042
    @caqlisame5042 3 года назад +19

    Fananaka mgca hkga ciyarina safwaan Halac dhaha 😍😍 safwan hilaac mha 🤬

  • @mowliidcabdirashiid
    @mowliidcabdirashiid 3 года назад +19

    Arooskayga ka daranya insha allah🥰

  • @shiinetube2102
    @shiinetube2102 3 года назад +97

    Kun ka mudan 1.7 Million
    Mar la arag 2 Million
    hayla daadagin 1.5 Million
    Daa-dahee 2.5 Million
    ga waal iga waal 1 Million
    Qushuuc 2 Million
    Heestan safwaan halac sidaan filayo 1 Million hal week ayay gaadhaysaa
    .... Sanadkan 2020 fanka somalida waxba lagama qaban karo
    Like igu sharaf sxb😢💛

    • @nihalabd1
      @nihalabd1 3 года назад

      Suldan heestisana wall iyo xirer

    • @252Qasaalimedia
      @252Qasaalimedia 3 года назад

      Tii suldaanka xageed keysey😂

    • @252Qasaalimedia
      @252Qasaalimedia 3 года назад +1

      Hhhh sharamo baoy 1 milion one month dhac dhac😂😂😂😂yana dhicin dhufo😂

    • @hizamhasa9189
      @hizamhasa9189 3 года назад

      Weli magadhin

  • @hoodohasan3205
    @hoodohasan3205 3 года назад +8

    Heestan zidan u radinayey ayan ogaday inu safwaan halac qado hees iga dheh😍😘

  • @miganehassan9718
    @miganehassan9718 3 года назад +48

    2020 oo Sanad Dhamaad yahay Waa Heestii igu Macaanayd Maqlo aniigo islahaa Fankii Waa dhintay, Wali Ragbaa Joog. Heesta Sanadka Soomaalida ugu Top san soo baxday!.
    Midhaha 100%
    Laxanka 100%
    Codka 100%
    Style 100%
    Vidoe: 60%.
    Waa Hit Inama Caadi maaha

    • @Amallllll-j8q
      @Amallllll-j8q 3 года назад +1

      Hhhhh 😂😂😂 qof aan wxba kla aqoon oo wx ksta mcn u hysta mrka thy waa sdaa

    • @qaaliqurux9378
      @qaaliqurux9378 3 года назад

      @@Amallllll-j8q hhhhhhhhh

    • @abdinasirmohamed6336
      @abdinasirmohamed6336 3 года назад +1

      Heesti sanadka sharma boy tisi bay ahayd labada ku waa liin dhanaan😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @subeermahamed3655
    @subeermahamed3655 3 года назад +17

    Safwan halac legend
    Hudu casha qeeni tisqaaday macaan xidho taashka araaos weeew 🔥🔥🔥

  • @hafsaisse9791
    @hafsaisse9791 3 года назад +328

    Inta dadka commentiga ka tuugsato neceb like dhac ku sii😂😂😂😂

  • @farhanmohamed5862
    @farhanmohamed5862 3 года назад +7

    Si uu tuhun uga badbaado
    Nacaybka talaal cishqigena
    Si uu todobada udhaafo
    Taya gurigena useesa
    Si aan tafaraaruq ubi'ino
    Taladena mideesa
    Safwan on another level 🔥🔥
    Hadu cashaqeni tisqaaday
    Mcn xiro taashka arooska
    Taariqda si aan ugu waarno
    Taswiir ilaso gal xasuus ah
    🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 3 года назад +6

    Wuu soo laabtay Laacibkii 😊🤝😘
    Laacib soo gabay Halyey Halac👑💋
    Fankaa kuu xiisay 😊💋👑🤝

