Q 1aad || Mowliidka || Dr Sh Maxamud Maxamed Shibli

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 дек 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Комментарии • 38

  • @AbdiRashiidSHEEKHKOOFI
    @AbdiRashiidSHEEKHKOOFI 3 месяца назад

    اللهم صل على النبي محمد

  • @abdiqaadirCali-xt9ke
    @abdiqaadirCali-xt9ke 3 месяца назад +7

    فضيلة الوالد الشيخ محمود محمد شبلي

  • @ابوصابرالجيلاني
    @ابوصابرالجيلاني 3 месяца назад +1

    أللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @ابوصابرالجيلاني
    @ابوصابرالجيلاني 3 месяца назад +2

    صلوا على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @Sarah1from1Palestine
    @Sarah1from1Palestine 3 месяца назад +19

    We are from Palestine 🇵🇸 I ask you to pray for us,❤💙💙…

    • @Almacarif
      @Almacarif 3 месяца назад +1

      We wil do sister
      May Almighty Allah bless you nd give them victory ✌️

    • @Ameee-v5g
      @Ameee-v5g 3 месяца назад +1

      My allah protect you all

    • @ibnuilyasahmed4470
      @ibnuilyasahmed4470 3 месяца назад +1

      Inshaa Allah Our Prayers Are With You,
      May Allah Protect You From Juice,

    • @MaryamaAli-cj1ne
      @MaryamaAli-cj1ne 3 месяца назад +1

      May Allah give our brothers and sisters from Phalestine شهداء و فرجهم مظلومين

    • @AbdirahmanMuscab-ps6ie
      @AbdirahmanMuscab-ps6ie 3 месяца назад +1

      اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 ❤🤲

  • @nasiyoabdule7029
    @nasiyoabdule7029 3 месяца назад +4

    Masha allah nabiga igula saliya sallalahu calayhi wasalam😘❤️

    • @AbdikarinahmedGanaye
      @AbdikarinahmedGanaye 3 месяца назад

      Bidcoo dhan waa xaaraam ayuu leeyahay isagaana sameeya kitaabka quraanka qoridiiso waa bidco dhibcaha quraanka waa bidco shaqalku waa bidco oo saxaabadu xittaa ma ogeen nabiga iskadaye marka beenta kadaaya ummada