  • @miskoo1333
    @miskoo1333 3 года назад +26

    Legend safwaan❤💪
    War wixii rer sanaag ismuujiya✌🦁

    • @ayaanshugri4261
      @ayaanshugri4261 3 года назад +1

      safwaan❤❤💗💓💖💝💞💘💕💔✋💘💕wooo

    • @miskoo1333
      @miskoo1333 3 года назад +1

      @@ayaanshugri4261 😘

    • @ifrahmohamed743
      @ifrahmohamed743 3 года назад +2

      Woooow safwan halac,nolloshu kuma xumayso wll aan taageero💯💯💯❤❤❤❤❤❤❤💗💓💞💞💕

    • @maidocady8366
      @maidocady8366 Год назад

      Sanag ❤

  • @Nagaansho-c9n
    @Nagaansho-c9n 3 года назад +64

    Inta taagerto saf waan hilaac like isaara fadlan

  • @abubakardahir2668
    @abubakardahir2668 3 года назад +25

    Hadaa jiif ku daawaneysid like iisar.🙏
    Hadaad aaminsan tahay heesatan iney kala kaceeso 3malyan views kabadan gaareyso 👍

  • @lallanalallana4268
    @lallanalallana4268 3 года назад +2

    Hees shidan
    Labiska idilay
    Laxan horey loo arag
    Codka safwanaa u tahay
    Ana taagerahaaga ahay

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi7436 3 года назад +6

    I whizh millions views
    Thursday , 26 November 2020
    Xasuus iyo maalin dareen heestan isoo galiyey waxan rajaynaya inuu shaqayagu tisqaado ♥️♥️

  • @hassanalimohamed57
    @hassanalimohamed57 3 года назад +12

    heestan 1 week 5million bay u qalantaa runtii.

  • @amaalibraahim8480
    @amaalibraahim8480 3 года назад +7

    Ar ninka codkiisa jecliya allah ku barakeyo sowdkaga one love 💋❤

  • @akchannel3137
    @akchannel3137 3 года назад +10

    6 thousand for two hours legend keep up Safwaan Halaac 👏🏼👏🏼

  • @1junior11
    @1junior11 3 года назад +5

    Legend Safwaan Halac waxa I Cajabiyaya - Laxanka Qosolka music Iyo walhi codkaga Mcn Iyo dhola Cadyntaada ❤ Keep Goin wllkey Garabkaaga NahayE
    Fans Safwaan halac is MujiyaH 👍💖

  • @halimaabdi1284
    @halimaabdi1284 3 года назад +1164

    INTA HEESAHA NECEB OO QUR'AAN KA JECEL LIKE ISAARA PLZZ ❤️❤️❤️

    • @mawliidozillyricz5425
      @mawliidozillyricz5425 3 года назад +29

      Quranka sharafta leh like haku raadin meelahana hakuzo Qorin intaad like is leedaY aad heshid Danpi ha zhaQeyzan Like lagugu dHufaye

    • @sacadaxmad861
      @sacadaxmad861 3 года назад +6

      Sancadlayahay.quranka.hakuradinin.like.cadabta.lagugeye.

    • @naftauroon2482
      @naftauroon2482 3 года назад +18

      Like ii saara iska dheh hees hadad necebtahay meeshan maxa ku keene🤣🤣🤣🙈

    • @MohamedAhmed-mr8eu
      @MohamedAhmed-mr8eu 3 года назад +5

      Maxaad ka qabaneysa halkaan marka?

    • @akza5230
      @akza5230 3 года назад +9

      Damiir xumida walal wa adiga kalam ki alle like ku radinaya hadane meelaha qeyrka yalo mad la aadid 😢😢😢

  • @abdirizakyusuv4833
    @abdirizakyusuv4833 3 года назад +2

    hero is cam back safwaan halaca fananki u horeye kuzo hesa pariz tower

  • @C-risaaq-Rio
    @C-risaaq-Rio 3 года назад +1

    heestan marhaduu khaalid kaamil laxanka saaray waa best

  • @almaasmohamut7220
    @almaasmohamut7220 3 года назад +10

    Inta tushta dhabanka leh like dhah😉💛💛🌸

  • @toranshah2025
    @toranshah2025 3 года назад +6

    Dhamantiin waxa idinka hoos baxsan wiilka laxanka saaray, mucjisada laxanka fanka.. Khalid Kamil..

  • @ibnuali6818
    @ibnuali6818 3 года назад +1

    Muusiga cadceed + Laxanka khaalid kaamil wax kale😳😳

  • @ZultanJubooss26
    @ZultanJubooss26 3 года назад +11

    Legend Halac Is Back🎧🎸❤🙏
    One Million Soon...

  • @deeqzi_sulayman6320
    @deeqzi_sulayman6320 3 года назад +3

    Legend
    Fananka Ka Klia ee live stageka ku heesi kara waxba lagama qaban karo codkaga zxp hore u zoco safwan

  • @Nagaansho-c9n
    @Nagaansho-c9n 3 года назад +21

    Inta jacel nabiga lile isaara

  • @rudwaandayax9225
    @rudwaandayax9225 8 месяцев назад +1

    Heestan anoo liipiya jooga iigu soo paxdey xasuus iska galaa markaan dhageyso is idhaahdo😢❤

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 года назад +3

    wooowo cali ereyadiisa ,codka safwaan ,music cadaceed ,laxanka khaalida wooow❤🔥

  • @phrdwsasimbaa8498
    @phrdwsasimbaa8498 3 года назад +6

    Kujcliyaaa keep on Smalling my sawfan fanan an tageroo💖💖💖💋

  • @djxabiipofficial8328
    @djxabiipofficial8328 3 года назад +5

    Wow wow. Nice song 🎧 🔥🔥🔥🔥. Legend safwaan ✅

  • @knaanali7854
    @knaanali7854 3 года назад +1

    Taariikhda si aan ogo waarno Abyo ila soogal xasuusta dhac dhac waaye sheekada 😘😘😘👌👌👌🙏🙏🙏

  • @sabriincabdullahi6255
    @sabriincabdullahi6255 3 года назад +3

    Wwwww waa hees qarxi doon ta wayna gadmi doon taa inbadan 😘😘😘😘😘

  • @safwanpro
    @safwanpro 3 года назад +7

    safwan halac is back ninkas kaliyan arkay wax ila magac ah😁❤

  • @abdullabdulla0544
    @abdullabdulla0544 3 года назад +5

    He z back hestan ila baaris laguduubi dee haqeedha siiyo 1 week 1m or half million❤

  • @nastexasalah6473
    @nastexasalah6473 3 года назад

    Kaaaah gesi lawayee wlcm back hilac🔥🔥🔥 Safwan nin naga lumee wlcm back CIA💞💞💞💪💪💪

  • @jimcaalexiis4490
    @jimcaalexiis4490 3 года назад +5

    Maftux cadceed waa la yaabay 👨‍💻👨‍💻

  • @Malia162
    @Malia162 3 года назад +7

    love U safwaan halac ❤❤💖😍😍😘
    inta og heestan iney Millions Gaadhyso like isaara

  • @jilaakhadarinohteakwondo2433
    @jilaakhadarinohteakwondo2433 3 года назад +1

    Safwan halac fananka xafada xawaale ku wadana zhp mcn

  • @salman___issa
    @salman___issa 2 месяца назад +1

    2024 yaa wli ila dhagaysanaya heestan 😂❤🔥

  • @Yuubari75
    @Yuubari75 3 года назад +7

    Legend laba maahan respect ✊🏿 safwan halac

  • @Neverlie876
    @Neverlie876 3 года назад +3

    Hadu cashaqeenii tisqaaday🥺🥀❤
    Macaan xiro taashaka arooska👰🥀
    Tariikhda si aaan ugu waarno🤩🥺
    Tas wiir🤳 ila so gal xasuus ah 😰🥀❤

  • @abshirmedia3638
    @abshirmedia3638 3 года назад +6

    Legend Safwaan
    Horay usoco brother💯🖐

  • @anyaalecali5028
    @anyaalecali5028 3 года назад

    Nice song waa hees an kahelay runtii safwan bro keep gion fanan lahubo

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 3 года назад +43

    Reeer hargesa lke baan idinka raba reeer muqdisho comment baan idinka raba ismujiya heee

    • @AhmedHassan-ui4zi
      @AhmedHassan-ui4zi 3 года назад +1

      Hargeysa caasimada dalka somliland

    • @badeed1523
      @badeed1523 3 года назад +1

      @@AhmedHassan-ui4zi awlaadul caasimah 😍

  • @hamseali1486
    @hamseali1486 3 года назад +7

    Hadaanu Reer Paris Nahay Lengend Baa Noo Soo Baxay farta is mujiya reer France keep going bro