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 3 месяца назад +1

    Masha alla ilahaw culumada no xafido aamin

  • @khadarmaxamad9136
    @khadarmaxamad9136 3 месяца назад +1

    ماشاءالله

  • @aliaden7250
    @aliaden7250 3 месяца назад +1

    جزاك الله خيرا كثيرا

  • @umusuyela1792
    @umusuyela1792 3 месяца назад +1

    Allha naxefdiyo
    Culumada xaqana Allha noobarakeeyo

  • @SOMALIEDITORPROMAX
    @SOMALIEDITORPROMAX 3 месяца назад

    M.a💯💯💯

  • @Hal-abuurmurtiile
    @Hal-abuurmurtiile 3 месяца назад +12

    Qofkii uhoreeyey ee daawada baan noqdey ee commentina bixiya

  • @ShaakirJaamac
    @ShaakirJaamac 3 месяца назад +1

    Alxm

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 3 месяца назад +6

    الاحتفال بالمولد النبوي غير مشروع، بل هو بدعة، لم يفعله النبي ﷺ ولا أصحابه، وهكذا الموالد الأخرى، لـعلي أو للحسين أو لـعبد القادر الجيلاني أو لغيرهم، الاحتفال بالموالد بدعة غير مشروعة، والرسول ﷺ هو الداعي إلى كل خير، وهو المعلم المرشد للأمة، وقد بعثه الله بشيرًا ونذيرًا وسراجًا منيرًا يدعو إلى كل خير، وقال الله في حقه: وَمَا أَرْسَلْنَاكَ إِلَّا كَافَّةً لِلنَّاسِ بَشِيرًا وَنَذِيرًا [سبأ:28]، وقال في حقه: يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ إِنَّا أَرْسَلْنَاكَ شَاهِدًا وَمُبَشِّرًا وَنَذِيرًا ۝ وَدَاعِيًا إِلَى اللَّهِ بِإِذْنِهِ وَسِرَاجًا مُنِيرًا [الأحزاب:45-46]، وقال تعالى: قُلْ يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنِّي رَسُولُ اللَّهِ إِلَيْكُمْ جَمِيعًا [الأعراف:158].
    ولم يرشد أمته إلى الاحتفال، ولم يحتفل في حياته بمولده، ولا فعله الصديق ولا عمر ولا عثمان ولا علي ولا غيرهم من الصحابة، ولا في القرون المفضلة القرن الأول والثاني والثالث، وإنما أحدثه الرافضة، ثم تابعهم بعض المنتسبين للسنة.
    والرسول عليه السلام قال: من عمل عملًا ليس عليه أمرنا فهو رد وقال عليه الصلاة والسلام: من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد وكان يقول في خطبته عليه الصلاة والسلام: خير الحديث كتاب الله، وخير الهدي هدي محمد ﷺ، وشر الأمور محدثاتها، وكل بدعة ضلالة.
    فالراجح والصواب عدم شرعية الاحتفال بالمولد؛ مولد النبي ﷺ وغيره، والله جل وعلا إنما نفع الأمة وهداها ببعثته ما هو بالمولد، إنما نفع الله الأمة وأرشدها وأخرجها من الظلمات إلى النور ببعثه ﷺ والوحي إليه، لما بعثه الله على رأس أربعين سنة وصار نبيًا رسولًا نفع الله به الأمة وأنقذ به الأمة من جهلها وضلالها لا بالمولد، نسأل الله أن يصلي عليه ويسلم عليه صلاة وسلامًا دائمين اللهم صل عليه...
    المقصود أن الراجح هو أن الاحتفال بالمولد بدعة ولا يجوز فعله، وإن فعله كثير من الناس الآن، فالبدع لا ترجع سنة بفعل الناس، البدع بدع وإن فعلها الناس، ولكن المشروع للمسلمين العناية بأحاديثه وسيرته والسير على منهاجه، وتدريس سنته في المدارس وفي المساجد، تعليم الناس لسنته ودينه في المسجد في المدرسة في أي احتفال في الإذاعة حتى يتعلم الناس دينهم، وحتى يسترشدوا بما بينه لهم عليه الصلاة والسلام هذا هو المشروع.
    أما الاحتفال بمولده في ربيع الأول من كل سنة بالأكل والشرب والذبائح والخطب هذا لا أصل له، هذا من البدع وهو وسيلة إلى الشرك، كثير من هؤلاء المحتفلين يقع منهم الشرك والغلو في النبي عليه الصلاة والسلام مع البدعة.
    نسأل الله السلامة.

  • @AbdikarinahmedGanaye
    @AbdikarinahmedGanaye 3 месяца назад +1

    Bal fiiriya walaalayaal waxa dadka lagu qanciyey waxuu yiri bidcoo dhan waa xaaram lkn waxaa jiro wax layiraa masaalixul mursalah subxanallah wllh caamadu weey wareereen lkn kuwa caqliga leh masiri karaan kuwan waayo qof caqli leh caqligiisa ayuu kufahmi karaa waxaas walalayaal mawax kamuyiimsan ayaa jiro in nabi muxamed dartii xaflad loo dhigto oo siiradiisa laga sheekeeyo aawey caqligiisa shibili iyo umal markasta waxay dhigaan xaflado waa wayn oo malasyiin lacag ah ku baxady oo tartamo lagu galaalo ma nabiga tartanka sameeyay aawey cawligiinii qudbada afsoomaaliga lagu akhriyo ma nabiga ayaa sameeyay xittaa culimadu intooda badan waxay qabaan ineysan ansaxeyninba afsoomali besaa laidinku qancitay hadda waxan haynaa ibnu cabdilbar iyo muxadisiin waa wayn oo bidcada kahadlaya

    • @MaryamaAli-cj1ne
      @MaryamaAli-cj1ne 3 месяца назад +5

      @AbdikarinahmedGanaye
      Walal Nabiga hadaad jeceshahay wuxuu ku yiri wixii aana sameyn qofkii sameeyo igamid ma ahan waa bidco.
      Nabiga dardaarankiisa raac hadaa jeceshahay ama ayaga ee jecelyihiin anaga Nabi Muhammad scw waan jecelnahay dar daarankiisa aana qadaneynaa.
      Allah idiin soo hanuuniyo dhamaanteen

    • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
      @mohammedabdirrahmanrubblei9141 3 месяца назад

      Culumada waa labo qaybood marka mas'alada. La joogo. Qaar bidcoo dhan waa baadi ayey ku tageen qaarna waa kala saareen oo waxay qabaan bidcada qaar ayaa waajib ahaa sida qorida musxafka ama diiwaan galinta culuumta islaam sida Usuulu fiqiga cilmiga xadiiska iyo wixii la halmaala

  • @muhammedyusuf6300
    @muhammedyusuf6300 3 месяца назад

    Bahda salafmedia muxaadarooyinka mowliidka min fadlukum bareeg inaad siisiin baa jeclahay inaa inii soojeediyo,
    Maxaa yeelay adinkaaba kahor-dhacdeen qoladaa,
    Ani fikirkeyga xayeysiis baa u arkaa

  • @shuceyb
    @shuceyb 3 месяца назад +2

    Waxaan u malaynayaa in muxaadaradaan ay tahay mid la qabtay 2008- dii

  • @Mazim107
    @Mazim107 3 месяца назад

    1995 maa ingiriiska idinsoodiray markaasaad dadkiini iyo dalkini gaaleysiineysaan qarxineysaan axmaq