  • @fatimamohamoud857
    @fatimamohamoud857 3 года назад +1

    Ow axyaa hees 🎉
    Dip u soo rogaal celi 💕
    🤴Legendary
    Zafwan halac ❤️

  • @amakaagchanel7757
    @amakaagchanel7757 3 года назад +1

    Ninka laxanka saaray waa fanaan khaalid kaamil waa nin erayo ,laxan iyo codba mawle uu u siiyay mach allH

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 года назад +6

    King of songs and keep going sir safwan halac

  • @walaalazuura
    @walaalazuura 3 года назад +5

    Another level safawaan 🔥🔥✅

  • @aliiid4305
    @aliiid4305 3 года назад

    Yaa safwaan halac
    My bro
    Aya ku tar maya kashayda 👐🏼👐🏼👐🏼

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 3 года назад +2

    Safan halac! Gulled simba ninka aya ka cod wanagsan wallahi balse soomalida qabyalad aya dhishay

    • @anaskajr4971
      @anaskajr4971 3 года назад +1

      Bro iskumid mawa ahn wlh safwan fananka somalida oogu codka mcn❤❤🙏

  • @asadkimmich6234
    @asadkimmich6234 3 года назад +4

    Inta aay safwaan halac guled simba qamar suugaani suldaan seerar joogaan fanka soomaliyeed waligiis buu dumeeynin💞✌

  • @AhmedHassan-ui4zi
    @AhmedHassan-ui4zi 3 года назад +3

    Odaygu mnta isteel Iyo ereyo mcan Ayan Ku Soo laabatay xataa Paris baa lga casheeye wow inta heestan inay tahy heesaha Somali ugu isteel qurux badan ka mid tahy like

  • @osmanhayat9675
    @osmanhayat9675 3 года назад +2

    Safwan halaac ❤ ku tageeraa inankay ayan usaray safwan xiita kala magac dhigaay macha allah horay usoco walalkay 👑

  • @ifrahabdirahman1562
    @ifrahabdirahman1562 3 года назад +1

    Mashlaah wlhy heestani way iga gatantahay wlky safawan hilaac faankaan tageero buuxado ayaan kubhaya bro🌷❤️💚💋🌹

  • @beeldaajesaadik2782
    @beeldaajesaadik2782 3 года назад +30

    inta heesaha neceb ee quraanka jecel like ha, ii saarto😭👍

  • @ahmed.fatiir
    @ahmed.fatiir 3 года назад +7

    Laxanka inuu khaalid kaamil leeyhy wllhi wan dareemay anigo eegin ereyada io laxanka qofka saaray hittttttt🔥🔥🔥

  • @cishqiabdi5553
    @cishqiabdi5553 3 года назад +1

    Hees dareen goni ah wadata safwaan halac keep going ❤💯

  • @abdirizakidris2950
    @abdirizakidris2950 3 года назад

    Fananka ogu jeclahay somalidha tahay @Safwan😍 You Got Lovely Voice

  • @anaskajr4971
    @anaskajr4971 3 года назад +4

    Imisaan lahaa wuusoosocdaaye haisku taabanina wllky rag aan niyada kuhaaya weey naxsanyihin. Waxaan hiba hakaa ahaato misse guriga hoyadin fadiya. Wlh iska dagesa unbaa fanka udageesan jiray intaad kayara maqneed LEGEND is back messi safwan

  • @jimcaalemohamed8074
    @jimcaalemohamed8074 3 года назад +6

    Heestani intaan naqaanaY way dhaaftaY eraydaH iyo laxankaH iyo musicu sidaY iskuLa socdaan ayaaba cajiibaH

  • @cabdiqanihussain3352
    @cabdiqanihussain3352 3 года назад +2

    Woow fananki aan tageri jireyba soo laabtay legend safwan halac

  • @alikhadar6604
    @alikhadar6604 3 года назад +1

    Hees wey dhaftay magac kale ubixiya world class safwan✌️

  • @tuludchanal9605
    @tuludchanal9605 2 года назад +36

    What a song 🎵 i was getting married but there was a friend of mine who wanted this song to me played on my wedding 💒 imagine up to know I'm in love with it

  • @abdulahihusein7104
    @abdulahihusein7104 3 года назад +3

    Runtii heestaan wxaan daawaday in ka bdn 20 jeer runtii waa heesta kaliye isoo jiidaty I.a arooskeyga wxn rajeynaaa inuu safwaan Hilaac ii imaado

  • @guleedahmet468
    @guleedahmet468 3 года назад

    Reer togdheer tageeero zafwaaan go forward zxp ragii fanka lahaaaaaa nice one music

  • @napilugas5419
    @napilugas5419 3 года назад

    Hees iyo badh 💯❤
    Runti jaceylka wa sida roob soo socdo oo kale sbbto ah qof ka ku jecel waxu ka rajeyaa wanaag oo dhan marka deryeelo qofkaada ogoow aduunkan waxad hesta maalin farxad iyo mid muruga leh marka ku raaxeso malmahada farxda ❤🙏

  • @blue_lionsfc1
    @blue_lionsfc1 3 года назад +3

    Damn! This song need to be hit 10M views😘😘

  • @jamaljahur9492
    @jamaljahur9492 3 года назад +5

    Heesta sanadka
    Laxanka💯💯💯💯
    Music 💯💯💯💯💯
    Codka 💯💯💯💯💯
    Stylka 💯💯💯💯💯
    Liketa????????????

  • @msagaar4555
    @msagaar4555 3 года назад +1

    Fanan hesihisa jeclahy
    Keep going❤❤👌👌👌

  • @dhiniyow2415
    @dhiniyow2415 3 года назад

    Safwan bloody fanz yan ku ahay balse hesaha dalinta so qaad plz bloody waankugu fana I wish success

  • @salmansaciid8806
    @salmansaciid8806 3 года назад +3

    Hit of the hit hees iyo bar wixi hore been inta igu raacsan like ha dhaafin 👌👌👌legend safka

  • @the_god_fatherthe_god_fath3946
    @the_god_fatherthe_god_fath3946 3 года назад +21

    He never comes out with bad song u got my respect

  • @logo1470
    @logo1470 3 года назад

    Khaalid kaamil Nin banaankiisa ku dhcy best
    Fanaan iyo laxamiiste isku ah 👌👌👌👌

  • @abdirahmanabdullahi134
    @abdirahmanabdullahi134 3 года назад

    Waala yaabay🔥🔥 safwaanka🔥🔥🔥 wey gedanty heestani hore usoco wll.

  • @maarshaallyrics
    @maarshaallyrics 3 года назад +19

    Wow woow👏
    ♥️Location & smile 100%100
    ♥️Camera & Editing 100%100
    ♥️Vocal & Music 100%100
    ♥️Dress and dance 100%100
    Wisdom and Rhythm 100%100
    Keep going, Keep Going Bro

  • @apdizalaanlyricz8279
    @apdizalaanlyricz8279 3 года назад +4

    Keep goin wll kay safwaan halac
    dhunta ala haku barakeeyo
    dhamantenba like sar brother 🙏

  • @nuurtubeec7339
    @nuurtubeec7339 3 года назад +1

    ❤❤❤❤💚tariikh si an ugu warno taswir xasuus ah ilaso gal 👌👌

  • @zahalapdi8506
    @zahalapdi8506 3 года назад +1

    Heesta waaad ku hurudaane 1 milion gaarziiyah legeNd weeyi zaFwaane

  • @hilalsaid3966
    @hilalsaid3966 3 года назад +3

    Safwaan ayaan hees kale la soo qaad waa isku soo baxeesaaneee🥰🥰🥰

  • @hamzamohamed4799
    @hamzamohamed4799 3 года назад +34

    Somali most underrated artist yet he delivers good music 🎵 if you agree like dac kusii

  • @ahlamaden1748
    @ahlamaden1748 3 года назад

    Fanko dhan yaa kaligaa ka dhigo safwaan fananka kaliyo fanka ku haboon codkaga iyo heeso murti xambarsan hormar wacan ❤️ @safwaan halac

  • @hamzikfarah3036
    @hamzikfarah3036 3 года назад +2

    Another level safwaan halac 😎👍

  • @amishabdi1436
    @amishabdi1436 3 года назад +3

    🤲🤲🤲heesaha jcl ka markan dhageysanayo nin an la aqoona jeclaada ilahow mid kheer qabaa kabaryaaa